1 M arkaasaa Daa'uud wuxuu magaaladii Daa'uud ka dhistay guryo, oo sanduuqii Ilaahna meel buu u hagaajiyey, teendhona buu u dhisay.
І поробив він собі доми в Давидовому Місті, і приготовив місце на Божого ковчега, і розтягнув для нього скинію.
2 M arkaasaa Daa'uud yidhi, Waa inaan ninna qaadin sanduuqa Ilaah reer Laawi mooyaane, waayo, Rabbigu iyaguu u doortay inay qaadaan sanduuqa Ilaah, iyo inay isaga u adeegaan weligood.
Тоді Давид сказав, щоб ніхто не носив Божого ковчега, окрім Левитів, бо їх вибрав Господь носити ковчега Господа та служити Йому аж навіки.
3 O o Daa'uud reer binu Israa'iil oo dhan wuxuu ku soo wada ururiyey Yeruusaalem in sanduuqii Rabbiga la keeno meeshiisii uu u hagaajiyey.
І Давид зібрав усього Ізраїля до Єрусалиму, щоб винести Господнього ковчега на його місце, яке приготовив йому він.
4 O o haddana Daa'uud wuxuu soo wada ururiyey reer Haaruun iyo reer Laawi.
І зібрав Давид Ааронових синів та Левитів.
5 K uwii reer Qohaad waxay ahaayeen Uurii'eel oo madax ahaa, iyo walaalihiis oo ahaa boqol iyo labaatan nin,
Від Кегатових синів: зверхник Уріїл, а братів його сотня й двадцять.
6 k uwii reer Meraariina, Casaayaah oo madax ahaa, iyo laba boqol iyo labaatan nin oo walaalihiis ahaa,
Від синів Мерарі: зверхник Асая, а братів його двісті й двадцять.
7 k uwii reer Gershoomna, Yoo'eel oo madax ahaa, iyo boqol iyo soddon nin oo walaalihiis ahaa,
Від Ґершомових синів: зверхник Йоїл, а братів його сотня й тридцять.
8 k uwii reer Eliisaafaanna, Shemacyaah oo madax ahaa, iyo laba boqol oo nin oo walaalihiis ahaa,
Від Еліцафанових синів: зверхник Шемая, а братів його двісті.
9 k uwii reer Xebroonna, Elii'eel oo madax ahaa, iyo siddeetan nin oo walaalihiis ahaa,
Від Хевронових синів: зверхник Еліїл, а братів його вісімдесят.
10 k uwii reer Cusii'eelna, Cammiinaadaab oo madax ahaa, iyo boqol iyo laba iyo toban nin oo walaalihiis ahaa.
Від Уззіїлових синів: зверхник Аммінадав, а братів його сотня й дванадцять.
11 M arkaasaa Daa'uud u yeedhay Saadooq iyo Aabyaataar oo wadaaddada ahaa, iyo kuwii reer Laawi oo ahaa Uurii'eel, iyo Casaayaah, iyo Yoo'eel, iyo Shemacyaah, iyo Elii'eel, iyo Cammiinaadaab,
І покликав Давид священиків Садока та Евіятара, та Левитів: Уріїла, Асаю, і Йоїла, Шемаю і Еліїла, і Аммінадава
12 o o wuxuu ku yidhi, Idinku waxaad tihiin madaxdii qolooyinka reer Laawi, haddaba idinka iyo walaalihiinba isdaahiriya si aad sanduuqii Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil ugu soo qaaddaan meeshii aan u hagaajiyey.
та й сказав до них: Ви голови родів Левитів. Освятіться ви та ваші брати, і перенесете ковчега Господа, Бога Ізраїлевого, до місця, яке приготовив я йому.
13 M axaa yeelay, indinku markii hore ma aydnaan qaadin, oo sidaas daraaddeed ayaa Rabbiga Ilaaheenna ahu degdeg inoogu qabtay, waayo, sidii qaynuunku ahaa wax kuma aynan weyddiin.
Бо через те, що спочатку не ви це робили, то вдарив нас Господь, Бог наш, бо ми не шукали Його так, як належало.
14 H addaba sidaas daraaddeed ayaa wadaaddadii iyo kuwii reer Laawi isdaahiriyeen inay soo qaadaan sanduuqii Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil.
І освятилися священики та Левити, щоб перенести ковчега Господа, Бога Ізраїлевого.
15 M arkaasaa reer Laawi garbaha ku qaadeen sanduuqii Ilaah iyagoo ulihiisii ku sida, sidii Muuse amray oo uu eraygii Rabbigu ahaa.
І понесли сини Левитів Божого ковчега, як наказав був Мойсей за Господнім словом, на плечах своїх, на держаках, на собі.
16 M arkaasaa Daa'uud madaxdii reer Laawi ku yidhi, Walaalihiin rag ka dhex doorta inay ahaadaan niman gabayaa ah oo sita alaabtii muusikada, oo ah shareerado, iyo kataarado, iyo suxuun laysku garaaco, oo aad ha uga dhawaajiyeen oo farxad aawadeed codka kor ha u qaadeen.
І сказав Давид зверхникам Левитів, щоб поставили своїх братів співаків на приладдях пісні, на цитрах, арфах, та тих, що грають на цимбалах, щоб піднести голос на радість.
17 S idaas daraaddeed reer Laawi waxay doorteen Heemaan oo ahaa ina Yoo'eel iyo walaalihiis oo ahaa Aasaaf ina Berekyaah, oo walaalahood reer Meraariina waxay ka doorteen Eetaan ina Quushaayaah,
І поставили Левити Гемана, Йоїлового сина, а з братів його Асафа, сина Берехії, а з синів Мерарі, їхніх братів Етана, сина Кушаї.
18 o o iyaga waxaa la jiray walaalahood oo ahaa darajadii labaad, waxayna ahaayeen Sekaryaah, iyo Been, iyo Yacasii'eel, iyo Shemiiraamood, iyo Yexii'eel, iyo Cunnii, iyo Elii'aab, iyo Benaayaah, iyo Macaseeyaah, iyo Matityaah, iyo Eliifeleehuu, iyo Miqneeyaah, iyo Cobeed Edoom, iyo Yecii'eel oo dhammaantood wada ahaa iridjoogayaal.
А з ними їхніх братів других: Захарія, і Яазіїла, і Шемірамота, і Єхіїла, і Унні, Еліава, і Бенаю, і Маасею, і Маттітію, і Еліфлея, і Мікнею, і Овед-Едома, і Єіїла, придверних.
19 S idaas daraaddeed kuwii gabayaagii ahaa oo ahaa Heemaan, iyo Aasaaf, iyo Eetaan waxay siteen suxuun naxaas ah oo laysku garaaco si ay aad ugaga dhawaajiyaan,
А співаків: Гемана, Асафа та Етана грати на мідяних цимбалах.
20 o o Sekaryaah, iyo Casii'eel, iyo Shemiiraamood iyo Yexii'eel, iyo Cunnii, iyo Elii'aab, iyo Macaseeyaah, iyo Benaayaahna waxay siteen shareerado si ay ugu dhuftaan wax Calaamood lagu luuqeeyo,
А Захарія, і Азіїла, і Шемірамота, і Єхіїла, і Унні, і Еліава, і Маасею, і Бенаю на цитрах, на аламот.
21 o o Matityaah, iyo Eliifeleehuu, iyo Miqneeyaah, iyo Cobeed Edoom, iyo Yecii'eel, iyo Casasyaahna waxay siteen kataarado ay ku hoggaamiyaan wax Shemiiniid lagu luuqeeyo.
А Маттітію, і Еліфелегу, і Мікнею, і Овед-Едома, і Єїла, і Азазію на арфах, на октаві, щоб починати гру.
22 O o Kenanyaah oo madax u ahaa reer Laawina wuxuu u sarreeyey gabaygii, oo isagu wuxuu dadkii wax ka baray gabaygii, maxaa yeelay, aad buu u yiqiin.
А Кенанію, зверхника Левитів, над ношенням; він навчав носити, бо вмів того.
23 O o Berekyaah iyo Elqaanaahna waxay iridjoogayaal u ahaayeen sanduuqii.
А Берехія та Елкана придверні при ковчезі.
24 O o wadaaddadii ahaa Shebanyaah, iyo Yehooshaafaad, iyo Netaneel, iyo Camaasay, iyo Sekaryaah, iyo Benaayaah, iyo Eliiceserna turumbooyin ayay ku hor afuufayeen sanduuqii Ilaah, oo Cobeed Edoom iyo Yexiyaahna iridjoogayaal ayay sanduuqii u ahaayeen.
А Шеванія, І Йосафат, і Натанаїл, і Амасай, і Захарій, і Беная, і Еліезер, священики, сурмили в сурми перед Божим ковчегом, а Овед-Едом та Єхійя придверні для ковчега.
25 S idaas daraaddeed Daa'uud iyo odayaashii reer binu Israa'iil iyo kuwii kun kun u taliyeyba waxay u tageen inay sanduuqii axdiga Rabbiga ka soo qaadaan gurigii Cobeed Edoom iyagoo faraxsan.
І пішов Давид і Ізраїлеві старші та тисячники, щоб перенести ковчега Господнього заповіту з Овед-Едомового дому з радістю.
26 O o markii Ilaah caawiyey kuwii reer Laawi oo qaaday sanduuqii axdiga Rabbiga ayay toddoba dibi iyo toddoba wan ku allabaryeen.
І сталося, коли Бог допомагав Левитам, що несли ковчега Господнього заповіту, то вони принесли в жертву сім биків та сім баранів.
27 O o Daa'uudna wuxuu xidhnaa dhar aad u wanaagsan, isaga iyo kuwii reer Laawi oo sanduuqa qaaday oo dhan, iyo nimankii gabayaaga ahaa, iyo Kenanyaah oo ahaa madaxdii gabayga oo la jiray nimankii gabayaaga ahaa, oo Daa'uudna wuxuu qabay eefod maro wanaagsan ah.
А Давид був зодягнений в одежу з вісону, як і всі Левити, що несли ковчега, і співаки, і Кенанія, зверхник ношення і співаків, а на Давиді був ще й льняний ефод.
28 H addaba reer binu Israa'iil oo dhammu saasay u soo qaadeen sanduuqii axdiga Rabbiga iyagoo dhawaaqaya, oo afuufaya buun iyo turumbooyin, oo ka dhawaajinaya suxuun laysku garaaco, iyo shareerado iyo kataarado.
І ввесь Ізраїль ніс ковчега Господнього заповіту з радісним криком, і зо звуком рога, і з сурмами, і з цимбалами, граючи на цитрах та на арфах.
29 O o markii sanduuqii axdiga Rabbigu uu magaaladii Daa'uud imanayay ayay Miikaal oo ahayd ina Saa'uul daaqadda ka eegtay, oo kolkay aragtay Boqor Daa'uud oo cayaaraya ayay qalbiga ka quudhsatay.
І сталося, коли ковчег Господнього заповіту прийшов аж до Давидового Міста, то Мелхола, Саулова дочка, виглядала через вікно. І побачила вона царя Давида, що танцював та грав, і зневажила його в своєму серці.