1 O o boqornimadii Aasaa sannaddeedii lix iyo soddonaad ayaa Bacshaa oo ahaa boqorkii dalka Israa'iil dalka Yahuudah ku kacay oo wuxuu dhisay Raamaah, inuusan qofna u oggolaan inuu ka baxo ama u galo Aasaa oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah.
Тридцятого й шостого року царювання Аси пішов Баша, Ізраїлів цар, проти Юди, і будував Раму, щоб не дати нікому від Аси, царя Юдиного, виходити та входити.
2 M arkaasaa Aasaa lacag iyo dahab ka soo bixiyey khasnadihii guriga Ilaah iyo kuwii guriga boqorkaba, oo wuxuu u sii dhiibay Benhadad oo ahaa boqorkii Suuriya oo Dimishaq degganaa, oo wuxuu ku yidhi,
І виніс Аса срібло та золото із скарбниць Господнього дому та дому царевого, і послав до Бен-Гадада, царя сирійського, що сидів у Дамаску, говорячи:
3 A xdi baa inoo dhexeeya aniga iyo adiga, oo aabbahay iyo aabbahaana wuu u dhexayn jiray, haddaba bal eeg waxaan kuu soo diray lacag iyo dahab, saas aawadeed tag oo jebi axdiga aad la leedahay boqorka dalka Israa'iil oo Bacshaa ah, ha iga tagee.
Є умова між мною та між тобою, і між батьком моїм та батьком твоїм. Ось послав я тобі срібла та золота, іди, зламай умову свою з Башею, царем Ізраїлевим, і нехай він відійде від мене.
4 M arkaasaa Benhadad dhegaystay hadalkii Boqor Aasaa, oo saraakiishii ciidammadiisa ayuu u diray magaalooyinkii dalka Israa'iil, oo waxay dagaal ku dhufteen Ciyoon, iyo Daan, iyo Aabeel Mayim, iyo magaalooyinkii wax lagu kaydin jiray oo reer Naftaali oo dhan.
І послухався Бен-Гадад царя Аси, і послав зверхників свого війська на Ізраїлеві міста, і вони поруйнували Іййона, і Дана, і Авел-Маїма та всі запаси міст Нефталимових.
5 K olkii Bacshaa taas maqlay wuu ka tegey Raamaah dhisiddeedii, oo shuqulkiisiina wuu joojiyey.
І сталося, як Баша це почув, то перестав будувати Раму, і спинив свою працю.
6 M arkaasaa Boqor Aasaa soo kaxaystay dadkii Yahuudah oo dhan, oo waxay wada qaadeen dhagxantii iyo alwaaxdii Raamaah oo uu Bacshaa ku dhisayay, kolkaasuu ku dhisay Gebac iyo Misfaah.
А цар Аса взяв усього Юду, і вони повиносили каміння Рами та її дерево, що з них будував був Баша, і побудував з того Ґеву та Міцпу.
7 O o wakhtigaas ayaa Xanaanii oo waxarkihii ahaa u yimid Aasaa oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah, oo wuxuu ku yidhi, Waxaad isku hallaysay boqorka Suuriya, oo iskuma aadan hallayn Rabbiga Ilaahaaga ah, haddaba sidaas daraaddeed ciidanka boqorka Suuriya gacantaada wuu ka baxsaday.
А того часу прийшов прозорливець Ханані до Аси, Юдиного царя, та й сказав до нього: Через те, що ти спирався на сирійського царя, а не сперся на Господа, Бога свого, тому втекло з твоєї руки військо сирійського царя.
8 W ar kuwii reer Itoobiya iyo reer Luubiim sow ma ay ahayn ciidan weyn oo wata gaadhifardood iyo ciidan fardooley ah oo aad iyo aad u badan? Oo weliba Rabbigu wuxuu soo geliyey gacantaada, maxaa yeelay, Rabbiga waad isku hallaysay.
Чи ж не були кушеяни та ливіяни військом дуже великим, колесницями й верхівцями дуже численними? Та коли ти сперся на Господа, Він дав їх у твою руку.
9 W aayo, Rabbiga indhihiisu waxay hor iyo dib u fiirinayaan dunida oo dhan inuu isu adkeeyo kuwa qalbigoodu isaga xaggiisa ku qumman yahay. Taas ayaad nacasnimo ku samaysay, oo hadda ka dib dagaallo baad ku jiri doontaa.
Бо очі Господні дивляться по всій землі, щоб зміцнити тих, у кого все їхнє серце до Нього. Тому зробив ти нерозумно, бо відтепер будуть у тебе війни!
10 M arkaasaa Aasaa waxarkihii u cadhooday oo wuxuu ku riday xabsi, maxaa yeelay, aad buu ugu xanaaqay xaalkan daraaddiis. Oo isla markaasna Aasaa baa dadkii qaarkiis dulmay.
І розгнівався Аса на прозорливця, і дав його до в'язниці, бо був у гніві на нього за це. І Аса тиснув декого з народу того часу.
11 O o bal eeg Aasaa falimihiisii, intii hore iyo intii dambeba, waxay ku qoran yihiin kitaabkii boqorrada dalka Yahuudah iyo dalka Israa'iil.
І оце Асині діла, перші та останні, ось вони описані в книзі Юдиних та Ізраїлевих царів.
12 O o sannaddii sagaal iyo soddonaad oo boqornimadiisa ayaa Aasaa cagaha ka bukooday, oo cudurkiisiina aad iyo aad buu u weynaa, oo weliba isagu cudurkiisii Rabbiga uma uu doonin laakiinse wuxuu u doondoonay dhakhtarrada.
І занедужав Аса тридцятого й дев'ятого року свого царювання на свої ноги, і хвороба його була тяжка. Та й у хворобі своїй не звертався він до Господа, але до лікарів.
13 O o sannaddii kow iyo afartanaad oo boqornimadiisa ayaa Aasaa dhintay oo la seexday awowayaashiis.
І спочив Аса з своїми батьками, і помер сорокового й першого року свого царювання.
14 O o waa lagu aasay qabriyadiisii uu ka qotay magaaladii Daa'uud, oo waxaa lagu jiifiyey sariir ay ka buuxaan cadar udgoon iyo uunsi kala cayn cayn ah oo lagu hagaajiyey sancada kuwa cadarka sameeya, oo waxaa loo sameeyey dabshid aad u weyn.
І поховали його в його гробницях, які він викопав собі в Давидовому Місті. І поклали його на ложі, що він наповнив пахощами та різними, по-містецькому зробленими, мастями. І спалили йому дуже велике паління.