Ishacyaah 13 ~ Ісая 13

picture

1 K anu waa warka culus ee Baabuloon ku saabsan oo uu Ishacyaah ina Aamoos arkay.

Пророцтво про Вавилон, що бачив Ісая, син Амосів.

2 B uurta dheer calan ka taaga, codkana iyaga kor ugu qaada, oo u gacanhaadiya inay irdaha kuwa gobta ah galaan.

Підійміте прапора на лисую гору, кличте їх голосніш, помахайте рукою, щоб ішли у ворота!

3 W axaan amray kuwaygii gooni la iigu dhigay, oo weliba waxaan cadhadayda aawadeed ugu yeedhay kuwayga xoogga badan, waxaana weeye kuwa sarrayntayda ku reyreeya.

Я звелів був Своїм посвяченим, теж покликав лицарство Своє на Мій гнів, що зухвало радіють.

4 W axaa la maqlayaa bulxanka dadka badan oo buuraha ka yeedhaya sida dad fara badan! Waxaana la maqlayaa buuqa boqortooyooyinkii quruumaha isa soo wada urursaday! Rabbiga ciidammadu wuxuu soo ururinayaa ciidanka dagaalka.

Чути гамір у горах, як народу численного, чути гомін згромаджених тут царств народів: це переглядає Господь Саваот бойове Своє військо!

5 W axay ka imanayaan waddan fog iyo samada darafka ugu shisheeya inay dalka oo dhan baabbi'iyaan, waana Rabbiga iyo hubkii dhirifkiisaba.

Приходять з далекого краю, із кінців небес, Господь і знаряддя гніву Його, щоб усю землю понищити!

6 B aroorta, waayo, maalintii Rabbigu way dhow dahay, oo waxay u iman doontaa sida baabbi'in xagga Ilaaha Qaadirka ah ka timid.

Голосіть, бо близький день Господній, він від Всемогутнього прийде, немов зруйнування...

7 H addaba sidaas daraaddeed gacmo oo dhammu way taag gabi doonaan, oo nin kastaba qalbigiisu wuu dhalaali doonaa.

Тому то ослабнуть всі руки, і кожне серце людини зневіриться.

8 W ayna nixi doonaan, oo waxaa qaban doona xanuun iyo murug, oo waxay u xanuunsan doonaan sida naag foolanaysa. Oo midkoodba kan kaluu la yaabi doonaa, oo wejigooduna wuxuu noqon doonaa sida olol oo kale.

І вони налякаються, болі та муки їх схоплять, немов породілля та, будуть тремтіти... Остовпіють один перед одним, полум'яні обличчя то їхні обличчя...

9 B al eega, maalinta Rabbigu way imanaysaa iyadoo nac weyn oo ka buuxda cadho iyo xanaaq kulul si dhulka cidla looga dhigo oo dembilayaasha oo dhan dhexdiisa looga baabbi'iyo.

Оце день Господній приходить, суворий, і лютість, і полум'я гніву, щоб землю зробити спустошенням, а грішних її повигублювати з неї!

10 W aayo, xiddigaha samada iyo ururkooduba ma iftiimi doonaan. Qorraxduna way madoobaan doontaa markii ay soo baxdo, oo dayaxuna ma iftiimi doono.

Бо зорі небесні та їхні сузір'я не дадуть свого світла, сонце затьмиться при сході своєму, а місяць не буде вже сяяти світлом своїм...

11 O o dunida sharkeeda aawadiis ayaan u ciqaabi doonaa, oo kuwa sharka lehna xumaantooda aawadeed ayaan u ciqaabi doonaa, oo kuwa kibrana kibirkooda waan joojin doonaa, oo kuwa laga cabsadona madaxweynaantooda hoos baan u soo dejin doonaa.

І Я покараю всесвіт за зло, а безбожних за їхню провину, бундючність злочинця спиню, а гордість насильників знижу!

12 W axaan dadka ka dhigi doonaa wax dhif ah oo ka qaalisan dahabka wanaagsan, oo binu-aadmigana waxaan ka dhigi doonaa wax aan badnayn sida dahabka saafiga ah ee Oofir.

Я зроблю людину дорожчою від щирого золота, і смертну людину від офірського золота.

13 H addaba sidaas daraaddeed maalinta Rabbiga xanaaqiisa kululu iman doono ayaan samooyinka gariirin doonaa, dhulkuna meeshiisuu kaga dhaqaaqi doonaa cadhada Rabbiga ciidammada.

Тому небеса захитаю, і рухнеться земля з свого місця від лютости Господа Саваота, у День, як палатиме гнів Його...

14 O o sida deero la eryay iyo sida ido aan ciduna soo ururin ayaa midkood kastaaba dadkiisa ku noqon doonaa, oo mid kastaaba dalkiisa u carari doonaa.

І буде народ, як та сарна сполошена чи як отара, якої зібрати немає кому... До народу свого кожен звернеться, і кожен до краю свого втікатиме.

15 M id kasta oo la helo waa la dooxi doonaa, oo mid kasta oo la qabto seef baa lagu dili doonaa.

Кожен знайдений буде заколеним, і кожен узятий впаде від меча...

16 O o dhallaankoodana dhulkaa lagu tuuri doonaa iyagoo arkaya, guryahoodana waa la dhici doonaa, naagahoodana waa la kufsan doonaa.

А їхні діти на їхніх очах порозбивані будуть, їхні доми пограбовані будуть, а їхніх жінок побезчестять!

17 B al eega, waxaan iyaga ku soo kicin doonaa reer Maaday oo aan innaba lacag ka fikirayn oo aan dahabkana ku farxin.

Оце Я збуджу на них мідян, що срібла не лічать, а золото не чують бажання до нього,

18 Q aansooyinkoodu waxay baabbi'in doonaan barbaarrada, oo midhaha maxalkana innaba uma ay naxariisan doonaan, oo carruurtana uma ay tudhi doonaan.

і будуть вбивати юнаків їхні луки, і над плодом утроби вони милосердя не матимуть, їхнє око над дітьми не матиме милости...

19 O o Baabuloon oo ah sharaftii boqortooyooyinka iyo quruxdii kibirka reer Kaldayiin waxay noqon doontaa sidii markii Ilaah Sodom iyo Gomora afgembiyey.

І стане тоді Вавилон, краса царств, пишнота халдейської гордости, таким, як Бог зруйнував був Содом та Гоморру!

20 O o weligeed innaba lama degi doono oo tan iyo ab ka ab laguma dhex hoyan doono, oo Carabkuna halkaas teendho kama dhisan doono, oo adhijirraduna halkaas adhigooda ma daajin doonaan.

Не буде назавжди заселений він, нізамешкалий з роду в рід, і араб там не стане наметом, і там пастухи не спочинуть з своєю отарою...

21 L aakiinse halkaas waxaa jiifsan doona dugaagga lamadegaanka, oo guryahoodana waxaa ka buuxsami doona guumeyso, oo waxaa ku hoyan doona gorayo, waxaana ku dhex cayaari doona xayawaan dhogor dheer leh.

Але будуть барложити там звірі пустині, і будуть доми їхні совами повні, і там пробуватимуть струсі, і волохаті демони там танцюватимуть...

22 O o yeey baana guryahooda cidloobay qaylo isugu jawaabi doona, oo daarahooda qurqurxoonna dawacooyin baa ka dhex qaylin doona, oo wakhtigeediina kol dhow buu iman doonaa, oo cimrigeedana lama sii dheerayn doono.

І завиють шакали в порожніх хоромах його, а гієни в веселих палацах! І близьке вже наступлення часу його, і не забаряться ці його дні!