2 Korintos 3 ~ 2 до коринтян 3

picture

1 M iyaannu bilaabaynaa inaannu haddana is-ammaanno? Ama miyaannu u baahan nahay warqado ammaan ah in laydiin diro ama in laydiinka soo diro sida qaar kale?

Чи нам знов зачинати доручувати самих себе? Чи ми потребуємо, як дехто, листів доручальних до вас чи від вас?

2 I dinku waxaad tihiin warqaddayada ee qalbigayaga ku qoran, tan ay dadka oo dhammu garanayaan oo akhriyaan,

Ви наш лист, написаний у наших серцях, якого всі люди знають і читають!

3 i dinkoo muuqanaya inaad tihiin warqadda Masiixa ee ah taannu ka adeegnay, ee aan khad lagu qorin, laakiinse lagu qoray Ruuxa Ilaaha nool, oo aan lagu qorin looxyo dhagax ah dushood laakiin lagu qoray looxyo qalbiyo jiidh ah dushood.

Виявляєте ви, що ви лист Христів, нами вислужений, що написаний не чорнилом, але Духом Бога Живого, не на таблицях камінних, але на тілесних таблицях серця.

4 H ubaalkan oo kale ayaannu Masiix ku leennahay xaggii Ilaah;

Таку ж певність до Бога ми маємо через Христа,

5 m a aha inaannu isku filan nahay inaannu wax ka tashanno xagga qudhayada, laakiin iskufillaantayadu waa xagga Ilaah,

не тому, що ми здібні помислити щось із себе, як від себе, але наша здібність від Бога.

6 k an haddana naga dhigay kuwa ku filan inaannu ka adeegno axdiga cusub, ma aha xagga qorniinka, laakiin xagga ruuxa, waayo, qorniinku wax buu dilaa, laakiin ruuxu wax buu nooleeyaa.

І Він нас зробив бути здатними служителями Нового Заповіту, не букви, а духа, бо буква вбиває, а дух оживляє.

7 L aakiin adeegidda dhimashada keentaa ee qorniin lagu xardhay dhagaxyo, hadday ammaan la ahaatay, si aan reer binu Israa'iil u karin inay Muuse wejigiisa aad u eegaan ammaanta wejigiisa aawadeed ee ah tan idlaanaysa,

Коли ж служіння смерті, вирізане на каменях буквами, було таке славне, що Ізраїлеві сини не могли дивитись на обличчя Мойсея, через славу минущу обличчя його,

8 s idaanay u ahayn adeegidda ruuxa inay la ahaan doonto ammaan?

скільки ж більш буде в славі те служіння духа!

9 W aayo, hadday adeegidda xukunka keentaa ammaan ahayd, adeegidda xaqnimada keentaa aad bay uga ammaan badan tahay.

Бо як служіння осуду слава, то служіння праведности тим більше багате на славу!

10 W aayo, wixii ammaan lahaan jiray, ammaan kama lahayn wixii kan ku saabsan, ammaanta ka sarraysa aawadeed.

Не прославилося бо прославлене, у цій частині, ради слави, що вона переважує,

11 W aayo, haddii waxa idlaanayaa ammaan lahaan jiray, intee ka badan baa waxa hadhaa ammaan leeyahay.

бо коли славне те, що минає, то багато більш у славі те, що триває!

12 H addaba rajo caynkaas ah oo aannu leennahay aawadeed bayaan ayaannu u hadalnaa.

Тож, мавши надію таку, ми вживаємо великої сміливости,

13 M a nihin sida Muuse, kan indho shareertay inaan reer binu Israa'iil aad u eegin dhammaadka tan idlaanaysay.

а не як Мойсей, що покривало клав на обличчя своє, щоб Ізраїлеві сини не дивилися на кінець того, що минає.

14 L aakiin fikirradoodii way adkaadeen. Waayo, tan iyo maalintaas markii axdiga hore la akhriyo, indho shareerkaas ayaa hadha isagoo aan laga saarin, kan xagga Masiix ka idlaaday.

Але засліпилися їхні думки, бо те саме покривало аж до сьогодні лишилось незняте в читанні Старого Заповіту, бо зникає воно Христом.

15 L aakiin tan iyo maalintaas mar alla markii Muuse wax laga akhriyo dabool ayaa qalbigooda saaran.

Але аж до сьогодні, як читають Мойсея, на їхньому серці лежить покривало,

16 L aakiin mar alla markii loo soo leexdo Rabbiga daboolka waa laga qaadaa.

коли ж вони навернуться до Господа, тоді покривало здіймається.

17 R abbigu waa Ruuxa, oo meeshii Ruuxa Rabbigu joogana, waxaa jira xorriyad.

Господь же то Дух, а де Дух Господній, там воля.

18 L aakiin dhammaanteen innagoo aan indho shareernayn, ammaanta Rabbiga ayaynu arkaynaa sidii oo muraayad lagu arko, oo isu-ekaanta ayaa laynoo roogayaa, ammaan ilaa ammaan, sida tan xagga Rabbiga Ruuxa ah ka timaada.

Ми ж відкритим обличчям, як у дзеркало, дивимося всі на славу Господню, і зміняємося в той же образ від слави на славу, як від Духа Господнього.