1 A nigoo Bawlos ah oo rasuulkii Ciise Masiix ku ah amarka Ilaaha Badbaadiyeheenna ah iyo Ciise Masiix oo rajadeenna ah,
Павло, апостол Христа Ісуса, з волі Бога, Спасителя нашого й Христа Ісуса, надії нашої,
2 w axaan warqaddan u qorayaa Timoteyos oo xagga iimaanka ku ah wiilkayga runta ah. Nimco iyo naxariis iyo nabadu ha kaaga yimaadeen Ilaaha Aabbaha ah iyo Rabbigeenna Ciise Masiix.
до Тимофія, щирого сина за вірою: благодать, милість, мир від Бога Отця і Христа Ісуса, Господа нашого!
3 S idaan kugu waaniyey markaan Makedoniya tegayay ayaan haatanna kugu waaninayaa inaad Efesos sii joogtid oo aad kuwo ku amartid inayan cilmi kale dadka barin,
Як я йшов у Македонію, я тебе вблагав був позостатися в Ефесі, щоб ти декому наказав не навчати іншої науки,
4 a ma ayan dhegaysanin sheekooyin iyo abtirsiinyada aan dhammaadka lahayn oo keena su'aalo intay hor marin lahaayeen talada Ilaah oo rumaysadka ku jirta.
і не звертати уваги на вигадки й на родоводи безкраї, що викликують більше сварки, ніж збудування Боже, що в вірі воно.
5 L aakiin amarka dhammaadkiisu waa jacayl ka soo baxa qalbi daahir ah iyo niyo wanaagsan iyo rumaysad aan labaweji lahayn.
Ціль же наказу любов від чистого серця, і доброго сумління, і нелукавої віри.
6 W axyaalahan qaar baa seegay, oo waxay ku leexdeen hadal aan micne lahayn,
Дехто в тім прогрішили були та вдалися в пустомовність,
7 o o waxay doonayaan inay noqdaan macallimiinta sharciga in kastoo ayan garanayn waxay yidhaahdaan ama waxay ku xaqiiqeeyaan.
вони забажали бути вчителями Закону, та не розуміли ні того, що говорять, ні про що запевняють.
8 W axaynu og nahay in sharcigu wanaagsan yahay haddii loo isticmaalo si sharciga ku qumman.
А ми знаємо, що добрий Закон, коли хто законно вживає його,
9 S idaynu u og nahay, sharciga looma samayn nin xaq ah, laakiin waxaa loo sameeyey sharcilaawayaasha, iyo caasiyiinta, iyo cibaadalaawayaasha, iyo dembilayaasha, iyo kuwa aan quduuska ahayn, iyo kuwa nijaasta ah, iyo kuwa aabbahood dila, iyo kuwa hooyadood dila, iyo gacankudhiiglayaasha,
та відає те, що Закон не покладений для праведного, але для беззаконних та для неслухняних, нечестивих і грішників, безбожних та нечистих, для зневажників батька та зневажників матері, для душогубців,
10 i yo kuwa sinaysta, iyo khaniisiinta, iyo kuwa dadka xada, iyo beenlowyada, iyo kuwa beenta ku dhaarta, iyo hadday jiraan wax kaleeto oo ka gees ah cilmiga runta ah,
розпусників, мужоложників, розбійників, неправдомовців, кривоприсяжників, і для всього іншого, що противне здоровій науці,
11 o o ah sida injiilka ammaanta Ilaaha barakada leh oo laygu ammaaneeyey. Bawlos Baa Ilaah Naxariistiisa U Mahadnaqay
за славною Євангелією блаженного Бога, яка мені звірена.
12 W axaan ku mahadnaqayaa kan xoogga i siiyey oo ah Rabbigeenna Ciise Masiix, waayo, wuxuu igu tiriyey mid aamin ah intuu hawshiisa ii doortay,
Я дяку складаю Тому, Хто зміцнив мене, Христу Ісусу, Господу нашому, що мене за вірного визнав і поставив на службу,
13 i n kastoo aan hore u ahaan jiray mid dadka caaya oo silciya, oo dhiba, laakiin waa la ii naxariistay, waayo, aqoonla'aan baan ku sameeyey, anigoo aan rumaysanayn.
мене, що давніше був богозневажник, і гнобитель, і напасник, але був помилуваний, бо я те чинив нетямучий у невірстві.
14 N imcada Rabbigeenna waxay aad iyo aad ula badatay rumaysadka iyo jacaylka ku jira Ciise Masiix.
І багато збільшилась у мені благодать Господа нашого з вірою та з любов'ю в Христі Ісусі.
15 H adalkanu waa run, waana mid istaahila in la wada aqbalo, in Ciise Masiix dunida u yimid inuu badbaadiyo dembilayaasha anoo ah kan ugu daran.
Вірне це слово, і гідне всякого прийняття, що Христос Ісус прийшов у світ спасти грішних, із яких перший то я.
16 L aakiin sababtaas daraaddeed waa la ii naxariistay in, anigoo ah kan ugu daran, Ciise Masiix iga muujiyo dulqaadashadiisa oo dhan, inaan masaal u noqdo kuwa hadda dabadeed isaga rumaysan doona inay nolol weligeed ah helaan.
Але я тому був помилуваний, щоб Ісус Христос на першім мені показав усе довготерпіння, для прикладу тим, що мають увірувати в Нього на вічне життя.
17 B oqorka daa'imiska ah, oo aan dhiman karin, oo aan la arki karin, oo ah Ilaaha keligiis ah, maamuus iyo ammaanu ha u ahaadeen weligiis iyo weligiis. Aamiin.
А Цареві віків, нетлінному, невидимому, єдиному Богові честь і слава на вічні віки. Амінь.
18 W iilkaygii Timoteyosow, waxaan kugu ammaanaynayaa amarkan oo ah sidii waxyaalihii hore laguugu sheegay, inaad iyaga dagaal wanaagsan ku dagaallantid,
Цього наказа я передаю тобі, сину мій Тимофіє, за тими пророцтвами, що про тебе давніше були, щоб ними провадив ти добру війну,
19 a digoo haysta iimaan iyo qalbi wanaagsan. Waxyaalahaas dadka qaarkood way iska tuureen, oo waxay iimaankooda ka dhigeen sida doonni burburtay.
маючи віру та добре сумління, якого дехто відкинулися та й розбилися в вірі.
20 W axaana ka mid ah Humenayos iyo Aleksanderos, oo aan Shayddaan u dhiibay si ay u bartaan inayan wax caayin.
Серед них Гіменей та Олександер, яких я передав сатані, щоб навчились вони не зневажати Бога.