1 B oqoraddii Shebaa markay maqashay Sulaymaan warkiisii ayay Sulaymaan ugu timid Yeruusaalem inay ku imtixaanto su'aalo adadag, oo waxay wadatay dad aad u badan, iyo awr badan oo ay ku raran yihiin uunsi, iyo dahab aad u badan, iyo dhagaxyo qaali ah; oo markay Sulaymaan u timid wixii qalbigeeda ku jiray oo dhan ayay kala hadashay.
А цариця Шеви почула була про славу Соломонову, і прийшла випробувати Соломона загадками в Єрусалимі. Прийшла вона з дуже великим багатством, із верблюдами, що несли пахощі та безліч золота й дорогого каміння. І прийшла вона до Соломона, і говорила з ним про все, що було на серці її.
2 S ulaymaanna wuxuu uga jawaabay su'aalaheedii oo dhan, oo wax Sulaymaan ka qarsoonaa oo uusan u sheegin ma jirin.
І Соломон вияснив їй усі її запити, і не було запиту, незнаного Соломонові, якого не порішив би він їй.
3 B oqoraddii Shebaana markay aragtay xigmaddii Sulaymaan iyo gurigii uu dhisay,
І побачила цариця Шеви всю Соломонову мудрість та дім, що він збудував,
4 i yo cuntadii miiskiisa, iyo fadhigii addoommadiisa, iyo hawshii adeegayaashiisa iyo dharkoodii, iyo kuwiisii cabniinka siin jiray iyo dharkoodii, iyo wixii uu guriga Rabbiga ku fuuli jiray, naf dambe iyadii kuma hadhin.
і їжу столу його, і мешкання рабів його, і поставу слуг його та їхні одежі, і чашників його, та їхні одежі, і вхід його, яким він уходить до Господнього дому, і не могла вона з дива вийти!
5 M arkaasay boqorkii ku tidhi, Warkii aan dalkaygii ku maqlay ee ku saabsanaa falimahaaga iyo xigmaddaada run buu ahaa.
І сказала вона до царя: Правдою було те, що я чула в своїм краї про твої діла та про твою мудрість.
6 H abase yeeshee erayadoodii ma aan rumaysan jeeraan imid oo ay indhahaygu arkeen, oo weliba xigmaddaada weynaanteedii badhna la iima sheegin, haddaba waad ka sii weyn tahay warkii aan maqlay.
І не повірила я їхнім словам, аж поки сама не прийшла та не побачили мої очі, і ось не була представлена мені й половина великости твоєї мудрости: ти перевищив славу, про яку я чула!
7 W axaa faraxsan raggaaga oo waxaa faraxsan addoommadaadan had iyo goorba hortaada taagan oo xigmaddaadana maqla.
Щасливі люди твої, і щасливі оці твої слуги, що завжди стоять перед обличчям твоїм та слухають твою мудрість!
8 W axaa mahad leh Rabbiga Ilaahaaga ah oo kugu farxay inuu kugu fadhiisiyo carshigiisa inaad boqor ahaatid Rabbiga Ilaahaaga ah aawadiis. Ilaahaagu wuu jeclaaday reer binu Israa'iil inuu xoogeeyo weligood, oo sidaas aawadeed ayuu kaaga dhigay boqor iyaga u taliya inaad samaysid xukun iyo caddaalad.
Нехай буде благословенний Господь, Бог твій, що вподобав тебе, щоб посадити тебе на Свого трона за царя у Господа, Бога твого, через любов Бога твого до Ізраїля, щоб утвердити його навіки. І Він настановив тебе над ними царем, щоб чинити право та справедливість!
9 M arkaasay boqorkii siisay boqol iyo labaatan talanti oo dahab ah, iyo uunsi faro badan, iyo dhagaxyo qaali ah; oo boqoraddii Shebaa uunsigii ay Boqor Sulaymaan siisay oo kale ma jirin.
І дала вона цареві сто й двадцять талантів золота, і дуже багато пахощів та дороге каміння. І більш уже не було таких пахощів, як ті, що цариця Шеви дала цареві Соломонові!
10 O o Xuuraam addoommadiisii iyo Sulaymaan addoommadiisii oo Oofir dahab ka keenay, waxay kaloo keeneen geedo almuug ah iyo dhagaxyo qaali ah.
І також Хурамові раби та раби Соломонові, що довозили золото з Офіру, спроваджували алмуґове дерево та дороге каміння.
11 O o boqorkiina geedihii almuugga ahaa ayuu gurigii Rabbiga iyo gurigii boqorkaba uga dhigay jaranjarooyin, oo wuxuu kaloo nimankii gabayaaga ahaa uga sameeyey kataarado iyo shareerado, oo waxaasoo kalena hore looguma arag dalka Yahuudah.
І поробив цар з алмуґового дерева сходи для Господнього дому та для дому царського, і гусла, і арфи для співаків. І такі речі, як вони, не бачені перед тим в юдейському Краї!
12 O o Boqor Sulaymaanna wuxuu boqoraddii Shebaa siiyey wax alla wixii ay doonaysay oo dhan oo ay weyddiisatay, iyo weliba wax ka sii badan wixii ay boqorka u keentay. Markaasay noqotay oo dalkeedii tagtay iyada iyo addoommadeediiba. Sharaftii Sulaymaan
А цар Соломон дав цариці Шеви все бажання її, чого вона бажала, окрім такого, що вона привезла до царя. І пішла вона назад до свого краю, вона та слуги її.
13 H addaba dahabkii sannad kasta Sulaymaan u iman jiray miisaankiisu wuxuu ahaa lix boqol iyo lix iyo lixdan talanti oo dahab ah,
І була вага того золота, що приходило для Соломона в одному році, шість сотень і шістдесят і шість талантів золота,
14 o o intaasu kuma jirin wixii ay keeni jireen geddisleyda iyo baayacmushtariyaashu, oo boqorradii dalka Carabta iyo taliyayaashii waddanka oo dhammuna waxay Sulaymaan u keeni jireen dahab iyo lacag.
окрім того, що приходило від купців та з торговлі ходячих. І всі царі арабські та намісники Краю довозили золото й срібло Соломонові.
15 M arkaasaa Boqor Sulaymaan wuxuu sameeyey laba boqol oo gaashaan oo waaweyn oo dahab la tumay ah, oo gaashaan weynba waxaa galay lix boqol oo sheqel oo dahab la tumay ah.
І зробив цар Соломон дві сотні великих щитів із кутого золота, шість сотень шеклів кутого золота йшло на одного щита,
16 O o haddana wuxuu kaloo sameeyey saddex boqol oo gaashaan oo yaryar oo dahab la tumay ah, oo gaashaan yarba waxaa galay saddex boqol oo sheqel oo dahab ah; markaasaa boqorku iyagii dhigay gurigii ku yiil kaynta Lubnaan.
та три сотні щитів менших із кутого золота, три сотні шеклів золота йшло на одного щита. І цар віддав їх до дому Ливанського Лісу.
17 O o weliba boqorku wuxuu kaloo sameeyey carshi weyn oo foolmaroodi ah, oo wuxuu ku dahaadhay dahab saafi ah.
І зробив цар великого трона зо слонової кости, і покрив його чистим золотом.
18 C arshigu wuxuu lahaa jaranjaro lix tallaabo ah; oo waxaa la jiray cagodhig dahab ah oo carshiga ku xidhan, oo kursiga meeshii lagu fadhiisto labadeeda dhinacba waxay lahayd meelo xusullada la saarto, oo meelaha xusullada la saartana dhinacooda waxaa taagnaa laba libaax.
У трона було шість східців та підніжжя з золота позад трону, та поруччя з цього й з того боку при місці сидіння, та два леви, що стояли при поруччях.
19 O o jaranjaradii lixdeedii tallaabo labadooda dhinac waxaa ka taagnaa laba iyo toban libaax, oo boqortooyona saas oo kale looguma samayn.
І дванадцять левів стояли там на шости ступенях з того й з того боку. По всіх царствах не було так зробленого!
20 O o Boqor Sulaymaan weelashiisii wax lagu cabbi jiray oo dhammu waxay wada ahaayeen dahab, gurigii kaynta Lubnaan weelashiisii oo dhammuna waxay wada ahaayeen dahab saafi ah; wakhtigii Sulaymaan lacag waxba qiimo ma lahayn.
І ввесь посуд на пиття царя Соломона золото, і всі речі дому Ливанського Лісу щире золото, нічого з срібла, воно за Соломонових днів не рахувалося за щось.
21 M axaa yeelay, boqorku wuxuu lahaa doonniyo Tarshiish u dhoofa oo waxay raaceen addoommadii Xuuraam, oo saddexdii sannadoodba mar bay doonniyihii Tarshiish iman jireen, oo waxay keeni jireen dahab, iyo lacag, iyo foolmaroodi, iyo daayeerro, iyo daa'uusyo.
Бо цареві кораблі ходили до Таршішу з Хурамовими рабами. Раз на три роки приходили таршіські кораблі, що довозили золото та срібло, слонову кість, і мавп та пав.
22 S idaasuu Boqor Sulaymaan xagga maalka iyo xagga xigmaddaba ugaga hor maray boqorradii dunida oo dhan.
І став цар Соломон найбільшим від усіх земних царів, щодо багатства та щодо мудрости.
23 O o boqorradii dunida oo dhammuna waxay doondooneen Sulaymaan inay arkaan oo ay maqlaan xigmaddii Ilaah qalbigiisa geliyey.
І всі земні царі хотіли бачити Соломона, щоб послухати його мудрости, що Бог дав у його серце.
24 O o nin waluba wuxuu sannad kasta u keeni jiray hadiyaddiis oo ay ka mid yihiin weelal lacag ah, iyo weelal dahab ah, iyo dhar, iyo hub, iyo uunsi, iyo fardo, iyo baqlo.
І вони приносили кожен свого дара, речі срібні та речі золоті, й одежу, зброю та пахощі, коні та мули, що на рік припадало.
25 S ulaymaanna wuxuu lahaa afar kun oo xero oo fardaha iyo gaadhifardoodka lagu xereeyo, iyo laba iyo toban kun oo nin oo fardooley ah, oo wuxuu fadhiisiyey magaalooyinkii gaadhifardoodka, oo qaarna boqorkay Yeruusaalem la joogeen.
І було в Соломона чотири тисячі кінських жолобів та колесниць, і дванадцять тисяч верхівців, і він порозміщував їх по колесничних містах та при царі в Єрусалимі.
26 O o wuxuu u wada talin jiray kulli boqorradii joogay Webiga ilaa dalka reer Falastiin iyo ilaa soohdinta Masar.
І він панував над усіма царями від Річки й аж до краю филистимлян, і аж до єгипетської границі.
27 O o boqorku wuxuu lacag Yeruusaalem kaga dhigay sida dhagaxyo oo kale, oo geedo kedar ahna wuxuu u soo badiyey oo ka dhigay sida geedaha darayga ah oo dhulka hoose ka baxa oo kale.
І Соломон наскладав в Єрусалимі срібла, мов того каміння, а кедрів наскладав, щодо численности, як сикомори, що в Шефелі!
28 O o Sulaymaanna fardo waxaa looga keeni jiray Masar iyo dalalka kale oo dhanba. Dhimashadii Sulaymaan
А коней приводили Соломонові з Єгипту та з усіх країв.
29 H addaba Sulaymaan falimihiisii kale intii hore iyo intii dambeba sow kuma qorna taariikhdii Nebi Naataan, iyo wax sii sheegiddii Axiiyaah kii reer Shiiloh, iyo waxyaalihii la tusay Iddo oo wax arke ahaa oo ku saabsanaa Yaaraabcaam ina Nebaad?
А решта Соломонових діл, перших та останніх, ото вони описані в історії пророка Натана, і в пророцтві шілонянина Ахійї, і в видіннях прозорливця Єді на Єровоама, Неватового сина.
30 O o Sulaymaan afartan sannadood ayuu reer binu Israa'iil oo dhan Yeruusaalem boqor ugu ahaa.
І царював Соломон в Єрусалимі над усім Ізраїлем сорок літ.
31 S ulaymaanna wuu dhintay oo la seexday awowayaashiis oo waxaa lagu aasay magaaladii aabbihiis Daa'uud, oo meeshiisiina waxaa boqor ka noqday wiilkiisii Rexabcaam.
І спочив Соломон за своїми батьками, і поховали його в Місті Давида, батька його, а замість нього зацарював син його Рехав'ам.