1 H addaba Yeftaah oo reer Gilecaad ahaa wuxuu ahaa nin xoog leh, oo wuxuuna ahaa dhillo wiilkeed. Yeftaahna waxaa dhalay Gilecaad.
А ґілеадянин Їфтах був хоробрий вояк. А він був син блудливої жінки, і з нею Ґілеад породив Їфтаха.
2 O o Gilecaad naagtiisiina wiilal bay u dhashay, oo wiilashii naagtiisuna markay koreen ayay Yeftaah iska eryeen, oo waxay ku yidhaahdeen, Reerka aabbeheen adigu nala dhaxli maysid; maxaa yeelay, naag kalaa ku dhashay.
І породила Ґілеадова жінка йому синів. І повиростали сини тієї жінки, та й вигнали Їфтаха, і сказали йому: Не будеш володіти в домі нашого батька, бо ти син іншої жінки!
3 M arkaasuu Yeftaah walaalihiis ka cararay, oo wuxuu degay dalkii Toob: markaasaa waxaa isku soo ururay ciyaalasuuq, oo iyana waxay raaceen Yeftaah.
І втік Їфтах перед своїми братами, і осівся в краї Тов. І зібралися до Їфтаха гулящі люди, та й виходили з ним.
4 O o intii wakhti ah dabadeed ayay reer Cammoon la dirireen reer binu Israa'iil.
І сталося по часі, і воювали Аммонові сини з Ізраїлем.
5 O o markii reer Cammoon ay la dirireen reer binu Israa'iil ayaa odayaashii reer Gilecaad Yeftaah ka dooneen dalkii Toob;
І сталося, як воювали Аммонові сини з Ізраїлем, то пішли ґілеадські старші, щоб забрати Їфтаха з краю Тов.
6 o o waxay Yeftaah ku yidhaahdeen, Kaalay oo madax noo noqo, aynu reer Cammoon la dirirnee.
І сказали вони до Їфтаха: Іди ж, і будеш нам провідником, і будемо воювати з Аммоновими синами.
7 M arkaasuu Yeftaah odayaashii reer Gilecaad ku yidhi, War sow ima aydnaan nebcayn oo igama aydnaan eryin reerkii aabbahay? Maxaad haatan iigu timaadeen idinkoo cidhiidhi ku jira?
І сказав Їфтах до ґілеадських старших: Чи ж не ви зненавидили мене, і вигнали мене з дому мого батька? І чого ви прийшли до мене тепер, коли ви в біді?
8 O o odayaashii reer Gilecaadna waxay ku yidhaahdeen Yeftaah, War haatan waannu kuu soo noqonnay si aad noo raacdid oo aad ula dirirtid reer Cammoon, oo madax ayaad noo noqonaysaa oo waxaad ugu sarraynaysaa dadka deggan dalka Gilecaad oo dhan.
І сказали ґілеадські старші до Їфтаха: Зате ми тепер вернулися до тебе! І ти піди з нами, і будемо воювати з Аммоновими синами, і станеш нам головою для всіх мешканців ґілеадських.
9 M arkaasuu Yeftaah ku yidhi odayaashii reer Gilecaad, Haddaad mar kale dalkii iigu celisaan inaan reer Cammoon la diriro, oo Rabbigu iyaga gacanta ii soo geliyo, de markaas madax ma idiin noqonayaa?
І сказав Їфтах до ґілеадських старших: Якщо ви мене вернете воювати з Аммоновими синами, і Господь дасть їх, щоб були побиті передо мною, то чи я стану вам головою?
10 O o odayaashii reer Gilecaadna waxay Yeftaah ku yidhaahdeen, Taas Rabbigu ha ka noqdo marag inoo dhexaya; oo hubaal waxaannu yeelaynaa siduu eraygaagu yahay.
І сказали ґілеадські старші до Їфтаха: Нехай Господь буде свідком поміж нами, що так, як слово твоє, так зробимо.
11 M arkaasuu Yeftaah raacay odayaashii reer Gilecaad oo dadkiina waxay isagii ka dhigteen madax iyo ugaas iyaga ka sarreeya; oo Yeftaah wuxuu hadalkiisii oo dhan Rabbiga ugu sheegay Misfaah.
І пішов Їфтах з ґілеадськими старшими, і народ настановив його собі за голову та провідника, а Їфтах промовляв усі свої слова перед Господнім лицем у Міцпі.
12 M arkaasuu Yeftaah wargeeyayaal u diray boqorkii reer Cammoon, oo wuxuu ku yidhi, War maxaa inaga dhexeeya, oo maxaad iigu timid oo aad dalkayga iigu la diriraysaa?
І послав Їфтах послів до царів Аммонових синів, говорячи: Що тобі до мене, що ти прийшов до мене воювати з моїм краєм?
13 M arkaasuu boqorkii reer Cammoon ku yidhi wargeeyayaashii Yeftaah ka yimid, Maxaa yeelay, reer binu Israa'iil markii ay ka yimaadeen Masar, waxay iga dhaceen dalkaygii ilaa Arnoon iyo tan iyo xataa Yabboq, iyo ilaa Urdun; haddaba dalalkaas oo dhan nabad iigu soo celi.
І сказав цар Аммонових синів до Їфтахових послів: Бо Ізраїль забрав мій край, коли він виходив з Єгипту, від Арнону й аж до Яббоку та аж до Йордану. А тепер верни ж їх у мирі.
14 O o Yeftaah haddana wargeeyayaal buu u diray boqorkii reer Cammoon;
А Їфтах ще послав послів до царя Аммонових синів,
15 o o wuxuu ku yidhi, Yeftaah wuxuu leeyahay, Reer binu Israa'iil ma dhicin dalkii reer Moo'aab iyo dalkii reer Cammoon toona:
і сказав йому: Так сказав Їфтах: Не взяв Ізраїль краю Моавого та краю Аммонових синів,
16 l aakiinse markii ay ka yimaadeen Masar, reer binu Israa'iil waxay soo mareen cidlada ilaa xagga Badda Cas, oo dabadeedna waxay yimaadeen Qaadeesh;
бо коли йшли вони з Єгипту, то Ізраїль ішов по пустині аж до Червоного моря, і прийшов до Кадешу.
17 m arkaasaa reer binu Israa'iil waxay wargeeyayaal u direen boqorkii reer Edom, oo waxay ku yidhaahdeen, Waannu ku baryaynaaye, aannu dalkaaga dhex marno; laakiinse boqorkii reer Edom ma uu dhegaysan. Sidaas oo kalena waxay cid u direen boqorkii reer Moo'aab; laakiinse isna wuu diiday; oo reer binu Israa'iilna waxay iska joogeen Qaadeesh.
І послав Ізраїль послів до едомського царя, говорячи: Нехай я перейду твоїм краєм, та не послухав едомський цар. І послав він також до царя моавського, та й той не хотів. І осівся Ізраїль у Кадешу.
18 M arkaasay dhex mareen cidladii, oo waxay hareereeyeen dalkii reer Edom, iyo dalkii reer Moo'aab, oo waxay yimaadeen geesta bari oo dalka reer Moo'aab, oo waxay degeen Arnoon geesteeda kale; laakiinse soohdintii reer Moo'aab sooma ay gelin, waayo, Arnoon waxay ahayd soohdintii dalka reer Moo'aab.
І пішов він пустинею, і обійшов край едомський та край моавський, і прийшов зо сходу сонця до моавського краю, та й таборували по тім боці Арнону, а в моавські границі не входили, бо Арнон границя Моава.
19 M arkaasay reer binu Israa'iil wargeeyayaal u direen boqorkii reer Amor oo Siixon ahaa oo boqor u ahaa Xeshboon; oo reer binu Israa'iil waxay ku yidhaahdeen Siixon, Waannu ku baryaynaaye, aannu dalkaaga dhex marno si aannu ugu gudubno meeshayadii.
І послав Ізраїль послів до Сихона, царя аморейського, царя хешбонського, і сказав йому Ізраїль: Нехай ми перейдемо твоїм краєм аж до місця свого.
20 L aakiinse Siixon ma aaminin reer binu Israa'iil inay dhex maraan dalkiisii; laakiinse Siixon wuxuu soo urursaday dadkiisii oo dhan, oo intuu Yahas soo degay ayuu reer binu Israa'iil la diriray.
І не вірив Сихон Ізраїлеві, щоб він мирно перейшов його границями. І зібрав Сихон увесь народ свій, та й таборували в Йохці, і воювали з Ізраїлем.
21 M arkaasuu Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil Siixon iyo dadkiisii oo dhanba ku riday gacantii reer binu Israa'iil oo iyana way laayeen iyagii; oo sidaasay reer binu Israa'iil ku hantiyeen dalkii reer Amor oo dhan iyo dadkii waddankaasba.
І дав Господь, Бог Ізраїля, Сихона та ввесь народ його в Ізраїлеву руку, вони побили їх. І посів Ізраїль увесь край амореянина, мешканця того краю.
22 O o waxay hantiyeen dalkii reer Amor oo dhan tan iyo Arnoon iyo ilaa Yabboq, iyo tan iyo cidlada iyo ilaa Webi Urdun.
І вони посіли всю аморейську країну від Арнону й аж до Яббоку, і від пустині та аж до Йордану.
23 H addaba haatan inta Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil reer Amor dalka kaga qaaday dadkiisa reer binu Israa'iil hortooda, miyaad adigu qabsanaysaa iyaga?
А тепер Господь, Бог Ізраїлів, вигнав Амореянина перед народом Своїм, Ізраїлем, а ти посядеш його?
24 S ow lahaan maysid wuxuu ilaahaaga Kemoosh ahu ku siiyo inaad lahaatid? Taas aawadeed kuwa Rabbiga Ilaahayaga ahu hortayada ka eryo waannu qabsan doonnaa.
Отож, що дасть тобі на насліддя Кемош, бог твій, те ти посядеш, а все, де вигнав Господь, Бог наш, перед нами, те ми посядемо.
25 H addaba miyaad ka wanaagsan tahay boqorkii reer Moo'aab oo ahaa Baalaaq ina Sifoor? Miyuu weligiis la diriray reer binu Israa'iil, oo miyuu weligiis la dagaallamay reer binu Israa'iil?
А тепер чи справді ти ліпший від Балака, Ціппорового сина, царя моавського? Чи сваритися сварився він з Ізраїлем? Чи воювати воював із ними?
26 O o intii reer binu Israa'iil ay degganaayeen Xeshboon iyo magaalooyinkeedii, iyo Carooceer iyo magaalooyinkeedii, iyo magaalooyinkii Arnoon dhinaceeda ku yiil oo dhan, intaasu waxay ahayd saddex boqol oo sannadood ee maxaad wakhtigaas u soo qabsan weydeen?
Коли Ізраїль сидів у Хешбоні та в підлеглих містах його, і в Ар'орі та в підлеглих містах його, і по всіх містах, що над Арноном, три сотні літ, то чому не відібрали ви їх за той час?
27 S idaas daraaddeed anigu kuguma aan dembaabin, laakiinse adigu qalad baad igu samaynaysaa inaad ila dirirto. Rabbiga xaakinka ahu maanta ha noqdo xaakin u dhexeeya reer binu Israa'iil iyo reer Cammoon.
А тобі я не згрішив, а ти робиш зо мною зло, щоб воювати зо мною. Нехай розсудить Господь, що судить сьогодні між Ізраїлевими синами та між синами Аммоновими.
28 H abase yeeshee, boqorkii reer Cammoon ma uu dhegaysan erayadii Yeftaah u soo diray.
Та цар Аммонових синів не послухався слів Їфтаха, що до нього посилав.
29 M arkaasaa Ruuxii Rabbigu wuxuu ku soo degay Yeftaah, oo wuxuu soo dhaafay reer Gilecaad iyo reer Manaseh, oo wuxuu soo dhaafay Misfaah tii reer Gilecaad, oo markaasuu Misfaah tii reer Gilecaadna wuxuu uga sii gudbay xagga reer Cammoon.
І Дух Господній перебував на Їфтахові, і він перейшов Ґілеад та Манасію, і перейшов ґілеадську Міцпе, а з ґілеадської Міцпе перейшов до Аммонових синів.
30 M arkaasaa Yeftaah wuxuu Rabbiga u nidray nidar, oo wuxuu yidhi, Hubaal haddaad reer Cammoon gacantayda soo geliso,
І обіцяв Їфтах обітницю Господеві й сказав: Якщо справді даси Ти Аммонових синів у мою руку,
31 m arkaasaa wax alla wixii irdaha gurigayga ka soo baxo inuu ila kulmo markaan reer Cammoon nabad kaga soo noqdo, waxaa lahaan doona Rabbiga, oo waxaan u bixin doonaa allabari la gubo.
то станеться, виходячий, що вийде з дверей мого дому навпроти мене, коли я вертатимусь з миром від Аммонових синів, то буде він для Господа, і я принесу його в цілопалення.
32 M arkaasuu Yeftaah u gudbay xagga reer Cammoon inuu la dagaallamo, oo Rabbiguna gacantiisuu soo geliyey.
І прийшов Їфтах до Аммонових синів воювати з ними, а Господь дав їх у його руку.
33 O o wuxuu iyagii laayay ilaa Carooceer iyo tan iyo ilaa aad Minniid timaadid, oo intaasu waxay ahaayeen labaatan magaalo, oo ilaa Aabeel Keraamiimna wuxuu ku laayay dad badan. Sidaasaa reer Cammoon loogu hoosaysiiyey reer binu Israa'iil hortooda.
І він побив їх дуже великою поразкою від Ароеру й аж туди, де йти до Мінніту, двадцять міст, і аж до Авел-Кераміму. І впокорилися Аммонові сини перед синами Ізраїлевими.
34 M arkaasuu Yeftaah yimid Misfaah xagga gurigiisii, oo bal eeg, gabadhiisii baa ka soo baxday inay la kulanto, iyadoo daf tumaysa oo cayaaraysa. Madi bay u ahayd oo iyada mooyaane wiil iyo gabadh midna ma uu lahayn.
І прийшов Їфтах до Міцпи до свого дому, аж ось виходить навпроти нього дочка його з бубнами та з танцями! А вона була в нього тільки одна, не було в нього, окрім неї, ані сина, ані дочки.
35 O o markuu arkay iyadii ayuu dharkiisii iska jeexjeexay, oo wuxuu yidhi, Hoogay gabadhaydiiyey! Hoos baad ii dhigtay, oo waxaad tahay kuwa i dhiba middood; waayo, Rabbigaan afkayga u furay, oo dibna uma aan noqon karo.
І сталося, як він побачив її, то роздер одежу свою та й сказав: Ах, дочко моя! Ти справді повалила мене, і ти стала однією з тих, що нещасливлять мене. Бо я дав Господеві обіта, і не можу відмовитися від нього.
36 O o waxay ku tidhi, Aabbahayow, Rabbigaad afkaaga u furtay, haddaba igu samee wixii afkaaga ka soo baxay, waayo, Rabbigu waa kaaga aarguday cadaawayaashaadii, kuwaasoo ahaa reer Cammoon.
А вона відказала йому: Батьку мій, ти дав обітницю Господеві, зроби мені, як вийшло з твоїх уст, коли Господь зробив тобі пімсту на твоїх ворогів, на Аммонових синів.
37 O o waxay aabbaheed ku tidhi, Bal waxan ha la ii sameeyo, intii laba bilood ah i daa, oo intaan buuraha tago, aniga iyo saaxiibadahay, aan bikradnimadayda u baroortee.
І сказала вона до свого батька: Нехай буде мені зроблена оця річ: відпусти мене на два місяці, і нехай я піду й зійду на гору, і нехай оплачу дівування своє я та приятельки мої.
38 M arkaasuu yidhi, Tag. Oo intii laba bilood ah ayuu iska diray; oo iyadii iyo saaxiibadaheedba way tageen, oo bikradnimadeedii ayay buuraha ugu soo baroorteen.
А він сказав: Іди! І послав її на два місяці. І пішла вона та її приятельки, і оплакувала дівування своє.
39 O o labadii bilood dabadeed ayay ku soo noqotay aabbaheed, oo isna wuxuu ku sameeyey sidii uu nidarka ku galay; oo iyana nin ma ay aqoon. Oo reer binu Israa'iilna waxaa caado u ahaa,
І сталося в кінці двох місяців, і вернулася вона до батька свого, а він учинив над нею свою обітницю, яку обіцяв був, і вона не пізнала мужа. І сталося це звичаєм в Ізраїлі:
40 i nay gabdhaha reer binu Israa'iil sannad walba afar maalmood baxaan oo u baroortaan gabadhii Yeftaah kii reer Gilecaad.
рік-річно ходять Ізраїлеві дочки плакати за дочкою ґілеадянина Їфтаха, чотири дні в році.