1 B al eega, Rabbiga gacantiisu inay wax badbaadiso kama gaabna, oo dhegihiisuna inay wax maqlaan kama awdna,
Ото ж бо, Господня рука не скоротшала, щоб не помагати, і Його вухо не стало тяжким, щоб не чути,
2 l aakiinse xumaatooyinkiinnaa idin kala soocay idinka iyo Ilaahiinna, oo dembiyadiinnaa wejigiisa idinka qariyey, oo saasuusan idiin maqlin.
бо то тільки переступи ваші відділювали вас від вашого Бога, і ваші провини ховали обличчя Його від вас, щоб Він не почув,
3 W aayo, gacmihiinnii dhiig bay ku nijaasaysan yihiin, oo farihiinniina xumaan bay ku nijaasaysan yihiin, bushimihiinnii been bay ku hadleen, oo afkiinniina shar buu ku guryamaa.
бо ваші долоні заплямлені кров'ю, ваші ж пальці беззаконням, уста ваші говорять неправду, язик ваш белькоче лихе!
4 N inna si xaq ah uma dacweeyo, oo midnaba run kuma muddaco. Waxay isku halleeyaan waxaan waxba ahayn, oo been bay ku hadlaan, belaayay uuraystaan, oo xumaan bay dhalaan.
Немає нікого, хто б кликав на суд, і нікого нема, хто судився б поправді, кожен надію кладе не марноту й говорить неправду, вагітніє бідою й породжує злочин!
5 W axay dillaaciyaan jilbis ukuntiis, oo waxay sameeyaan xuub caaro. Kii ukuntooda cunaaba wuu dhintaa, oo tii jabtaba jilbis baa ka soo baxa.
Висиджують яйця гадючі та тчуть павутиння: хто з'їсть з їхніх яєць, помирає, а з розбитого гадина вийде...
6 X uubabkoodu dhar uma ay noqon doonaan, oo shuqulladoodana innaba iskuma qarin doonaan. Shuqulladoodu waa shuqullo xumaaneed, oo falinta dulmiguna gacmahooday ku jirtaa.
Нитки їхні не стануть одежею, і виробами своїми вони не покриються: їхні діла діла кривди, і в їхніх руках чин насильства...
7 C agahoodu shar bay u ordaan, oo waxay u degdegaan inay dhiig aan xaq qabin daadiyaan. Fikirradoodu waa fikirro xumaaneed, baabba' iyo halligaad ayaa jidadkooda dhex yaal.
Їхні ноги біжать на лихе, і спішать проливати невинну кров, їхні думки думки кривдні, руїна й погибіль на їхніх дорогах!
8 J idka nabadda ma yaqaaniin, oo socodkoodana caddaalad laguma arko. Waxay samaysteen dhabbayaal qalqalloocan, oo ku alla kii maraaba nabad ma uu yaqaan.
Дороги спокою не знають, і правосуддя немає на їхніх стежках, вони покрутили собі свої стежки, і кожен, хто нею ступає, не знає спокою.
9 S idaas daraaddeed caddaaladu way inaga fog tahay, oo xaqnimana innaba ina soo gaadhi mayso. Waxaynu sugnaa nuur, laakiinse waxaynu aragnaa gudcur, oo waxaynu sugnaa iftiin laakiinse madow baynu ku dhex soconnaa.
Тому віддалилося право від нас, і не сягає до нас справедливість! чекаємо світла, та ось темнота, чекаємо сяйва та й у темнощах ходимо!
10 S ida kuwa indhaha la' ayaynu derbiga u haabhaabannaa, oo sida innagoo aan innaba indho lahayn ayaynu wax u haabhaabannaa. Sida fiid oo kale ayaynu hadh cad u turunturoonnaa, oo waxaynu nahay sida dad dhintay oo kuwa barwaaqaysan ku dhex jira.
Ми мацаємо, мов невидющі, за стіну, навпомацки ходимо, мов ті безокі; спотикаємося ми опівдні, немов би смерком, між здоровими ми, як померлі!...
11 K ulligeen sida orsooyin oo kale ayaynu u cabaadnaa, oo sida qoolleyo oo kale ayaynu u baroorannaa. Waxaynu sugnaa caddaalad, laakiinse lama arko, oo waxaynu sugnaa badbaado, laakiinse way inaga fog tahay.
Усі ми ревемо, як ведмеді, і мов голуби ті постійно воркочемо, чекаємо права й немає, спасіння й від нас віддалилось воно...
12 W aayo, Rabbiyow, xadgudubyadayadii hortaaday ku bateen, oo waxaa nagu marag fura dembiyadayada, waayo, xadgudubyadayadu way nala jiraan, oo xumaatooyinkayagana waannu og nahay.
Бо помножились наші переступи перед Тобою, і свідкують на нас гріхи наші, бо з нами переступи наші, а наші провини ми знаємо їх!
13 W aynu xadgudubnay oo Rabbiga been ka sheegnay oo Ilaaheen ka leexannay, innagoo dulmi iyo fallaago ku hadlayna oo erayo been ah uuraysanayna oo qalbiga kaga hadlayna.
Ми зраджували й говорили неправду на Господа, і повідступали від нашого Бога, казали про утиск та відступ, вагітніли й видумували з свого серця слова неправдиві...
14 C addaaladdii dib bay u noqotay, oo xaqnimaduna meel fog bay taagan tahay, waayo, runtii jidkay ku dhex dhacday, oo qummanaantuna sooma geli karto.
І правосуддя назад відступилося, а справедливість здалека стоїть, бо на майдані спіткнулася істина, правда ж не може прийти,
15 H ubaal runta waa la waayayaa, oo ku alla kii sharka ka tagaaba wuxuu iska dhigaa wax la boobo, oo Rabbiguna taas wuu arkay, shar bayna u ahayd inaan caddaalad la arag.
і істина зникла, а той, хто від злого відходить, грабований... І це бачить Господь, і лихе в Його очах, що права нема!
16 W uxuuna arkay inaan ninna la arag, oo inaan dhexdhexaadiye la arag wuu ka yaabay, sidaas daraaddeed gacantiisa ayaa isaga badbaado u keentay, oo xaqnimadiisii ayaa tiirisay.
І Він бачив, що немає нікого, і дивувавсь, що немає заступника... Та рамено Його Йому допомогло, і Його справедливість підперла Його,
17 S ida laabdhawr oo kale ayuu xaqnimo u soo xidhay, oo madaxana wuxuu saartay koofiyad badbaado ah, oo wuxuu dhar ahaan u guntaday aarsasho, oo qiiro kulul ayuu soo huwaday.
і Він зодягнув справедливість, як панцер, а шолома спасіння на Свою голову, і зодягнув шати помсти, як одяг, і покрився горливістю, мов би плащем!
18 S iday falimahoodu istaahilaan ayuu nacabyadiisa cadho ugu abaalmarin doonaa, oo cadaawayaashiisana wuu u abaalgudi doonaa, oo gasiiradahana abaalgud buu siin doonaa.
Надолужить Він гнівом Своїм ворогам згідно з учинками їхніми, Своїм супротивним заплатою, островам надолужить заплату.
19 M arkaasaa magaca Rabbiga xagga galbeed lagaga cabsan doonaa, oo ammaantiisana xagga qorrax-ka-soobaxaa lagaga cabsan doonaa. Marka cadowgu sida daad oo kale u yimaado ayaa Ruuxa Rabbigu eryi doonaa.
І будуть боятися Ймення Господнього з заходу, а слави Його зо схід сонця, бо прийде, як річка рвучка, вітер Господній її пожене,
20 R abbigu wuxuu leeyahay, Bixiye baa u iman doona Siyoon iyo kuwa reer Yacquub ee xadgudubka ka leexdaba.
і прийде Викупитель Сіонові й тим, хто вернувся із прогріху в Якові, каже Господь.
21 R abbigu wuxuu leeyahay, Kanu waa axdigayga aan iyaga la dhigan doono. Ruuxayga ku kor jooga iyo erayadaydii aan afkaaga ku riday innaba afkaaga, iyo afka farcankaaga, iyo afka farcankaaga farcankiisa toona hadda ka dib iyo tan iyo weligeedba kama tegi doonaan, ayaa Rabbigu leeyahay.
А Я ось із ними умова Моя, говорить Господь: Мій Дух, який на тобі, та слова Мої, що поклав Я до уст твоїх, не уступлять вони з твоїх уст, і з уст нащадків твоїх, і з уст нащадків потомства твого, говорить Господь, відтепер й аж навіки!