Ishacyaah 14 ~ Ісая 14

picture

1 W aayo, Rabbigu reer Yacquub wuu u naxariisan doonaa, oo haddana reer binu Israa'iil ayuu dooran doonaa, dalkoodiina wuu fadhiisin doonaa, oo waxaa iyaga ku darman doona shisheeyayaal, wayna la degi doonaan reerka Yacquub.

Бо Господь змилосердиться над Яковом, і вибере знову Ізраїля, і на їхній землі їх поселить. І чужинець долучений буде до них, і приєднані будуть до дому Якового.

2 O o dadyowga ayaa soo kaxayn doona, oo waxay iyaga keeni doonaan meeshoodii, oo reer binu Israa'iil ayaa iyaga dalka Rabbiga ugu haysan doona addoommo rag iyo gabdho ah, oo maxaabiis ahaan bay u haysan doonaan kuwii ay iyagu maxaabiista u ahaan jireen, oo waxay u talin doonaan kuwii iyaga dulmi jiray.

І народи їх візьмуть, і їх попровадять до їхнього місця, а Ізраїлів дім на Господній землі за рабів та за невільниць їх прийме собі на спадщину. І візьмуть вони до неволі тих, хто їх поневолив, і вони над своїми гнобителями запанують!

3 O o maalinta Rabbigu kaa nasiyo murugtaadii, iyo dhibkaagii, iyo addoonsigii adkaa oo lagugu addoonsanayay,

І буде в той день, як Господь дасть тобі відпочинок із терпіння твого та з неспокою твого, та з праці тяжкої, яку ти був мусів робити,

4 a yaad boqorka Baabuloon ku soo maadsan doontaa, oo waxaad ka odhan doontaa, Kii wax dulmi jiray sidee buu u dhammaaday! Magaalada gabbaro qaadan jirtay sidee bay u idlaatay!

то ти заспіваєш оцю пісню глумливу про царя Вавилону та й скажеш: Як гнобитель минувся, минулося гноблення!

5 R abbigu wuxuu jebiyey hangoolkii kuwa sharka leh, iyo ushii taliyayaasha.

Господь зламав кия безбожних і жезла пануючих,

6 K ii isagoo cadhaysan dadka ku dhufan jiray darbado joogta ah, oo quruumaha u talin jiray isagoo xanaaqsan waa la silciyaa iyadoo aan ciduna ka hor joogsan.

що народи постійним ударом у лютості бив, що в гніві гнобив був людей переслідуванням безупинним.

7 D unida oo dhammu way nasan tahay oo way xasilloon tahay, farxad baana lala gabyayaa.

Спочила була, заспокоїлася вся земля, і виспівує голосно.

8 D hirta berooshka ah iyo geedaha kedarka ah ee Lubnaanba way kugu reyreeyaan, oo waxay yidhaahdaan, Tan iyo waagii aad dhacday ninna nooma soo kicin inuu na jarto.

Кипариси та кедри ливанські тобою втішаються й кажуть: Відколи ти ліг, не приходить на нас дроворуб!

9 S he'oolka hoose wuu soo kacay oo u dhaqdhaqaaqay inuu ku qaabbilo markaad timaado, oo wuxuu kuu soo kiciyey kuwii dhintay oo ahaa xataa kuwii dhulka ugu waaweynaa oo dhan, oo boqorradii quruumaha oo dhan wuxuu ka soo kiciyey carshiyadoodii.

Заворушивсь тобою іздолу шеол назустріч твоєму приходу; померлих тобі побудив, усіх проводирів на землі, і підняв з їхніх тронів всіх людських царів.

10 O o iyana dhammaantood waxay kugu odhan doonaan, War adiguna ma sidayadoo kalaad u taag gabtay? Oo ma annagoo kalaad noqotay?

Вони всі зачнуть говорити та й скажуть тобі: І ти ослабів, як і ми, став подібний до нас!

11 S arrayntaadii iyo dhawaaqii shareeradahaagaba waxaa hoos loogu soo dejiyey She'ool, waxaa hoos lagaaga goglay dixiri, korkana waxaa lagaa huwiyey dixiri.

Зіпхнута в шеол твоя гордість та гра твоїх арф; вистелено під тобою червою, і червяк накриває тебе...

12 X iddigta waaberiyow, Inanka arooryadow, sidee baad samada uga soo dhacday! Kaagan quruumaha taag yareeyeyow, sidee baa dhulka laguugu riday!

Як спав ти з небес, о сину зірниці досвітньої, ясная зоре, ти розбився об землю, погромнику людів!

13 W axaad qalbigaaga iska tidhi, Anigu waxaan kori doonaa samada, oo carshigaygana xiddigaha Ilaah waan ka sara marin doonaa, oo weliba waxaan ku fadhiisan doonaa buurta shirka ee darafka woqooyi ku taal.

Ти ж сказав був у серці своєму: Зійду я на небо, повище зір Божих поставлю престола свого, і сяду я на горі збору богів, на кінцях північних,

14 W axaan kori doonaa daruuraha sare korkooda, oo waxaan noqon doonaa sida Ilaaha ugu sarreeya oo kale.

підіймуся понад гори хмар, уподібнюсь Всевишньому!

15 L aakiinse waxaa lagu dejin doonaa She'ool, iyo meelaha ugu hooseeya ee yamayska.

Та скинений ти до шеолу, до найглибшого гробу!

16 O o kuwa ku arkaa way kugu dhaygagi doonaan, wayna ku fiirsan doonaan, oo waxay odhan doonaan, War kanu ma ninkii dhulka gariiriyey, oo boqortooyooyinka ruxruxay,

Ті, що на тебе дивитися будуть, приглядатися будуть до тебе, звернути увагу на тебе: Чи то той чоловік, що змушував землю тремтіти, що зневолював царства труситись,

17 o o dunida sidii lamadegaan oo kale ka dhigay, oo magaalooyinkeedii dumiyey, oo aan maxaabiistiisa u dayn inay gurigoodii ku noqdaan baa?

що він обертав у пустиню вселенну, а міста її бурив, що в'язнів своїх не пускав він додому?

18 B oqorradii quruumaha oo dhammu dhammaantood sharaf bay ku jiifaan iyagoo mid kastaaba qabrigiisa ku jiro.

Усі царі людів, вони всі у славі лягли, кожен у своїй усипальні,

19 L aakiinse adiga waa lagu xooray, oo qabrigaagii waa lagaa fogeeyey sidii laan la karhay, oo sidii dharka kuwa la laayay oo seefta lagu mudhbixiyey oo hoos ugu dhaca dhagaxyada yamayska, ayaa sidii meyd oo kale lagugu tuntay.

ти ж від гробу свого відкинений геть, мов галузка бридка, оточений вбитими та мечем перешитими, що до гробу між камінь спускаються, як потоптаний труп...

20 O o iyaga kuma darsami doontid, lagumana aasi doono, maxaa yeelay, dalkaagii waad baabbi'isay, dadkaagiina waad laysay. Farcanka xumaanfalayaasha weligood mar dambe lama magacaabi doono.

Ти не будеш поєднаний з ними у гробі, бо землю свою зруйнував, свій народ повбивав... Насіння злочинців повік не згадається!

21 M eel lagu laayo u diyaarsha carruurtiisa xumaantii aabbayaashood aawadeed, si ayan u sara kicin, oo ayan dhulka u hantiyin, oo ayan dunida korkeedana magaalooyin uga buuxin.

Його дітям зготуйте різню за вину їхніх батьків, щоб вони не повстали, і землі не вспадкували, і не наповнили світу містами.

22 R abbiga ah Ilaaha ciidammadu wuxuu leeyahay, Anigaa ku soo kici doona iyaga, oo Baabuloon ayaan ka baabbi'in doonaa magac iyo dad hadhay, iyo wiil iyo wiil wiilkii.

І на них Я повстану, говорить Господь Саваот, і витну ім'я Вавилону й останок його, і нащадка й онука, говорить Господь!

23 O o weliba Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Waxaan ka dhigi doonaa hantida caanaqubta iyo balliyo biyo ah, oo waxaan ku xaaqi doonaa xaaqinka baabbi'inta. Wax Sii Sheegid Ka Gees Ah Ashuur

І вчиню Я його їжакові оселею та водним багном, і мітлою вигублення позамітаю його, говорить Господь Саваот!

24 R abbiga ciidammadu wuxuu ku dhaartay oo yidhi, Sida xaqiiqada ah waxay noqon doontaa sidii aan ku fikiray, oo taladanuna waxay u hagaagi doontaa sidii aan u qasdiyey,

Присягав був Господь Саваот та казав: Поправді, як мислив собі Я, так станеться, й як Я був врадив те сповниться,

25 t aasoo ah inaan kan reer Ashuur dalkayga ku jebin doono, buurahayga korkoodana isaga ku tuman doono, markaasaa harqoodkiisu iyaga ka fogaan doonaa, culayskiisuna garbahooda ka degi doonaa.

щоб стовкти асирійця в країні Моїй, і на горах Моїх розтопчу Я його! І ярмо його здійметься з них, і тягар його скинеться з їхніх рамен!

26 K anu waa qasdigii loola qasdiyey dhulka oo dhan, oo tanuna waa gacantii lagu kor fidiyey quruumaha oo dhan.

Це та рада, яка про всю землю ураджена, і це та рука, що простягнена на всі народи.

27 W aayo, Rabbiga ciidammadu waxan wuu u qasdiyey, haddaba bal yaa burin doona? Oo gacantiisiina way soo fidsan tahay, yaa dib u celin doona? Wax Sii Sheegid Ka Gees Ah Reer Falastiin

Бо врадив Господь Саваот, і хто Його раду відмінить? А рука Його витягнена, й хто відверне її?

28 S annaddii Boqor Aaxaas dhintay ayaa warkan culus la yidhi.

У році смерти царя Ахаза було таке пророцтво:

29 R eer Falastiin oo dhammow, ha ku farxin in ushii lagugu garaacay jabtay, maxaa yeelay, abeesada xididkeeda waxaa ka soo bixi doona jilbis, oo farcankiisuna wuxuu noqon doonaa masduulaa dab leh.

Не тішся, уся филистимськая земле, що зламане жезло, яке тебе вдарило, бо з гадючого кореня виповзе люта змія, і огнистий летючий дракон буде плодом її!

30 O o curadka masaakiinta ayaa wax cuni doona, kuwa baahanna ammaan bay ku jiifsan doonaan, oo xididkaagana waxaan ku dili doonaa abaar, kuwa kaa hadhayna waa la layn doonaa.

І пастися будуть перворідні бідних, і вбогі безпечно лежатимуть, а твій корень Я голодом виморю, і рештки твої він доб'є!

31 I riddow, barooro. Magaaladaay, ooy! Reer Falastiin oo dhammow, kulligaa cabsi la dhalaal, waayo, waxaa woqooyi ka iman doona qiiq, oo midna saaxiibbadiis kama hadhi doono.

Плач же, брамо, ти ж місто, кричи, розпливлася ти, вся филистимськая земле, бо приходить із півночі дим, і не буде нікого, хто відстав би з його вояків!

32 H addaba bal maxaa loogu jawaabi doonaa wargeeyayaasha quruunta? Waxaa loogu jawaabi doonaa in Rabbigu Siyoon aasaasay oo kuwa dhibaataysan ee dadkiisuna ay dhexdeeda magangeli doonaan.

І що відповісться народнім послам? Що Сіона Господь заложив, і сховаються в ньому убогі з народу Його!