1 H addaba intii Cesraa tukanayay oo uu wax qiranayay isagoo ooyaya oo isku tuuraya guriga Ilaah hortiisa, waxaa isagii reer binu Israa'iil uga soo ururay shir aad u weyn oo rag iyo dumar iyo carruurba leh, waayo, dadkii aad bay u ooyeen.
А коли Ездра молився та сповідався, плакав та припадав перед Божим домом, зібрався до нього з Ізраїля дуже великий збір, чоловіки, і жінки та діти, бо народ плакав ревним плачем...
2 O o Shekaanyaah oo ahaa ina Yexii'eel oo ahaa reer Ceelaam wuxuu u jawaabay Cesraa, oo ku yidhi, Annagu waxaannu ku xadgudubnay Ilaahayo, oo naago qalaad ayaannu ka guursannay dadyowgii dalka; laakiinse reer binu Israa'iil weli waxay leeyihiin rajo xaalkan ku saabsan.
І відповів Шеханія, Єхіїлів син, з Еламових синів, та й сказав до Ездри: Ми спроневірилися нашому Богові, бо взяли ми чужинок із народів цього краю за жінок. Але є ще надія для Ізраїля в цьому!
3 H addaba sidaas daraaddeed aannu Ilaahayo axdi la dhiganno innaannu iska erinno naagahaas oo dhan, iyo intii ay dhaleenba, sidii ay tahay talada sayidkayga, iyo ta kuwa ka gariira amarka Ilaahayo, oo sidii sharciga waafaqsan ha loo sameeyo.
А тепер складімо заповіта нашому Богові, що випровадимо від себе всіх жінок та народжене від них, за радою пана нашого, та тих, хто тремтить перед заповіддю нашого Бога, і буде зроблене за Законом.
4 H addaba kac, waayo, xaalkan adiguu ku dul saaran yahay, oo annana waannu kula jirnaa; si wanaagsan u dhiirranow, oo samee.
Устань, бо на тобі ця річ, а ми з тобою. Будь мужній і дій!
5 M arkaasaa Cesraa kacay oo wuxuu wadaaddadii sare iyo reer Laawi iyo reer binu Israa'iil oo dhan ku wada dhaariyey inay sameeyaan sida eraygaasu leeyahay. Oo iyana saasay ku wada dhaarteen.
І встав Ездра, і заприсяг зверхників, священиків і Левитів та всього Ізраїля, щоб робити за цим словом. І вони заприсягли.
6 M arkaasaa Cesraa ka kacay gurigii Ilaah hortiisa, oo wuxuu galay qolkii Yehooxaanaan oo ahaa ina Eliyaashiib, oo markuu halkaas yimid waxba kibis ma uu cunin, biyona ma uu cabbin, waayo, wuxuu u baroortay xadgudubkii ay sameeyeen dadkii maxaabiisnimada ka soo noqday.
І Ездра встав з-перед Божого дому й пішов до кімнати Єгохонана, Ел'яшівового сина, і ночував там. Хліба він не їв і води не пив, бо був у жалобі за спроневірення поверненців.
7 M arkaasay ka dhex naadiyeen dalka reer Yahuudah iyo Yeruusaalem oo ogeysiis gaadhsiiyeen dadkii maxaabiisnimada ka soo noqday oo dhan inay dhammaantood Yeruusaalem ku soo wada ururaan.
І оголосили в Юдеї та в Єрусалимі до всіх поверненців, щоб зібратися до Єрусалиму.
8 O o waxay yidhaahdeen, Ku alla kii aan intii saddex maalmood ah iman, sida ay ku taliyeen amiirrada iyo odayaashu, maalkiisa oo dhan waa laga xaaraamayn doonaa, oo isaga qudhiisana gooni baa looga sooci doonaa ururka dadkii maxaabiisnimada ka soo noqday.
А кожен, хто не прийде до трьох день, за порадою зверхників та старших, увесь маєток того буде зроблений закляттям, а він буде вилучений із громади поверненців.
9 M arkaasaa raggii reer Yahuudah iyo reer Benyaamiin oo dhammu intii saddex maalmood ah ku soo wada urureen Yeruusaalem, oo taasu waxay ahayd bishii sagaalaad maalinteedii labaatanaad, kolkaasaa dadkii oo dhammu wuxuu fadhiistay bannaankii guriga Ilaah hortiisa ahaa, iyagoo gariiraya xaalkan aawadiis iyo roobkii weynaa daraaddiis.
І зібралися всі люди Юди та Веніямина до Єрусалиму до трьох день, це був дев'ятий місяць, двадцятого дня місяця. І сидів увесь народ на площі Божого дому, тремтячи від цієї справи та від дощу.
10 M arkaasaa waxaa istaagay wadaadkii Cesraa ahaa oo wuxuu dadkii ku yidhi, Idinku waad xadgudubteen oo waxaad guursateen naago qalaad, oo sidaasaad reer binu Israa'iil xujada ugu sii kordhiseen.
І встав священик Ездра та й сказав до них: Ви спроневірилися, і взяли чужинних жінок, щоб побільшити Ізраїлеву провину.
11 H addaba sidaas daraaddeed dembigiinna u qirta Rabbiga ah Ilaahii awowayaashiin, oo sameeya wax isaga ka farxiya; oo gooni isaga sooca dadyowga dalka deggan, iyo naagaha qalaadba.
А тепер повиніться Господеві, Богові ваших батьків, і чиніть Його волю! І віддаліться від народів цього Краю та від тих чужих жінок!
12 M arkaasaa ururkii oo dhammu isku mar jawaabeen oo cod dheer ku yidhaahdeen, Waa inaannu samaynaa sidaad xaalkayaga ka tidhi.
І відповіла вся громада, і сказали гучним голосом: Так, за словом твоїм, ми повинні зробити!
13 L aakiinse dadku wuu badan yahay, oo wakhtiganna waxaa jira roob badan, oo annana dibadda ma taagnaan karno, tanuna ma aha shuqul lagu qaban karo maalin iyo laba toona, waayo, annagu xaalkan aad baannu ugu xadgudubnay.
Але народ численний, і час дощів, і нема сили стояти на вулиці. Та й праці не на один день і не на два, бо ми багато нагрішили в цій справі.
14 H addaba amiirradayadu ururka oo dhan ha isu taageen oo kulli inta naagaha qalaad guursatay oo magaalooyinkayaga jooga oo dhammu wakhti la ballamay ha yimaadeen, oo iyaga ha soo raaceen magaalo kasta odayaasheeda iyo xaakinnadeedu, jeeray cadhada kulul oo Ilaahayo ee xaalkan ku saabsan naga rogmato.
Нехай же стануть наші зверхники за ввесь збір, а кожен, хто є в наших містах, хто взяв чужинних жінок, нехай прийде на означені часи, а з ними старші кожного міста та судді його, аж поки не відвернеться від нас жар гніву нашого Бога за цю річ.
15 L aakiinse xaalkan waxaa keliyahu hor istaagay Yoonaataan ina Casaaheel iyo Yaxaasyaah ina Tiqwaah; waxaana caawiyey Meshullaam iyo Shabbetay oo ahaa reer Laawi.
Особливо стали над цим Йонатан, син Асагелів, та Яхзея, син Тіквин, а Мешуллам та Левит Шеббетай допомагали їм.
16 O o dadkii maxaabiisnimada ka soo noqdayna saasay yeeleen. Oo waxaa gooni ahaan loo soocay wadaadkii Cesraa ahaa, iyo kuwo madax ah oo ka socda qolooyinkoodii, oo kulligoodna magacyadooda loogu wada yeedhay, oo iyana bishii tobnaad maalinteedii kowaad ayay u fadhiisteen inay xaalkan soo baadhaan.
І зробили так поверненці. І відділив собі священик Ездра людей, голів батьків за родом їхніх батьків, і всі вони поіменно. І сіли вони першого дня десятого місяця, щоб дослідити цю справу.
17 O o waxay xaalka ku saabsan raggii naagaha qalaad guursaday oo dhan dhammeeyeen bishii kowaad maalinteedii kowaad. Kuwii Ku Dembaabay Guurka Naago Qalaad
І скінчили до першого дня першого місяця справи про всіх тих людей, що взяли були чужинних жінок.
18 O o wiilashii wadaaddada waxaa laga dhex helay kuwo naago qalaad guursaday; waxayna ahaayeen wiilashii Yeeshuuca, ina Yoosaadaaq iyo walaalihiis oo ahaa Macaseeyaah, iyo Eliiceser, iyo Yaariib iyo Gedalyaah.
І знайшлися поміж священичими синами, що взяли чужинних жінок, із синів Єшуї, сина Йоцадакового, та братів його: Моасея, і Еліезер, і Ярів, і Ґедалія.
19 O o iyana waxay gacantooda ku dhiibeen oo ku ballanqaadeen inay naagahooda eryaan, oo iyagoo xujo leh waxay xujadooda ugu bixiyeen wan idaha laga soo qabtay.
І дали вони руку свою, що повипроваджують жінок своїх, а винні принесли в жертву барана з отари за провину свою.
20 W iilashii Immeerna waxaa laga helay Xanaanii iyo Sebadyaah.
А з синів Іммерових: Ханані та Зевадія.
21 W iilashii Xaarimna, Macaseeyaah, iyo Eliiyaah, iyo Shemacyaah, iyo Yexii'eel, iyo Cusiyaah.
І з синів Харімових: Массея, і Елійя, і Шемая, і Єхіїл, і Уззійя.
22 W iilashii Fashxuurna, Eliyooceenay, iyo Macaseeyaah, iyo Ismaaciil, iyo Netaneel, iyo Yoosaabaad, iyo Elcaasaah.
І з синів Пашхурових: Ел'йоенай, Маасея, Ізмаїл, Натанаїл, Йозавад та Ел'аса.
23 O o reer Laawina, Yoosaabaad, iyo Shimcii, iyo Qeelaayaah (kaasu waa Qeliitaa), iyo Fetaxyaah, iyo Yahuudah, iyo Eliiceser.
А з Левитів: Йозавад, і Шім'ї, і Келая, він Келіта, Петахія, Юда та Еліезер.
24 R aggii gabayaaga ahaana waxaa laga helay Eliyaashiib; irid-dhawryadiina waxaa laga helay Shalluum, iyo Telem, iyo Uurii.
А з співаків: Ел'яшів. А з придверних: Шаллум, і Телем, та Урі.
25 O o reer binu Israa'iilna waxaa laga helay wiilashii Farcosh oo ahaa Ramyaah, iyo Yisyaah, iyo Malkiiyaah, iyo Miyaamin, iyo Elecaasaar, iyo Malkiiyaah, iyo Benaayaah.
А з Ізраїля, з синів Пар'ошових: Рам'я, і Їззійя, і Малкійя, і Мійямін, і Елеазар, і Малкійя та Беная.
26 W iilashii Ceelaamna, Matanyaah, iyo Sekaryaah, iyo Yexii'eel, iyo Cabdii, iyo Yereemood, iyo Eliiyaah.
А з синів Еламових: Маттанія, Захарій, і Єхіїл, і Авді, і Єремот, і Елійя.
27 W iilashii Satuuna, Eliyooceenay, iyo Eliyaashiib, iyo Matanyaah, iyo Yereemood, iyo Saabaad, iyo Casiisaa.
І з синів Затту: Ел'йоенай, Ел'яшів, Маттанія, і Еремот, і Завад та Азіза.
28 W iilashii Beebayna, Yehooxaanaan, iyo Xananyaah, iyo Sabbay, iyo Catlay.
А з синів Беваєвих: Єгоханан, Хананія, Заббай, Атлай.
29 W iilashii Baaniina, Meshullaam, iyo Malluug, iyo Cadaayaah, iyo Yaashuub, iyo She'aal, iyo Yereemood.
І з синів Банієвих: Мешуллам, Маллух, і Адая, Яшув, і Шеал та Рамот.
30 W iilashii Faxad Moo'aabna, Cadnaa, iyo Kelaal, iyo Benaayaah, iyo Macaseeyaah, iyo Matanyaah, iyo Besaleel, iyo Binnuwii, iyo Manaseh.
І з синів Пахатових: Моав, Адна, і Хелал, Беная, Маасея, Маттанія, Веселіїл, і Біннуй та Манасія.
31 W iilashii Haarimna, Eliiceser, iyo Yishiyaah, iyo Malkiiyaah, iyo Shemacyaah, iyo Shimcoon,
І з синів Харімових: Еліезер, Їшшійя, Малкійя, Шемая, Шімон,
32 B enyaamiin, iyo Malluug, iyo Shemaryaah.
Веніямин, Маллух, Шемарія.
33 W iilashii Xaashumna, Matenay, iyo Matataah, iyo Saabaad, iyo Eliifeled, iyo Yereemay, iyo Manaseh, iyo Shimcii.
З синів Хашумових: Маттенай, Маттатта, Завад, Еліфелет, Єремай, Манасія, Шім'ї.
34 W iilashii Baaniina, Macaday, iyo Camraam, iyo Uu'eel,
З синів Банаєвих: Маадай, Амрам, і Уїл,
35 i yo Benaayaah, iyo Beedyaah, iyo Keluux,
Беная, Бедея, Келугу,
36 i yo Wanyaah, iyo Mereemood, iyo Eliyaashiib,
Ванія, Меремот, Ел'ятів,
37 i yo Matanyaah, iyo Matenay, iyo Yacasay,
Маттанія, Маттенай, і Яасай,
38 i yo Baanii, iyo Binnuwii, iyo Shimcii,
і Бані, і Біннуй, Шім'ї,
39 i yo Shelemyaah, iyo Naataan, iyo Cadaayaah,
і Шелемія, і Натан, і Адая,
40 M aknadbay, iyo Shaashay, iyo Shaaray,
Махнадвай, Шашай, Шарай,
41 i yo Casareel, iyo Shelemyaah, iyo Shemaryaah,
Азаріїл, і Шелемія, Шемарія,
42 i yo Shalluum, iyo Amaryaah, iyo Yuusuf.
Шаллум, Амарія, Йосип.
43 W iilashii Nebona, Yecii'eel, iyo Matityaah, iyo Saabaad, iyo Sebiinaa, iyo Iddo, iyo Yoo'eel, iyo Benaayaah.
А з синів Нево: Єіїл, Маттітія, Завад, Зевіна, Яддай, і Йоїл, Беная.
44 O o kulli intaasoo dhammu waxay wada guursadeen naago qalaad, oo qaarkood waxay qabeen naago ay carruur ka dhaleen.
Усі оці взяли були чужинних жінок, а деякі з цих жінок і дітей породили.