1 I laahow, quruumihii kale waxay u soo galeen dhaxalkaagii, Macbudkaagii quduuska ahaana way nijaaseeyeen, Oo Yeruusaalemna waxay ka dhigeen tuulmooyin.
Псалом Асафів. Боже, погани ввійшли до спадку Твого, занечистили храм Твій святий, Єрусалим на руїни змінили!
2 M eydadkii addoommadaada waxay cunto uga dhigeen haadka samada, Oo hilibkii quduusiintaadana waxay cunto uga dhigeen dugaagga dhulka.
Рабів Твоїх трупи вони віддали на поживу для птаства небесного, тіло Твоїх богобійних звірині земній...
3 D hiiggoodiina waxay Yeruusaalem hareeraheeda ugu daadiyeen sidii biyo oo kale, Cid aastaana ma jirin.
Вони розливали їхню кров, немов воду, в околицях Єрусалиму, і не було погребальників!...
4 W axaannu cay u noqonnay derisyadayadii, Kuwa nagu wareegsanna wax la quudhsado oo lagu qoslo.
Ми стали за ганьбу для наших сусідів, за наругу та посміх для наших околиць...
5 R abbiyow, ilaa goormaad noo cadhaysnaan doontaa? Ma weligaa baa? Masayrkaagu ma sida dab buu u ololi doonaa?
Аж доки, о Господи, гніватись будеш назавжди, доки буде палати Твій гнів, як огонь?
6 C adhadaada ku soo deji quruumaha aan ku aqoon, Iyo boqortooyooyinka aan magacaaga kugu baryin.
Вилий Свій гнів на людей, що Тебе не пізнали, і на царства, що Ймення Твого не кличуть,
7 W aayo, waxay laayeen reer Yacquub, Rugtoodiina way baabbi'iyeen.
бо вони з'їли Якова, а мешкання його опустошили!
8 H a noo xusuusnaan dembiyadii awowayaashayo, Naxariistaadu dhaqsiyo ha noogu timaado, Waayo, aad baa lanoo dhibay.
Не пам'ятай гріхів предківських нам, нехай попередить нас скоро Твоє милосердя, бо ми зовсім ослабли!...
9 I laaha badbaadadayadow, magacaaga ammaantiisa daraaddeed noo caawi, Oo magacaaga daraaddiis noo samatabbixi, oo dembiyadayada naga nadiifi.
Поможи нам, Боже нашого спасіння, ради слави Ймення Твого, і збережи нас, і прости наші гріхи ради Ймення Свого!
10 B al maxaa quruumuhu u leeyihiin, Ilaahoodu meeh? Dhiiggii addoommadaada oo ay daadiyeen aargoosashadiisii Ha lagu ogaado quruumaha dhexdooda annagoo arkayna.
Чого будуть казати погани: Де їхній Бог? Нехай в наших очах між народами стане відомою помста за пролиту кров Твоїх рабів,
11 M axbuuska taahiisu hortaada ha yimaado, Xooggaaga weynaantiisa ku badbaadi kuwa dhimashada lagu xukumay.
нехай перед лице Твоє дійде стогін в'язня! За великістю сили рамена Твого збережи на смерть прирокованих!
12 S ayidow, derisyadayada toddoba jibbaar ugu abaalmari, Oo laabta u geli caydii ay kugu caayeen.
А нашим сусідам верни семикратно на лоно їхнє їхню наругу, якою Тебе зневажали, о Господи!
13 H addaba annagoo ah dadkaaga iyo idihii daaqsintaada Waannu kugu mahadnaqaynaa weligayo, Oo ammaantaada waannu ka sheekaysan doonnaa tan iyo ka ab ka ab.
А ми, Твій народ і отара Твого пасовиська, будем дякувати Тобі вічно, будем оповідати про славу Твою з роду в рід!