1 A nigoo ah Butros oo ah rasuulkii Ciise Masiix waxaan warqaddan u qorayaa qariibbada ku kala firidhsan Bontos, iyo Galatiya, iyo Kabbadokiya, iyo Aasiya, iyo Bituniya,
Петро, апостол Ісуса Христа, захожанам Розпорошення: Понту, Галатії, Каппадокії, Азії й Віфінії, вибраним
2 o o lagu doortay aqoontii Ilaaha Aabbaha ahu hore u sii ogaa, oo quduus lagaga dhigay Ruuxa, xagga addeecidda iyo rushaynta dhiiggii Ciise Masiix. Nimco iyo nabadu ha idiin bateen. U Mahadnaqidda Rajada Masiixiyiinta Oo Ah Badbaadada
із передбачення Бога Отця, посвяченням Духа, на покору й окроплення кров'ю Ісуса Христа: нехай примножиться вам благодать та мир!
3 A mmaanu ha u ahaato Ilaaha ah Aabbaha Rabbigeenna Ciise Masiix. Naxariistiisa badan aawadeed ayuu mar kale ina dhalay inaynu rajo nool ku helno sarakiciddii Ciise Masiix ka soo sara kacay kuwii dhintay,
Благословенний Бог і Отець Господа нашого Ісуса Христа, що великою Своєю милістю відродив нас до живої надії через воскресення з мертвих Ісуса Христа,
4 o o aynu helno dhaxal aan dhammaanayn, oo aan nijaasoobayn, oo aan baabba'ayn, oo jannada laydiinku kaydiyey.
на спадщину нетлінну й непорочну та нев'янучу, заховану в небі для вас,
5 I dinku waxaad tihiin kuwo xoogga Ilaah iyo rumaysadka lagu dhawro ilaa badbaadada diyaarka u ah in wakhtiga ugu dambaysta la muujiyo.
що ви бережені силою Божою через віру на спасіння, яке готове з'явитися останнього часу.
6 T aas waad ku faraxsan tihiin in kastoo, haddii ay waajib tahay, aad haatan wakhti yar ku murugootaan jirrabaaddo badan oo kala cayncayn ah.
Тіштеся з того, засмучені трохи тепер, якщо треба, всілякими випробовуваннями,
7 S i loo tijaabiyo rumaysadkiinna, oo aad uga sii qaalisan dahabka oo ah wax baabba'a in kastoo dab lagu tijaabiyo. Markaasaa laga helayaa mahad iyo ammaan iyo ciso markii Ciise Masiix la muujiyo.
щоб досвідчення вашої віри було дорогоцінніше за золото, яке гине, хоч і огнем випробовується, на похвалу, і честь, і славу при з'явленні Ісуса Христа.
8 I saga ma aydin arkin, waadse jeceshihiin, hadda in kastoo aydnaan arkin, waadse rumaysan tihiin, oo waxaad ku faraxdaan farxad aan la sheegi karin oo ammaan leh.
Ви Його любите, не бачивши, і віруєте в Нього, хоч тепер не бачите, а вірувавши, радієте невимовною й славною радістю,
9 W axaadna helaysaan waxa rumaysadkiinnu ku dhammaado oo ah badbaadada naftiinna.
бо досягаєте мети віри вашої спасіння душам.
10 N ebiyadii sii sheegay nimcada idiin imanaysa waxay doondooneen oo aad u raadiyeen wax ku saabsan badbaadadaas.
Про це спасіння розвідували та допитувалися пророки, що звіщали про благодать, призначену вам.
11 W axayna raadiyeen wixii iyo wakhtigii Ruuxii Masiixa oo iyaga ku jiray uu u tilmaamay markuu horay uga sii markhaati furay waxyaalaha Masiixu ku xanuunsan doono iyo waxyaalaha ammaanta ah oo iyaga ka daba iman doona.
Вони досліджували, на котрий чи на який час показував Дух Христів, що в них був, коли Він сповіщав про Христові страждання та славу, що прийдуть по них.
12 O o waxaa iyagii loo muujiyey inaanay iyagu isugu adeegin waxyaalahaas, laakiinse idinkay idiinku adeegeen, oo waxyaalahaas waxaa idin ogaysiiyey kuwii injiilka idinkaga wacdiyey Ruuxa Quduuska ah ee jannada laga soo diray; waxyaalahaas oo ay malaa'iguhuna jecel yihiin inay fiiriyaan. Waa In Si Quduus Ah Loo Socdo
Їм відкрито було, що вони не для себе самих, а для вас служили тим, що тепер звіщено вам через благовісників Духом Святим, із неба посланим, на що бажають дивитися Анголи.
13 H addaba isku giijiya guntiga maankiinna, dhug yeesha, oo aad u rajeeya nimcada laydiin keeni doono markii Ciise Masiix la muujiyo.
Тому то, підперезавши стегна свого розуму та бувши тверезі, майте досконалу надію на благодать, що приноситься вам в з'явленні Ісуса Христа.
14 I dinkoo ah carruur addeec leh ha raacina damacyadiinnii hore oo aad ku samayseen jaahilnimadiinnii;
Як слухняні, не застосовуйтеся до попередніх пожадливостей вашого невідання,
15 l aakiinse siduu kan idiin yeedhay quduuska u yahay, idinkuna sidaas oo kale dabiicaddiinna oo dhan quduus ku ahaada,
але за Святим, що покликав вас, будьте й самі святі в усім вашім поводженні,
16 m axaa yeelay, waxaa qoran, Idinku waa inaad quduus ahaataan, waayo, aniguba quduus baan ahay.
бо написано: Будьте святі, Я бо святий!
17 H addaad Aabbow ugu yeedhaan kan nin walbaba u xukuma eexashola'aan iyo sida shuqulkiisu yahay, cabsi Ilaah isku dhaafiya wakhtiga aad qariibka tihiin.
І коли ви Отцем звете Того, Хто кожного, не зважаючи на особу, судить за вчинок, то в страху провадьте час вашого тимчасового замешкання.
18 W axaad og tihiin inaan dabiicaddiinnii bilaashka ahayd oo aad awowayaashiin ka dhaxasheen laydinkaga soo furan waxyaalaha baabba'aya oo ah sida lacagta iyo dahabka,
І знайте, що не тлінним сріблом або золотом відкуплені ви були від марного вашого життя, що передане вам від батьків,
19 l aakiinse waxaa laydinku soo furtay dhiiggii qaaliga ahaa oo Masiix oo ah sidii wan yar oo aan wax ceeb ah iyo iin toona lahayn.
але дорогоцінною кров'ю Христа, як непорочного й чистого Ягняти,
20 I saga horaa loo yiqiin intaan dunida la aasaasin, laakiinse wakhtiyadii dhammaadkoodii ayaa loo muujiyey idinka aawadiin,
що призначений був іще перед закладинами світу, але був з'явлений вам за останнього часу.
21 i dinkoo isaga aawadiis ku ah kuwa rumaysan Ilaaha isaga ka soo sara kiciyey kuwii dhintay oo ammaanay isaga, in rumaysadkiinna iyo rajadiinnu ay Ilaah ku xidhnaadaan aawadeed.
Через Нього ви віруєте в Бога, що з мертвих Його воскресив та дав славу Йому, щоб була ваша віра й надія на Бога.
22 S idaad naftiinna u daahiriseen markaad addeecdeen runta xagga jacaylka walaalnimada oo aan iska yeelyeel ahayn, aad iyo aad qalbiga isaga jeclaada.
Послухом правді очистьте душі свої через Духа на нелицемірну братерську любов, і ревно від щирого серця любіть один одного,
23 I dinka mar kale laydinkuma dhalin abuur baabba'aya, laakiinse waxaa laydinku dhalay abuur aan baabba'ayn oo ah erayga Ilaah oo nool oo waara.
бо народжені ви не з тлінного насіння, але з нетлінного, Словом Божим живим та тривалим.
24 W aayo, Wax kasta oo jiidh lahu waa sida caws oo kale, Oo quruxdiisa oo dhammuna waa sida ubaxa duurka oo kale, Haddaba cawsku wuu engegaa, ubaxuna wuu dhacaa;
Бо кожне тіло немов та трава, і всяка слава людини як цвіт трав'яний: засохне трава то й цвіт опаде,
25 L aakiinse erayga Rabbigu weligiisba wuu waaraa. Haddaba kaasu waa eraygii warka wanaagsanaa oo laydinku wacdiyey.
а Слово Господнє повік пробуває! А це те Слово, яке звіщене вам в Євангелії.