1 K anu waa warka culus ee erayga Rabbiga oo ku saabsan dalka Xadraag, oo Dimishaqna waa meeshuu joogayo, waayo, nin kasta iyo qabiilooyinkii reer binu Israa'iil oo dhammuba waxay indhaha ku taagayaan Rabbiga xaggiisa,
Пророцтво Господнього слова на землю Хадрах та Дамаск, місця спочинку його, бо око Господнє на Арам та на всі Ізраїлеві племена,
2 i yo weliba Xamaad oo soohdinteeda ku ag taal, iyo weliba Turos iyo Siidoon, maxaa yeelay, iyadu way caqli badan tahay.
а також на Гамат, що межує із ним, на Тир та Сидон, бо він став дуже мудрий.
3 T uros waxay dhisatay qalcad, oo waxay lacag u urursatay sida ciidda oo kale, iyo dahab saafiya sida dhoobada jidadka dhex taal oo kale.
І Тир твердиню собі збудував, і срібла нагромадив, як пороху, а щирого золота як багна на вулицях.
4 B al eeg, Sayidku iyada wuu hantiyi doonaa, oo xooggeedana badduu ku tuuri doonaa, oo dab baa dhammayn doona.
Ось Господь зробить бідним його, і на морі поб'є його потугу, і він сам буде пожертий огнем.
5 A shqeloon way arki doontaa, wayna cabsan doontaa, oo Gaasana way arki doontaa oo aad bay u xanuunsan doontaa, Ceqroonna way cabsan doontaa, waayo, waxfilashadeedii way dhammaan doontaa, oo Gaasana boqorku wuu ka baabbi'i doonaa, Ashqeloonna lama degganaan doono.
Побачить це Ашкелон, та й злякається, і Азза, і дуже настрашиться, і Екрон, бо надія його засоромиться. І згине цар із Аззи, а Ашкелон не буде заселений.
6 A shdoodna reer garac baa dhex degganaan doona, oo kibirka reer Falastiinna waan baabbi'in doonaa.
І буде в Ашдоді сидіти байстрюк, і Я вигублю гордість филистимлян.
7 W axaan afkooda ka soo bixin doonaa dhiiggooda, oo ilkahooda dhexdoodana karaahiyadoodaan ka soo bixin doonaa, oo iyaguna Ilaahayagay dad hadhay u ahaan doonaan, oo sida ugaas dalka Yahuudah dhex jooga oo kale ayay ahaan doonaan, oo Ceqroonna waxay noqon doontaa sida reer Yebuus.
І викину кров його з його уст, а гидоту його з-між зубів його, і для нашого Бога достанеться й він, і він буде, як князь той у Юді, а Екрон як євусей.
8 O o gurigayga hareerihiisa waan degi doonaa inaan ciidanka ka hor joogsado, inaan ninna ka dhex marin ama ku soo noqon, oo mar dambena mid wax dulma iyaga ma dhex mari doono, waayo, haatan indhahaygaan ku arkay. Imaatinkii Boqorka Siyoon
І стану табором біля Свого дому проти війська, проти того, хто переходить і хто вертається; і вже не перейде гнобитель повз них, бо тепер Я це бачив Своїми очима.
9 M agaalada Siyoonay, si weyn u reyree, magaalada Yeruusaalemay, qayli. Bal eeg, boqorkaagu waa kuu imanayaa. Isagu waa xaq oo guul buu leeyahay, waana qalbi qabow yahay, oo wuxuu fuushan yahay dameer ah qayl dameereed.
Радій вельми, о дочко Сіону, веселись, дочко Єрусалиму! Ось Цар твій до тебе гряде, справедливий і повний спасіння, покірний, і їде на ослі, і на молодім віслюкові, сині ослиці.
10 O o anigu Efrayim gaadhifardood kasta waan ka baabbi'in doonaa, oo Yeruusaalemna faras kuma reebi doono, oo qaansada dagaalkana waa la baabbi'in doonaa. Isna quruumaha nabad buu kula hadli doonaa, oo dowladnimadiisuna waxay gaadhi doontaa bad ilaa baddeeda kale, iyo tan iyo Webiga iyo xataa dhulka darafyadiisa.
І вигублю Я колесниці з Єфрема, і коня з Єрусалиму, і військовий лук знищений буде. І народам Він мир сповістить, а Його панування від моря до моря, і від Ріки аж до кінців землі.
11 O o weliba adigana dhiiggii axdigaaga daraaddiis maxaabiistaadii waan ka soo bixiyey godkii aan biyuhu ku jirin.
Також ти, за кров заповіту твого Я пустив твоїх в'язнів із ями, в якій немає води.
12 K u noqda qalcadda, maxaabiistiinna rajada lahow, maantadan ayaan caddaynayaa inaan laba jibbaar idin siinayo.
До твердині верніться, о в'язні надії! І сьогодні звіщаю: Подвійно тобі поверну!
13 W aayo, dadka Yahuudah sida qaanso baan u xootay, oo reer Efrayim sida fallaadh oo kale ayaan qaansadii u gashaday. Siyoonay, wiilashaada waan kicin doonaa, Gariigow, iyagaan ku kicin doonaa wiilashaada, oo waxaan kaaga dhigi doonaa sida seef nin xoog badanu haysto. Rabbiga Wuu Muuqan Doonaa
Бо Юду собі натягну, немов лука, наповню Єфремом його, і збуджу твоїх синів, Сіоне, на синів твоїх, Яване, і вчиню Я тебе за меча для лицарства.
14 O o Rabbigiina waa lagu arki doonaa korkooda, oo fallaadhihiisuna waa u soo bixi doonaan sida hillaac. Oo Sayidka Rabbiga ahu buunkuu afuufi doonaa, oo wuxuu raaci doonaa dabaylo cirwareen ah ee koonfureed.
А Господь з'явиться над ними, і стріла Його вийде, як блискавка, і Господь Бог засурмить у сурму, і піде південними бурями.
15 R abbiga ciidammada ayaa daafici doona iyaga, oo way baabbi'in doonaan, oo waxay ku tuman doonaan dhagaxyada wadhafka, oo khamri bay cabbi doonaan oo waxay u qaylin doonaan sida iyagoo sakhraansan, oo waxay u buuxsami doonaan sida maddiibado, iyo sida rukummada meesha allabariga.
І Господь Саваот берегтиме всіх їх, і вони поїдять та потопчуть каміння, що кидається, і вони будуть пити та будуть шуміти, немов те вино, і будуть повні, як чаша жертовна, неначе ті роги жертівника.
16 O o wakhtigaas ayaa Rabbiga Ilaahooda ahu dadkiisa badbaadin doonaa sida iyagoo idihiisa ah, waayo, waxay ahaan doonaan sida dhagxan qaali ah oo taaj ku jira oo dalkiisa ka kor dhalaalaya.
І спасе їх Господь, їхній Бог, того дня, Свій народ, як отару, бо вони, як каміння корони, засяють у Краї Його.
17 B arwaaqadiisu badanaa oo quruxdiisu weynaan badanaa! Barbaarrada hadhuudh baa barwaaqayn doonaa, gabdhahana khamri cusub baa barwaaqayn doona.
і що за добро Його буде, і що за краса Його! Збіжжя поможе рости юнакам, а дівчатам вино молоде.