Laawiyiintii 17 ~ Левит 17

picture

1 M arkaasaa Rabbigu Muuse la hadlay oo wuxuu ku yidhi,

І Господь промовляв до Мойсея, говорячи:

2 W axaad la hadashaa Haaruun, iyo wiilashiisa, iyo dadka reer binu Israa'iil oo dhan, oo waxaad ku tidhaahdaa, Waxanu waa wixii Rabbigu amray, oo uu yidhi,

Промовляй до Аарона й до синів його, та до всіх Ізраїлевих синів, та й скажеш їм: Оце та річ, що Господь наказав був, говорячи:

3 N in kasta oo reer binu Israa'iil ka mid ah, oo xerada gudaheeda ama dibaddeeda ku gowraca dibi ama wan yar ama orgi,

Кожен чоловік з Ізраїлевого дому, що заріже вола, або ягня, або козу в таборі, або щось заріже поза табором,

4 i sagoo aan iridda teendhada shirka keenin inuu Rabbiga qurbaan ahaan ugu bixiyo taambuugga Rabbiga hortiisa, ninkaas waxaa lagu xisaabi doonaa mid uu dhiig saaran yahay, waayo, isagu dhiig buu daadiyey, oo qofkaas waa in dadkiisa dhexdooda laga gooyaa,

а до входу скинії заповіту не приведе того на принесення жертви для Господа перед скинію Господню, то кров буде полічена тому чоловікові, він пролив кров. І буде винищений чоловік той з-посеред народу свого,

5 o o sidaas daraaddeed reer binu Israa'iil waa inay keenaan allabaryadooda ay berrinka bannaan ku bixiyaan, oo iyagu waa inay Rabbiga ugu keenaan iridda teendhada shirka, waana inay wadaadka guddoonsiiyaan, oo ay Rabbiga ugu bixiyaan allabaryo qurbaanno nabaadiino ah.

щоб приводили Ізраїлеві сини свої жертви, які вони ріжуть на чистому полі, і спроваджали для Господа до входу скинії заповіту до священика, і різали їх, як мирні жертви для Господа.

6 O o wadaadkuna waa inuu dhiigga ku saydhsaydhaa meesha allabariga ee Rabbiga oo ag yaal iridda teendhada shirka, oo xaydhana waa inuu gubaa si ay Rabbiga u ahaato caraf udgoon.

І покропить священик тією кров'ю на Господнього жертівника при вході скинії заповіту, та й спалить лій на любі пахощі для Господа.

7 O o iyagu waa inayan mar dambe allabaryadooda u bixin orgiyada ay caabudaan sida naagu ninkeeda uga dhillowdo. Kaasu qaynuun weligiis ah buu ab ka ab u ahaan doonaa iyaga.

І щоб вони вже не різали своїх жертов козлам-демонам, за якими вони блудять. Це буде для них вічна постанова на їхні покоління.

8 O o waxaad iyaga ku tidhaahdaa, Nin kasta oo ka mid ah reer binu Israa'iil ama shisheeyayaasha dhexdooda deggan, oo bixiya qurbaan la gubo ama allabari,

А їм скажеш: Кожен чоловік із Ізраїлевого дому та з приходька, що буде мешкати серед вас, який принесе цілопалення або жертву,

9 i sagoo aan keenin iridda teendhada shirka inuu Rabbiga u bixiyo daraaddeed, ninkaas waa in dadkiisa laga gooyaa.

а до входу скинії заповіту не принесе того, щоб учинити його для Господа, то буде знищений чоловік той з-посеред народу свого!

10 O o nin alla ninkii ka mid ah reer binu Israa'iil ama shisheeyayaasha dhexdooda deggan oo cuna cayn kasta oo dhiig ah, aniga ayaa ka gees noqon doonaa qofkaas dhiigga cuna, oo dadkiisaan isaga ka gooyn doonaa.

А кожен чоловік із Ізраїлевого дому та з приходька, що мешкає серед них, який буде їсти кров, то Я зверну лице Своє проти тієї душі, що їсть вона ту кров, і винищу її з-посеред народу її,

11 W aayo, jiidhka noloshiisii waxay ku dhex jirtaa dhiigga; oo anna waxaan meesha allabariga dusheeda idiinku siiyey in nafihiinna loogu kafaaro gudo, waayo, waa dhiigga waxa loogu kafaaro gudaa nolosha daraaddeed.

бо душа тіла в крові вона, а Я дав її для вас на жертівника для очищення за душі ваші, бо кров та вона очищує душу.

12 H addaba sidaas daraaddeed waxaan reer binu Israa'iil ku idhi, Qof idinka mid ahu waa inuusan dhiig cunin, oo shisheeyaha idin dhex degganuna waa inuusan dhiig cunin.

Тому сказав Я Ізраїлевим синам: Кожна душа з вас не буде їсти крови, і приходько, що мешкає серед вас, не буде їсти крови.

13 O o nin alla ninkii ka mid ah reer binu Israa'iil ama shisheeyayaasha dhexdooda deggan hadduu ugaadhsasho ku helo neef amase haad ugaadh ah oo la cuno, waa inuu dhiiggiisa daadiyaa oo ciid ku daboolaa.

А кожен чоловік із Ізраїлевих синів та з приходька, що мешкає серед них, що вполює здобич звірини або птаства, що їджене, то він виллє кров того й закриє її піском.

14 W aayo, jiidh kastaba naftiisa iyo dhiiggiisu waa isku mid qudha, oo sidaas daraaddeed ayaan reer binu Israa'iil ku idhi, Waa inaydaan jiidhnaba dhiiggiisa cunin cayn kastoo uu yahayba, waayo, jiidh kastaba noloshiisu waa dhiiggiisa, oo qof alla qofkii dhiig cunaba waa la gooyn doonaa.

Бо душа кожного тіла кров його, у душі його вона. І сказав Я Ізраїлевим синам: Крови кожного тіла ви не будете їсти, бо душа кожного тіла кров його вона. Усі, що їдять її, будуть понищені.

15 O o qof kasta oo cuna neef iska bakhtiyey amase neef dugaagu bakhtiistay, hadduu yahay waddani iyo hadduu shisheeye yahayba waa inuu dharkiisa maydhaa, oo isna biyo ku maydhaa, oo tan iyo fiidkana nijaas buu ahaanayaa, oo dabadeedna daahir buu ahaan doonaa.

А всяка душа, що їстиме падло та розшарпане серед тубільця і серед приходька, нехай випере одежу свою й обмиється в воді, і буде нечистий аж до вечора, а потім стане чистий.

16 L aakiinse hadduusan dharkiisa maydhin ama uusan jidhkiisa maydhin, markaasuu dembigiisa qaadan doonaa.

А якщо він не випере, а тіла свого не обмиє, то понесе свою провину.