Miikaah 3 ~ Михей 3

picture

1 O o anigu waxaan idhi, Waan idin baryayaaye madaxda reer Yacquub iyo taliyayaasha dalka Israa'iilow, i maqla. Sow idinkuma habboona inaad caddaaladda taqaanniin?

А я відказав: Послухайте ж, голови Якова та начальники дому Ізраїля, чи ж не вам знати право?

2 I dinku wanaagga waad neceb tihiin oo sharkaad jeceshihiin, oo haraggoodana waad ka mudhxisaan, oo hilibkoodana lafahooda waad ka mudhxisaan.

Добро ви ненавидите та кохаєте зло, шкіру їхню здираєте з них, а їхнє тіло з костей їхніх.

3 O o weliba waxaad cuntaan hilibka dadkayga, oo haraggoodana waad ka siibtaan, oo lafahoodana waad jejebisaan, haah, oo waxaad u kala gogooysaan sidii hilib dheri loo diyaariyo, iyo sidii hilib digsi ku jiro.

Ви останок народу Мого їсте та стягаєте з них їхню шкіру, а їхні кості ламаєте, і січете, немов до горняти, і мов м'ясо в котел.

4 M arkaasay Rabbiga u qayshan doonaan, laakiinse isagu uma uu jawaabi doono, oo weliba wakhtigaas wejigiisa wuu ka qarin doonaa, waana sidii ay iyagu falimahooda xumaanta ugu sameeyeen.

Вони тоді кликати будуть до Господа, та Він відповіді їм не дасть, і заховає обличчя Своє того часу від них, коли будуть робити лихі свої вчинки.

5 R abbigu sidaasuu kaga leeyahay nebiyada dadkayga qalda, oo qaniina oo haddana ku qayliya, Nabad, oo ku dhawaaqa in lala diriro ku alla kii aan afkooda wax ku ridin.

Так говорить Господь на пророків, що вводять народ Мій у блуд, що зубами своїми гризуть та покликують: Мир! А на того, хто їм не дає що до рота, на нього святую війну оголошують.

6 H addaba sidaas daraaddeed waxay idiin noqon doontaa habeen, waxbana laydinma tusi doono, oo waxay idiin noqon doontaa gudcur, mana aad faalan doontaan, oo qorraxdu way dhici doontaa nebiyada oo jooga, oo maalintuna way ku madoobaan doontaa iyaga.

Тому буде вам ніч, щоб не стало видіння, і стемніє вам, щоб не чарувати. І над тими пророками сонце закотиться, і над ними потемніє день.

7 O o kuwa wax arka way ceeboobi doonaan, oo faaliyayaashuna way isku wareeri doonaan, haah, oo dhammaantood waxay dabooli doonaan bushimahooda, waayo, ma jirto jawaab Rabbiga ka timid.

І посоромлені будуть такі прозорливці, і будуть застиджені чарівники, і всі вони свої уста закриють, бо не буде їм Божої відповіді.

8 L aakiinse sida runta ah aniga waxaa iga buuxa xoog iyo caddaalad iyo itaal uu Ruuxa Rabbigu i geliyey si aan reer Yacquub xadgudubkiisa ugu sheego, oo aan dadka Israa'iil dembigiisa ugu sheego.

А я повний сили й Господнього Духа, і правди й відваги, щоб представити Якову прогріх його, а Ізраїлеві його гріх.

9 M adaxda reer Yacquub iyo taliyayaasha dalka Israa'iilow, waan idin baryayaaye, waxan maqla, kuwiinna caddaaladda neceb oo qummanaanta qalloociya.

Почуйте ж це, голови дому Якового та начальники дому Ізраїля, які нехтують справедливість, а все просте викривлюють,

10 S iyoon dhiig bay ku dhisaan, Yeruusaalemna xumaan bay ku dhisaan.

вони кров'ю будують Сіона, а кривдою Єрусалима.

11 M adaxdoodu laaluush bay wax ku xukumaan, wadaaddadooduna kiro bay dadka wax ku baraan, oo nebiyadooduna lacag bay u faaliyaan, oo weliba Rabbiga bay ku tiirsadaan iyagoo leh, Sow Rabbigu dhexdayada ma joogo? Belaayo innaba naguma degi doonto.

Його голови судять за хабара, і навчають за плату його ті священики, і за срібло ворожать пророки його, хоч на Господа вони опираються, кажучи: Хіба не Господь серед нас? Зло не прийде на нас!

12 H addaba sidaas daraaddeed idinka aawadiin Siyoon waxaa loo jeexi doonaa sida beer oo kale, oo Yeruusaalemna waxay noqon doontaa taallooyin burbur ah, oo buurta guriguna waxay noqon doontaa sida meelaha sare ee kaynta ku yaal oo kale.

О так, через вас Сіон буде на поле заораний, а Єрусалим на руїни обернеться, а гора храмова стане взгір'ями лісу...