Ishacyaah 46 ~ Ісая 46

picture

1 B eel baa foororsada, Nebona wuu dhacaa, sanamyadoodu waxay kor saarnaadaan xayawaanka iyo lo'da. Waxyaalihii aad sidan jirteen waxaa laga dhigay rar la saaray neefkii daallanaa.

Бел упав на коліна, зігнувся Нево, стали ідоли їхні для звірини й худоби. Те, що колись ви носили, накладене, мов той тягар на худобу помучену.

2 W ay foororsadaan, oo dhammaantood way wada dhacaan, iyagu rarka ma ay samatabbixin karaan, laakiinse xataa iyaga qudhooda maxaabbiisahaan baa loo kaxaystaa.

Зігнулися й разом упали вони на коліна; не могли врятувати тягара, і самі до полону пішли...

3 R eer Yacquub oo ah kuwa reer binu Israa'iil ka hadhay oo dhammow, kuwiinna aan siday tan iyo wakhtigii aad caloosha ku jirteen oo aan xambaaray tan iyo wakhtigii aad uurka ka soo baxdeen, i maqla.

Почуйте Мене, доме Яковів, та ввесь залишку дому Ізраїлевого, яких від живота Я підняв, носив від утроби,

4 T an iyo cimri dheer isagii baan ahay, oo tan iyo timo cirroobay waan idin xambaarayaa. Anigaa sameeyey, waanan sidi doonaa, waan xambaari doonaa, waanan samatabbixin doonaa.

і Я буду Той Самий до старости вашої, і до сивини вас носитиму, Я вчинив, і Я буду носити, й Я двигатиму й порятую!

5 B al yaad ii ekaysiinaysaan oo ila simaysaan, oo yaad igu masaalaysaan inaannu isku mid ahaanno?

До кого Мене ви вподобите та прирівняєте, до кого подібним Мене ви учините, щоб схожому бути?

6 K uwa dahab kolayga ka soo qubaa, oo lacagna kafadaha ku miisaamaa waxay soo kiraystaan dahabtume, oo isna wax ilaah ah buu ka dhigaa, markaasay u sujuudaan oo caabudaan.

Ті, що золото сиплють з киси, срібло ж важать вагою, винаймлюють золотаря, щоб із того їм бога зробив, і перед ним вони падають та поклоняються,

7 G arbahooday ku qaadaan, oo way xambaaraan, oo meeshiisay qotomiyaan. Isna wuu iska taagnaadaa, oo meeshiisana innaba kama dhaqaaqo. Oo dadku way u qayshan doonaa, laakiinse isagu uma uu jawaabi karo, oo dhibkoodana kama uu badbaadin karo.

носять його на плечі, підіймають його, і ставлять його на місці його. І стоїть, і з місця свого він не рухається; коли ж хто до нього кричить, то він не відповість, і не врятує його від недолі.

8 K uwiinna xadgudbayow, bal waxan soo xusuusta, oo aad u fiirsada, bal mar kale soo garwaaqsada.

Пам'ятайте про це та змужнійте, візьміть це на розум, провинники!

9 B al waxyaalihii hore oo qadiimka ahaa soo xusuusta, waayo, anigaa Ilaah ah, mid kalena ma jiro, anigaa Ilaah ah, oo mid ila mid ahuna ma jiro.

Пам'ятайте про давнє, відвічне, бо Я Бог, і немає більш Бога, й нікого, як Я,

10 B ilowga waxaan sheegaa ugudambaysta, oo wakhtiga hore waxaan sii sheegaa waxyaalo aan weli la samayn, anigoo leh, Taladaydu way hagaagi doontaa, oo waxaan jeclahay oo dhanna waan wada samayn doonaa.

що звіщаю кінець від початку, і наперед що не сталося ще, і що говорю: Мій замір відбудеться, і всяке жадання Своє Я вчиню,

11 W axaan xagga bari uga yeedhayaa haad aad u gaajaysan oo ah ninka taladayda oofinaya oo aan waddan fog uga yeedhayo. Waan ku hadlay, oo weliba waan oofin doonaa. Waan u qasdiyey, oo weliba waan samayn doonaa.

що хижого птаха зо сходу прикликую, з краю далекого мужа Своєї поради! Так, Я сказав те й спроваджу, що Я задумав був теє зроблю!

12 K uwiinna qalbiga qallafsan oo xaqnimada ka fogow, bal i maqla!

Почуйте Мене, твердосерді, далекі від справедливости!

13 X aqnimadaydii waan soo dhowaynayaa, oo iyana ma ay fogaan doonto, oo badbaadintayduna ma ay raagi doonto. Reer binu Israa'iil oo sharaftayda ah daraaddood ayaan badbaadin Siyoon u dhex dhigi doonaa.

Я Свою справедливість наблизив, вона недалеко, а спасіння Моє не припізниться, і дам на Сіоні спасіння, дам Ізраїлеві Свою велич!