Baroorashadii Yeremyaah 2 ~ Плач Єремії 2

picture

1 S ayidku sidee buu xanaaqiisii magaalada Siyoon daruur ugu daboolay! Quruxdii dadka Israa'iilna samaduu ka soo tuuray oo dhulkuu ku soo xooray, Oo maalintii cadhadiisa meeshuu cagaha dhigan jiray sooma uu xusuusan.

Як захмарив Господь в Своїм гніві сіонську дочку! Він кинув із неба на землю пишноту Ізраїля, і не згадав у день гніву Свого про підніжка ногам Своїм,

2 S ayidku wuxuu liqay rugihii dadka Yacquub oo dhan, umana uu tudhin. Wuxuu cadhadiisii ku dumiyey qalcadihii dadka Yahuudah, Oo dhulkuu ku soo xooray iyagii, Oo boqortooyadii iyo amiirradeediiba nijaas buu ku tiriyey.

понищив Господь, не помилував житла всі Яковові... Він позбурював у гніві Своїм у дочки Юди твердині, на землю звалив, збезчестив Він царство й князів усіх його...

3 W uxuu cadhadiisii kululayd ku gooyay geeskii dadka Israa'iil oo dhan. Oo gacantiisii midigna wuu ka soo ceshaday cadowga hortiisii, Dadka Yacquubna wuxuu u gubay sidii dab ololaya oo baabbi'iya waxaa hareerihiisa yaal oo dhan.

В люті гніву відтяв увесь Ізраїлів ріг, правицю Свою відвернув Він від ворога, та й запалав проти Якова, мов той палючий огонь, що навколо жере!

4 W uxuu qaansadiisii u xootay sidii cadow oo kale, oo gacantiisii midigna wuu u taagay sidii nacab oo kale, Oo wixii isha u roonaa ayuu wada laayay, Oo taambuuggii magaalada Siyoonna cadhadiisuu ugu soo daadiyey sidii dab oo kale.

Він нап'яв Свого лука, як ворог, противником стала правиця Його, і Він вибив усе, що для ока було пожадане, у скинії доньки сіонської вилив запеклість Свою, як огонь...

5 S ayidku wuxuu noqday sidii cadow oo kale, oo dadka Israa'iilna wuu liqay, Daarahoodii waaweynaana wuu wada liqay, oo qalcadahoodiina wuu wada burburiyey, Oo dalka Yahuudahna wuxuu ku badiyey baroor iyo oohin.

Господь став, як той ворог, понищив Ізраїля Він, всі палати його зруйнував, твердині його попустошив, і Юдиній доньці примножив зідхання та стогін!

6 T aambuuggiisii wuxuu u dumiyey sidii waab beer ku yaal, Oo meeshii shirkiisana wuu baabbi'iyey. Rabbigu wuxuu ka dhigay in Siyoon lagu dhex illoobo iiddii iyo sabtidiiba, Oo dhirifkii cadhadiisa ayuu ku quudhsaday boqorkii iyo wadaadkiiba.

Понищив горожу Свою, немов у садка, місце зборів Своїх попустошив, Господь учинив, що забули в Сіоні про свято й суботу, і відкинув царя та священика в лютості гніву Свого...

7 S ayidku wuu xooray meeshiisii allabariga, oo meeshiisii quduuska ahaydna wuu karhay, Derbiyadii daaraheeda waaweynna gacanta cadowga buu u geliyey. Oo gurigii Rabbigana way ku dhex qayliyeen sidii maalin iid ah.

Покинув Господь Свого жертівника, допустив побезчестити святиню Свою, передав в руку ворога мури палаців її, вороги зашуміли в Господньому домі, немов би святкового дня!

8 R abbigu wuu u qasdiyey inuu baabbi'iyo derbigii magaalada Siyoon. Xadhig buu ku kala fidiyey, oo gacantiisiina kama celin baabbi'inteedii. Wuxuu ka dhigay dhufays iyo derbi inay baroortaan, oo dhammaantoodna way wada jilceen.

Задумав Господь зруйнувати мур сіонської доньки, Він витягнув шнура, Своєї руки не вернув, щоб не нищити, сумними вчинив передмур'я та мур, вони разом ослабли...

9 I rdaheedii dhulkay ku tiimbadeen, oo qataarradeediina wuu wada burburiyey oo jejebiyey. Boqorkeedii iyo amiirradeediiba waxay dhex joogaan quruumaha, sharcigiina innaba ma jiro, Oo nebiyadeediina xagga Rabbiga waxba loogama muujin.

Її брами запалися в землю, понищив Він та поламав її засуви... Її цар і князі її серед поганів... Немає навчання Закону, і пророки її не знаходять видіння від Господа...

10 O dayaashii magaalada Siyoon iyagoo aamusan ayay dhulka fadhiyaan, Boodh bay madaxa ku shubteen, oo waxay guntadeen joonyado. Bikradihii Yeruusaalem madaxay dhulka ku foororiyeen.

Сидять на землі та мовчать старші доньки сіонської, порох посипали на свою голову, підперезались веретами, аж до землі свою голову єрусалимські дівчата схилили...

11 I ndhahaygii ilmay la gudheen, uurkuna waa i gubanayaa, Oo aad baan u caloolxumahay, waayo, waxaa la baabbi'iyey dadkaygii, Maxaa yeelay, carruurtii iyo naasonuugyadiiba jidadka magaalada bay ku itaal darnaadaan.

Повипливали від сліз мої очі, моє нутро клекоче, на землю печінка моя виливається через занепад дочки мого люду, коли немовля й сосунець умлівають голодні на площах міських.

12 W axay hooyooyinkood ku yidhaahdaan, Meeh hadhuudhkii iyo khamrigii? Iyagoo jidadka magaalada ku itaaldaran sida dad dhaawac ah oo kale, Markii ay naftoodu kaga baxayso laabta hooyooyinkood.

Вони квилять своїм матерям: Де пожива й вино? І скулюються, як ранений, на площах міських, коли душі свої випускають на лоні своїх матерів...

13 M agaalada Yeruusaalemay, maxaan kuu maragfuraa? Maxaanse kuu ekaysiiyaa? Magaalada Siyoonay, bal maxaan kaala mid dhigaa si aan kuugu qalbi qabowjiyo? Waayo, jabkaagu wuxuu u weyn yahay sida badda oo kale. Bal yaa ku bogsiin kara?

Що засвідчу тобі, що вподоблю до тебе, о єрусалимськая дочко? Що вчиню тобі рівним, щоб тебе звеселити, о діво, о дочко сіонська? Бо велика, як море, руїна твоя, хто тебе полікує?

14 N ebiyadaadii waxay arkeen waxyaalo aan waxtar lahayn oo doqonnimo ah, Oo xumaantaadiina daaha sow kama ay qaadin si maxaabiistaadii laguugu soo celiyo, Laakiinse waxay kuu arkeen waxyaalo aan waxtar lahayn oo ku leexiya.

Пророки твої провіщали для тебе марноту й фальшиве, і не відкривали твого гріха, щоб долю твою відвернути, для тебе вбачали пророцтва марноти й вигнання...

15 W axa ag mara oo dhammu way kugu sacbiyaan, Wayna ku foodhyaan oo ay madaxa ku lulaan magaalada Yeruusaalem, oo waxay isku yidhaahdaan, Tanu ma magaaladii la odhan jiray Kaamilnimada quruxda iyo farxadda dunida oo dhan baa?

Усі, що проходять дорогою, плещуть у долоні на тебе, і посвистують та головою своєю хитають над донькою Єрусалиму та кажуть: Хіба це те місто, що про нього казали: Корона пишноти, розрада всієї землі?

16 C adaawayaashaadii oo dhammu afkay kugu kala qaadeen, Intay foodhyaan oo ilko jirriqsadaan ayay waxay yidhaahdaan, Waannu liqnay. Sida xaqiiqada ah tanu waa maalintii aannu sugaynay, Waannu helnay oo waannu aragnay.

Усі вороги твої пащу на тебе роззявлюють, свищуть й зубами скрегочуть та кажуть: Ми пожерли її... Оце справді той день, що чекали його, знайшли ми і бачимо його!...

17 R abbigu wuu sameeyey wixii uu ku talaggalay, Oo eraygiisii uu waagii hore amrayna wuu oofiyey. Wuu dumiyey, umana uu tudhin. Oo wuxuu ka dhigay in cadowgu kugu reyreeyo, Oo geeskii cadaawayaashaadana kor buu u taagay.

Учинив Господь те, що задумав, Він виповнив слово Своє, що його наказав від днів давніх: усе зруйнував, і милосердя не мав, і ворога втішив тобою, Він рога підійняв супротивних твоїх...

18 Q albigoodii Sayidkuu ugu qayliyey. Derbiga magaalada Siyoonow, habeen iyo maalinba ilmadaadu ha u qulqusho sida webi oo kale. Nafsaddaada nasasho ha siin, oo yaan ishaadu joogsan.

Їхнє серце до Господа крик підіймає, о муре, о дочко Сіону! Проливай, як потік, сльози вдень та вночі, не давай відпочинку собі, нехай не спочине зіниця твоя!

19 S ara joogso, oo habeenkii gelinkiisa hore qayli. Qalbigaaga sida biyo oo kale Sayidka hortiisa ugu daadi. Gacmaha xaggiisa ugu hoorso carruurtaada yaryar naftooda aawadeed, Kuwaasoo jid kasta rukunkiisa gaajo ugu itaaldaran.

Уставай, голоси уночі на початку сторожі! Виливай своє серце, мов воду, навпроти обличчя Господнього! Підійми ти до Нього долоні свої за душу своїх немовлят, що від голоду мліють на розі всіх вулиць!...

20 R abbiyow, bal eeg, oo ka fiirso kan aad waxan ku samaysay! Naaguhu ma inay midhaha maxalkooda oo ah carruurtii ay koolkooliyeen cunaan baa? Wadaadka iyo nebiga ma in meesha quduuska ah ee Sayidka lagu dilaa baa?

Споглянь, Господи, і подивися, кому Ти зробив отаке? Чи конечним було, щоб жінки їли плід свій, своїх немовлят, яких виплекали? Щоб був у святині Господній забитий священик і пророк?

21 Y ar iyo weyn baa dhulkay jiifaan jidadka dhexdooda, Hablahaygii iyo barbaarradaydiiba seef baa lagu laayay. Waxaad iyaga laysay maalintii cadhadaada, waad gowracday oo uma aad tudhin.

Лежать на землі на вулицях рядом юнак та старий... Попадали діви мої та мої парубки від меча, Ти побив їх в день гніву Свого, порізав, не мав милосердя...

22 S idii maalin ciid ah oo kale ayaad dhinac kasta iigaga yeedhay kuwii aan ka cabsan jiray, Oo maalinta cadhada Rabbiga midna ma baxsan mana hadhin, Kuwii aan koolkooliyey oo aan koriyey cadowgaygaa baabbi'iyey.

Ти викликував, мов на день свята, жахоти мої із довкілля, і врятованого не було, і позостальця в день гніву Господнього, повигублював ворог мій тих, кого виплекала та зростила була...