1 O o haddana Eraygii Rabbiga ayaa ii yimid sannaddii sagaalaad, bisheedii tobnaad, maalinteedii tobnaad, isagoo leh,
А за дев'ятого року, десятого місяця, десятого дня місяця було мені слово Господнє таке:
2 W iilka Aadamow, maalintan, xataa isla maantadan qudheeda magaceeda qor, waayo, boqorkii Baabuloon isla maantadan qudheeda ayuu Yeruusaalem ku soo dhowaaday.
Сину людський, напиши собі ім'я цього дня, цього самого дня, бо вавилонський цар саме цього дня наступив на Єрусалим.
3 O o reerka caasiyoobay waxaad kula hadashaa masaal, oo waxaad ku tidhaahdaa, Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Digsiga dabka saara, saara oo biyo ku shuba.
І розкажи притчу на дім ворохобности, та й скажеш їм: Так говорить Господь Бог: Пристав ти котла, пристав та й налий води в нього.
4 O o waxaad ku gurtaan cadcadka, xataa cadcadka wanwanaagsan oo dhan, oo ah bowdada iyo garabka, oo waxaad ka buuxisaan lafaha ugu wacan.
Повкладай його кусні до нього, усякий добрий кусок, стегно та лопатку, наповни кістками добірними.
5 W axaad soo wadataan adhiga jarkiisa, oo waxaad hoostiisa ku gurtaan lafaha, oo si wanaagsan u kariya, oo lafihiisana ku dhex kariya.
Візьми добірніше з отари, розклади під ним дрова, звари його кусні, і щоб у ньому зварилися кості його.
6 S idaas daraaddeed Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Waxaa iska hoogtay magaalada dhiigga qabta, taasoo ah digsiga miridhkiisu ku jiro, oo aan miridhkiisu ka bixin! Cadcad u soo bixiya, iyadoo aan saami lagu bixin.
Тому так Господь Бог промовляє: Горе місту цьому душогубному, котлові, що іржа його в ньому, і що його іржа не сходить із нього! Кусок за куском повитягуй це з нього; на нього нехай не впаде жеребок!
7 W aayo, dhiiggeedii dhexdeeduu yaal. Waxay kor saartay dhagax diiran, oo dhulkana kuma ay daadin si ay ciid ugu daboosho aawadeed.
Кров бо його серед нього, він на голу скелю її помістив, не вилив на землю її, щоб порохом вкрити її.
8 I nay cadho ugu soo kacdo oo ay ka aarsato ayaan dhiiggeedii dhagax diiran dul saaray si uusan u daboolmin.
Щоб лютість підійняти, щоб помститися, Я дам його кров на голу скелю, щоб вона непокрита була.
9 S idaas daraaddeed Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Waxaa iska hoogtay magaalada dhiigga qabta! Aniguna tuulmada waan weynayn doonaa.
Тому так Господь Бог промовляє: Горе місту цьому душогубному, збільшу огнище й Я!
10 Q oryo ku sii gur, oo dabka sii shid, oo hilibka aad u kari, oo maraqana xawaash ku shub, oo lafuhuna ha gubteen.
Підклади дров, розпали цей огонь, довари м'ясо, і вилий росіл, а кості хай спалені будуть.
11 M arkaas digsiga oo madhan dhuxusha shidan saar si uu u kululaado, oo ay naxaastiisu u gubato, oo ay wasakhdiisu gudihiisa ugu dhalaasho oo uu miridhkiisuna u baabba'o.
І постав його порожнім на вугілля його, щоб він розігрівся, і щоб мідь його розпалилась, і щоб розтопилась у ньому нечистість його, щоб іржа його зникла.
12 I yadu si aan waxba tarayn ayay isu daalisay, oo miridhkeeda badanna iyada kama uu baxo, oo miridhkeeda dabka kagama baxo.
Увесь труд надармо пішов, і не зійшла з нього його велика іржа, в огонь його з його іржею!
13 W asakhdaada shar baa ku jira, maxaa yeelay, waan ku nadiifiyey laakiinse waad nadiifsanaan weyday, haddaba innaba wasakhdaada kama aad nadiifsami doontid jeeraan cadhadayda kugu dhammaystiro.
У твоїй нечистоті є розпуста. За те, що Я чистив тебе, але чистим не став ти, ти з своєї нечистости вже не відчистишся, аж поки Я не заспокою Свою лютість на тобі.
14 A niga Rabbiga ah ayaa saas ku hadlay. Saasay noqon doontaa, oo taasaan samayn doonaa. Innaba dib ugama aan noqon doono, mana tudhi doono, oo innaba kama aan soo noqon doono. Siday jidadkaagu ahaayeen iyo siday falimahaagu ahaayeen ayay kuu xukumi doonaan ayaa Sayidka Rabbiga ahu leeyahay. Afadii Yexesqeel Oo Dhimatay
Я, Господь, це казав, і надійде воно! І зроблю, не звільню, і не змилуюся, за твоїми дорогами та за твоїми ділами засудять тебе, це Господь Бог промовляє!
15 O o haddana Eraygii Rabbiga ayaa ii yimid isagoo leh,
І було мені слово Господнє таке:
16 W iilka Aadamow, bal ogow, waxaan darbad qudha kaaga qaadayaa tii ay indhahaagu jecel yihiin, laakiinse ha u barooran, hana u ooyin, oo ilmadaaduna innaba yaanay u daadan.
Сину людський, ось Я візьму від тебе несподіваним ударом утіху очей твоїх, а ти не голоси й не плач, і нехай не виступить сльоза твоя.
17 T aah, laakiin si aamusan u taah, oo baroorasho kuwii dhintay loo baroorto ha u barooran. Duubkaaga madaxa ku duubo, oo kabaha gasho, oo bushimahaagana ha daboolin, oo kibista dadkana innaba ha cunin.
Стогни собі тихо, жалоби по померлих не роби, прикрасу голови своєї обвий на себе, а взуття своє взуй на ноги свої, і не закривай вусів, і не їж жалобного хліба.
18 M arkaasaan aroortii dadkii la hadlay, makhribkiina naagtaydii way dhimatay, oo aniguna sidii laygu amray ayaan subaxdii yeelay.
І говорив я до народу рано, а ввечері померла мені жінка... І зробив я рано, як наказано мені.
19 O o markaasaa dadkii waxay igu yidhaahdeen, War maad noo sheegtid waxan aad samaynaysid ulajeeddadooda?
І сказав мені той народ: Чи не розповіси нам, що це нам таке, що ти робиш?
20 M arkaasaan ugu jawaabay, Eraygii Rabbiga ayaa ii yimid isagoo leh,
І я їм сказав: Було мені слово Господнє таке:
21 R eer binu Israa'iil la hadal, oo waxaad ku tidhaahdaa, Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Bal ogaada, meeshayda quduuska ah ayaan nijaasayn doonaa, taasoo ah faankii xooggiinna iyo waxa ay indhihiinnu jecel yihiin, iyo waxa ay naftiinnu u naxdo; oo wiilashiinna iyo gabdhihiinna aad ka tagteenna seef bay ku le'an doonaan.
Скажи Ізраїлевому дому: Так говорить Господь Бог: Ось Я збезчещу святиню Мою, опору вашої сили, утіху ваших очей та любе вашій душі. А ваші сини та ваші дочки, що ви покинули їх, попадають від меча...
22 O o idinkuna sidaan yeelay oo kale ayaad yeeli doontaan. Bushimihiinna ma aad dabooli doontaan, oo kibista dadkana ma aad cuni doontaan.
І ви зробите, як зробив я: вусів не закриєте, і хліба жалобного не будете їсти...
23 O o duubabkiinnu madaxay idiinku duubnaan doonaan, oo kabihiinnuna cagahay idiinku jiri doonaan. Ma aad barooran doontaan, mana aad ooyi doontaan, laakiinse xumaatooyinkiinna baad la macaluuli doontaan, oo midkiinba kan kaluu ku musannaabi doonaa.
А прикраси ваші будуть на ваших головах, і взуття ваше на ваших ногах, не будете голосити, і не будете плакати, а будете сохнути через свої гріхи, і будете стогнати один до одного...
24 S idaasuu Yexesqeel calaamad idiinku ahaan doonaa, oo wax alla wixii uu sameeyey ayaad idinkuna samayn doontaan. Oo markay waxaasu dhacaan ayaad ogaan doontaan inaan anigu ahay Sayidka Rabbiga ah.
І стане Єзекіїль вам за знака: усе, що робив він, будете робити і ви. І коли те прийде, то пізнаєте ви, що Я Господь Бог.
25 O o weliba Wiilka Aadamow, maalinta aan iyaga ka qaado xooggooda, iyo farxadda sharaftooda, iyo waxa ay indhahoodu jecel yihiin, iyo waxa uu qalbigoodu raaco, iyo wiilashooda iyo gabdhahoodaba, soo noqon maayo
А ти, сину людський, того дня, коли візьму від них їхню силу, радість пишноти їхньої, утіху очей їхніх, прагнення їхньої душі, їхніх синів та дочок їхніх,
26 i n kii soo baxsaday uu maalintaas kuu iman doono inuu dhegahaaga wixii dhacay oo dhan kugu maqashiiyo?
того дня прийде до тебе врятований, щоб сповістити про це в твої вуха.
27 O o maalintaas qudheeda ayaa afkaagu kii soo baxsaday u furmi doonaa, oo waad hadli doontaa, oo mar dambena ma aad carrab la'aan doontid. Sidaasaad calaamad u noqon doontaa, oo iyaguna waxay ogaan doonaan inaan anigu Rabbiga ahay.
Цього дня відкриються твої уста разом з цим урятованим, і будеш говорити, і не будеш уже німий, і станеш для них знаком. І пізнають, що Я Господь!