Malaakii 1 ~ Малахії 1

picture

1 K anu waa warka culus ee Eraygii Rabbiga oo Malaakii loogu soo dhiibay dadka dalka Israa'iil. Yacquub Oo La Jeclaaday Ceesawna La Necbaaday

Пророцтво Господнього слова до Ізраїля через Малахію.

2 R abbigu wuxuu leeyahay, Anigu waan idin jeclaaday, laakiinse idinku waxaad tidhaahdaan, War sidee baad noo jeclaatay? Ceesaw sow Yacquub walaalkiis ma ahayn? ayaa Rabbigu leeyahay, laakiinse Yacquub waan jeclaaday,

Я вас покохав, говорить Господь, а ви кажете: Як Ти нас покохав? Чи ж не брат Ісав Якову? каже Господь, а Я Якова був покохав,

3 C eesawse waan necbaaday, oo buurihiisiina cidla baan ka dhigay, oo dhaxalkiisiina waxaan siiyey dawacooyinka cidlada.

а Ісава зненавидів, і зробив його гори спустошенням, а спадок його для шакалів пустині.

4 I n kastoo reer Edom yidhaahdaan, Annaga waa nala dumiyey, laakiinse waannu soo noqon doonnaa, oo meelaha cidlada ah waannu dhisi doonnaa, Rabbiga ciidammaduse wuxuu leeyahay, Way dhisi doonaan, laakiinse anigu waan dumin doonaa, oo dadku wuxuu ku magacaabi doonaa, Dalka Xumaanta, iyo dadka uu Rabbigu weligiis u cadhaysan yahay.

Коли скаже Едом: Ми зруйновані, та знову збудуємо руїни, то так промовляє Господь Саваот: Вони побудують, а Я розвалю! І звати їх будуть: Країна безбожности, і народ, на якого навіки розгнівавсь Господь!

5 O o indhihiinnuna way arki doonaan, oo idinku waxaad odhan doontaan, Rabbigu ha laga weyneeyo soohdinta dalka Israa'iil shishadeeda. Allabaryo Iin Leh

І ваші очі побачать оце, і ви скажете: Стане великий Господь понад границю Ізраїлеву!

6 W iil wuxuu murweeyaa aabbihiis, addoonna sayidkiisa, haddaba haddii aan aabbe ahay, meeday murwaddaydii? Haddiise aan sayid ahay, meeday cabsidaydii? Wadaaddada magacayga quudhsadayow, Rabbiga ciidammadu saasuu idinku leeyahay. Idinkuna waxaad leedihiin, War sidee baannu magacaaga u quudhsannay?

Шанує син батька, а раб свого пана; та якщо Я вам батько, де пошана Моя? А якщо Я вам пан, де страх передо Мною? говорить Господь Саваот вам, священики, що погорджуєте Моїм Іменням та й кажете: Чим ми погордили Йменням Твоїм?

7 I dinku cunto nijaasooday ayaad meeshayda allabariga ku dul bixisaan, oo weliba waxaad leedihiin, War sidee baannu kuu nijaasaynay? Taas waxaad ku tidhaahdaan, Miiska Rabbigu waa mid la quudhsado.

На жертівник Мій ви приносите хліб занечищений і кажете: Чим Тебе ми зневажили? Тим, що кажете ви: Трапеза Господня вона погорджена!

8 R abbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Markaad neef indha la' allabari u bixisaan, sow taasu shar ma aha? Sowse shar ma aha markaad neef curyaan ah iyo neef buka allabari u bixisaan? Haddaba bal taliyahaaga u gee. Miyuu kugu farxi doonaa? Miyuuse ku aqbali doonaa?

І коли ви проносите в жертву сліпе, це не зле? І як кульгаве та хворе приносите, чи ж це не зле? Принеси но подібне своєму намісникові, чи тебе він вподобає, чи підійме обличчя твоє? промовляє Господь Саваот.

9 H addaba waan idin baryayaaye, Rabbiga barya inuu inoo roonaado aawadeed. Haddaba idinkoo waxaas sameeyey, miyuu midkiinna aqbalayaa? Saasuu Rabbiga ciidammadu leeyahay.

А тепер ублагайте ви Боже лице, і хай стане для нас милостивим. З ваших рук це було, то хіба кому з вас Він обличчя підійме? говорить Господь Саваот.

10 W axaan jeclaan lahaa inuu idinku dhex jiro mid albaabbada xidha, inaydaan meeshayda allabariga dab ugu shidin si aan waxtar lahayn! Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Anigu idinkuma faraxsani, oo gacmihiinnana innaba qurbaan ka aqbali maayo.

Нехай хто серед вас замкне двері святині, і не буде надармо освічувати Мого жертівника! Я не маю вподоби до вас, говорить Господь Саваот, і з ваших рук не вподобаю дару!

11 R abbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Markii qorraxdu soo baxdo iyo markii ay dhacdo inta ka dhexle magacaygu waa ku weyn yahay quruumaha dhexdooda, oo meel kastana waxaa magacayga aawadiis loo bixiyaa foox iyo qurbaan daahir ah, waayo, magacaygu waa ku weyn yahay quruumaha dhexdooda.

Бо від сходу сонця й аж по захід його звеличиться Ймення Моє між народами, і кадиться в кожному місці для Ймення Мого дар чистий, бо звеличиться Ймення Моє між народами, каже Господь Саваот.

12 I dinkuse waad nijaasaysaan markaad tidhaahdaan, Miiskii Rabbigu waa nijaasaysan yahay, oo cuntadiisuna waa wax la quudhsado.

Ви ж Його зневажаєте, кажучи: Трапеза Господня вона занечищена, й дохід її, обриджена страва її.

13 R abbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Idinku waxaad tidhaahdaan, Bal eega, kanu daal badanaa! Oo weliba waad igu fududaysateen, oo waxaad ii keenteen wax la soo dhacay, iyo neef curyaan ah, iyo mid buka, oo saasaad qurbaan u keentaan. Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Miyaan gacantiinna ka aqbalaa wax sidaas ah?

І до того говорите: Ось стільки праці! і ним нехтуєте, говорить Господь Саваот, і приносите крадене, і кульгаве та хворе, і таку жертву хлібну приносите. Чи буде воно Мені миле з рук ваших? говорить Господь.

14 L aakiinse inkaaru ha ku dhacdo khaa'inkii adhigiisa neef wanaagsan oo lab ahu ku jiro, oo markuu nidar galo uu Sayidka u allabaryo wax iin leh, waayo, Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Anigu waxaan ahay Boqor weyn, oo magacaygana aad baa looga cabsadaa quruumaha dhexdooda.

І проклятий обманець, що в стаді його є самець, а він обіцяє та в жертву дає Господеві зіпсуте, а Я Цар великий, говорить Господь, і серед народів грізне Моє Ймення!