Bilowgii 34 ~ Буття 34

picture

1 O o Diinah oo ahayd gabadhii Lee'ah ay Yacquub u dhashay ayaa dibadda u baxday inay soo aragto gabdhihii dalka.

І вийшла була Діна, дочка Лії, яка вродила її Якову, щоб подивитися на дочок того краю.

2 M arkaasuu Shekem ina Xamoor kii reer Xiwi oo ahaa amiirkii dalka arkay iyadii, oo uu kaxaystay oo la jiifsaday, wuuna ceebeeyey iyadii.

І побачив її Сихем, син Гамора хівеянина, начальника того краю, і взяв її, і лежав із нею, і збезчестив її.

3 N aftiisiina way raacday gabadhii Yacquub oo Diinah ahayd, wuuna jeclaaday gabadhii, si raxmad lehna wuu ula hadlay gabadhii.

І пригорнулася душа його до Діни, дочки Якової, і покохав він дівчину, і говорив до серця дівочого.

4 M arkaasuu Shekem la hadlay aabbihiis Xamoor, oo yidhi, Gabadhan ii doon aan guursadee.

І сказав Сихем до Гамора, батька свого, говорячи: Візьми те дівча за жінку для мене!

5 H addaba Yacquub waa maqlay in Shekem gabadhiisii Diinah nijaaseeyey; wiilashiisiina duurka ayay xoolihiisa la joogeen; Yacquubna wuu iska aamusay ilaa ay yimaadeen.

А Яків почув, що той збезчестив Діну, дочку його, а сини його були з худобою його на полі. І мовчав Яків, аж поки прибули вони.

6 M arkaasaa Xamoor oo Shekem aabbihiis ahaa Yacquub ugu tegey inuu la hadlo isaga.

І вийшов Гамор, Сихемів батько, до Якова, щоб поговорити з ним.

7 O o wiilashii Yacquub ayaa duurka ka yimid markay taas maqleen; nimankiina way caloolxumaayeen, aad bayna u cadhaysnaayeen, maxaa yeelay, nacasnimo buu ku sameeyey reer binu Israa'iil markuu la jiifsaday gabadhii Yacquub, taas oo aanay jid ahayn in la sameeyo.

І прийшли сини Яковові з поля, коли почули, і засмутились ці люди, і сильно запалав їхній гнів, бо той ганьбу зробив в Ізраїлі тим, що лежав із дочкою Якова, а так не робиться.

8 X amoorna wuu la hadlay iyagii, oo wuxuu ku yidhi, Wiilkaygii Shekem naftiisii aad bay u doonaysaa gabadhaada; haddaba waan ku baryayaaye, iyada sii ha guursadee.

А Гамор говорив з ними, кажучи: Син мій Сихем, запрагла душа його вашої дочки. Дайте ж її йому за жінку!

9 O o aan iska guursanno, gabdhihiinna na siiya annaga, idinkuna gabdhahayaga guursada.

І посвоячтеся з нами, дайте нам ваші дочки, а наші дочки візьміть собі.

10 O o waad nala degganaan doontaan; dalkuna hortiinnuu oolli doonaa; degganaada oo ku baayacmushtara dhexdiisa, oo xoolo ku yeesha.

І осядьтеся з нами, а цей край буде перед вами. Сидіть і перемандруйте його, і набувайте на власність у нім.

11 S hekemna wuxuu aabbeheed iyo walaalaheed ku yidhi, Raalli iga ahaada, oo anna wixii aad i weyddiisataan waan idin siin.

І промовив Сихем до батька її та до братів її: Нехай я знайду милість у ваших очах, і що ви скажете мені я дам.

12 I n alla intii aad meher iyo yarad doonaysaan i weyddiista, oo anna waan idin siin intii aad igu tidhaahdaan, laakiinse gabadha i siiya aan guursadee.

Сильно побільшіть на мене віно та дарунок, а я дам, як мені скажете, та тільки дайте мені дівчину за жінку!

13 W iilashii Yacquubna khiyaanay ugu jawaabeen Shekem iyo aabbihiis Xamoor, wayna la hadleen, maxaa yeelay, walaashood Diinah ayuu nijaaseeyey,

І відповіли сини Якова Сихемові та Гаморові, батькові його, підступом, сказали, бо він збезчестив Діну, сестру їх.

14 o o waxay ku yidhaahdeen, Ma yeeli karno inaan walaashayo siinno nin buuryoqab ah; waayo, taasu ceeb bay nagu ahaan lahayd.

І сказали до них: Ми не можемо зробити тієї речі, видати сестру нашу чоловікові, що має крайню плоть, бо то ганьба для нас.

15 S i uun baannu idinku yeeli karnaa; taasuna waa haddii aad intiinna ragga ah oo dhan iswada guddaan, oo aad noqotaan sidayada oo kale;

Ми тільки за те прихилимось до вас, коли ви станете, як ми, щоб у вас був обрізаний кожний чоловічої статі.

16 m arkaasaannu gabdhahayaga idin siin doonnaa, oo annaguna waxaan guursan doonnaa gabdhihiinna, oo waannu idinla degganaan doonnaa, oo waxaynu noqon doonnaa isku dad.

І дамо вам своїх дочок, а ваших дочок візьмемо собі, й осядемось із вами, і станемо одним народом.

17 L aakiinse haddaydnan na maqlin, inaad isguddaan, de markaas gabadhayada waannu wadan, oo waannu tegi.

А коли ви не послухаєте нас, щоб обрізатися, то ми візьмемо свої дочки, та й підемо.

18 H adalkoodiina waa ka farxiyey Xamoor, iyo wiilkiisii Shekem.

І їхні слова були добрі в очах Гамора та в очах Сихема, сина Гаморового.

19 N inkii dhallinyarada ahaana dib uma uu dhigin inuu taas yeelo, maxaa yeelay, aad buu ugu faraxsanaa Yacquub gabadhiisii, Isna wuu ka wada maamuus badnaa intii guriga aabbihiis joogtay oo dhan.

І не загаявся юнак той учинити ту річ, бо полюбив дочку Якова. А він був найповажніший у всім домі батька свого.

20 M arkaasay Xamoor iyo wiilkiisii Shekem magaaladoodii iriddeeda yimaadeen, oo ay raggii magaaladooda la hadleen, oo waxay ku yidhaahdeen,

І прибув Гамор та Сихем, син його, до брами міста, і промовили до людей свого міста, говорячи:

21 N imankanu waa inala nabad, sidaas daraaddeed dhulka ha degeen, oo ha ka baayacmushtareen dhexdiisa, maxaa yeelay, bal eega, dhulku waa weyn yahay oo waa ku wada filan yahay. Aynu gabdhahooda guursanno, oo innana aan gabdhaheenna siinno iyaga.

Ці люди вони приязні до нас, і нехай осядуть у краю, і нехай перемандрують його, а цей край ось розлогий перед ними. Дочок їхніх візьмімо собі за жінок, а наших дочок даймо їм.

22 N imanku si uun bay inagu yeelayaan inay inala degganaadaan si aynu isku dad u noqonno, taasuna waa haddii inteenna lab oo dhan loo gudo sida ay iyagu u gudan yihiin.

Тільки за це прихиляться до нас ці люди, щоб сидіти з нами, і щоб стати одним народом, коли в нас буде обрізаний кожен чоловічої статі, як і вони обрізані.

23 O o miyaan lo'dooda iyo alaabadooda iyo xayawaankooda oo dhammu noqon doonin kuweenna? Bal aynu yeelno uun, oo iyaguna way inala degganaan doonaan.

Отара їхня, і майно їхнє, і вся їхня худоба хіба не наші вони? Тільки прихилімося до них, і нехай вони осядуть із нами.

24 M arkaasaa in alla intii ka baxday magaaladiisa iriddeeda waxay maqleen Xamoor iyo wiilkiisii Shekem; markaasaa la wada guday intii labka ahayd oo magaaladiisa ka baxday oo dhan.

І послухали Гамора та Сихема, сина його, усі, хто виходив з брами його міста. І були обрізані всі чоловічої статі, усі, хто виходив з брами міста його.

25 O o maalintii saddexaad, markay dhaawaca wada ahaayeen, waxay noqotay in laba ka mid ahaa wiilashii Yacquub oo ahaa Simecoon iyo Laawi, Diinah walaalaheed, uu midkood kastaa seeftiisii qaatay, oo waxay yimaadeen magaaladii, iyagoo aan la ogayn, waxayna wada laayeen intii labka ahayd oo dhan.

І сталося третього дня, коли вони хворі були, то два сини Яковові, Симеон і Левій, брати Дінині, взяли кожен меча свого, і безпечно напали на місто, і повбивали всіх чоловіків.

26 X amoor iyo wiilkiisii Shekemna waxay ku dileen seef afkeed, Diinahna way kala baxeen gurigii Shekem, wayna iska tageen.

Також Гамора й Сихема, сина його, забили мечем, і забрали Діну з дому Сихемового, та й вийшли.

27 W iilashii Yacquubna waxay yimaadeen raqdii kuwii la laayay, oo magaaladiina way dhaceen, maxaa yeelay, walaashood bay ka nijaaseeyeen.

Сини Якова напали на трупи, і пограбували місто за те, що вони збезчестили їхню сестру.

28 W axayna la tageen adhigoodii iyo lo'doodii iyo dameerradoodii, iyo wax alla wixii magaalada u yiil, iyo wax alla wixii duurka u joogay,

Забрали дрібну й велику худобу їх, і осли їх, і що було в місці, і що на полі,

29 i yo maalkoodii oo dhan, iyo dhallaankoodii oo dhan, iyo naagahoodiiba, way qabsadeen oo way dhaceen, xataa wixii guryaha yiil oo dhan.

і ввесь маєток їхній, і всіх їхніх дітей, і їхніх жінок забрали в неволю, і пограбували все, що де в домі було.

30 Y acquubna wuxuu Simecoon iyo Laawi ku yidhi, Dhib baad igu riddeen, maxaa yeelay, waxaad i nacsiiseen dadka dhulka deggan, oo ah reer Kancaan, iyo reer Feris. Haddaba anigoo dadkaygu yar yahay, ayay isu kay wada urursan doonaan oo ay i dili doonaan; markaasna aniga iyo reerkaygaba waa la baabbi'in doonaa.

І сказав Яків до Симеона й до Левія: Ви зробили мене нещасливим, бо зробили мене зненавидженим у мешканців цього краю, у ханаанеянина й периззеянина. Ми люди нечисленні, а вони зберуться на мене, та й поб'ють мене, і буду знищений я та мій дім.

31 O o iyana waxay ku yidhaahdeen, De miyey ku habboonayd inuu walaashayo sidii dhillo ula macaamiloodo?

А вони відказали: Чи він мав би зробити нашу сестру блудницею?