Yashuuca 11 ~ Ісус Навин 11

picture

1 O o markuu boqorkii Xaasoor oo ahaa Yaabiin waxaas maqlay ayuu u cid diray boqorkii Maadoon oo ahaa Yoobaab, iyo boqorkii Akshaaf,

І сталося, як почув це хацорський цар Явін, то послав до мадонського царя Йовава, і до царя шімронського, і до царя ахшафського,

2 i yo boqorradii jiray xagga woqooyi, kaas oo ahaa dalka buuraha leh, iyo kuwii joogay xagga ban Caraabaah oo koonfur ka xigta Kinnered, iyo xagga dooxooyinka, iyo dalka sare oo Door ee xagga galbeed jira,

і до царів, що з півночі на горі та в степу на південь Кінроту, і в Шефелі, і на верхах Дори з заходу,

3 i yo kuwii reer Kancaan oo jiray bari iyo galbeedba, iyo reer Amor, iyo reer Xeed, iyo reer Feris, iyo reer Yebuus oo degganaa dalka buuraha leh, iyo reer Xiwi oo degganaa dalkii Misfaah oo ka hooseeyey Xermoon.

ханаанеянин зо сходу та з заходу, а амореянин, і хіттеянин, і періззеянин, і євусеянин, а хіввеянин під Гермоном, у краї Міцпи.

4 K olkaasay baxeen, iyagii iyo ciidammadoodii oo la jirayba, oo waxay ahaayeen dad badan, oo tiradoodu waxay ahayd sida cammuudda taal badda xeebteeda, waxayna wateen fardo iyo gaadhifardood aad u badan.

І вийшли вони та всі їхні табори з ними, народ, численний кількістю, як пісок, що на березі моря, і коней та колесниць дуже багато.

5 O o boqorradaas oo dhammu way isu yimaadeen, oo waxay wada degeen biyihii Meeroom agtooda si ay reer binu Israa'iil ula diriraan.

І змовилися всі ці царі, і прийшли й таборували разом при озері Мером, щоб воювати з Ізраїлем.

6 M arkaasaa Rabbigu wuxuu Yashuuca ku yidhi, Ha ka cabsan iyaga, waayo, berri hadda oo kale ayaan reer binu Israa'iil gacanta u gelin doonaa, iyagoo la wada laayay. Oo waa inaad fardahooda boqno gooysaa, oo gaadhifardoodkoodana waa inaad dab ku gubtaa.

І сказав Господь до Ісуса: Не бійся їх, бо взавтра коло цього часу Я покладу їх усіх трупами перед Ізраїлем; їхнім коням попідрізуєш жили ніг, а їхні колесниці попалиш в огні.

7 M arkaasay Yashuuca iyo raggii dagaalyahannada ahaa oo dhammu biyihii Meeroom agtooda kaga soo kediyeen oo weerareen iyagii.

І вийшов на них зненацька Ісус та всі вояки з ним при озері Мером, та й напали на них.

8 O o Rabbigu wuxuu iyagii geliyey gacantii reer binu Israa'iil, oo way laayeen, oo waxay u eryadeen xagga Siidoonta weyn, iyo xagga Misrefood Mayim, iyo xagga dooxadii Misfaah oo bari xigta, oo way laayeen ilaa aanay waxba ka reebin.

І дав їх Господь в Ізраїлеву руку, і вони повбивали їх, і гнали їх аж до Великого Сидону, і аж до Місрефот-Маїму, і аж до долини Міцпи на схід, і повибивали їх, так що не зоставили їм жодного врятованого.

9 O o Yashuuca wuxuu ku sameeyey iyagii wixii Rabbigu u sheegay; oo fardahoodii wuu boqno gooyay, oo gaadhifardoodkoodiina dab buu ku wada gubay.

І зробив їм Ісус, як сказав йому Господь: їхнім коням попідрізував жили, а їхні колесниці попалив ув огні.

10 O o markaasaa Yashuuca dib u noqday, oo wuxuu qabsaday Xaasoor, oo boqorkeediina wuxuu ku dilay seef; waayo, markaas ka hor Xaasoor madax bay u ahaan jirtay boqortooyooyinkaas oo dhan.

І вернувся Ісус того часу, і здобув Хацор, а його царя вбив мечем, бо Хацор перед тим був головою всіх тих царств.

11 O o dadkii ku jiray oo dhan waxay ku laayeen seef, wayna wada baabbi'iyeen; oo wax neefsadaa kuma hadhin, Xaasoorna dab buu ku gubay.

І вони повбивали вістрям меча кожну особу, що в ньому, зробили їх закляттям, не позосталася жодна душа, а Хацора спалив огнем.

12 O o Yashuuca wuxuu wada qabsaday boqorradaas magaalooyinkoodii oo dhan, iyo boqorradoodii oo dhan, oo wuxuu ku wada laayay seef, oo wuu wada baabbi'iyey; sidii uu addoonkii Rabbiga oo Muuse ahaa ku amray.

А всі царські міста та всіх їхніх царів Ісус здобув, та й повбивав їх вістрям меча, зробив їх закляттям, як наказав був Мойсей, раб Господній.

13 L aakiinse reer binu Israa'iil waxba kama gubin magaalooyinkii buurahoodii ku yiil, Xaasoor mooyaane, taasna waxaa gubay Yashuuca.

Тільки всі міста, що стоять на згір'ях своїх, не спалив їх Ізраїль, крім Хацору, одного його спалив Ісус.

14 O o magaalooyinkaas alaabtoodii oo dhan iyo xoolahoodii oo dhanba reer binu Israa'iil way dhaceen, laakiinse nin kasta waxay ku dileen seef ilaa ay wada baabbi'iyeen, oo waxba kama ay reebin intii neefsatay oo dhan.

А всю здобич тих міст та худобу Ізраїлеві сини забрали собі; тільки кожну людину побили вістрям меча, аж поки вони не вигубили їх, не позоставили жодної душі.

15 W ixii Rabbigu addoonkiisii Muuse ahaa ku amray ayuu Muusena Yashuuca ku amray, oo Yashuucana sidaasuu yeelay, oo kulli wixii Rabbigu Muuse ku amray wax aanu samayn ma jirin.

Як Господь наказав був Мойсеєві, Своєму рабові, так Мойсей наказав Ісусові, і так зробив Ісус, не занехав ані слова зо всього, що Господь наказав був Мойсеєві.

16 O o Yashuuca wuxuu qabsaday dalkaas oo dhan, kaas oo ahaa dalkii buuraha lahaa, iyo Koonfur oo dhan, iyo dalkii Goshen oo dhan, iyo dalkii dooxada ahaa, iyo bankii Caraabaah, iyo dalkii reer binu Israa'iil oo buuraha lahaa, iyo intiisii dooxada ahayd,

І взяв Ісус ввесь той Край: гори Юди і ввесь Неґев, і ввесь ґошенський край, і Шефелу, і Араву, і гори Ізраїлеві, і їхню надморську низину,

17 h addii laga bilaabo Buur Haalaaq, taasoo kor u kacsan ilaa Seciir, iyo xataa tan iyo Bacal Gaad oo ku taal dooxadii Lubnaan oo ka hoosaysa Buur Xermoon; oo wuxuu wada qabsaday boqorradoodii oo dhan, oo intuu dilay buu wada laayay.

від гори Халак, що тягнеться до Сеїру, і аж до Баал-Ґаду в ливанській долині під горою Гермон. А всіх їхніх царів він забрав, і бив їх, і повбивав їх.

18 O o Yashuuca wakhti dheer buu la dirirayay boqorradaas oo dhan.

Довгий час провадив Ісус війну зо всіма тими царями.

19 O o lama arag magaalo la nabadday reer binu Israa'iil, reer Xiwi oo Gibecoon degganaa mooyaane: oo dagaal bay kulligood ku wada qabsadeen.

Не було міста, що склало б мир з Ізраїлевими синами, окрім хіввеянина, ґів'онських мешканців, усе взяли війною.

20 W aayo, xagga Rabbiga ayay ka timid inuu qalbigooda adkeeyo, si ay dagaal ugu soo baxaan reer binu Israa'iil, oo uu dhammaantood u baabbi'iyo, oo aanay waxba inna raallinimo ka helin, laakiinse uu u wada baabbi'iyo sidii Rabbigu Muuse ku amray.

Бо від Господа було, щоб зробити запеклим їхнє серце на війну проти Ізраїля, щоб учинити їх закляттям, щоб не було для них милости, але щоб вигубити їх, як Господь наказав був Мойсеєві.

21 O o markaasaa Yashuuca yimid, oo wuxuu reer Canaaq ka tiray dalkii buuraha lahaa, kaas oo ahaa Xebroon, iyo Debiir, iyo Canaab, iyo xaggii dalkii reer Yahuudah oo buuraha lahaa oo dhan, iyo dalkii reer binu Israa'iil oo buuraha lahaa oo dhan; oo Yashuuca dhammaan iyagii iyo magaalooyinkoodiiba wuu wada baabbi'iyey.

І прийшов Ісус того часу, і вигубив велетнів із гори, з Хеврону, з Девіру, з Анаву, і з усіх Юдських гір, і з усіх Ізраїлевих гір, разом з їхніми містами Ісус зробив їх закляттям.

22 O o dalkii reer binu Israa'iil mid reer Canaaq ahu kuma hadhin, laakiinse waxaa wuxoogaa ku hadhay Gaasa, iyo Gad, iyo Ashdood oo keliya.

Не позоставив велетня в краї Ізраїлевих синів, вони позостали тільки в Аззі, в Ґаті та в Ашдоді.

23 S idaasuu Yashuuca u wada qabsaday dalkii oo dhan, oo wuxuu wada yeelay sidii Rabbigu kula hadlay Muuse; oo Yashuuca wuxuu dalkii dhaxal u siiyey reer binu Israa'iil, oo wuxuu ugu qaybiyey sidii qabiilooyinkoodu ahaayeen. Oo dalkiina dagaal wuu ka nastay.

І взяв Ісус увесь Край, усе так, як говорив був Господь до Мойсея. І Ісус дав його Ізраїлеві на спадок, за їхнім поділом на їхні племена. А Край заспокоївся від війни.