Boqorradii Kowaad 7 ~ 1 царів 7

picture

1 O o Sulaymaan gurigiisana wuxuu dhisayay saddex iyo toban sannadood, oo gurigiisii oo dhanna wuu dhammeeyey.

А свій дім Соломон будував тринадцять років, та й скінчив увесь свій дім.

2 W aayo, guriga wuxuu ka dhisay geedihii Lubnaan, oo dhererkiisu wuxuu ahaa boqol dhudhun, ballaadhkiisuna wuxuu ahaa konton dhudhun, sarajooggiisuna wuxuu ahaa soddon dhudhun, oo wuxuu ku dul taagnaa afar saf oo tiirar kedar ah, oo tiirarkana waxaa dul saarnaa alwaax waaweyn oo kedar ah.

І збудував він дім Ливанського Лісу, сто ліктів довжина його, і п'ятдесят ліктів ширина його, і тридцять ліктів вишина його, на чотирьох рядах кедрових стовпів, а кедрові брусся на стовпах.

3 O o waxaa ku dednaa qoryo kedar ah oo ka sarreeya shan iyo afartanka loox oo tiirarka dul saarnaa, ee shan iyo tobanba saf ahaayeen.

І покритий він був кедриною зверху на бічних кімнатах, що на сорока й п'яти стовпах, по п'ятнадцять на ряд.

4 O o wuxuu lahaa saddex saf oo dariishado ah, oo saddexda saf iftiinkooduna midba mid buu ka soo hor jeeday.

А лутків було три ряди, вікно до вікна три рази.

5 O o albaabbada oo dhan iyo dariishadaha oo dhammu waxay wada ahaayeen afargees, oo saddexda saf iftiinkooduna midba mid buu ka soo hor jeeday.

А всі двері та бічні одвірки чотирикутні, з порогами, а навпроти вікно до вікна три рази.

6 O o wuxuu sameeyey balbalo tiirar ah; oo dhererkeedu wuxuu ahaa konton dhudhun, ballaadhkeeduna wuxuu ahaa soddon dhudhun, oo balbalona waa ka horraysay, iyadoo leh tiirar iyo looxyo balballaadhan.

І зробив він сіни зо стовпів, п'ятдесят ліктів довжина їх та тридцять ліктів ширина їх, і інші сіни перед ними, і стовпи, і причілок даху.

7 O o wuxuu kaloo sameeyey balbaladii carshiga oo ahayd meeshii uu wax ku xukumi lahaa, oo taasu waxay ahayd balbaladii xukunka; oo dhulkeedana waxaa ku dednaa alwaax kedar ah.

І зробив він тронову залю, де судив, залю судову, і покрив кедриною від підлоги до стелі.

8 O o gurigiisii uu degi lahaana wuxuu ku yiil balbalada barxaddeeda kale, oo isku si baana loo dhisay. Oo guri balbaladan u eg ayuu u dhisay gabadhii Fircoon (oo Sulaymaan guursaday).

А його дім, де жив, на іншому дворі, зсередини сіней, був такий, як та робота. І зробив він дім для фараонової дочки, яку взяв Соломон, як ті сіни.

9 O o kuwanu dhammaantood waxay ahaayeen dhagxan qaali ah oo qiyaas loo qoray, oo kor iyo hoosba miinshaaro lagu gooyay tan iyo salka iyo baarka, oo dibadduna saasay ahayd tan iyo barxadda weyn.

Усе це з дорогого каміння, тесаного за мірою, обрізаного пилкою зсередини та іззовні, і від основи аж до стелі, а іззовні аж до великого двора.

10 O o aasaaskuna wuxuu ahaa dhagxan qaali ah oo waaweyn, oo qaarna waxay ahaayeen toban dhudhun, qaarna waxay ahaayeen siddeed dhudhun.

А заснований він був на дорогих каміннях, каміннях великих, каміння десяти ліктів та каміння восьми ліктів.

11 O o korkana waxaa jiray dhagxan qaali ah oo qiyaas loo qoray, iyo alwaax kedar ah.

А згори дорогі каміння, тесані за мірою, та кедрина.

12 O o barxadda weyn ee ku wareegsanna waxay lahayd saddex saf oo dhagxan qoran ah, iyo saf ah looxyo waaweyn oo kedar ah, oo waxay la mid ahayd guriga Rabbiga barxaddiisa hoose iyo sida balbalada guriga. Alaabtii Macbudka

А навколо великий двір, три ряди тесаного каміння та ряд стятого кедрового брусся; те саме й для внутрішнього двору Господнього храму та для сіней храму.

13 O o Boqor Sulaymaanna Xiiraam cid buu u diray oo Turos ka soo kexeeyey.

І послав цар Соломон, і взяв із Тиру Хірама,

14 O o Xiiraam waxaa dhashay naag carmal ah oo qabiilkeedu yahay reer Naftaali, aabbihiisna wuxuu ahaa nin reer Turos ah, oo naxaasta ka shaqayn jiray, Xiiraamna waxaa ka buuxay xigmad, iyo waxgarasho, iyo sanco uu ku sameeyo shuqul kasta oo naxaas laga qabto. Oo Boqor Sulaymaan buu u yimid oo shuqulkiisii oo dhan u sameeyey.

це син однієї вдови, з племени Нефталимового, а батько його тирянин, що робив на міді. І був він наповнений мудрістю й розумом, та вмінням робити всяку роботу на міді. І прийшов він до царя Соломона, і зробив усю його роботу.

15 W uxuu sameeyey labada tiir oo naxaasta ah, oo midkiiba sarajooggiisu yahay siddeed iyo toban dhudhun; meeriskiisuna yahay laba iyo toban dhudhun markii xadhig lagu qiyaaso.

І він відлив два мідяні стовпи, вісімнадцять ліктів височина одного стовпа, а шнур дванадцяти ліктів оточив би його; такий і стовп другий.

16 W uxuuna sameeyey laba taaj oo naxaas la shubay ah in la saaro tiirarkii dhaladooda. Oo taaj sarajooggiisu wuxuu ahaa shan dhudhun, oo taajka kale sarajooggiisuna wuxuu ahaa shan dhudhun.

І зробив він дві маковиці, щоб дати на верхи тих стовпів, відлив їх із міді; п'ять ліктів височина однієї маковиці, і п'ять ліктів височина маковиці другої.

17 O o taajajka tiirarka dhaladooda saarnaa waxay lahaayeen shabagyo isa sudhsudhan, iyo silsilado tidcan, oo taaj wuxuu lahaa toddoba, taajka kalena wuxuu lahaa toddoba.

А на тих маковицях, що були на верхах стовпів, було мереживо плетеної роботи та шнурки роботою ланцюжків, сім на маковиці одній і сім на маковиці другій.

18 O o saasuu u sameeyey tiirarkii; oo shabaggiiba waxaa kor saarnaa laba saf oo ku wareegsan inay dedaan taajajka tiirarka kor saaran; oo taajkii kalena saasoo kaluu u galay.

І поробив він ті стовпи так, що два ряди гранатових яблук були навколо на одному мереживі, щоб покрити маковиці, що на верху; і так зробив і маковиці другій.

19 O o balbalada tiirarkeedii taajajkoodii saarnaa waxay u ekaayeen ubax, afar dhudhun bayna ahaayeen.

А маковиці, що на верху тих стовпів, були зроблені як лілеї, на чотири лікті, у притворі.

20 O o taajajkii labadii tiir saarnaa dushooda oo shabagga u dhowaana waxay lahaayeen rummaanno. Oo rummaannadu waxay ahaayeen laba boqol oo taajkiiba safaf ugu wareegsan.

І маковиці на обох стовпах також зверху, навпроти випуклини, що з боку мережива. А тих гранатових яблук двісті, рядами навколо на маковиці другій.

21 O o tiirarkiina wuxuu qotomiyey balbaladii macbudka; oo tiirkii midigta ahaa intuu qotomiyey ayuu magiciisii u bixiyey Yaakiin, tiirkii bidixda ahaana intuu qotomiyey ayuu u bixiyey Bocas.

І поставив він ті стовпи до притвору храму. І поставив він правого стовпа, і назвав ім'я йому: Яхін; і поставив стовпа лівого, і назвав ім'я йому: Боаз.

22 O o tiirarka korkoodana waxaa saarnaa wax ubax u eg, oo tiirarka hawshoodiina saasay ku dhammaatay.

А на верху стовпів зроблено як лілеї. І була скінчена робота стовпів.

23 O o wuxuu sameeyey berkedda naxaasta ah, oo labadeeda qar isu jiraan toban dhudhun, oo ku wada wareegsan, oo sarajooggeeduna wuxuu ahaa shan dhudhun, oo meeriskeeduna wuxuu ahaa soddon dhudhun.

І зробив він лите море, десять ліктів від краю його аж до краю його, навколо круглясте, і п'ять ліктів височина його. А шнур на тридцять ліктів оточив би його навколо.

24 O o berkedda qarkeedii wareegsanaa waxaa ku hoos yiil ubbooyin ku wareegsan berkedda, dhudhunba toban; oo ubbooyinku waxay ahaayeen laba saf, oo markii berkeddii la shubay ayaa iyana la shubay.

А здолу на краях його оточували його подоби огірків, по десять у лікті, вони оточували море навколо. Було два ряди тих огірків, вилитих при литті його.

25 O o berkeddu waxay dul saarnayd laba iyo toban dibi, oo saddex waxay u jeedday xagga woqooyi, saddexna waxay u jeedday xagga galbeed, saddexna waxay u jeedday xagga koonfureed, saddexna waxay u jeedday xagga bari; berkeddiina way dul saarnayd, oo dibidii kulligoodna qarkooda dambe wuxuu ku jiray gudaha.

Воно стояло на дванадцятьох волах, три обернені на північ, і три обернені на захід, і три обернені на південь, і три обернені на схід. А море на них зверху, а ввесь зад їх до нутра.

26 O o berkeddii dhumucdeedu waxay ahayd taako; qarkeedana waxaa loo sameeyey sidii koob qarkiis oo kale oo ubax u ekaa; oo waxay qaadday laba kun oo qiyaasood oo bad la yidhaahdo.

А грубина його долоня, а краї його подібні до краю келиха, як квітки лілеї. Містило воно дві тисячі батів.

27 O o wuxuu sameeyey toban saldhig oo naxaas ah, oo saldhig kasta dhererkiisu wuxuu ahaa afar dhudhun, ballaadhkiisuna wuxuu ahaa afar dhudhun, sarajooggiisuna wuxuu ahaa saddex dhudhun.

І зробив він десять мідяних підстав, чотири лікті довжина однієї підстави, і чотири лікті ширина її, а три лікті вишина її.

28 O o saldhigyadana sidan baa loo sameeyey; darfaha dhexdooda waxay ku lahaayeen meelo dhexe.

А оце робота підстави: у них лиштви, а ті лиштви поміж прутами.

29 O o darfaha meelaha u dhexeeyeyna waxaa ku yiil libaaxyo, iyo dibiyo, iyo keruubiim, oo darfaha korkoodana waxaa ku yiil meel la saaro; oo libaaxyada iyo dibiyada hoostoodana waxaa ku yiil ubaxyo ka soo laalaada.

А на лиштвах, що між прутами, леви, воли та херувими. А на прутах зверху підніжки, а під левами та волами китиці, зроблені розложистими.

30 O o saldhig kastaaba wuxuu lahaa afar giraangirood oo naxaas ah, iyo ulo naxaas ah oo giraangiraha wareejiya; oo afarta rukunna waxay ku lahaayeen meelo haya; oo berkeddii hoosteeda ayaa meelihii hayay oo shubanu ku yiilleen iyagoo dhinac kasta ku leh ubaxyo ka laalaada.

І чотири мідяні кола для однієї підстави та мідяні осі. А на чотирьох рогах їхні рамена, під мідницею рамена литі, з кожного боку китиці.

31 O o afkeeda oo qarka ku dhex jira wuxuu ahaa dhudhun; oo afkeeduna wuu wareegsanaa, oo wuxuu u ekaa sida meesha haysa, wuxuuna ahaa dhudhun iyo badh; oo weliba afkeedu waa xardhanaa oo darfahooduna afargees bay ahaayeen oo ma wareegsanayn.

А гирло його з нутра маковиці й вище лікоть; а гирло круглясте, роботи підніжка, лікоть і півліктя; і також на гирлі його різьби, а рамено їх квадратове, не круглясте.

32 O o afarta giraangiroodna waxay ku yiilleen darfaha hoostooda, oo ulaha giraangiraha wareejiyaana waxay ku yiilleen salka hoose; oo giraangir kastana sarajooggeedu wuxuu ahaa dhudhun iyo badh.

І чотири ті кола були під лиштвами, а осі колес у підставі. А вишина одного кола лікоть і півліктя.

33 O o giraangiruhuna waxay u ekaayeen sidii gaadhifaras giraangirihiis; oo ulahooda wareejiya, iyo qararkooda, iyo birahooda gudban, iyo dhexbadhtanadoodaba kulligood shub bay ahaayeen.

А робота тих кіл як робота кола возового; їхні осі, і їхні обіддя, і їхні шпиці, і їхні маточини усе лите.

34 O o afarta geesna waxay ku lahaayeen afar meelood oo haya, oo afarta meelood oo hayaana waxay ka mid ahaayeen saldhigga qudhiisii.

І чотири рамена на чотирьох рогах однієї підстави; з підстави виходили рамена її.

35 O o saldhigga dushiisana waxaa tiil meel wareegsan oo sarajooggeedu yahay dhudhun badhkiis; oo saldhigga korkiisa siddooyinkiisa iyo darfihiisuba isagay ku yiilleen.

А на верху підстави було округле навкілля, півліктя вишини; а на верху підстави ручки її та лиштви її з неї.

36 O o siddooyinkiisa iyo darfihiisa dushooda wuxuu ku xardhay keruubiim, iyo libaaxyo, iyo geedo timireed sidii mid kasta meeshiisii bannaanayd ahayd, iyagoo mid kasta ubaxyo laalaada ku wareegsan yihiin.

І він повирізував на таблицях ручок її та на лиштвах її херувимів левів та пальми, на кожнім вільнім місці, та китиці навколо.

37 O o tobankii saldhigna saasuu u sameeyey; oo kulligoodna isku si baa loo shubay, oo isku qiyaas bay ahaayeen iyo isku qaab.

Як це, він зробив десять підстав, лиття одне, міра одна, одна робота для них усіх.

38 O o wuxuu sameeyey toban berkedood oo naxaas ah; oo berkedba waxay qaadday afartan bad; oo berked kastaaba waxay ahayd afar dhudhun; oo tobankii saldhigna mid kasta berked baa saarnayd.

І зробив він десять мідяних умивальниць, сорок батів мала кожна вмивальниця; чотири лікті кожна вмивальниця; одна вмивальниця на одній підставі, так для десяти підстав.

39 O o saldhigyadii shanna wuxuu dhigay guriga dhankiisa midig, shantii kalena wuxuu dhigay guriga dhankiisa bidix; oo berkeddii weynaydna wuxuu dhigay guriga dhankiisa midig ee xagga bari ee dhinaca koonfureed.

І дав ті підстави п'ять на боці храму з правиці, і п'ять на боці храму з лівиці його, а море дав на правому боці храму, наперед, навпроти полудня.

40 O o Xiiraam wuxuu wada sameeyey berkedihii, iyo majarafadihii, iyo maddiibadihii. Oo sidaasuu Xiiraam u dhammeeyey shuqulkii uu Boqor Sulaymaan ugu sameeyey guriga Rabbiga,

І поробив Хірам умивальниці й лопатки та кропильниці. І покінчив Хірам робити всю ту роботу, що зробив цареві Соломонові для храму Господнього:

41 k aasoo ahaa labadii tiir, iyo labadii fijaan oo taajajkii tiirarka kor saarnaa, iyo labadii shabag oo ku dednaa labada fijaan oo taajajkii tiirarka kor saarnaa,

два стовпи та дві голівки маковиць, що на верху стовпів, і два мережива на покриття двох голівок маковиць, що на верху стовпів;

42 i yo afartii boqol oo rummaan ee labadii shabag lahaayeen, oo shabag kastaa wuxuu lahaa laba saf oo rummaan ah si ay u dedaan labadii fijaan ee taajajkii tiirarka kor saarnaa;

і чотири сотні гранатових яблук для двох мережив, два ряди гранатових яблук для одного мережива, на покриття обох голівок маковиць, що на верху стовпів;

43 i yo tobankii saldhig, iyo tobankii berkedood ee saldhigyada dul saarnaa,

і підстави десять, і вмивальниці десять;

44 i yo berkeddii weynayd, iyo laba iyo tobankii dibi ee berkedda weyn ka hooseeyey,

і одне море, і воли дванадцять під морем;

45 i yo dheryihii, iyo majarafadihii, iyo maddiibadihii; oo dhammaan weelashan gurigii Rabbiga yiil ee uu Xiiraam Boqor Sulaymaan u sameeyey waxay ahaayeen naxaas dhalaasha.

і горнята, і лопатки, і кропильниці та всі ті речі, що Хірам поробив цареві Соломонові в Господньому домі, усе виполірувана мідь.

46 O o boqorku wuxuu alaabtaas ku shubay Bannaankii Webi Urdun oo dhoobada lahaa ee u dhexeeyey Sukod iyo Saaretaan.

На Йорданській рівнині повідливав їх цар у глибокій землі між Суккотом та між Царетаном.

47 O o Sulaymaanna weelashii oo dhan ma uu miisaamin, maxaa yeelay, aad iyo aad bay u badnaayeen; oo naxaasta miisaankeeda lama hubin.

І порозставляв Соломон усі ці речі; через дуже велику многоту їх не була справджена вага міді.

48 O o Sulaymaan baa sameeyey alaabtii guriga Rabbiga tiil oo dhan, kuwaasoo ahaa girgirihii dahabka ahaa, iyo miiskii ay kibistii tusniinta saarnayd oo dahabka ahaa;

І поробив Соломон усі речі, що в Господньому храмі: золотого жертівника, і золотого стола, що на ньому хліб показний,

49 i yo laambadihii ahaa dahabka saafiga ah oo meesha ugu quduusan horteeda yiil, ee shanu midigta ka tiil, shanuna bidixda, iyo ubaxyadii iyo laambadihii, iyo birqaabyadii ee dahabka wada ahaa;

і свічники, п'ять з правиці та п'ять з лівиці, перед найсвятішим, зо щирого золота; і квітки, і лямпади, і щипчики, з золота;

50 i yo koobabkii, iyo alaabta laambadihii lagu safeeya, iyo maddiibadihii, iyo malgacadihii, iyo idammadii ee dahabka saafiga ah wada ahaa, iyo birihii albaabbada guriga hoose ee ah meesha ugu wada quduusan iyo guriga macbudka ah albaabbadiisa oo dhan ee dahabka wada ah.

і миски, і ножиці, і кропильниці, і ложки, і лопатки, золото щире; і чопи для дверей внутрішнього храму, для Святого Святих, для дверей дому для храму золото.

51 O o saasuu ku wada dhammaaday shuqulkii uu Boqor Sulaymaan ku sameeyey guriga Rabbiga. Oo Sulaymaanna wuxuu soo geliyey alaabtii aabbihiis Daa'uud quduuska ka dhigay ee ahayd lacagtii, iyo dahabkii, iyo weelashii, oo wuxuu ku riday khasnadihii guriga Rabbiga.

І була покінчена вся ця праця, яку цар Соломон зробив в Господньому храмі. І Соломон повносив освячені речі свого батька Давида; срібло й золото та речі дав у скарбниці Господнього храму.