Laawiyiintii 15 ~ Левит 15

picture

1 M arkaasaa Rabbigu la hadlay Muuse iyo Haaruun oo wuxuu ku yidhi,

І Господь промовляв до Мойсея й до Аарона, говорячи:

2 D adka reer binu Israa'iil la hadla oo waxaad ku tidhaahdaan, Haddii qof leeyahay dheecaan jidhkiisa ka soo dareero, dheecaankiisa aawadiis isagu waa nijaas.

Промовляйте до Ізраїлевих синів і скажіть їм: Кожен чоловік, коли з його тіла тектиме теча його, нечистий він.

3 O o nijaastiisuna sidanay ahaanaysaa inta dheecaankiisu ka daadanayo. Haddii dheecaanku jidhkiisa ka daadanayo iyo haddii dheecaanku jidhkiisa ka joogsadayba, waa nijaastiisa.

А це буде про нечистість його в течі його: коли тіло його випускає течу свою, або коли в тілі його задержалась теча його, воно нечистість його.

4 O o kan dheecaanku ka daadanayo sariir alla sariirtii uu ku jiifsadaaba way nijaasoobaysaa, oo wax alla wixii uu ku fadhiistaaba way nijaasoobayaan.

Кожне ложе, що течивий ляже на ньому, буде нечисте, і кожна річ, що він сяде на ній, буде нечиста.

5 O o ku alla kii sariirtiisa taabtaaba waa inuu dharkiisa maydhaa, oo isna biyo ku maydhaa, oo tan iyo fiidkiina nijaas buu ahaanayaa.

І кожен, хто доторкнеться ложа його, випере свою одежу й обмиється в воді, і буде нечистий аж до вечора.

6 O o ku alla kii ku fadhiisto wixii uu qofkii dheecaanku ka daadanaya ku fadhiistay waa inuu dharkiisa maydhaa, oo isna biyo ku maydhaa, oo tan iyo fiidkiina nijaas buu ahaanayaa.

А хто сяде на річ, що на ній сидів течивий, той випере одежу свою й обмиється в воді, і буде нечистий аж до вечора.

7 O o kan dheecaanku ka daadanayo jidhkiisa qofkii taabtaana waa inuu dharkiisa maydhaa, oo isna biyo ku maydhaa, oo tan iyo fiidkiina nijaas buu ahaanayaa.

А хто доторкнеться до тіла течивого, той випере одежу свою й обмиється в воді, і буде нечистий аж до вечора.

8 O o kan dheecaanku ka daadanayaana hadduu ku candhuufo qof daahir ah, markaas ninkaasu waa inuu dharkiisa maydhaa, oo isna biyo ku maydhaa, oo tan iyo fiidkii nijaas buu ahaanayaa.

А коли течивий плюне на чистого, то випере той одежу свою й обмиється в воді, і буде нечистий аж до вечора.

9 O o kan dheecaanku ka daadanayo koore alla koorihii uu fuulaaba nijaas buu ahaanayaa.

І кожен повіз, що на нім конно їде течивий, буде нечистий.

10 O o ku alla kii taabtaa wixii isaga hoostiisa ku jirayna, tan iyo fiidkii nijaas buu ahaanayaa, oo waxyaalahaas qofkii qaadaana waa inuu dharkiisa maydhaa, oo isna biyo ku maydhaa, oo tan iyo fiidkii nijaas buu ahaanayaa.

І кожен, хто доторкнеться до всього, що буде під ним, буде нечистий аж до вечора. А хто їх носить, той випере одежу свою й обмиється в воді, і буде нечистий аж до вечора.

11 O o kan dheecaanku ka daadanayo isagoo aan gacmihiisa biyo ku maydhin ku alla kii uu taabtaaba waa inuu dharkiisa maydhaa, oo isna biyo ku maydhaa, oo tan iyo fiidkii nijaas buu ahaanayaa.

І кожен, кого доторкнеться течивий, а рук своїх він не обілляв водою, то випере він одежу свою й обмиється в воді, і буде нечистий аж до вечора.

12 O o kan dheecaanku ka daadanayo weelkii dhoobo ah oo uu taabtona waa in la burburiyaa, oo weel kasta oo qori ahna waa in biyo lagu xalaa.

А глиняний посуд, що його доторкнеться течивий, буде розбитий, а кожен посуд дерев'яний буде обмитий водою.

13 O o kii dheecaanka daadanayaa markuu daahir ka noqdo, waa inuu toddoba maalmood nafsaddiisa u tirsadaa daahirintiisa aawadeed, oo dharkiisana waa inuu maydhaa, oo isna ku maydhaa biyo socda, oo markaasuu daahir ahaanayaa.

А коли течивий стане чистий від течі своєї, то він відлічить сім день на своє очищення, і випере одежу свою, і обмиє тіло своє в живій воді, і стане чистий.

14 O o maalinta siddeedaadna isagu waa inuu laba qoolley ama laba xamaam oo yaryar qaataa oo uu Rabbiga ugu hor yimaadaa iridda teendhada shirka, oo uu iyaga wadaadka u dhiibaa.

А восьмого дня він візьме собі дві горлиці або двоє голубенят, та й прийде перед лице Господнє до входу скинії заповіту, і дасть їх священикові.

15 O o wadaadku waa inuu middood u bixiyaa qurbaan dembi, midda kalena qurbaan la gubo, oo wadaadku waa inuu Rabbiga hortiisa kafaaraggud isaga ugu sameeyaa dheecaankiisa aawadiis.

І спорядить їх священик: одне жертвою за гріх, а одне цілопаленням, та й очистить священик його перед Господнім лицем від течі його.

16 H addii nin shahwaddiisu ka timaada waa inuu jidhkiisa oo dhan biyo ku maydhaa, oo tan iyo fiidkii nijaas buu ahaanayaa.

А чоловік, коли вийде з нього насіння парування, то обмиє в воді все тіло своє, і буде нечистий аж до вечора.

17 O o dhar kasta iyo harag kasta oo ay shahwaddiisu ku taalba, waa in biyo lagu maydhaa, oo tan iyo fiidkii nijaas bay ahaanayaan.

А всяка одежа й всяка шкура, що на ній буде насіння парування, то вона буде випрана в воді, і буде нечиста аж до вечора.

18 O o weliba nin hadduu naag la seexdo, labadooduba waa inay biyo ku maydhaan, oo tan iyo fiidkii nijaas bay ahaanayaan.

І жінка, що чоловік лежатиме з нею на парування, то обмиються вони в воді, і будуть нечисті аж до вечора.

19 O o haddii dheecaan naag ka daadanayo, oo dheecaanka jidhkeeda ku yaal uu xayl yahay, iyadu waa inay intii toddoba maalmood ah nijaasteeda ku sii jirtaa.

А жінка, коли буде течива, кров буде течею її в тілі її то сім день буде в своїй нечистості, а кожен, хто доторкнеться її, буде нечистий аж до вечора.

20 O o intay nijaasaysan tahay wax alla wixii ay ku jiifsataaba way nijaasoobayaan, oo wax alla wixii ay ku fadhiisataaba way nijaasoobayaan.

І все, на чому вона лежатиме в нечистості своїй, буде нечисте; і все, на чому вона сяде, буде нечисте.

21 O o ku alla kii sariirteeda taabtaana waa inuu dharkiisa maydhaa, oo isna biyo ku maydhaa, oo tan iyo fiidkiina nijaas buu ahaanayaa.

А кожен, хто доторкнеться до місця лежання її, той випере одежу свою й обмиється в воді, і буде нечистий аж до вечора.

22 O o wax alla wixii ay ku fadhiisato kii taabtaana waa inuu dharkiisa maydhaa, oo isna biyo ku maydhaa, oo tan iyo fiidkiina nijaas buu ahaanayaa.

А кожен, хто доторкнеться до всякої речі, на якій вона сидить, той випере одежу свою й обмиється в воді, і буде нечистий аж до вечора.

23 O o sariirteeda ama waxay ku fadhiisato haddii xayl ku yaal, markuu taabto, tan iyo fiidkii nijaas buu ahaanayaa.

А якщо було б щось на ложі або на тій речі, що вона сиділа на ній, і він доторкнеться того, то буде нечистий аж до вечора.

24 O o nin hadduu iyada la jiifsado oo xaylkeedu taabto intii toddoba maalmood ah nijaas buu ahaanayaa, oo sariir alla sariirtii uu ku jiifsadaaba way nijaasoobaysaa.

А якщо буде лежати чоловік із нею, то нечистість її буде на ньому, і буде він нечистий сім день.

25 H addii naag uu ka daato dheecaan dhiiggeeda ah maalmo badan oo aan ahayn wakhtigii xaylkeeda, ama hadduu iyada ka daato dheecaan ka badan oo dhaafsiisan wakhtigii xaylkeeda, inta iyada dheecaanku ka daadanayo oo ay nijaasaysan tahay oo dhan waa inay ahaataa sidii maalmihii ay xaylka qabtay oo kale, waayo, way nijaasaysan tahay.

А жінка, коли буде текти теча крови її багато днів не в часі нечистости її, або коли буде текти понад нечистості її, то всі дні течі нечистости її буде вона, як за днів нечистости її, нечиста вона.

26 O o inta dheecaanku iyada ka daadanayo oo dhan, sariir alla sariirtii ay ku jiifsataaba, waxay iyada u ahaan doontaa sida sariirta ay ku jiifsato markay xaylka qabto, oo wax alla wixii ay ku fadhiisataaba waxay u nijaasoobayaan sida nijaasta xaylkeeda.

Кожне ложе, на якому вона лежатиме всі дні течі її, буде для неї, як ложе її нечистости. І кожна річ, на яку вона сяде, буде нечиста, як нечистість місячного очищення її.

27 O o waxyaalahaas ku alla kii taabtaa wuu nijaasoobayaa, oo waa inuu dharkiisa maydhaa, oo isna biyo ku maydhaa, oo tan iyo fiidkii nijaas buu ahaanayaa.

І кожен, хто доторкнеться до них, буде нечистий, і випере одежу свою, і обмиється в воді, і буде нечистий аж до вечора.

28 L aakiinse hadday dheecaankeedii ka daahirsanaato, markaas waa inay toddoba maalmood nafsaddeeda u tirsataa, oo markaas dabadeedna daahir bay ahaanaysaa.

А якщо вона очиститься від течі своєї, то відлічить собі сім день, а потому стане чиста.

29 O o maalinta siddeedaadna waa inay laba qoolley ama laba xamaam oo yaryar qaadataa oo ay wadaadka ugu keentaa iridda teendhada shirka.

А восьмого дня візьме собі дві горлиці, або двоє голубенят, та й принесе їх до священика до входу скинії заповіту.

30 O o wadaadku waa inuu middood u bixiyaa qurbaan dembi, oo midda kalena qurbaan la gubo, oo wadaadku waa inuu iyada kafaaraggud ugu sameeyaa Rabbiga hortiisa dheecaankii nijaasteeda aawadiis.

І спорядить священик одне жертвою за гріх, а одне цілопаленням, та й очистить священик її перед Господнім лицем від течі нечистости її.

31 O o sidaas waa inaad reer binu Israa'iil nijaastooda uga soocdaan, si ayan nijaastooda ugu dhex dhiman markay nijaaseeyaan taambuuggayga dhexdooda ku yaal.

І відділите Ізраїлевих синів від їхньої нечистости, щоб не повмирали вони в своїй нечистості через занечищення їхнє Моєї скинії, яка серед них.

32 K anu waa sharciga ku saabsan kii dheecaan ka daadanayo iyo kii shahwaddiisu ka timaado, oo uu sidaas ku nijaasoobay,

Оце закон про течивого та про того, що з нього виходить насіння лежання, що ним занечищується,

33 i yo naagtii xayl qabta, iyo qofkii dheecaan ka daadanayo nin iyo naag miduu yahayba, iyo kii la seexda tii nijaasaysan.

і про хвору в місячнім очищенні її, і про течивого на течу свою, для чоловіка й для жінки, та для чоловіка, що буде лежати з нечистою.