1 T anu waa Muuse oo ahaa ninkii Ilaah ducadiisii uu reer binu Israa'iil ugu duceeyey intuusan dhiman.
А оце благословення, яким поблагословив Ізраїлевих синів Мойсей, чоловік Божий, перед своєю смертю,
2 I sagoo leh, Rabbigu wuxuu ka yimid Siinay, Oo Seciir ayuu uga soo kacay iyaga, Wuxuu ka soo iftiimay Buur Faaraan, Oo ka yimid tobanka kun oo quduuska ah, Oo gacantiisa midigtana waxaa iyaga ugu jiray sharci dab ah.
та й сказав: Господь від Сінаю прибув, і зійшов від Сеїру до них, появився у світлі з Парану гори, і прийшов із Меріви Кадешу. По правиці Його огонь Закону для них.
3 H aah, isagu dadyowga wuu jecel yahay. Kuwiisa quduuska ah oo dhammuna gacantaaday ku jiraan, Oo iyagu waxay fadhiisteen cagahaaga, Oo waxay qaadanayaan erayadaada.
Теж народи Він любить. Всі святії його у руці Твоїй, і вони припадають до ніг Твоїх, слухають мови Твоєї.
4 M uuse wuxuu inagu amray sharci, Dhaxal u ah shirka reer Yacquub.
Дав Мойсей нам Закона, спадщину зборові Якова.
5 O o waxaa Yeshuruun ku jiray boqor. Markii madaxda dadka qabiilooyinka reer binu Israa'iil oo dhammu Ay soo wada urureen.
І був Він царем в Єшуруні, як народнії голови разом збирались, племена Ізраїлеві.
6 R uubeen ha noolaado oo yuusan dhiman, Oo raggiisu yuusan yaraan.
Рувим хай живе, і нехай не помре, і число люду його нехай буде велике.
7 T anuna waa ducadii uu Yahuudah ugu duceeyey, isagoo leh, Rabbiyow, codka Yahuudah maqal, Oo isaga dadkiisa soo dhex geli, Gacmihiisu ha ku filnaadeen, Oo adiguna ka caawi cadaawayaashiisa.
А це про Юду. І він сказав: Почуй, Господи, голосу Юди, і до народу його Ти впровадиш його. Йому воюватимуть руки його, а Ти будеш поміч йому на його ворогів.
8 O o markuu Laawi u ducaynayayna wuxuu yidhi, Tummiimkaagii iyo Uuriimkaagii waxay la jiraan kaaga aad jeceshahay, Oo aad Masaah ku tijaabisay, Oo aad biyihii Meriibaah agtooda kula dirirtay,
А про Левія сказав: Твій туммім і твій урім для чоловіка святого Твого, що його Ти був випробував у Массі, що суперечку з ним мав над водою Меріви,
9 K ii aabbihiis iyo hooyadiis yidhi, Anigu ma arag, Oo walaalihiisna aan aqoonsan, Oo carruurtiisiina aan aqoon, Waayo, iyagu erayadaadii way xajiyeen, Oo axdigaagiina way dhawreen.
що каже про батька свого та про матір свою: Не бачив тебе, що братів своїх не пізнає, і не знає синів своїх, бо додержують слова Твого, і вони заповіту Твого стережуть.
10 W axay reer Yacquub bari doonaan xukummadaada, Reer binu Israa'iilna sharcigaaga. Hortaada waxay soo dhigi doonaan foox, Oo meeshaada allabarigana waxay saari doonaan allabari dhan oo la gubo.
Навчають вони про права Твої Якова, а про Закона Твойого Ізраїля, приносять кадило Тобі та на жертівник Твій цілопалення.
11 H addaba Rabbiyow xoolihiisa barakee, Oo shuqulka gacmihiisana aqbal, Oo kuwii isaga ku kaca iyo kuwa necebna Dhexda ku dhufo si ayan mar dambe u kicin.
Поблагослови його силу, о Господи, а чин його рук уподобай Собі. Поламай стегна тим, що стають проти нього, та ненависть мають на нього, щоб більш не повстали вони!
12 O o markuu Benyaamiin u ducaynayayna wuxuu yidhi, Kan Rabbigu jecel yahay wuxuu ammaan u fadhiyi doonaa meel cagtiisa ah, Oo maalintii oo dhanna gaashaan buu u yahay, Oo wuxuu deggan yahay garbihiisa dhexdooda.
Про Веніямина сказав: Він Господній улюбленець, перебуває безпечно при Ньому, а Він окриває його цілий день і в раменах Його спочиває.
13 O o markuu Yuusuf u ducaynayayna wuxuu yidhi, Dalkiisu ha ahaado mid Rabbigu ku barakeeyo Waxyaalaha qaaliga ah oo samada, iyo sayaxa, Iyo moolka hoos fidsan,
А про Йосипа він сказав: Благословенний від Господа Край Його дарами з неба, з роси та з безодні, що долі лежить,
14 I yo waxyaalaha qaaliga ah oo ah midhaha qorraxda, Iyo waxyaalaha qaaliga ah oo ah waxyaalaha bilaha soo baxa,
і з дару врожаїв від сонця, і з дару рослини від місяців,
15 I yo waxyaalaha ugu wanaagsan ee buuraha gaboobay, Iyo waxyaalaha qaaliga ah oo kuraha daa'imiska ah,
і з верхів'я гір сходу, і з дару відвічних пагірків,
16 I yo dhulka waxyaalihiisa qaaliga ah iyo buuxnaantiisa, Iyo kii duurka degganaa raallinimadiisa. Barakadaasu ha ku soo degto madaxa Yuusuf, Isagoo ahaa kii walaalihiis laga soocay.
і з дару землі та її повноти. А милість Того, що в терновім кущі пробував, нехай прийде на голову Йосипа та на тім'я вирізненого між братами своїми.
17 S ida dibigiisa curadka ah weynaan buu leeyahay, Oo geesihiisuna waa sidii geeso gisi, Oo wuxuu ku hardiyi doonaa dadka dunida dhinacyadeeda jooga oo dhan, Oo iyagu waa tobanka kun oo reer Efrayim, Iyo kumaanyaalka reer Manaseh.
Величність його як вола його перворідного, а роги його роги буйвола, ними буде колоти народи всі разом, аж до кінців землі, а вони міріяди Єфремові, а вони Манасіїні тисячі.
18 O o markuu Sebulun u ducaynayayna wuxuu yidhi, Sebulunow, ku farax baxniintaada, Adiguna Isaakaarow, ku farax teendhooyinkaaga.
А про Завулона сказав: Радій, Завулоне, як будеш виходити, і ти, Іссахаре, у наметах своїх!
19 I yagu waxay dadka ugu yeedhi doonaan buurta, Oo halkaasay ku bixin doonaan allabaryada xaqnimada, Waayo, waxay nuugi doonaan hodantinimada badaha Iyo bacaadka qasnadihiisa qarsoon.
Вони кличуть народи на гори, приносять там праведні жертви, бо будуть вони споживати достаток морський та скарби, зариті в піску.
20 O o markuu Gaad u ducaynayayna wuxuu yidhi, Barako ha ku dhacdo kii reer Gaad ballaadhiya, Isagu wuxuu u jiifaa sida gool libaax, Oo wuxuu dillaacsadaa gacanta iyo madaxa dhaladiisa.
А про Ґада сказав: Благословенний, хто Ґада розширює! Він ліг, як левиця, і жере рам'я й череп.
21 I sagaa doortay qaybtii kowaad, Waayo, halkaas qaybtii taliyaha baa lagu kaydiyey, Wuxuu soo raacay madaxdii dadka, Oo wuxuu reer binu Israa'iil la sameeyey caddaaladdii Rabbiga iyo xukummadiisiiba.
Забезпечив він частку для себе, бо там частка прихована від Праводавця, і прийшов із головами народу, виконав правду Господню і Його постанови з Ізраїлем.
22 O o markuu Daan u ducaynayayna wuxuu yidhi, Daan waa dhal libaax, Oo ka soo booda Baashaan.
А на Дана сказав: Дан левів левчук, що з Башану вискакує.
23 O o markuu Naftaali u ducaynayayna wuxuu yidhi, Naftaaliyow, kaaga raallinimo ka dhergayow, Oo barakadii Rabbiga ka buuxsantayow, Adigu hanti galbeedka iyo koonfurta.
А на Нефталима сказав: Нефталим ситий милістю, і повен Господнього благословення, захід та південь посядь!
24 O o markuu Aasheer u ducaynayayna wuxuu yidhi, Aasheer ku wiilasha ku dhex barakaysan ha ahaado, Oo hana ahaado kan walaalihiis u bogaan, Oo cagtiisana saliid ha daro.
А про Асира сказав: Асир благословенний найбільше з синів, уподобаний серед братів своїх, і в оливу вмочає він ногу свою.
25 K abahaagu waxay ahaan doonaan bir iyo naxaas, Oo intay maalmahaagu yihiin xooggaaguna ha ahaado.
Залізо та мідь то запора твоя, а сила твоя як усі твої дні.
26 Y eshuruunow, wax Ilaah la mid ah ma jiro, Kaasoo samada u fuula, inuu ku caawiyo, Cirkana sharaftiisa u fuula.
Немає такого, як Бог, Єшуруне, що їде по небу на поміч тобі, а Своєю величністю їде на хмарах.
27 I laaha daa'imka ahu waa hoygaaga, Oo waxaa kaa hooseeya gacmo weligood jira. Oo cadowgana hortaaduu ka tuuray, Oo yidhi, Baabbi'i.
Покрова твоя Бог Предвічний і ти в вічних раменах Його. І вигнав Він ворога перед тобою, і сказав: Повинищуй його!
28 O o Israa'iil oo ah isha Yacquub oo keliya Ammaan buu ku deggan yahay dal sarreen iyo khamri leh, Oo waxaa samada uga soo da'a sayax.
І перебуває Ізраїль безпечно, самотно, він Яковове джерело в Краї збіжжя й вина, а небо його сипле краплями росу.
29 R eer binu Israa'iilow, waad faraxsan tihiin. Bal yaa idinla mid ah, oo ah dad uu Rabbigu badbaadiyey, Kaasoo ah gaashaanka caawimaaddiinna, Iyo seefta sharaftiinna. Cadaawayaashiinnu way isu kiin dhiibi doonaan, Oo waxaad cag marin doontaan meelahooda sarsare.
Ти блаженний, Ізраїлю! Який інший народ, якого спасає Господь, як тебе? Він Щит допомоги твоєї, і Меч Він твоєї величности. І будуть твої вороги при тобі упокорюватись, а ти по висотах їх будеш ступати.