Falimaha Rasuullada 19 ~ Дії 19

picture

1 H addaba waxaa dhacay, markii Abolloos Korintos joogay, in Bawlos oo soo dhex maray waddanka sare yimid Efesos, oo halkaas wuxuu kula kulmay kuwo xer ah.

І сталося, що коли Аполлос перебував у Коринті, то Павло, перейшовши горішні країни, прибув до Ефесу, і деяких учнів знайшов,

2 M arkaasuu ku yidhi iyagii, Ruuxa Quduuska ah ma hesheen markaad rumaysateen? Kolkaasay ku yidhaahdeen, Maya, maba aannu maqlin in Ruuxa Quduuska ahi jiro iyo in kale.

та й спитав їх: Чи ви Духа Святого одержали, як увірували? А вони відказали йому: Та ми навіть не чули, чи є Дух Святий!

3 M arkaasuu ku yidhi, Haddaba maxaa laydinku baabtiisay? Oo waxay ku yidhaahdeen, Baabtiiskii Yooxanaa.

І він запитав: Тож у що ви христились? Вони ж відказали: В Іванове хрищення.

4 B awlosna wuxuu ku yidhi, Yooxanaa wuxuu dadka ku baabtiisay baabtiiska toobadda, isagoo dadkii ku leh, Waa inaad rumaysataan kan iga daba iman doona, isagoo ula jeeda Ciise.

І промовив Павло: Таж Іван христив хрищенням на покаяння, говорячи людям, щоб вірили в Того, Хто прийде по ньому, цебто в Ісуса.

5 O o markay waxaas maqleen, waxaa iyagii lagu baabtiisay Rabbi Ciise magiciisa.

Як почули ж оце, то христились вони в Ім'я Господа Ісуса.

6 M arkii Bawlos gacmaha dul saarayna ayaa Ruuxa Quduuska ahu ku soo degay iyagii; markaasay afaf kale ku hadleen oo ay wax sii sheegeen;

А коли Павло руки на них поклав, то зійшов на них Дух Святий, і різними мовами стали вони промовляти та пророкувати!

7 n imankii oo dhanna waxay ahaayeen abbaaraha laba iyo toban. Bawlos Oo Efesos Jooga

А всіх їх було чоловіка з дванадцять.

8 H addaba sunagogga ayuu galay, oo meeshaas ayuu saddex bilood geesinimo kaga dhex hadlay, isagoo dadka la doodaya oo u soo jeedinaya waxyaalo ku saabsan boqortooyada Ilaah.

А до синагоги ввійшовши, промовляв він відважно, три місяці про Боже Царство навчаючи та переконуючи.

9 L aakiin qaarkood markay madax adkaadeen oo caasiyoobeen, iyagoo xumaan kaga hadlaya Jidka dadkii badnaa hortooda, ayuu iyagii ka tegey oo xertii ka soo soocay, oo maalin walba ayuu dad kula doodi jiray iskoolka Turannos.

А коли опиралися дехто й не вірували, і дорогу Господню лихословили перед народом, то він їх покинув і виділив учнів, і щодня проповідував у школі одного Тирана.

10 T aasuna laba sannadood ay socotay, si dadkii Aasiya degganaa, oo Yuhuud iyo Gariigba lahaa, ay u wada maqleen ereyga Rabbiga.

Це ж два роки продовжувалось, так що всі, хто замешкував в Азії, юдеї та геллени, слухали слово про Господа.

11 I laahna wuxuu gacmaha Bawlos ku sameeyey cajaa'ibyo khaas ah,

І Бог чуда чинив надзвичайні руками Павловими,

12 s idaas aawadeedna waxaa jidhkiisa kuwii bukay looga keenay marooyin yaryar ama macawiso, markaasaa cudurradii iyagii daayeen, jinniyadiina waa ka baxeen.

так що навіть хустки й пояси з його тіла приносили хворим, і хвороби їх кидали, і духи лукаві виходили з них.

13 L aakiin kuwo Yuhuudda wareegi jirtay ka mid ah oo jinniyosaarayaal ah baa waxay ku talo jireen inay kuwii jinniyada qabay ka dul yidhaahdaan magaca Rabbi Ciise, iyagoo leh, Waxaan idinku dhaarinayaa Ciisaha Bawlos dadka ku wacdiyo.

Дехто ж із мандрівних ворожбитів юдейських зачали закликати Ім'я Господа Ісуса над тими, хто мав злих духів, проказуючи: Заклинаємо вас Ісусом, Якого Павло проповідує!

14 W axaa jiray oo sidaas sameeyey toddoba wiil oo Iskeba dhalay, kaasoo ahaa wadaad sare oo Yuhuudi ah.

Це ж робили якісь сім синів юдейського первосвященика Скеви.

15 M arkaasaa jinnigii u jawaabay oo ku yidhi iyagii, Ciise ayaan garanayaa, Bawlosna waan aqaan, idinkuse yaad tihiin?

Відповів же злий дух і сказав їм: Я знаю Ісуса, і знаю Павла, а ви хто такі?

16 H addaba ninkii jinniga qabay baa ku booday iyagii, wuuna ka xoog badiyey kulligood, oo ka adkaaday, sidaas darteed ayay gurigaas ka carareen, iyagoo qaawan oo dhaawacan.

І скочив на них чоловік, що в ньому злий дух був, і, перемігши обох, подужав їх так, що втекли вони з дому нагі та поранені.

17 M arkaasaa waxaa taas wada ogaaday Yuhuuddii iyo Gariigtii oo dhan oo Efesos joogtay; baqdinna waa wada gashay dhammaantood, magaca Rabbi Ciisena waa la weyneeyey.

І це стало відоме юдеям та гелленам, усім, що в Ефесі замешкують, і острах напав на всіх їх, і славилося Ім'я Господа Ісуса.

18 M arkaasaa qaar badan oo rumaystay yimaadeen iyagoo qiranaya oo caddaysanaya falimahooda.

І багато-хто з тих, що ввірували, приходили, визнаваючи та відкриваючи вчинки свої.

19 K uwii sixir fali jirayna qaarkood intay kitaabbadoodii ururiyeen ayay dadka hortooda ku wada gubeen; wayna tiriyeen qiimadooda, oo waxay arkeen inay ahayd konton kun oo gogo' oo lacag ah.

І багато-хто з тих, що займалися чарами, позносили книги свої та й перед усіма попалили. І злічили ціну їх, і вийшло на срібло п'ятдесят тисяч драхм.

20 S idaasaa ereygii Rabbigu xoog ugu batay oo u adkaaday. Wixii Bawlos Ku Talo Jiray

Так могуче росло та зміцнялося Божеє Слово!

21 H addaba markii waxyaalahaasu dhammaadeen ayaa Bawlos ruuxiisa kula talo jiray inuu Yeruusaalem tago markuu Makedoniya iyo Akhaya sii dhex maray dabadeed, isagoo leh, Markaan meeshaas tago dabadeed, waa inaan Roomana arko.

А як сповнилось це, Павло в Дусі задумав перейти Македонію та Ахаю, та й удатись у Єрусалим, говорячи: Як побуду я там, то треба мені й Рим побачити.

22 M arkaasuu wuxuu Makedoniya u diray laba ka mid ah kuwii isaga u adeegi jiray oo ahaa Timoteyos iyo Erastos, isaga qudhiisuse wuxuu ku hadhay Aasiya intii muddo ah. Rabshad Baa Efesos Ka Dhacday

Тож він послав у Македонію двох із тих, що служили йому, Тимофія й Ераста, а сам позостався якийсь час ув Азії.

23 H addaba waxaa wakhtigaas kacday rabshad aan yarayn oo ku saabsan Jidka.

І розрух чималий був стався там часу того за Господню дорогу.

24 M axaa yeelay, ninkoo Deemeetriyos la odhan jiray oo lacagtume ahaa, oo macbudyo yaryar oo Di'ana lacag ka samayn jiray, wuxuu sancaawiyadii u keeni jiray faa'iido aan yarayn;

Бо один золотар, Дмитро на ім'я, що робив срібляні Артемідині храмки, та ремісникам заробіток чималий давав,

25 k uwaasoo uu isla soo ururiyey raggii la shuqul ahaa isagoo ku leh, Niman yahow, waad og tihiin inaynu shuqulkan ka helno hodantinimadeenna.

згромадив він їх і ще інших подібних робітників, та й промовив: Ви знаєте, мужі, що з цього ремесла заробіток ми маємо.

26 W axaad arkaysaan oo aad maqlaysaan in Bawloskanu sasabay oo jeediyey dad badan, oo aan kuwii Efesos oo keliya ahayn, laakiin kuwii joogay Aasiya badidood, isagoo leh, Ilaahyo gacmo lagu sameeyo, ilaahyo ma aha.

І ви бачите й чуєте, що не тільки в Ефесі, але мало не в усій Азії цей Павло збаламутив і відвернув багатенно народу, говорячи, ніби то не боги, що руками пороблені.

27 K hatar uma aha shuqulkeenna oo keliya in la quudhsado, laakiin waxay khatar u tahay oo kale in macbudka ilaahadda weyn oo Di'ana la fududaysto, weynaanteedana laga baabbi'iyo, taasoo Aasiya oo dhan iyo duniduba ay wada caabudaan.

І не тільки оце нам загрожує, що прийде зайняття в упадок, а й храм богині великої Артеміди в ніщо зарахується, і буде зруйнована й велич тієї, що шанує її ціла Азія та цілий світ.

28 O o markay taas maqleen, aad bay u cadhoodeen, wayna dhawaaqeen iyagoo leh, Waxaa weyn Di'anada reer Efesos.

Почувши ж оце, вони переповнились гнівом, та й стали кричати, говорячи: Артеміда ефеська велика!

29 M agaaladii oo dhammuna waa wada qasnayd; waxayna qabsadeen Gayos iyo Aristarkhos oo ahaa niman reer Makedoniya oo la socdaali jiray Bawlos, markaasay iyagoo isku wada qalbi ah te'atradii ku yaaceen.

І місто наповнилось заколотом. І кинулися однодушно до видовища, схопивши Павлових супутників Гая та Аристарха, македонян.

30 K olkii Bawlos damcay inuu dadkii dhex galo, xertii uma ay oggolaan isagii.

Як Павло ж хотів у народ увійти, то учні його не пустили.

31 H addaba qaar ka mid ah madaxda Aasiya oo saaxiibbo u ahaa isagii ayaa u soo cid diray, oo waxay ka baryeen inuusan isku biimayn te'atradii.

Також дехто з азійських начальників, що були йому приятелі, послали до нього й просили, щоб він не вдававсь на видовище.

32 H addaba qaar wax bay ku qayliyeen, qaar kalena wax kalay ku qayliyeen, maxaa yeelay, ururkii waa qasnaa, badidooduna ma ay garanayn waxay isugu yimaadeen.

І кожен що інше кричав, бо збори бурхливі були, і багатенно з них навіть не знали, чого ради зібралися.

33 M arkaasay Aleksanderos ka soo saareen dadkii badnaa isagoo ay Yuhuuddii hore u soo tuurayaan. Markaasaa Aleksanderos gacan taagay, oo wuxuu damci lahaa inuu af isku daafaco dadka hortiisa.

А з народу взяли Олександра, бо юдеї його висували. І Олександер дав знака рукою, і хотів виправдатися перед народом.

34 L aakiin kolkay garteen inuu Yuhuudi yahay ayay dhammaan intii laba saacadood ah isku cod ku qayliyeen iyagoo leh, Waxaa weyn Di'anada reer Efesos.

А коли розпізнали, що юдеянин він, то злилися всі в один голос, і годин зо дві гукали: Артеміда ефеська велика!

35 M arkuu karaanigii magaaladu aamusiiyey dadkii badnaa, ayuu ku yidhi, Nimankiinan reer Efesosow, ninkee baan oqoon in magaalada Efesos ay tahay ta ilaalisa macbudka Di'anada weyn iyo sanamkii Yubiter ka soo dhacay?

А як писар міський заспокоїв народ, то промовив: Мужі ефеські, яка ж то людина не знає, що місто Ефес то храмовий доглядач Артеміди великої й її образу, упалого з неба?

36 W axyaalahaasu waa wax aan la dafiri karin, sidaas daraaddeed waxaa idinku waajib ah inaad xasilloonaataan oo aydnaan samayn wax qamaam ah.

Коли ж цьому перечити не можна, то потрібно вам бути спокійними, і не робити необачно нічого.

37 W aayo, waxaad halkan keenteen nimankan iyagoo aan ahayn kuwo macbudyo dhaca ama kuwo caaya ilaahaddeenna.

А ви ж привели цих людей, що ані святокрадці, ані вашої богині не зневажили.

38 S idaas daraaddeed haddii Deemeetriyos iyo kuwa la shuqul ah ay nin wax ku haystaan, maxkamadahu waa furan yihiin, xaakinnona waa jiraan; haddaba ha isdacweeyaan.

Отож, як Дмитро та його ремісники мають справу на кого, то суди є на ринку й проконсули, один одного хай позивають.

39 L aakiin haddii aad doonaysaan wax ku saabsan axwaal kale, waxaa lagu gar gooyn doonaa ururkii sharciga.

А коли чогось іншого допоминаєтеся, то те вирішиться на законнім зібранні.

40 H addaba waxaa khatar inoo ah in laynagu ashtakeeyo rabshaddii maanta aawadeed, iyadoo aan sababu u jirin; taasoo aynaan kari doonin inaynu wax ka sheegno buuqan.

Бо ось є небезпека, що нас за сьогоднішній розрух оскаржити можуть, і немає жадної причини, якою могли б виправдати це зборище.

41 O o goortuu waxyaalahaas ku hadlay dabadeed ayuu ururkii kala diray.

(19-40) І, промовивши це, розпустив він громаду.