Ishacyaah 26 ~ Ісая 26

picture

1 O o maalintaas dalka Yahuudah waxaa lagaga gabyi doonaa gabaygan, Annagu magaalo xoog badan baannu leennahay, oo Rabbigu wuxuu derbiyo iyo qalcado nooga dhigi doonaa badbaado.

Того дня заспівають у Юдинім краї пісню таку: У нас сильне місто! Він чинить спасіння за мури й примурки.

2 I rdaha fura, quruunta xaqa ah oo runta xajisa ha soo gashee.

Відчиняйте ворота, і хай ввійде люд праведний, хто вірність хоронить!

3 Q ofkii maankiisu isku kaa halleeyo nabad dhan baad ku dhawri doontaa, maxaa yeelay, adiguu ku aaminsan yahay.

Думку, оперту на Тебе, збережеш Ти у повнім спокої, бо на Тебе надію вона покладає.

4 R abbiga weligiinba aamina, waayo, Rabbiga Ilaaha ahu waa dhagax daa'im ah.

Надійтеся завжди на Господа, бо в Господі, в Господі вічна твердиня!

5 M axaa yeelay, isagaa hoos u soo dejiyey kuwii meelaha sare degganaa, oo magaaladii sarajoogga dheeraydna wuu hoosaysiiyey, oo wuxuu hoos ugu soo dejiyaa tan iyo dhulka, oo ciidduu ku soo xooraa.

Бо знизив Він тих, хто замешкує на висоті, неприступне те місто понизив його, Він понизив його до землі, повалив аж у порох його!

6 O o cagahaa ku tuman doona, waana cagaha masaakiinta iyo tallaabooyinka saboolka baahan.

Його топче нога, ноги вбогого, стопи нужденних...

7 K an xaqa ah jidkiisu waa qumman yahay oo adigoo qumman ayaa wadiiqada kan xaqa ah toosiya.

Проста дорога для праведного, путь праведного Ти вирівнюєш.

8 R abbiyow, annagu waxaannu kugu sugaynay jidka xukummadaada. Oo naftayaduna waxay xiiso u qabtaa magacaaga iyo xusuustaada.

І на дорозі судів Твоїх, Господи, маємо надію на Тебе: За Ймення Твоє та за пам'ять Твою пожадання моєї душі,

9 H abeenka naftaydu adigay kuu xiisootay, oo ruuxa gudahayga ku jira ayaan aad kuugu doondooni doonaa, waayo, markii xukummadaadu ay dhulka joogaan ayaa dadka dunida degganu xaqnimo bartaan.

за Тобою душа моя тужить вночі, також дух мій в мені спозаранку шукає Тебе, бо коли на землі Твої суди, то мешканці світу навчаються правди!

10 K an sharka ah haddii raalli laga noqdo isagu innaba xaqnimo ma barto, oo dalka qummanaanta ayuu caddaaladdarro ku samayn doonaa, oo haybadda Rabbigana ma uu fiirin doono.

Хоч буде безбожний помилуваний, то проте справедливости він не навчиться: у краю правоти він чинитиме лихо, а величности Господа він не побачить!

11 R abbiyow, gacantaadu kor bay u taagan tahay, laakiinse iyagu ma ay arkaan illowse waxay arki doonaan dadaalkaaga aad dadka u dadaashid, wayna ceeboobi doonaan, oo cadaawayaashaadana dab baa baabbi'in doona.

Господи, піднялася рука Твоя високо, та не бачать вони! Нехай же побачать горливість Твою до народу, і нехай посоромляться, хай огонь пожере ворогів твоїх!

12 R abbiyow, nabad baad na siin doontaa, oo weliba shuqulladayadii oo dhan baad noo wada samaysay.

Ти, Господи, вчиниш нам мир, бо й усі чини наші нам Ти доконав!

13 R abbiyow, Ilaahayagow, sayidyo kale oo aan adiga ahayn ayaa noo talin jiray, laakiinse adiga keliya ayaannu xusuusannaa oo magacaaga soo qaadnaa.

Господи, Боже наш, панували над нами пани окрім Тебе, та тільки Тобою ми згадуємо Ймення Твоє.

14 I yagu way dhinteen, soona noolaan maayaan, way baabbe'een, soona sarakici maayaan, oo sidaas daraaddeed waad soo booqatay oo baabbi'isay, oo xusuustoodii oo dhanna waad tirtirtay.

Померлі вони не оживуть, мертві не встануть вони, тому Ти навідав та вигубив їх, і затер всяку згадку про них.

15 Q uruunta waad kordhisay, Rabbiyow, quruunta waad kordhisay, oo adiga waa lagu ammaanay, oo dalka soohdimihiisii oo dhanna waad wada ballaadhisay.

Розмножив Ти, Господи, люд, розмножив Ти люд, і прославив Себе, всі границі землі Ти далеко посунув.

16 R abbiyow, markay dhibaataysnaayeen way ku doondooneen, oo markaad edbinaysayna aad bay kuu baryeen.

Господи, в горі шукали Тебе, шепіт прохання лили, коли Ти їх картав.

17 R abbiyow, naag uur leh oo ku soo dhowaatay shinkii ay dhali lahayd, siday u xanuunsato oo ay foosheeda ugu qayliso ayaannu hortaada ku noqonnay.

Як жінка вагітна до породу зближується, в своїх болях тремтить та кричить, так ми стали, о Господи, перед обличчям Твоїм:

18 A nnagu waannu uuraysannay, oo xanuunkii foosha ayaa na qabtay, oo waxaannu noqonnay sidii wax dabayl dhalay, oo dhulkana samatabbixin kuma aannu samayn, oo dadka dunida degganuna ma ay dhalan.

ми були вагітними та корчилися з болю, немов би родили ми вітер, ми спасіння землі не вчинили, і мешканці всесвіту не народились...

19 K uwaagii dhintay way soo noolaan doonaan, meydadkuna way soo sara kici doonaan. Kuwiinna ciidda ku dhex jirow, soo toosa oo gabya! Rabbiyow, dharabkaagu waa sida dharabka geedaha nooleeya, oo dhulkuna meydadkuu soo xoori doonaa.

Померлі твої оживуть, воскресне й моє мертве тіло. тому пробудіться й співайте, ви мешканці пороху, бо роса Твоя це роса зцілень, і земля викине мертвих!

20 D adkaygow, kaalaya, qolladihiinna gala, oo albaabbadiinna soo xidha, oo wakhti yar dhuunta, intay cadhadu gudbayso.

Іди, мій народе, ввійди до покоїв своїх, і свої двері замкни за собою, сховайся на хвилю малу, поки лютість перейде!

21 W aayo, bal eega, Rabbigu wuxuu meeshiisa uga soo kacayaa inuu dadka dhulka deggan xumaantooda u ciqaabo. Dhulkuna wuxuu daaha ka qaadi doonaa dhiiggiisa, oo kuwa la laayayna mar dambe ma dabooli doono.

Бо Господь ось виходить із місця Свого, навідати провини мешканців землі, кожного з них, і відкриє земля свою кров, і вже не закриє забитих своїх!