1 M arkaasaa wadaadkii sare wuxuu yidhi, Waxanu ma saasaa?
Запитав тоді первосвященик: Чи це так?
2 M arkaasuu ku yidhi, Walaalo iyo aabbayaalow, dhegaysta, Ilaaha Ammaantu wuxuu u muuqday awoweheen Ibraahim markuu Mesobotamiya joogay intuusan Haaraan degin,
Степан же промовив: Послухайте, мужі-браття й отці! Бог слави з'явивсь Авраамові, отцеві нашому, як він у Месопотамії був, перше ніж оселився в Харані,
3 o o wuxuu ku yidhi, Ka soo kac waddankaaga iyo dadkaaga, oo kaalay dalka aan ku tusi doono.
і промовив до нього: Вийди із своєї землі та від роду свого, та й піди до землі, що тобі покажу.
4 M arkaasuu ka soo kacay dalkii reer Kaldayiin oo wuxuu soo degay Haaraan; oo markuu aabbihiis dhintay ayaa Ilaah meeshaas isaga ka soo wareejiyey oo keenay dalkan aad haatan deggan tihiin,
Тоді він вийшов із землі халдейської, та й оселився в Харані. А звідти, як умер йому батько, Він переселив його в землю оцю, що на ній ви живете тепер.
5 o o dhaxalna kama uu siin, xataa meel uu cagtiisa dhigo; laakiin wuxuu isaga ka ballanqaaday inuu dalka mulki u siiyo isaga iyo farcankiisa ka dambeeyaba, in kastoo uusan dhal lahayn.
Та спадщини на ній Він не дав йому навіть на крок, але обіцяв дати її на володіння йому й його родові по нім, хоч дитини не мав він.
6 I laah sidan buu u hadlay, in farcankiisu degi doono dal shisheeye, oo iyaga la addoonsan doono, oo afar boqol oo sannadood la dhibi doono.
І сказав Бог отак, що насіння його буде приходьком у краї чужому, і поневолять його, і будуть гнобити чотириста років.
7 I laah wuxuu yidhi, Quruunta iyagu ay u addoonsamaan ayaan xukumi doonaa; markaas dabadeed ayay ka soo bixi doonaan oo meeshan iigu adeegi doonaan.
Але Я сказав Бог буду судити народ, що його поневолить. Опісля ж вони вийдуть, і будуть служити Мені на цім місці.
8 O o wuxuu isaga siiyey axdiga gudniinta; haddaba Ibraahim wuxuu dhalay Isxaaq, oo maalintii siddeedaad ayuu guday isaga; Isxaaqna wuxuu dhalay Yacquub; Yacquubna wuxuu dhalay laba-iyo-tobankii aynu ka soo farcannay.
І дав Він йому заповіта обрізання. І породив так Ісака, і восьмого дня він обрізав його. А Ісак породив Якова, а Яків дванадцятьох патріярхів.
9 K uwii aan ka soo farcannayna intay Yuusuf ka masayreen ayay waxay ka iibiyeen Masar;
А ті патріярхи позаздрили Йосипові, і продали його до Єгипту. Але Бог був із ним,
10 l aakiin Ilaah baa isaga la jiray oo dhibaatadiisii oo dhan ka samatabbixiyey, oo axsaan iyo xigmad ka siiyey Fircoon, oo ahaa boqorkii Masar; markaasuu isaguna wuxuu isagii taliye uga dhigay Masar iyo reerkiisii oo dhan.
і його визволив від усіх його утисків, і дав йому благодать та мудрість перед фараоном, царем єгипетським, а він настановив його за правителя над Єгиптом та всім своїм домом.
11 H addaba waxaa Masar iyo Kancaan oo dhan ka wada dhacay abaar iyo dhibaato weyn; awowayaasheenna dhuuni bay ka waayeen.
А як голод прийшов на всю землю єгипетську та ханаанську, та велика біда, то поживи тоді не знаходили наші батьки.
12 L aakiin markii Yacquub maqlay in Masar sarreen jiro, ayuu markii ugu horraysay awowayaasheen diray.
Коли ж Яків зачув, що в Єгипті є збіжжя, то послав батьків наших уперше.
13 O o markii labaad waxaa walaalihiis la aqoonsiiyey Yuusuf; markaasaa Fircoon wuxuu gartay Yuusuf qoladiisii.
А як удруге послав, то був пізнаний Йосип братами своїми, і фараонові знаний став Йосипів рід.
14 M arkaasaa Yuusuf cid u diray oo u yeedhay aabbihiis Yacquub iyo dadkiisii oo dhan oo ahaa shan iyo toddobaatan qof.
Тоді Йосип послав, щоб покликати Якова, батька свого, та всю родину свою сімдесят і п'ять душ.
15 M arkaasaa Yacquub Masar tegey. Isaga qudhiisii waa dhintay iyo awowayaasheenba;
І подався Яків в Єгипет, та й умер там він сам та наші батьки.
16 w axaana la geeyey Shekem oo la dhigay xabaashii Ibraahim qiimaha lacagta ah kaga iibsaday wiilashii Xamoor oo Shekem joogay.
І їх перенесли в Сихем, і поклали до гробу, що Авраам був купив за ціну срібла від синів Еммора Сихемового.
17 L aakiin markuu soo dhowaaday wakhtigii ballankii Ilaah kula ballamay Ibraahim, ayay dadkii ku soo kordheen oo ku bateen Masar,
А коли наближавсь час обітниці, що нею Бог клявсь Авраамові, розрісся народ і намножився в Єгипті,
18 t an iyo intii boqor kale oo aan Yuusuf oqooni Masar ka kacay.
аж поки настав інший цар ув Єгипті, що не знав уже Йосипа.
19 I saguna waa khiyaaneeyey dadkeenna, awowayaasheenna wuu xumeeyey, oo wuxuuna ku qasbay inay ilmahoodii yaryaraa iska tuuraan si ayan u sii noolaan.
Він хитро наш люд обманив, і силою змушував наших отців викидати дітей своїх, щоб вони не лишались живі.
20 M uusena wakhtigaasuu dhashay, oo wuxuu ahaa wax qurux badan; oo saddex bilood ayaa gurigii aabbihiis lagu hayay;
Того часу родився Мойсей, і гарний він був перед Богом. Він годований був у домі батька свойого три місяці.
21 m arkii la tuurayna, Fircoon gabadhiisii ayaa qaadatay oo sidii wiilkeedii oo kale u korsatay.
А коли він був викинений, то дочка фараона забрала його, та й за сина собі його викохала.
22 M uusena waxaa la baray xigmaddii Masriyiinta oo dhan; hadalladiisa iyo falimihiisana xoog buu ku lahaa.
І Мойсей був навчений всієї премудрости єгипетської, і був міцний у словах та в ділах своїх.
23 L aakiin markuu gaadhay afartan sannadood oo buuxa ayaa waxaa qalbigiisa gashay inuu walaalihiis oo reer binu Israa'iil ahaa soo booqdo.
А коли йому сповнилося сорок років, йому спало на серце відвідати братів своїх, синів Ізраїлевих.
24 O o markuu arkay midkood oo lagu gardarroonayo, ayuu ka celiyey, oo intuu kii la dulmayay uu aarguday, ayuu Masrigii dilay;
Як угледів же він, що одному з них діється кривда, заступився, і відомстив за окривдженого, убивши єгиптянина.
25 o o wuxuu u malaynayay in walaalihiis garteen sida Ilaah gacantiisa iyaga ugu samatabbixinayo, laakiin ma ay garan.
Він же думав, що брати розуміють, що рукою його Бог дає їм визволення, та не зрозуміли вони.
26 O o maalintii ku xigtay ayuu iyagoo diriraya u yimi, oo wuxuu damcay inuu heshiisiiyo, markaasuu yidhi, Niman yahow, walaalaad tihiine; maxaad isu dulmaysaan?
А наступного дня, як сварились вони, він з'явився й хотів погодити їх, кажучи: Люди, ви браття, чого один одного кривдите?
27 L aakiin kii deriskiisii dulmayay, ayaa isaga iska riixay oo ku yidhi, Yaa nooga kaa dhigay taliye iyo xaakin?
А той, що ближнього кривдив, його відіпхнув та сказав: Хто наставив над нами тебе за старшого й суддю?
28 M a waxaad doonaysaa inaad ii dishid sidaad Masrigii shaalay u dishay?
Чи хочеш убити й мене, як учора вбив ти єгиптянина?
29 M arkaasaa Muuse hadalkaas aawadiis cararay, oo sidii ajanabi buu dalka Midyaan u degganaa, meeshaasna laba wiil buu ku dhalay.
І втік Мойсей через слово оце, і стався приходьком у землі мадіямській, де зродив двох синів.
30 M arkii afartan sannadood dhammaatay dabadeed ayaa waxaa isagii Buur Siinay cidladeedii uga muuqatay malaa'ig ku dhex jirta geed dab ka ololayo.
А коли сорок років проминуло, то з'явивсь йому Ангол Господній у полум'ї куща огняного в пустині Сінайської гори.
31 O o markii Muuse arkay ayuu wuxuu arkay la yaabay, oo intuu u soo dhowaanayay inuu arko, ayaa waxaa u yimid codkii Rabbiga oo leh,
А Мойсей, як побачив, дивувався з видіння. А коли підійшов, щоб розглянути, був голос Господній до нього:
32 A nigu waxaan ahay Ilaaha awowayaashaa, Ilaaha Ibraahim iyo Ilaaha Isxaaq iyo Ilaaha Yacquub. Markaasaa Muuse gariiray oo ku dhici waayay inuu eego.
Я Бог отців твоїх, Бог Авраамів, і Бог Ісаків, і Бог Яковів! І затрусився Мойсей, і не відваживсь поглянути...
33 M arkaasaa Rabbigu isaga ku yidhi, Kabaha cagahaaga ka furfur; maxaa yeelay, meesha aad ku taagan tahay waa dhul quduus ah.
І промовив до нього Господь: Скинь взуття з своїх ніг, бо те місце, на якому стоїш, то святая земля!
34 D adkayga Masar jooga rafaadkooda waan arkay, taahoodana waan maqlay, oo waxaan u imid inaan samatabbixiyo; haddaba kaalay, Masar baan kuu diri doonaaye.
Добре бачив Я утиск народу Свого, що в Єгипті, і стогін його Я почув, і зійшов, щоб їх визволити. Тепер ось іди, Я пошлю до Єгипту тебе.
35 M uusahakan ay diideen oo ku yidhaahdeen, Yaa kaa dhigay taliye iyo xaakin? Isagaa Ilaah ugu soo diray gacanta malaa'igtii geedka uga soo muuqatay inuu ahaado taliye iyo samatabbixiye.
Цього Мойсея, що його відцурались вони, сказавши: Хто наставив тебе за старшого й суддю, цього Бог через Ангола, якому з'явився в кущі, послав за старшого й визвольника.
36 K anaa iyaga Masar ka soo saaray, oo yaabab iyo calaamooyin ku sameeyey Masar, iyo Badda Cas, iyo cidlada afartan sannadood.
Він їх вивів, чуда й знамена вчинивши в землі єгипетській, і на Червоному морі, і сорок років у пустині.
37 K anu waa Muusihii ku yidhi reer binu Israa'iil, Ilaah wuxuu walaalihiin idiinka dhex kicin doonaa nebi sidayda oo kale.
Це той Мойсей, що прорік Ізраїлевим синам: Господь Бог вам підійме Пророка від ваших братів, як мене, Його слухайте!
38 K anu waa kii ku dhex jiray kiniisaddii cidlada oo la jiray malaa'igtii isaga kala hadashay Buur Siinay iyo awowayaasheen, kii la siiyey hadallada nool inuu ina siiyo.
Це той, що в пустині на зборах був з Анголом, який промовляв йому на Сінайській горі, та з отцями нашими, і що прийняв він живі слова, щоб їх нам передати;
39 I saga awowayaasheen ma ay doonaynin inay addeecaan, laakiin intay iska riixeen ayay qalbigooda geliyeen inay Masar dib ugu jeestaan,
що його не хотіли отці наші слухати, але відіпхнули, і звернулися серцем своїм до Єгипту,
40 o o waxay Haaruun ku yidhaahdeen, Inoo samee ilaahyo ina hor socda; maxaa yeelay, Muusihii inaga soo kaxeeyey dhulka Masar garan mayno waxa ku dhacay.
промовивши до Аарона: Зроби нам богів, які йшли б перед нами, бо не знаємо, що сталося з тим Мойсеєм, який вивів нас із краю єгипетського...
41 M arkaasay waxay wakhtigaas sameeyeen weyl, oo sanamkii waxay u keeneen allabari, oo waxay ku farxeen shuqulkii gacmahoodu sameeyeen.
І зробили вони тими днями теля, і бовванові жертви приносили та веселилися з діл своїх рук.
42 L aakiin Ilaah baa ka jeestay, oo wuxuu faraha uga qaaday inay u adeegaan guutada samada; sida ay ugu qoran tahay kitaabka nebiyada, Bal reer binu Israa'iilow, afartankii sannadood oo aad cidlada joogteen, Ma anigaad i siiseen xoolo qalan iyo allabaryo?
Але Бог відвернувся від них, і попустив їх вклонятися силі небесній, як написано в книзі Пророків: Чи заколення й жертви Мені ви приносили сорок років у пустині, о доме Ізраїлів?
43 W eliba waxaad qaadateen taambuuggii Molokh Iyo xiddigtii ilaaha Remfan, Oo ah waxyaalihii aad u samaysateen inaad caabuddaan. Haddaba waxaan idiin kaxayn doonaa Baabuloon shishadeeda.
Ви ж носили намета Молохового, і зорю вашого бога Ромфана, зображення, що їх ви зробили, щоб вклонятися їм... Через те запроваджу вас аж за Вавилон!
44 A wowayaasheen waxay cidlada ku hayeen taambuuggii maragga, sidii kii Muuse la hadlay ugu amray isaga inuu u sameeyo sidii qaabkii uu arkay.
У наших отців на пустині була скинія свідоцтва, як Той ізвелів, Хто Мойсею казав, щоб зробив її за зразком, якого він бачив.
45 K aas ayaa awowayaasheen markoodii la soo qaadeen Yashuuca markay galeen oo qaateen dhulkii quruumihii Ilaah awowayaasheen hortooda ku eryay, ilaa waagii Daa'uud.
Її наші отці й узяли, і внесли з Ісусом у землю народів, яких вигнав Бог з-перед обличчя наших отців, аж до часу Давида.
46 D aa'uudna Ilaah hortiis ayuu wanaag ka helay, oo wuxuu weyddiistay inuu Ilaahii Yacquub u helo meel uu dego.
Він у Бога знайшов благодать, і просив, щоб оселю знайти для Бога Якова.
47 L aakiinse Sulaymaan baa guri u dhisay.
І Соломон збудував Йому дім.
48 H ase ahaatee Kan ugu sarreeya ma dego guryo gacmo lagu sameeyo; sida nebigu leeyahay,
Але не в рукотворнім Всевишній живе, як говорить пророк:
49 S amadu waa carshigayga, Dhulkuna waa meeshaan cagaha saarto, Rabbigu wuxuu leeyahay, Guri caynmaad ii dhisi doontaan? Ama maxay tahay meeshaan ku nastaa?
Мені небо престол, а земля то підніжок ногам Моїм! Який Мені дім ви збудуєте, говорить Господь, або місце яке для Мого відпочинку?
50 M iyaan gacantaydu samayn waxyaalahan oo dhan?
Хіба не рука Моя все це створила?...
51 I dinkan madaxa adag oo aan qalbiga iyo dhegaha laga gudinow, weligiinba Ruuxa Quduuska ah waad hor joogsataan. Sidii awowayaashiin yeeli jireen oo kale ayaad idinna yeeshaan.
О ви, твердошиї, люди серця й вух необрізаних! Ви завжди противитесь Духові Святому, як ваші батьки, так і ви!
52 B al nebiyada kee baan awowayaashiin silcin? Xataa iyagu waxay dileen kuwii hore u sheegay imaatinka Kan xaqa ah; kan idinku aad haatan gacangeliseen oo disheen.
Котрого з пророків батьки ваші не переслідували? Вони ж тих повбивали, хто звіщав прихід Праведного, Якому тепер ви сталися зрадниками та убійниками,
53 W axaad sharciga u hesheen sidii wax malaa'igahu hagaajiyeen, laakiinse ma aydnaan xajin. Dhimashadii Istefanos
ви, що Закона одержали через зарядження Анголів, та не зберігали його!...
54 H addaba markay waxyaalahaas maqleen way ka xanaaqeen oo u ilka jirriqsadeen isaga.
Як зачули ж оце, вони запалилися гнівом у серцях своїх, і скреготали зубами на нього...
55 L aakiin isagoo Ruuxa Quduuska ahu ka buuxo ayuu samada aad u fiiriyey, oo wuxuu arkay ammaanta Ilaah iyo Ciise oo midigta Ilaah taagan,
А Степан, повний Духа Святого, на небо споглянув, і побачив Божу славу й Ісуса, що по Божій правиці стояв,
56 o o wuxuu yidhi, Bal eega, waxaan arkayaa samooyinkii oo la furay iyo Wiilkii Aadanaha oo midigta Ilaah taagan.
і промовив: Ось я бачу відчинене небо, і Сина Людського, що по Божій правиці стоїть!...
57 L aakiin markaasay cod weyn ku qayliyeen oo dhegaha furaysteen, oo iyagoo isku wada qalbi ah ku yaaceen isagii.
Та вони гучним голосом стали кричати та вуха собі затуляти, та й кинулися однодушно на нього!...
58 M arkaasay intay magaalada ka soo saareen dhagxiyeen; kuwii maragga ahaana dharkoodii waxay ag dhigteen nin dhallinyaro ah oo la odhan jiray Sawlos.
І за місто вони його вивели, і зачали побивати камінням його. А свідки плащі свої склали в ногах юнака, який звався Савлом.
59 M arkaasay dhagxiyeen Istefanos oo Rabbiga baryaya oo ku leh, Rabbi Ciisow, ruuxayga qaado.
І побивали камінням Степана, що молився й казав: Господи Ісусе, прийми духа мого!...
60 M arkaasuu jilba joogsaday oo cod weyn ku qayliyey oo ku yidhi, Rabbiyow, dembigan dushooda ha ka dhigin. Oo markuu sidaas yidhi, ayuu dhintay.
Упавши ж навколішки, скрикнув голосом гучним: Не залічи їм, о Господи, цього гріха! І, промовивши це, він спочив...