1 S idaas daraaddeed aynu cabsanno, inta ballan nasashadiisa lagu gelayaa jiro, inaan midkiinna u ekaan mid gaadhi waayay.
Отже, біймося, коли зостається обітниця входу до Його відпочинку, щоб не виявилось, що хтось із вас опізнився.
2 W aayo, innagana war wanaagsan baa laynagu wacdiyey sidooda oo kale, laakiin hadalkay maqleen waxba uma uu tarin iyaga, maxaa yeelay, kuwii maqlay rumaysad kuma ay darin.
Бо Євангелія була звіщена нам, як і тим. Але не принесло пожитку їм слово почуте, бо воно не злучилося з вірою слухачів.
3 W aayo, kuweenna rumaystay, nasashadaas waynu galnaa, siduu u yidhi, Sidaas daraaddeed anigoo cadhaysan ayaan waxaan ku dhaartay, Iyagu nasashadayda ma geli doonaan, in kastoo ay shuqulladii ka dhammaadeen aasaaska dunida.
Бо до Його відпочинку входимо ми, що ввірували, як Він провістив: Я присяг був у гніві Своїм, що до місця Мого відпочинку не ввійдуть вони, хоч діла Його були вчинені від закладин світу.
4 W aayo, isagu meel buu maalintii toddobaad sidan ka yidhi, Maalintii toddobaad Ilaah baa shuqulladiisii oo dhan ka nastay.
Бо колись про день сьомий сказав Він отак: І Бог відпочив сьомого дня від усієї праці Своєї.
5 M eeshatanna mar kale wuxuu yidhi, Iyagu nasashadayda ma geli doonaan.
А ще тут: До Мого відпочинку не ввійдуть вони!
6 H addaba waxaa hadhay qaar gelaya, oo kuwii kolkii hore warkii wanaagsanaa lagu wacdiyey way geli waayeen caasinimo aawadeed.
Коли ж залишається ото, що деякі ввійдуть до нього, а ті, кому Євангелія була перше звіщена, не ввійшли за непослух,
7 T aas daraaddeed haddana mar kale maalintoo buu gooni u dhigay, isagoo wakhti dheer dabadeed qorniinka Daa'uud ku leh, Maanta, sidii kolkii hore la yidhi, Maanta haddaad codkiisa maqashaan, Qalbiyadiinna ha adkaynina.
то ще призначає Він деякий день, сьогодні, бо через Давида говорить по такім довгім часі, як вище вже сказано: Сьогодні, як голос Його ви почуєте, не робіть затверділими ваших сердець!
8 W aayo, haddii Yashuuca iyagii nasiyey, Ilaah markaas dabadeed kama uu hadleen maalin kale.
Бо коли б Ісус Навин дав їм відпочинок, то про інший день не казав би по цьому.
9 S idaas daraaddeed waxaa dadka Ilaah u hadha nasasho.
Отож, людові Божому залишається суботство, спочинок.
10 W aayo, kii nasashadiisa galay, isaga qudhiisuna waa ka nastay shuqulladiisii sidii Ilaah kuwiisii uga nastay.
Хто бо ввійшов був у Його відпочинок, то й той відпочив від учинків своїх, як і Бог від Своїх.
11 H addaba aynu u dadaalno inaynu nasashadaas galno inaan ninna caasinimadaas oo kale ku dhicin.
Отож, попильнуймо ввійти до того відпочинку, щоб ніхто не потрапив у непослух за прикладом тим.
12 W aayo, hadalka Ilaah wuu nool yahay, waana shaqeeyaa, oo waa ka af badan yahay seef kasta oo laba af leh, isagoo ka dhex dusaya ilaa kala soocniinta nafta iyo ruuxa, iyo xubnaha iyo dhuuxaba, waana kala gartaa fikirrada iyo waxyaalaha qalbiga ku jira.
Бо Боже Слово живе та діяльне, гостріше від усякого меча обосічного, проходить воно аж до поділу душі й духа, суглобів та мозків, і спосібне судити думки та наміри серця.
13 O o uun aan hortiisa ka muuqani ma jiro, laakiin wax waliba way qaawan yihiin oo bannaan yihiin indhihiisa hortooda, kan aynu ku tirsan nahay. Ciise Wuxuu Yahay Wadaadka Sare Oo Ka Sarreeya Haaruun
І немає створіння, щоб сховалось перед Ним, але все наге та відкрите перед очима Його, Йому дамо звіт!
14 H addaba innagoo leh wadaad sare oo weyn, kan samooyinka sii dhex maray, kaas oo ah Ciisoo Wiilka Ilaah ah, aynu qirashadeenna xajinno.
Отож, мавши великого Первосвященика, що небо перейшов, Ісуса, Сина Божого, тримаймося ісповідання нашого!
15 W aayo, ma aynu lihin wadaad sare oo aan itaaldarradeenna ka nixi karin, laakiin waxaynu leennahay mid si walba loo jirrabay sideenna oo kale, oo aan weliba dembi lahayn.
Бо ми маємо не такого Первосвященика, що не міг би співчувати слабостям нашим, але випробуваного в усьому, подібно до нас, окрім гріха.
16 H addaba aynu carshiga nimcada dhiirranaan ugu soo dhowaanno si aynu naxariis u qaadanno oo aynu u helno nimco ina caawisa wakhtiga baahida.
Отож, приступаймо з відвагою до престолу благодаті, щоб прийняти милість та для своєчасної допомоги знайти благодать.