1 O o meesha allabariga waa inaad ka samaysaa qori qudhac ah, dhererkeedu shan dhudhun ha ahaado, ballaadhkeeduna shan dhudhun; oo meesha allabarigu afar geesood ha ahaado, oo sarajooggeeduna saddex dhudhun ha ahaado.
І зробиш жертівника з акаційного дерева, п'ять ліктів довжина, і п'ять ліктів ширина; квадратовий нехай буде той жертівник, а вишина його три лікті.
2 O o afarteeda rukun waxaad u yeeshaa afar gees; oo geesaheedu waa inay isku waslad la ahaadaan; oo waa inaad naxaas ku dahaadhaa.
І поробиш роги його на чотирьох кутах його, із нього нехай будуть роги його. І пообкладаєш його міддю.
3 O o waa inaad u samaysaa weelal dambaska lagaga guro, iyo majarafadaheeda, iyo maddiibadaheeda, iyo mudacyadeeda, iyo dabqaadayaasheeda, oo alaabteeda oo dhan waxaad ka samaysaa naxaas.
І поробиш горшки на зсипування попелу з нього, і лопатки його, і кропильниці його, і видельця його, і його лопатки на вугіль. Для всього посуду його будеш уживати міді.
4 O o waa inaad shabag naxaas ah u yeeshaa; oo shabagga dushiisa waa inaad u yeeshaa afar siddo oo naxaas ah oo ku taal afarta gees.
І зробиш для нього мідяну мережу роботою сітки, а над мережею зробиш чотири мідяні каблучки на чотирьох кінцях його.
5 O o waxaad hoos dhigtaa qarka ku wareegsan meesha allabariga, inuu shabaggu gaadho meesha allabariga kalabadhkeeda.
І покладеш її здолу під лиштву жертівника, і буде та мережа аж до половини жертівника.
6 O o meesha allabariga waa inaad u yeeshaa ulo qudhac ah oo lagu qaado, oo waxaad ku dahaadhaa naxaas.
І поробиш держаки для жертівника, держаки з акаційного дерева, і пообкладаєш їх міддю.
7 O o ulaheeda waa in siddooyinka laga geliyaa, oo uluhu waa inay meesha allabariga labada dhinac kaga jiraan ha lagu qaadee.
І буде всунено держаки його в каблучки; і будуть ті держаки на двох боках жертівника при ношенні його.
8 O o waxaad iyada ka samaysaa looxyo, sida sanduuq madhan oo kale, oo sidii buurta lagugu tusay ha u sameeyeen. Barxaddii Taambuugga
Порожнявим усередині зробиш його з дощок. Як показано було тобі на горі, так нехай зроблять.
9 O o waa inaad samaysaa barxadda taambuugga; oo barxadda dhinaceeda koonfureed waxaad ka lalmisaa daah maro wanaagsan ah oo dhererkiisu yahay boqol dhudhun,
І зробиш скинійне подвір'я. На південну сторону, на полудень запони для подвір'я, суканий віссон; довжина першій стороні сто літків.
10 o o tiirarkiisuna waa inay ahaadaan labaatan, iyo labaatan saldhig oo naxaas ah, oo tiirarka qabsatooyinkooda iyo waxyaalaha laysugu wada xidhaa waa inay lacag ahaadaan.
А стовпів для нього двадцять, а їхніх підстав із міді двадцять. Гаки тих стовпів та обручі їхні срібло.
11 O o sidaas oo kale waa inaad dhinaca woqooyina ka lalmisaa daah ah boqol dhudhun, oo tiirarkiisuna ha ahaadeen labaatan, iyo labaatan saldhig oo naxaas ah, oo tiirarka qabsatooyinkooda iyo waxyaalaha laysugu wada xidhaana lacag ha ahaadeen.
І так само на сторону півночі вдовжину запони: довжина сто ліктів; а стовпів для нього двадцять, а підстав для них двадцять, із міді. Гаки тих стовпів та обручі їхні срібло.
12 O o barxadda dhinaca galbeed ballaadhkeeda waxaad ka lalmisaa daah konton dhudhun ah, oo tiirarkiisu ha ahaadeen toban, saldhigyadooduna toban.
А ширина подвір'я в сторону заходу: запони п'ятдесят ліктів, а для них стовпів десять, а їхніх підстав десять.
13 O o barxadda dhinaca bari ballaadhkeedu waa inuu konton dhudhun ahaado.
А ширина подвір'я в сторону переду, сходу, п'ятдесят ліктів.
14 O o iridda dhinaceeda waxaad ka lalmisaa daah shan iyo toban dhudhun ah; tiirarkiisuna waa inay ahaadaan saddex, saldhigyadooduna saddex.
І на п'ятнадцять ліктів запони для боку; стовпів для них три, і підстав для них три.
15 O o dhinaca kalena waxaad ka lalmisaa daah shan iyo toban dhudhun ah, tiirarkiisuna waa inay ahaadaan saddex, saldhigyadooduna saddex.
А для боку другого п'ятнадцять ліктів запони; стовпів для них три, і підстав для них три.
16 O o barxadda iriddeeda waxaad u yeeshaa daah labaatan dhudhun ah, oo ah buluug, iyo guduud, iyo casaan, iyo maro wanaagsan oo daabac laga sameeyey, tiirarkiisu ha ahaadeen afar, saldhigyadooduna afar.
А для брами подвір'я заслона на двадцять ліктів із блакиті, і пурпуру, і червені та з суканого віссону, робота гаптівника. Для них стовпів чотири, і підстав їхніх чотири.
17 O o tiirarka barxadda ku wareegsan oo dhan waa in lacag laysugu wada xidhaa; oo qabsatooyinkooduna waa inay lacag ahaadaan, saldhigyadooduna waa inay naxaas ahaadaan.
Усі стовпи подвір'я поспинані навколо сріблом; їхні гаки срібло, а підстави їхні мідь.
18 B arxadda dhererkeedu waa inuu ahaado boqol dhudhun, oo ballaadhkeeduna waa inuu meel walba u ahaadaa konton dhudhun, sarajooggeeduna waa inuu ahaado shan dhudhun, kana samee maro wanaagsan oo saldhigyadooduna ha ahaadeen naxaas.
Довжина подвір'я сто ліктів, а ширина скрізь п'ятдесят, а вишина п'ять ліктів. Запони з суканого віссону, а підстави стовпів мідь.
19 O o alaabta taambuugga lagaga adeego oo dhan, iyo musmaarradiisa oo dhan, iyo barxadda musmaarradeeda oo dhammu waa inay naxaas wada ahaadaan. Saliidda Laambadda
Усі речі скинії для всякої служби в ній, усі кілки її й усі кілки подвір'я мідь.
20 O o waxaad reer binu Israa'iil ku amartaa inay kuu keenaan saliid saafi ah oo saytuun laga tumay oo laambadda lagu shido, si ay laambaddu had iyo goor u baxdo.
І ти накажеш Ізраїлевим синам, і нехай вони приносять тобі оливу з оливок, чисту, товчену, для освітлення, щоб завжди горіла лямпада.
21 T aambuugga shirka gudihiisa oo ku yaal ilxidhka dibaddiisa, kuna hor yaalla maragga, fiidka ilaa subaxda waa inay Haaruun iyo wiilashiisu Rabbiga hortiisa ku diyaariyaan laambadda; oo wuxuu reer binu Israa'iil u noqon doonaa qaynuun weligiis u jira ka ab ka ab.
У скинії заповіту назовні завіси, що на свідоцтві, приготує її на запалення Аарон та сини його від вечора аж до ранку перед лицем Господнім. Це вічна постанова їхнім родам від Ізраїлевих синів!