Ishacyaah 57 ~ Ісая 57

picture

1 K an xaqa ah wuu halligmaa, oo ninna qalbiga ma geliyo. Cibaadalaawayaashana waa la kexeeyey, oo ciduna ma garato in kan xaqa ah belaayada soo socota laga waday.

Праведний умирає, і немає нікого, хто б узяв це до серця, і мужі побожні беруться зо світу, і немає такого, хто б те зрозумів, що від зла забирається праведний з світу!

2 I sagu wuu nabad galaa, oo mid kasta oo qummanaantiisa ku socdana sariirtiisuu ku nastaa.

Він відходить із миром; на ложах своїх спочивають, хто ходить прямою дорогою.

3 L aakiinse wiilasha saaxiradda, oo ah farcankii dhillayga iyo dhilladu ay iska dhaleenow, bal halkan u soo dhowaada.

Та наблизьтесь сюди, ви сини чарівниці, насіння чужоложникове та блудниці,

4 B al yaad ku cayaaraysaan? Oo bal yaad afka ku kala qaadaysaan oo aad carrabka ku soo taagaysaan? Sow idinku ma ihidin carruurtii xadgudubka iyo farcankii beenta,

над ким розкошуєте ви, над ким розкриваєте рота, висовуєте язика? Хіба ви не діти переступу, насіння брехні,

5 i dinkoo geedaha dhexdooda iyo geed kasta oo cagaar ah hoostiisa iskula kacsada, oo carruurta dooxooyinka iyo meelaha dhagaxyada dillaacsan ka hooseeya ku gowraca.

ви, що палитесь пристрастю серед дубів, під деревом кожним зеленим, що дітей над потоками ріжете, під скельними щілинами?

6 Q aybtaadu waxay dhex taallaa dhagaxyada siman oo dooxada dhex yaal, oo iyaga qudhoodu waa qaybtaada, waayo, iyagaad qurbaan cabniin ah u daadisay, oo iyagaad qurbaan u bixisay. Haddaba bal miyaan waxyaalahaas raalli ka noqon doonaa?

У гладеньких каміннях потоку твій уділ, вони, вони доля твоя! І їм ти лила жертву литу, хлібну жертву приносила! Чи цим Я заспокоєний буду?

7 W axaad sariirtaadii dul dhigatay buur sarraysa oo dheer, oo halkaasaad sii fuushay inaad allabari ku bixisid aawadeed.

На горі на високій та висуненій ти поставила ложе своє, і туди ти приходиш приносити жертви.

8 O o albaabbada iyo tiirarka dabadooda ayaad xusuustaadii qotonsatay, waayo, waxaad isu qaawisay mid kale oo aan aniga ahayn, waanad sii fuushay, oo sariirtaadiina waad sii ballaadhisay, oo axdi baad iyaga la dhigatay. Sariirtoodana meeshaad ku aragtay waad ku jeceshahay.

І ти за дверима й одвірком кладеш свого пам'ятника культового, бо ти відступила від Мене, обнажаєшся й входиш, поширюєш ложе своє, і складаєш умову собі з одним з тих, що з ними ти любиш лежати, де місце нагледиш.

9 S aliid baad boqorka ula tagtay, oo cadarkaagiina waad iska sii badisay, ergooyinkaagiina meel fog baad u dirtay, oo ceeb baad ku dhaadhacday tan iyo She'ool.

І ти до Молоха з оливою ходиш, і намножуєш масті свої; і посилаєш далеко своїх посланців, і знижаєшся аж до шеолу.

10 W axaad ku daashay jidkaaga dhererkiisa, laakiinse ma aad odhan, Rajo ma leh. Waxaad heshay xoog cusub, oo sidaas daraaddeed ma aadan taag qabin.

Ти змучувалась на численних дорогах своїх, але не казала: Зрікаюсь! Знайшла ти оживлення сили своєї, тому не ослабла.

11 O o bal yaad ka baqday oo aad ka cabsatay, oo aad saas darteed been u sheegtay oo aadan ii soo xusuusan, ama aadan innaba xaalkan qalbigaaga u gelin? Miyaanan wakhti dheer iska aamusin? Oo ma sidaas aawadeed baadan iiga cabsanayn?

І за ким побивалася ти та лякалась, що невірною стала й Мене не згадала, не клала на серці своєму? Хіба не тому, що мовчав Я від віку, то ти не боїшся Мене?

12 W axaan sheegi doonaa xaqnimadaada iyo shuqulladaada, iyaguse waxba kuuma tari doonaan.

Я виявлю про справедливість твою та про вчинки твої, та вони не поможуть тобі!

13 M arkaad qayshatid, bal guutooyinkaagu ha ku samatabbixiyeen, laakiinse iyaga dabayl baa qaadi doonta, oo neef baa wada kaxayn doonta, laakiinse kii isku kay halleeyaa dalkuu hantiyi doonaa oo wuxuu dhaxli doonaa buurtayda quduuska ah. Dhiirrigelinta Kuwa Toobadkeena

Як ти будеш кричати, нехай порятує тебе твоя зграя божків. Але вітер усіх їх розвіє, схопить подих; хто ж на Мене надіється, землю вспадкує й гору святую Мою одідичить!

14 O o isna wuxuu odhan doonaa, Dhisa, dhisa, oo jidka hagaajiya, oo jidka dadkayga waxa lagu turunturoodo ka wareejiya.

І Він каже: Будуйте дорогу, будуйте дорогу, почистьте дорогу, заберіть перешкоди з дороги народу Мого!

15 W aayo, Kan dheer oo sarreeya, oo weligiis waara, oo magiciisu Quduuska yahay wuxuu leeyahay, Anigu waxaan degganahay meesha sare oo quduuska ah, oo weliba waxaan la jiraa kan toobadkeena oo is-hoosaysiiya inaan soo nooleeyo ruuxa kuwa is-hoosaysiiya, iyo inaan soo nooleeyo qalbiga kuwa toobadkeena.

Бо так промовляє Високий і Піднесений, повіки Живущий, і Святий Його Ймення: Пробуваю Я на Височині та в святині, і з зламаним та з упокореним, щоб оживляти духа скромних, і щоб оживляти серця згноблених!

16 W aayo, ilaa weligay diriri maayo oo ilaa weligay sii cadhaysnaan maayo, haddii kalese ruuxii iyo nafihii aan abuurayba hortayda way ku taag darnaan lahaayeen.

Бож не вічно Я буду судитись, і не завжди Я гніватись буду, бо дух з-від обличчя Мого зомлів би, та й душі, які Я вчинив.

17 X umaantii hunguriweynaantiisa aawadeed ayaan u cadhooday oo aan wax ugu dhuftay. Waan isqariyey oo waan cadhooday, oo isna wuu ku sii leexday xagga jidkii qalbigiisa.

Я гнівався був за гріх користолюбства його, та й уразив його, заховав Я обличчя Своє й лютував, та пішов він, відступний, дорогою серця свого.

18 J idadkiisii waan arkay, laakiinse isagaan bogsiin doonaa, oo weliba waan soo hoggaamin doonaa, oo isaga iyo kuwa u barooranayaba waan qalbiqaboojin doonaa.

Я бачив дороги його, і вздоровлю його, і його поведу й дам потіху для нього й для тих, що сумують із ним.

19 R abbigu wuxuu leeyahay, Anigu midhaha bushimahaan abuuraa. Nabad iyo nabadu ha u ahaato kan fog iyo kan dhowba. Oo isagaan bogsiin doonaa.

Створю Я плід уст: Спокій, спокій далекому та близькому! говорить Господь, і вздоровлю його.

20 L aakiinse kuwa sharka ahu waa sida bad kacsan oo kale, waayo, iyadu innaba ma xasilli karto, oo biyaheeduna waxay kor u soo xooraan wasakh iyo dhoobo.

А ті несправедливі як море розбурхане, коли бути спокійним не може воно, і коли води його багно й мул викидають.

21 I laahaygu wuxuu leeyahay, Kuwa sharka ah nabadu uma jirto.

Для безбожних спокою немає, говорить Господь!