1 H addaba kuwanu waxay ahaayeen wiilashii Daa'uud, oo isaga ugu dhashay Xebroon, oo curadkiisu wuxuu ahaa Amnoon, oo ay dhashay Axiinocam tii reer Yesreceel, oo kii labaadna wuxuu ahaa Daanyeel, oo ay dhashay Abiigayil tii reer Karmel,
А оце були Давидові сини, що народилися йому в Хевроні: первороджений Амнон, від їзреелітянки Ахіноам; другий Даниїл, від кармелітянки Авіґаїл;
2 o o kii saddexaadna wuxuu ahaa Absaaloom oo ay dhashay Macakaah oo ahayd boqorkii Geshuur oo Talmay ahaa gabadhiisii, oo kii afraadna wuxuu ahaa Adoniiyaah oo ay Haggiid dhashay,
третій Авесалом, син Маахи, дочки Талмая, царя ґешурського; четвертий Адонійя, син Хаґґіт;
3 k ii shanaadna wuxuu ahaa Shefatyaah oo ay Abiital dhashay, kii lixaadna, wuxuu ahaa Yitrecaam oo uu ka dhalay naagtiisii Ceglaah.
п'ятий Шефатія, від Авітал; шостий Їтреам, від жінки його Еґли;
4 L ix waxay ugu dhasheen Xebroon, oo Xebroon wuxuu boqor ka ahaa toddoba sannadood iyo lix bilood, oo Yeruusaalemna wuxuu boqor ku ahaa saddex iyo soddon sannadood.
шестеро народжено йому в Хевроні. І царював він там сім років і шість місяців, а тридцять і три роки царював в Єрусалимі.
5 O o kuwanuna waxay isaga ugu dhasheen Yeruusaalem: Shimcaa, iyo Shoobaab, iyo Naataan, iyo Sulaymaan, afartaas oo ay dhashay Batshuuca oo ahayd ina Cammii'eel,
А оці народилися йому в Єрусалимі: Шім'а, і Шовав, і Натан, і Соломон, четверо від Вірсавії, Амміїлової дочки,
6 i yo Yibxaar, iyo Eliishaamaac, iyo Eliifeled,
і Ївхар, і Елішама, і Еліфалет,
7 i yo Nogah, iyo Nefeg, iyo Yaafiica,
і Ноґаг, і Нефеґ, і Яфія,
8 i yo Eliishaamaac, iyo Elyaadaac, iyo Eliifeled, oo iyana waxay ahaayeen sagaal.
і Елішама, і Еліяда, і Еліфелет, дев'ятеро.
9 O o kuwaas oo dhammu waxay ahaayeen ilmaha Daa'uud, oo wiilashiisii uu addoommaha ka dhalayna kuma ay jirin, oo Taamaarna waxay ahayd walaashood. Boqorradii Yahuudah
Усе це Давидові сини, окрім синів наложниць та сестри їх Тамари.
10 O o Sulaymaan wiilkiisiina wuxuu ahaa Rexabcaam, Rexabcaam wiilkiisiina wuxuu ahaa Abiiyaah, Abiiyaah wiilkiisiina wuxuu ahaa Aasaa, wiilkiisiina wuxuu ahaa Yehooshaafaad,
А син Соломонів Рехав'ам, його син Авійя, його син Аса, його син Йосафат,
11 w iilkiisiina wuxuu ahaa Yooraam, wiilkiisiina wuxuu ahaa Axasyaah, wiilkiisiina wuxuu ahaa Yoo'aash,
його син Йорам, його син Ахазія, його син Йоаш,
12 w iilkiisiina wuxuu ahaa Amasyaah, wiilkiisiina wuxuu ahaa Casaryaah, wiilkiisiina wuxuu ahaa Yootam,
його син Амація, його син Азарія, його син Йотам,
13 w iilkiisiina wuxuu ahaa Aaxaas, wiilkiisiina wuxuu ahaa Xisqiyaah, wiilkiisiina wuxuu ahaa Manaseh,
його син Ахаз, його син Хізкійя, його син Манасія,
14 w iilkiisiina wuxuu ahaa Aamoon, wiilkiisiina wuxuu ahaa Yoosiyaah.
його син Амон, його син Йосія.
15 W iilashii Yoosiyaahna waa kuwan: curadkiisii Yooxaanaan, kii labaadna Yehooyaaqiim, kii saddexaadna Sidqiyaah, kii afraadna Shalluum.
А сини Йосії: первороджений Йоханан, другий Єгояким, третій Седекія, четвертий Шаллум.
16 W iilashii Yehooyaaqiimna waxay ahaayeen: wiilkiisii Yekonyaah, iyo wiilkiisii Sidqiyaah. Abtirsiinadii Israa'iil Ee Masaafurintii Kaddib
А сини Єгоякимові: Єхонія син його, та син його Седекія.
17 O o maxbuuskii Yekonyaah ahaa wiilashiisii waxay ahaayeen:
А сини Єхонії: Ассір, Шеал'тіїл, син його,
18 w iilkiisii Salaatii'eel, iyo Malkiiraam, iyo Fedaayaah, iyo Shen'asar, iyo Yeqamyaah, iyo Hooshaamaac, iyo Nedabyaah.
і Малкірам, і Педая, і Шен'аццар, Єкам'я, Гошама, і Недав'я.
19 W iilashii Fedaayaahna waxay ahaayeen Serubaabel, iyo Shimcii, oo wiilashii Serubaabelna waxay ahaayeen Meshullaam, iyo Xananyaah, oo Shelomiidna waxay ahayd walaashood,
А сини Педаї: Зоровавель і Шім'ї. А сини Зоровавеля: Мешуллам, і Хананія, і сестра їхня Шеломіт,
20 i yo Xashubaah, iyo Ohel, iyo Berekyaah, iyo Xasadyaah, iyo Yuushabxesed, oo iyana waxay ahaayeen shan.
і Хашува, і Огел, і Верех'я, і Хасад'я, Юшав-Хесед, п'ятеро.
21 W iilashii Xananyaahna waxay ahaayeen Felatyaah, iyo Yeshaacyaah, oo waxaa kaloo jiray wiilashii Refaayaah, iyo wiilashii Arnaan, iyo wiilashii Cobadyaah, iyo wiilashii Shekaanyaah.
А сини Хананії: Пелатія та Єшая, сини Рефаї, сини Арнонові, сини Овадії, сини Шеханії.
22 W iilashii Shekaanyaahna waxay ahaayeen Shemacyaah, wiilashii Shemacyaahna waxay ahaayeen Xatuush, iyo Yigaal, iyo Baarii'ax, iyo Necaryaah, iyo Shaafaad, oo waxay ahaayeen lix.
А сини Шеханії: Шемая. А сини Шемаї: Хаттиш, і Їґ'ал, і Баріах, і Неарія, і Шафат, шестеро.
23 W iilashii Necaryaahna waxay ahaayeen Eliyooceenay, iyo Xisqiyaah, iyo Casriiqaam, oo waxay ahaayeen saddex.
А сини Неарії: Ел'йоенай, і Хізкійя, і Азрікам, троє.
24 W iilashii Eliyooceenayna waxay ahaayeen, Hoodawyaah, iyo Eliyaashiib, iyo Felaayaah, iyo Caquub, iyo Yooxaanaan, iyo Delaayaah, iyo Canaanii, waxayna ahaayeen toddoba.
А сини Ел'йоенаєві: Годав'я, і Ел'яшів, і Пелая, і Аккув, і Йоханан, і Делая, і Анані, семеро.