1 Timoteyos 6 ~ 1 Тимофію 6

picture

1 I n alla intii addoommo ah oo ka hoosaysa harqoodka addoonnimada, sayidyadooda ha ku tiriyeen kuwo maamuus oo dhan istaahila, si aan magaca Ilaah iyo cilmiga loo caayin.

Усі раби, які під ярмом, нехай уважають панів своїх гідними всякої чести, щоб не зневажалися Боже Ім'я та наука.

2 K uwii sayidyo rumaysan lahu yaanay quudhsan, maxaa yeelay, waa walaalo; laakiin ha u adeegeen intay quudhsan lahaayeen, maxaa yeelay, kuwa shuqulkooda wanaagsan ka faa'iidaa waa kuwa rumaysan oo la jecel yahay. Dadka waxyaalahan bar oo ku waani. Cilmiga Beenta Ah

А ті, хто має панів віруючих, не повинні недбати про них через те, що браття вони, але нехай служать їм тим більше, що вони віруючі та улюблені, що вони добродійства Божі приймають. Оцього навчай та нагадуй!

3 H addii nin dadka cilmi kale baro oo uusan u oggolaan hadalka runta ah oo Rabbigeenna Ciise Masiix iyo cilmiga raacsan cibaadada,

А коли хто навчає інакше, і не приступає до здорових слів Господа нашого Ісуса Христа та до науки, що вона за правдивою вірою,

4 k aasu waa kibirsan yahay, oo waxba garan maayo. Wuxuuna u jeellan yahay su'aalo iyo hadal-iskuqabasho, waxaana ka yimaada hinaaso iyo dirir iyo cay iyo tuhun xun,

той згордів, нічого не знає, але захворів на суперечки й змагання, що від них повстають заздрість, сварки, богозневаги, лукаві здогади,

5 i yo murannada dadka maankoodu kharribmay oo runta waayey, iyagoo u malaynaya in cibaadadu tahay wax faa'iido laga helo. Maalka Runta Ah

постійні сварні між людьми зіпсутого розуму й позбавлених правди, які думають, ніби благочестя то зиск. Цурайся таких!

6 L aakiin cibaadadu waa faa'iido weyn markii waxa la haysto raalli lagu yahay;

Великий же зиск то благочестя із задоволенням.

7 w aayo, dunida waxba ma aynu keenin, waxbana ka qaadan kari mayno.

Бо ми не принесли в світ нічого, то нічого не можемо й винести.

8 L aakiinse haddaynu haysanno dhar iyo dhuuni, way inagu filnaan doonaan.

А як маєм поживу та одяг, то ми задоволені будьмо з того.

9 L aakiin kuwa doonaya inay taajir noqdaan, waxay ku dhacaan duufsasho iyo dabin iyo damacyo badan oo nacasnimo ah waxyeellona leh, oo dadka ku hafiya baabbi'in iyo halaag.

А ті, хто хоче багатіти, упадають у спокуси та в сітку, та в численні нерозумні й шкідливі пожадливості, що втручають людей на загладу й загибіль.

10 W aayo, jacaylka lacagtu waa xididka xumaatooyinka oo dhan, oo qaar intay higsanayeen ayay iimaankii ka ambadeen, oo waxaa muday tiiraanyo badan. Waano

Бо корень усього лихого то грошолюбство, якому віддавшись, дехто відбились від віри й поклали на себе великі страждання.

11 L aakiinse adigu, nin yahow Ilaah, waxyaalahan ka carar; oo raac xaqnimada, iyo cibaadada, iyo iimaanka, iyo jacaylka, iyo dulqaadashada, iyo qabownimada.

Але ти, о Божа людино, утікай від такого, а женися за правдою, благочестям, вірою, любов'ю, терпеливістю, лагідністю!

12 D agaalka wanaagsan oo iimaanka dagaallan, oo qabso nolosha weligeed ah, oo laguugu yeedhay, oo aad qirashada wanaagsan ku hor qiratay markhaatiyaal badan.

Змагай добрим змагом віри, ухопися за вічне життя, до якого й покликаний ти, і визнав був добре визнання перед свідками багатьома.

13 I laah hortiis kan wax kasta nooleeya, iyo Ciise Masiix hortiis, kan Bontiyos Bilaatos hortiisa qirashada wanaagsan ku qirtay, waxaan kugu amrayaa

Наказую перед Богом, що оживлює все, і перед Христом Ісусом, Який добре визнання засвідчив за Понтія Пилата,

14 i naad amarka ku xajisid iinla'aan iyo ceebla'aan ilaa Rabbigeenna Ciise Masiix muuqdo,

щоб додержав ти заповідь чистою та бездоганною аж до з'явлення Господа нашого Ісуса Христа,

15 m uuqashadaas uu wakhtigiisa muujin doono, kan ammaanta leh oo keligiis xoogga leh, oo ah Boqorka boqorrada iyo Sayidka sayidyada,

що його свого часу покаже блаженний і єдиний міцний, Цар над царями та Пан над панами,

16 k an keligiis aan dhimanayn, oo ku dhex jira nuurka aan loo dhowaan karin, oo aan ninna arkin, lana arki karin; isagu ha lahaado ciso iyo itaal weligiis. Aamiin.

Єдиний, що має безсмертя, і живе в неприступному світлі, Якого не бачив ніхто із людей, ані бачити не може. Честь Йому й вічна влада, амінь!

17 K uwa dunidatan haatan la joogo hodanka ku ah waani inayan iskibrin oo ayan maalka aan la hubin isku hallayn, laakiinse ay isku halleeyaan Ilaaha wax kasta si deeqsinimo ah inoo siiya si aynu ugu raaxaysanno.

Наказуй багатим за віку теперішнього, щоб не неслися високо, і щоб надії не клали на багатство непевне, а на Бога Живого, що щедро дає нам усе на спожиток,

18 O o waani inay wax san sameeyaan, oo ay shuqullo wanaagsan hodan ku ahaadaan, oo ay deeqsi ahaadaan, oo ay dadka kale wax siiyaan,

щоб робили добро, багатилися в добрих ділах, були щедрі та пильні,

19 i yagoo wakhtiga imanaya u dhiganaya aasaas wanaagsan, inay nolosha runta ah qabsadaan.

щоб збирали собі скарб, як добру основу в майбутньому, щоб прийняти правдиве життя.

20 T imoteyosow, wixii laguu dhiibay ilaali, oo ka leexo hadalka aan micnaha lahayn oo nijaasta ah iyo muranka aqoonta beenta ah,

О Тимофію, бережи передання, стережися марного базікання та суперечок знання, неправдиво названого так.

21 o o qaar qirashadeeda aawadeed iimaanka ku gafeen. Nimco ha idinla jirto.

Дехто віддався йому, та й від віри відпав. Благодать з тобою. Амінь.