1 O o haddana sannaddii kow iyo tobnaad, bisheedii saddexaad, maalinteedii kowaad ayaa eraygii Rabbigu ii yimid isagoo leh,
І сталося за одинадцятого року, третього місяця, першого дня місяця, було мені слово Господнє таке:
2 W iilka Aadamow, Fircoon oo ah boqorka Masar iyo dadkiisa badanba waxaad ku tidhaahdaa, Bal yaad weynaanta kala mid tahay?
Сину людський, скажи фараонові, цареві єгипетському, та до його многолюдства: До кого ти вподоблюєшся в своїй величі?
3 B al eeg, kii reer Ashuur wuxuu u ekaa geed kedar ah oo Lubnaan ku dhex yaal, oo wuxuu lahaa laamo qurxoon iyo hoos weyn, oo wuu sarajoog dheeraa, oo dhaladiisuna waxay gaadhay tan iyo daruuraha.
Ось Ашшур, кедр на Ливані, з прекрасними галузками, з тінистою гущавиною, і високорослий, і аж між хмарами буде верховіття його.
4 B iyaha ayaa bixiyey, oo moolka ayaa koriyey, waayo, webiyada ayaa hareeraha kaga qulqulay meeshii lagu beeray, oo faraqyo yaryar ayay gaadhsiiyeen dhirta duurka ku taal oo dhan.
Води його виховали, безодня його викохала, він річки свої попровадив навколо свого насадження, а канали свої посилав до всіх дерев польових.
5 S idaas daraaddeed sarajooggiisu wuu ka wada sarreeyey dhirta duurka ku taal oo dhan, oo laamihiisuna way tiro badnaayeen, waayo, markuu soo bixiyey laamihiisu waxay la sii dheeraadeen biyaha badan aawadood.
Тому його зріст став вищий від усіх польових дерев, і помножилися галузки його, і від великої води його віття повидовжувалось, коли вигнався він.
6 H aadka samada oo dhammu buulashooda ayay laamihiisa ka dhex samaysteen, oo dugaagga duurka oo dhammuna laamihiisay gabnahooda ku hoos dhaleen, oo quruumaha waaweyn oo dhammuna hooskiisay degganaayeen.
В його віттях кублилося все птаство небесне, а під його галузками родилася всяка польова звірина, а в його тіні сиділи всі численні народи.
7 O o sidaasuu weynaantiisa iyo laamihiisa dheerdheer ugu qurxoonaa, waayo, xididkiisu biyo badan buu u dhowaa.
І був він уродливий висотою свого зросту, довготою галузок своїх, бо його корінь був при великих водах.
8 G eedaha kedarka ah ee beerta Ilaah ku dhex yaal ma ay qarin karin isaga, oo geedaha berooshkuna laamihiisa oo kale ma ay lahayn, oo geedaha armoonkuna laamihiisa oo kale ma ay lahayn, oo geedaha beerta Ilaah ku dhex yaal midkoodna quruxdiisa oo kale ma uu lahayn.
Кедри в Божому садку не були рівні йому, кипариси не були подібні до галузок його, а платани не були, як його віття. Жодне дерево в Божому садку не було подібне до нього красою своєю!
9 W axaan isaga ku qurxiyey laamihiisa badan, si ay dhirtii beerta Ilaah oo Ceeden ah ku dhex tiil oo dhammu isaga ugu wada hinaasaan.
Я оздобив його ряснотою галузок його, і йому заздрили всі еденські дерева, що в Божому садку.
10 S idaas daraaddeed Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Isagaa sarajoog dheeraa, oo dhaladiisiina wuxuu gaadhsiiyey tan iyo daruuraha, oo qalbigiisuna wuxuu la kibray dhererkiisa aawadiis,
Тому так сказав Господь Бог: За те, що ти повищився зростом, і дав верховіття своє аж між хмари, і повищилося серце його, коли він став високим,
11 s idaas daraaddeed isagaan u gacangeliyey kan quruumaha ugu wada xoog badan. Hubaal isagu wuu abaalmarin doonaa. Aniga ayaa sharkiisii aawadiis u eryay.
то дай його в руку сильного з народів, він конче зробить йому за його беззаконня, за це Я вигнав його!
12 S hisheeyayaashii ahaa kuwii quruumaha ugu nac weynaa ayaa isaga baabbi'iyey oo ka tegey. Buuraha korkooda iyo dooxooyinka dhexdooda oo dhanba waxaa daadsan laamihiisii, oo laamihiisii waxay ku ag jajaban yihiin webiyaasha dalka oo dhan; oo dadyowgii dunida oo dhammuna hooskiisay ka wada dareereen oo isagay ka tageen.
І витяли його чужі, насильники народів, і повідкидали його. На гори й на всі долини попадали галузки його, і було поламане віття його по всіх потоках землі, а всі народи землі повиходили з тіні його й покинули його.
13 H aadka samada oo dhammu waxay ku hoyan doonaan burburkiisa, oo dugaagga duurka oo dhammuna laamihiisay dul saarnaan doonaan.
Над його руїнами пробувало все небесне птаство, а при галуззях його була всяка польова звірина,
14 T aasu waa si dhirta biyaha ku ag taal oo dhammu ayan dhererkooda aawadiis kor isugu sii qaadin, ama ayan dhaladooda daruuraha u gaadhsiin, ama aan geedahooda midna dhererkiisa ugu sii taagnaan inta biyaha cabta oo dhan, waayo, kulligood waxaa loo gacangeliyey geeri inay dhulka meelaha ugu hooseeya oo binu-aadmigu ku dhex jiro hoos ugula dhacaan kuwa yamayska ku dhaadhaca.
щоб не повищувалися своїм зростом усі дерева при воді, і не давали свого верховіття поміж хмари, і не ставали у своїй величі сильні між ними, що п'ють воду, бо всі вони віддані смерті до підземного краю серед людських синів, до тих, хто сходить до могили.
15 S ayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Maalintii uu She'ool galay waxaan ka dhigay in loo baroorto. Oo moolkii baan aawadiis u daboolay, oo webiyaashiisiina waan celiyey, oo biyihii badnaana waa la joojiyey, oo dadka Lubnaanna waxaan ka dhigay inay isaga u baroortaan, oo dhirtii duurka oo dhammuna isaga aawadiis bay u taag darnaadeen.
Так говорить Господь Бог: Того дня, коли він зійшов до шеолу, учинив Я жалобу, закрив над ними безодню, затримав його річки, і була стримана велика вода, і затемнив над ним Лівана, а всі польові дерева помліли над ним.
16 O o markaan isaga She'ool kula dhex tuuray kuwa yamayska ku dhaadhaca waxaan ka dhigay inay quruumuhu sanqadha dhiciddiisa la wada gariiraan, oo geedaha Ceeden ku yaal oo dhan, oo ah kuwa la doortay oo dhirta Lubnaan ugu wada fiican, kuwaasoo ah inta biyaha cabta oo dhanba, dhulka meelaha ugu hooseeya ayaa loogu wada tacsiyeeyey.
Від гуку упадку його Я вчинив тремтячими народи, коли Я знизив його до шеолу з тими, що сходять до гробу. І потішилися в підземному краї всі еденські дерева, добірне та добре Ливанське, всі, що п'ють воду.
17 O o iyagiina She'ool bay kula dhaadheceen isagii, oo waxay u wada tageen kuwii seefta lagu laayay. Iyagu gacantiisay ahaayeen oo hooskiisay quruumaha dhexdooda ku degganaan jireen.
Також вони зійшли з ними до шеолу, до побитих мечем, що сиділи, як його помічники, в його тіні серед народів.
18 H addaba dhirta Ceeden ku dhex taal bal midkee baad sharafta iyo weynaanta kala mid tahay? Laakiinse adiga waxaa hoos laguula dhaadhicin doonaa dhirta Ceeden ku dhex taal, oo waxaad geli doontaa dhulka meelaha ugu hooseeya. Oo kuwa seefta lagu laayay ayaad buuryaqabyada la dhex jiifi doontaa. Waana Fircoon iyo dadkiisa badan oo dhan, ayaa Sayidka Rabbiga ahu leeyahay.
До кого став ти так подібний у славі та в великості серед еденських дерев? І будеш ти знижений з еденськими деревами до підземного краю, посеред необрізанців будеш лежати з пробитими мечем. Це фараон та все многолюдство його, говорить Господь Бог.