Sharciga Kunoqoshadiisa 19 ~ Повторення Закону 19

picture

1 O o markii Rabbiga Ilaahiinna ahu uu wada gooyo quruumaha Rabbiga Ilaahiinna ahu uu dalkooda idin siinayo oo aad meeshooda gashaan ee aad degtaan magaalooyinkooda iyo guryahooda,

Коли Господь, Бог твій, повигублює народи, що Господь, Бог твій, дає тобі їхній Край, і ти повиганяєш їх, і осядеш по їхніх містах та по їхніх домах,

2 m arkaas waa inaad saddex magaalo gaar kaga dhex dhigataan dalkiinna uu Rabbiga Ilaahiina ahu idiin siinayo inaad hantidaan.

то три місті відділиш собі в середині свого Краю, що Господь, Бог твій, дає його тобі на володіння.

3 O o waa inaad jidka hagaagsataan oo dalka Rabbiga Ilaahiinna ahu uu idin dhaxalsiinayona soohdimihiisa waxaad u qaybisaan saddex meelood in gacankudhiigle kastaaba halkaas ku cararo.

Приготуєш собі дорогу, і поділиш натроє землю твого Краю, що Господь, Бог твій, дає тобі на спадок, і це буде на втікання туди кожного убійника.

4 O o gacankudhiiglaha halkaas ku cararayo oo noolaanayo waa caynkan: oo waa kii deriskiisa kama' ku dilay isagoo aan hore u necbayn,

А оце справа убійника, що втече туди й буде жити: хто вб'є свого ближнього ненароком, а він не був ворогом його від учора й позавчора;

5 s ida markii nin deriskiis duurka ugu raaco inay qoryo soo jaraan, oo gacantiisu ay faaska qaadato inuu geedka ku jaro, oo markaas birtu intay daabka ka siibato ku dhacdo kii deriskiisa ahaa ee uu saas ku dhinto, markaas isagu waa inuu ku cararaa magaalooyinkaas middood si uu ku noolaado,

або хто ввійде з своїм ближнім до лісу рубати дерева, і розмахнеться рука його з сокирою, щоб зрубати дерево, а залізо спаде з топорища й попаде в його ближнього, і той помре, то він утече до одного з тих міст, і буде жити,

6 w aaba intaasoo ka aardoonka ahu uu gacankudhiiglaha raacdaystaa intuu qalbigiisu kulul yahay, oo uu gaadhaa jidka fog aawadiis, oo uu markaas dilaa isagoo aan dhimasho istaahilin, maxaa yeelay, isagu hore uma uu necbayn.

щоб не гнався месник за кров за убійником, коли розпалиться серце його, і щоб не догнав його, якщо буде довга та дорога, і не вбив його, хоч він не підлягає смерті, бо не був він ворогом його від учора й позавчора.

7 O o sidaas daraaddeed waxaan idinku amrayaa oo idinku leeyahay, Waa inaad saddex magaalo gaar ka dhigataan.

Тому то я наказую тобі, говорячи: Три місті відділиш собі.

8 H addii Rabbiga Ilaahiinna ahu u ballaadhiyo soohdimihiinna, siduu awowayaashiin ugu dhaartay, oo uu idin wada siiyo dalkii uu awowayaashiin u ballanqaaday inuu iyaga siinayo oo dhan,

А якщо Господь, Бог твій, розширить границю твою, як присягнув був батькам твоїм, і дасть тобі всю оцю землю, що говорив був дати батькам твоїм,

9 o o haddaad xajisaan oo wada yeeshaan amarkan aan maanta idinku amrayo oo dhan, inaad Rabbiga Ilaahiinna ah jeclaataan oo aad weligiin jidadkiisa ku socotaan, kolkaas saddex magaalo oo kale oo aan saddexdan ahayn waa inaad ku darsataan,

коли ти будеш додержувати всі ці заповіді, щоб виконувати їх, що я наказую тобі сьогодні, щоб любити Господа, Бога свого, і щоб ходити дорогами Його всі дні, то додаси собі ще три місті понад ті три,

10 s i aan dhiig aan xaq qabinu loogu dhex daadin dalkii Rabbiga Ilaahiinna ahu uu idin siinayo, waaba intaasoo dhiig idin saarnaadaa.

щоб не була пролита неповинна кров серед твого Краю, що Господь, Бог твій, дає тобі на спадок, і не буде на тобі кров.

11 L aakiinse haddii nin deriskiisa neceb yahay ee uu isaga meel ugu gabbado oo uu markaas ku soo boodo oo uu ku dhufto nabar uu u dhinto, kolkaas hadduu u cararo magaalooyinkaas middood,

А коли хто буде ненавидіти свого ближнього, і буде чатувати на нього, і повстане на нього та й уб'є його, і той помре, і втече він до одного з тих міст,

12 w aayeellada magaaladiisu waa inay cid u soo diraan, oo halkaas ka soo wadaan, oo waa inay kii aardoonka ahaa gacantiisa ku ridaan isagu ha dhintee.

то пошлють старші його міста, і візьмуть його звідти, і дадуть його в руку месника крови, і він помре.

13 O o isaga ishiinnu yaanay u nixin, laakiinse dhiigga aan xaqa qabin reer binu Israa'iil dhexdooda waa inaad ka fogaysaan, si aad u nabdoonaataan.

Не змилосердиться око твоє над ним, і ти усунеш кров неповинного з Ізраїля, і буде добре тобі.

14 M idkiinna waa inuusan innaba durkin soohdinta deriskiisa oo hore loo dhex qotomiyey dhaxalkiinna aad dhaxli doontaan ee dalka Rabbiga Ilaahiinna ahu uu idiin siinayo inaad hantidaan. Markhaatiyaal

Не пересунеш межі свого ближнього, яку розмежували предки в наділі твоїм, яке посядеш ти в Краю, що Господь, Бог твій, дає його тобі на володіння.

15 Q of keliyahu yuusan nin ugu marag furin xumaan ama dembi uu dembaabay toona, laakiinse wax kastaba ha lagu adkeeyo afka laba markhaati ama saddex markhaati.

Не стане один свідок на кого для всякої провини і для всякого гріха, у кожнім гріху, що згрішить, на слова двох свідків або на слова трьох свідків відбудеться справа.

16 H addii markhaati aan xaq ahaynu uu nin ku kaco oo uu ku marag furo inuu xumaan sameeyey,

Коли стане на кого неправдивий свідок, щоб свідчити проти нього підступно,

17 m arkaas labada nin oo muranku ka dhexeeyaa waa inay soo istaagaan Rabbiga hortiisa iyo wadaaddada iyo xaakinnada waagaas jiri doono hortooda,

то стануть двоє цих людей, що мають суперечку, перед лицем Господнім, перед священиками та суддями, що будуть у тих днях.

18 o o xaakinnadu waa inay xaalkaas aad u baadhaan, oo bal eeg, haddii markhaatigu yahay markhaati been ah, oo uu walaalkiis si been ah ugu marag furay,

І судді добре дослідять, а ось свідок неправдивий той свідок, неправду говорив на брата свого,

19 m arkaas waa inaad ku samaysaan siduu damcay inuu walaalkiis ku sameeyo, oo sidaas waa inaad dhexdiinna sharka uga saartaan.

то зробите йому так, як він замишляв був зробити своєму братові, і вигубиш зло з-посеред себе.

20 O o kuwa hadhay xaalkaas way maqli doonaan oo cabsan doonaan, oo markaas ka dibna innaba dhexdiinna shar dambe oo caynkaas ah kuma samayn doonaan.

А позосталі будуть слухати, і будуть боятися, і більш вже не будуть робити серед себе такого, як та річ зла.

21 O o ishiinnu yaanay ninna u nixin, nafu naf ha u baxdo, ilna il ha loo rido, iligna ilig, gacanna gacan ha loo gooyo, cagna cag.

І не змилосердиться око твоє: життя за життя, око за око, зуб за зуба, рука за руку, нога за ногу.