1 M arkii dambe waxaa dhacay inuu magaalooyinka iyo tuulooyinka dhex marayay isagoo dadka ku wacdiyaya oo u sheegaya injiilka boqortooyadii Ilaah; waxaana la jiray laba-iyo-tobankii,
І сталось, що Він після того проходив містами та селами, проповідуючи та звіщаючи Добру Новину про Боже Царство. Із ним Дванадцять були,
2 i yo naago laga bogsiiyey jinniyo shar leh iyo cudurro. Waxay ahaayeen Maryantii la odhan jiray tii reer Magdala, ee toddoba jinni ka baxeen,
та дехто з жінок, що були вздоровлені від злих духів і хвороб: Марія, Магдалиною звана, що з неї сім демонів вийшло,
3 i yo Yo'anna afadii Khusas ee wakiilkii Herodos ahaa, iyo Susanna, iyo qaar badan oo kale oo waxooda ugu adeegi jiray. Masaalka Ku Saabsan Beerreyga
і Іванна, дружина Худзи, урядника Іродового, і Сусанна, і інших багато, що маєтком своїм їм служили.
4 G oortii dad badan isu soo urureen, iyo kuwa magaalo walba uga yimid, wuxuu ku hadlay masaal.
І, як зібралось багато народу, і з міста до Нього поприходили, то Він промовляти став притчею.
5 B eerrey baa baxay inuu abuurkiisa beero, oo intuu beerayay, qaar baa jidka geestiisa ku dhacay, oo waa lagu tuntay, oo shimbirrihii cirka ayaa cunay.
Ось вийшов сіяч, щоб посіяти зерно своє. І, як сіяв, упало одне край дороги, і було повитоптуване, а птахи небесні його повидзьобували.
6 Q aar kalena waxay ku dhaceen dhagax; kol alla kolkii ay soo baxeen way engegeen, waayo, qoyaan ma lahayn.
Друге ж упало на ґрунт кам'янистий, і, зійшовши, усохло, не мало бо вогкости.
7 Q aar kalena waxay ku dhex dhaceen qodxan, qodxantiina waa la soo baxday oo ceejisay.
А інше упало між терен, і вигнався терен, і його поглушив.
8 Q aar kalena dhul wanaagsan bay ku dhaceen oo soo baxeen, waxayna midho dhaleen boqol jibbaar. Goortuu waxan yidhi, ayuu qayliyey oo yidhi, Kan dhego wax lagu maqlo lahu ha maqlo. Micnayntii Masaalka
Інше ж упало на добрую землю, і, зійшовши, уродило стокротно. Це сказавши, закликав: Хто має вуха, щоб слухати, нехай слухає!
9 M arkaasaa xertiisii weyddiisay oo ku tidhi, Muxuu yahay masaalkan?
Запитали ж Його Його учні, говорячи: Що визначає ця притча?
10 W uxuu ku yidhi, Idinka waa laydin siiyaa inaad waxa qarsoon ee boqortooyadii Ilaah garataan, kuwa kalese masaallo ayaa loogu sheegaa, si ay goortay arkayaan ayan u arkin, oo si ay goortay maqlayaan ayan u garan.
А Він відказав: Вам дано пізнати таємниці Божого Царства, а іншим у притчах, щоб дивились вони і не бачили, слухали і не розуміли.
11 M asaalku waa kan: Abuurku waa ereygii Ilaah.
Ось що означає ця притча: Зерно це Боже Слово.
12 K uwii jidka yiil waa kuwa maqla, markaasaa Ibliisku yimaadaa, oo hadalka ayuu qalbigooda ka qaadaa, si aanay u rumaysan oo aanay u badbaadin.
А котрі край дороги, це ті, хто слухає, але потім приходить диявол, і забирає слово з їхнього серця, щоб не ввірували й не спаслися вони.
13 K uwii dhagaxa yiilna waa kuwa goortay maqlaan, hadalka farxad ku qaata, kuwanna xidid ma leh; laakiin wakhti yar ayay rumaystaan, wakhtiga duufsashadana way iska noqdaan.
А що на кам'янистому ґрунті, це ті, хто тільки почує, то слово приймає з радістю; та кореня не мають вони, вірують дочасно, і за час випробовування відпадають.
14 K uwii qodxanta ku dhex dhacayna waa kuwan maqla oo intay socdaan waxaa ceejiya welwelidda iyo hodantinimada iyo farxadda ifkan, midho bisilna ma dhalaan.
А що впало між терен, це ті, хто слухає слово, але, ходячи, бувають придушені клопотами, та багатством, та життьовими розкошами, і плоду вони не дають.
15 K uwa dhulka wanaagsanna waxay yihiin kuwa, intay maqlaan, qalbi wanaagsan oo fiican hadalka ku haysta, oo dulqaadasho ayay midho ku dhalaan. Waxa Ilayska Laga Barto
А те, що на добрій землі, це оті, хто як слово почує, береже його в щирому й доброму серці, і плід приносять вони в терпеливості.
16 M a jiro nin, goortuu ilays shido, weel ku daboola, ama sariir hoos geliya, laakiin wuxuu saaraa meeshii ilayska si ay kuwa soo galaa iftiinka u arkaan.
А світла засвіченого ніхто не покриває посудиною, і не ставить під ліжко, але ставить його на свічник, щоб бачили світло, хто входить.
17 W aayo, wax qarsoon ma jiro oo aan soo muuqan doonin, wax daboolanna ma jiro oo aan la garan doonin oo aan bannaan soo bixi doonin.
Немає нічого захованого, що не виявиться, ні таємного, що воно не пізнається, і не вийде наяв.
18 S idaa darteed u fiirsada sidaad u maqlaysaan, waayo, ku alla kii wax haysta waa la siin doonaa, ku alla kii aan waxba haysanse waa laga qaadi doonaa wixii loo maleeyo inuu haysto. Walaalnimada Runta Ah
Тож пильнуйте, як слухаєте! Бо хто має, то дасться йому, хто ж не має, забереться від нього і те, що, здається йому, ніби має.
19 M arkaasaa waxaa isaga u yimid hooyadiis iyo walaalihiis, wayna soo gaadhi kari waayeen dadkii badnaa aawadood.
До Нього ж прийшли були мати й брати Його, та через народ не могли доступитись до Нього.
20 O o waxaa lagu yidhi, Hooyadaa iyo walaalahaa ayaa dibadda taagan oo doonaya inay ku arkaan.
І сповістили Йому: Твоя мати й брати Твої он стоять осторонь, і бажають побачити Тебе.
21 L aakiin wuxuu ugu jawaabay, Hooyaday iyo walaalahay waa kuwan ereyga Ilaah maqla oo yeela. Ciisaa Duufaankii Dejiyey
А Він відповів і промовив до них: Моя мати й брати Мої це ті, хто слухає Боже Слово, і виконує!
22 M aalmahaas middood waxaa dhacay inuu doonni fuulay isaga iyo xertiisiiba, wuxuuna iyaga ku yidhi, Dhanka kale oo badda aan u gudubno, goortaasay dhaqaaqeen.
І сталось, одного з тих днів увійшов Він до човна, а з Ним Його учні. І сказав Він до них: Переплиньмо на другий бік озера. І відчалили.
23 L aakiin intay socdeen ayuu seexday, oo waxaa baddii ku soo dhacay duufaan weyn oo dabayl ah; doonnidiina ayaa buuxsamaysay, oo halis bay ku jireen.
А коли вони плинули, Він заснув. І знялася на озері буря велика, аж вода заливати їх стала, і були в небезпеці вони.
24 M arkaasay isaga u yimaadeen oo intay toosiyeen ayay ku yidhaahdeen, Macallimow, Macallimow, waa lumaynaaye. Kolkaasuu kacay oo canaantay dabayshii iyo hirarkii biyaha. Goortaasay degeen oo xawaal baa dhacday.
І вони підійшли, і розбудили Його та й сказали: Учителю, Учителю, гинемо! Він же встав, наказав бурі й хвилям, і вони вщухнули, і тиша настала!
25 M arkaasuu wuxuu iyaga ku yidhi, Rumaysadkiinnii meeh? Iyagoo baqaya oo yaabban waxay isku yidhaahdeen, Haddaba yuu yahay kan amra xataa dabaysha iyo biyaha oo ay yeelaan? Jinnoolihii Reer Gadareni Oo La Bogsiiyey
А до них Він сказав: Де ж ваша віра? І дивувались вони, перестрашені, і говорили один до одного: Хто ж це такий, що вітрам і воді Він наказує, а вони Його слухають?
26 W axay gaadheen dalka Gadareni ee ka soo hor jeeday Galili.
І вони припливли до землі Гадаринської, що навпроти Галілеї.
27 G oortuu dhulka u degay waxaa la kulmay nin magaalada ka yimid oo jinniyo qaba. Wakhti dheer dhar ma sidan jirin, gurina ma joogi jirin, laakiin xabaalaha ayuu dhex joogi jiray.
І, як на землю Він вийшов, перестрів Його один чоловік із міста, що довгі роки мав він демонів, не вдягався в одежу, і мешкав не в домі, а в гробах.
28 G oortuu arkay Ciise, ayuu qayliyey, hortiisana ayuu isku tuuray oo cod weyn ayuu ku yidhi, Maxaa inoo dhexeeya, Ciisow, adigoo ah Wiilka Ilaaha sarow? Waxaan kaa baryayaa, Ha i silcin.
А коли він Ісуса побачив, то закричав, поваливсь перед Ним, і голосом гучним закликав: Що до мене Тобі, Ісусе, Сину Бога Всевишнього? Благаю Тебе, не муч мене!
29 W aayo, wuxuu jinnigii wasakhda lahaa ku amray inuu ninka ka baxo, maxaa yeelay, marar badan ayuu qaban jiray, oo waxaa lagu xidhi jiray silsilado iyo bircago, oo waa la ilaalin jiray; silsiladihiina wuu iska gooyn jiray oo jinniguna cidlada ayuu u kaxayn jiray.
Бо звелів Він нечистому духові вийти з людини. Довгий час він хапав був його, і в'язали його ланцюгами й кайданами, і стерегли його, але він розривав ланцюги, і демон гнав по пустині його.
30 M arkaasaa Ciise weyddiiyey oo ku yidhi, Magacaa? Oo wuxuu ku yidhi, Liijon; waayo, jinniyo badan ayaa galay.
А Ісус запитався його: Як тобі на ім'я? І той відказав: Леґіон, бо багато ввійшло в нього демонів.
31 M arkaasay ka baryeen inaanu amrin inay yamayska tagaan.
І благали Його, щоб Він їм не звелів іти в безодню.
32 H alkaa waxaa joogay daaqsin doofaarro badan ah oo buurta daaqaysa. Waxayna ka baryeen inuu u fasaxo inay kuwaas galaan. Kolkaasuu u fasaxay.
Пасся ж там на горі гурт великий свиней. І просилися демони ті, щоб дозволив піти їм у них. І дозволив Він їм.
33 M arkaasay jinniyadii ninkii ka baxeen oo doofaarradii galeen. Daqsintiina jarka hoos bay uga yaacday ilaa badda, wayna ku bakhtiyeen.
А як демони вийшли з того чоловіка, то в свиней увійшли. І череда кинулась із кручі до озера, і потопилась.
34 K uwii daajin jiray markay arkeen waxa dhacay, ayay carareen oo dadkii magaalada iyo beerahaba ayay u warrameen.
Пастухи ж, як побачили теє, що сталось, повтікали, та в місті й по селах звістили.
35 K olkaasaa dadkii u soo baxay inay arkaan wixii dhacay. Markaasay u yimaadeen Ciise, oo waxay arkeen ninkii jinniyadu ka baxeen, isagoo ag fadhiya Ciise cagihiisa oo dhar sita oo miyir qaba; wayna baqeen.
І вийшли побачити, що сталось. І прийшли до Ісуса й знайшли, що той чоловік, що демони вийшли із нього, сидів при ногах Ісусових вдягнений та при умі, і полякались...
36 K olkaasaa kuwii arkay waxay iyaga u sheegeen sida jinnoolihii loo bogsiiyey.
Самовидці ж їм розповіли, як видужав той біснуватий.
37 D adkii oo dhan oo dalka Gadareni ku wareegsanaa ayaa baryay inuu ka noqdo iyaga, waayo, baqdin weyn ayay baqeen. Markaasuu doonni fuulay, waana noqday.
І ввесь народ Гадаринського краю став благати Його, щоб пішов Він від них, великий бо страх обгорнув їх. Він же до човна ввійшов і вернувся.
38 L aakiin ninkii jinniyadii ka baxeen ayaa ka baryay isaga inuu raaco, laakiin wuu diray isagoo ku leh,
А той чоловік, що демони вийшли із нього, став благати Його, щоб бути при Ньому. Та Він відпустив його, кажучи:
39 G urigaaga ku noqo oo dadka ogeysii waxa weyn oo Ilaah kuu sameeyey. Markaasuu tegey oo wuxuu magaalada oo dhan ku naadiyey waxa weyn oo Ciise u sameeyey. Yayros Gabadhiis Iyo Naagtii Dhiigbixidda Qabtay
Вернися до дому свого, і розповіж, які речі великі вчинив тобі Бог! І той пішов, і по цілому місту звістив, які речі великі для нього Ісус учинив!
40 M arkii Ciise noqday ayaa dadkii badnaa farxad ku qaatay, waayo, way wada sugayeen.
А коли повернувся Ісус, то люди Його прийняли, бо всі чекали Його.
41 O o bal eeg, waxaa yimid nin Yayros la odhan jiray, oo taliyaha sunagogga ahaan jiray. Wuxuuna isku riday Ciise cagihiisa oo ka baryay inuu gurigiisa galo.
Аж ось прийшов муж, Яір на ім'я, що був старшим синагоги. Він припав до Ісусових ніг, та й став благати Його завітати до дому його.
42 W aayo, gabadh keliya buu lahaa, iyadoo abbaaraha laba iyo toban sannadood jirtay, wayna sakaraadaysay. Laakiin intuu socday dadkii badnaa ayaa cidhiidhiyey.
Бо він мав одиначку дочку, років десь із дванадцять, і вмирала вона. А коли Він ішов, народ тиснув Його.
43 N aag laba iyo toban sannadood dhiigbixid qabtay, oo wixii ay ku noolaan lahayd oo dhan dhakhtarro ku bixisay, oo ku bogsan kari weyday, midna xaggiisa,
А жінка одна, що дванадцять років хворою на кровотечу була, що ніхто вздоровити не міг її,
44 a yaa dhabarkiisa timid oo taabatay maradiisa darafteeda. Kolkiiba bixiddii dhiiggeeda ayaa joogsatay.
підійшовши ззаду, доторкнулась до краю одежі Його, і хвилі тієї спинилася їй кровотеча!
45 M arkaasaa Ciise yidhi, Yuu yahay kan i taabtay? Markay wada dafireen, Butros iyo kuwa la jiray waxay ku yidhaahdeen, Macallimow, dadkii badnaa ayaa ku jiidhaya oo ku cidhiidhinaya.
А Ісус запитав: Хто доторкнувся до Мене? Коли ж відмовлялися всі, то Петро відказав: Учителю, народ коло Тебе он товпиться й тисне.
46 L aakiin Ciise wuxuu yidhi, Qof baa i taabtay, waayo, waxaan gartay in xoog iga baxay.
Ісус же промовив: Доторкнувсь хтось до Мене, бо Я відчув силу, що вийшла з Мене...
47 N aagtii goortay aragtay inaanay qarsoonaan karin ayay timid iyadoo gariiraysa, oo hortiisay isku ridday, oo u caddaysay dadkii oo dhan hortooda waxay u taabatay iyo siday markiiba u bogsatay.
А жінка, побачивши, що вона не втаїлась, трясучись, підійшла та й упала перед Ним, і призналася перед усіма людьми, чому доторкнулась до Нього, і як хвилі тієї одужала.
48 K olkaasuu wuxuu iyada ku yidhi, Gabadhoy, rumaysadkaaga ayaa ku bogsiiyey ee nabad ku tag.
Він же промовив до неї: Дочко, твоя віра спасла тебе; іди з миром собі!
49 I ntuu weli hadlayay, waxaa gurigii taliyaha sunagogga ka yimid nin ku leh, Gabadhaadii waa dhimatay, ee Macallinka ha dhibin.
Як Він ще промовляв, приходить ось від старшини синагоги один та й говорить: Дочка твоя вмерла, не турбуй же Вчителя!
50 L aakiin Ciise goortuu maqlay, wuxuu ugu jawaabay, Ha baqin ee iska rumayso, wayna bogsan doontaa.
Ісус же, почувши, йому відповів: Не лякайсь, тільки віруй, і буде спасена вона.
51 M arkuu guriga yimid, ninna uma oggolaanin inuu la galo, Butros, iyo Yooxanaa, iyo Yacquub, iyo gabadha aabbeheed, iyo hooyadeed maahee.
Прийшовши ж до дому, не пустив Він нікого з Собою ввійти, крім Петра, та Івана, та Якова, та батька дівчати, та матері.
52 K ulligood waxay u ooyayeen oo u barooranayeen iyada, laakiin wuxuu ku yidhi, Ha ooyina, iyadu ma dhiman, waase huruddaa.
А всі плакали та голосили за нею... Він же промовив: Не плачте, не вмерла вона, але спить!
53 W ayna ku qosleen, iyagoo og inay dhimatay.
І насміхалися з Нього, бо знали, що вмерла вона.
54 M arkaasuu dadkii oo dhan dibadda u saaray, oo uu gacanteeda qabtay oo qayliyey isagoo leh, Yartoy, kac.
А Він узяв за руку її та й скрикнув, говорячи: Дівчатко, вставай!
55 R uuxeedii ayaa ku soo noqday, oo markiiba way kacday, oo wuxuu amray in cunto la siiyo iyada.
І вернувся їй дух, і хвилі тієї вона ожила... І звелів дать їй їсти.
56 W aalidkeedii waa yaabeen, wuxuuse amray inaanay ninna u sheegin waxa dhacay.
І здивувались батьки її. А Він наказав їм нікому не розповідати, що сталось.