1 O o haddana indhaha baan kor u taagay oo wax fiiriyey, oo waxaan arkay qorniin la duubo oo duulaya.
І знову підніс я свої очі, та й побачив, аж ось летить звій.
2 O o isna wuxuu igu yidhi, War maxaad aragtaa? Oo anna waxaan ugu jawaabay, Waxaan arkaa qorniin la duubo oo duulaya, oo dhererkiisu waa labaatan dhudhun, ballaadhkiisuna waa labaatan dhudhun.
І сказав він до мене: Що ти бачиш? А я відказав: Я бачу летючого звоя. Довжина його двадцять мірою ліктем, а ширина його десять ліктів.
3 M arkaasuu igu yidhi, Kanu waa habaarka soo baxay oo dhulka oo dhan kor maraya, waayo, ku alla kii wax xada waxaa lagu baabbi'in doonaa sida dhankiisan ku qoran, oo ku alla kii been ku dhaartana waxaa lagu baabbi'in doonaa sida dhankiisa kale ku qoran.
І сказав він мені: Це те прокляття, що виходить на поверхню всієї землі. Бо кожен злодій буде безкарний згідно з тим, що з цього боку звою написане, і кожен, хто присягає ложно, буде безкарний згідно з тим, що з того боку звою написане.
4 O o Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Anigu waan soo bixin doonaa, oo wuxuu soo geli doonaa guriga tuugga, iyo guriga kan magacayga beenta ugu dhaarta, oo wuxuu iska joogi doonaa gurigiisa dhexdiisa, oo alwaaxdiisa iyo dhagaxyadiisaba wuu wada baabbi'in doonaa. Naag Weel Ku Jirta
І привів Я його, прокляття, говорить Господь Саваот, і прийде воно до дому злодія, і до дому того, хто ложно присягає Йменням Моїм, і воно міцно осядеться в середині дому його, і вигубить його, і дерева його та каміння його.
5 M arkaasaa malaggii ila hadlay soo baxay, oo wuxuu igu yidhi, Bal hadda indhaha kor u taag, oo bal arag waxa uu yahay waxan soo baxaya.
І вийшов той Ангол, що говорив зо мною, та й до мене сказав: Зведи но свої очі й побач, що це виходить?
6 O o waxaan ku idhi, Waa maxay? Kolkaasuu igu yidhi, Kanu waa weel eefaah ah oo soo baxaya. Oo weliba wuxuu igu yidhi, Kanu waa muuqashadii dembigooda oo dhulka oo dhan gaadhay.
І сказав я: Що це таке? А він відказав: Це ефа, що виходить. І ще він сказав: Це їхнє око в усьому Краї.
7 O o bal eeg, waxaa kor loo qaaday wax culus oo laxaamad ah, oo waxaa jirtay naag eefaahda dhexdeeda fadhida.
Аж ось піднялася олив'яна покришка, а це була одна жінка, що сиділа посеред ефи.
8 O o haddana wuxuu igu yidhi, Tanu waa xumaan. Kolkaasuu iyadii hoos ugu riday eefaahda dhexdeeda, oo wuxuu ku daboolay wixii cuslaa oo laxaamadda ahaa.
І він сказав: Це та несправедливість. І кинув її до середини ефи, і кинув олив'яного куска до її отвору.
9 O o markaasaan indhaha kor u taagay, oo intaan wax fiiriyey ayaan arkay laba naagood oo soo baxay, oo dabayshuna waa ku jirtay baalashooda. Iyagu waxay lahaayeen baalal u eg baalasha xuurta oo kale, oo iyana intay eefaahdii kor u qaadeen ayay meel dhulka iyo samada u dhaxaysa geeyeen.
І звів я очі свої та й побачив, аж ось дві жінки виходять, і вітер гудів в їхніх крилах, а їхні крила як крила чорногуза. І підняли вони ефу між землею та між небом.
10 M arkaasaan malaggii ila hadlay ku idhi, Kuwanu xaggee bay eefaahda u qaadayaan?
І сказав я до Ангола, що зо мною говорив: Куди вони несуть цю ефу?
11 O o isaguna wuxuu igu yidhi, Waxay u qaadayaan inay guri iyada uga dhisaan dalka Shincaar, oo markii la diyaariyo ayaa iyada lagu dejin doonaa halkaas oo meesheeda ah.
І сказав він до мене: Щоб збудувати їй дім у краю Шін'ар. А коли він буде поставлений, то буде покладена там на місці своєму.