Ishacyaah 17 ~ Ісая 17

picture

1 K anu waa warka culus ee Dimishaq ku saabsan. Bal eega, Dimishaq inay magaalo sii ahaato waa laga joojiyey, oo waxay ahaan doontaa tuulmooyin burbur ah.

Пророцтво про Дамаск. Ось Дамаск вилучається з міст, і стається, як купа руїн.

2 M agaalooyinkii Carooceer waa laga wada tegey. Waxay noqon doonaan meelo adhyuhu daaqaan oo ay iska fadhiistaan, oo ciduna ma didin doonto.

Покинені будуть міста Ароеру, для черід вони будуть, і ті будуть лежати, і не буде кому їх сполошити...

3 R abbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Qalcaddu reer Efrayim way ka baabbi'i doontaa, oo boqortooyaduna Dimishaq way ka dhammaan doontaa, oo kuwa Suuriya ka hadhi doonaana waxay noqon doonaan sida sharaftii dadkii Israa'iil.

Заникне твердиня з Єфрема, і царство з Дамаску, і решта Араму будуть, як слава синів Ізраїля, говорить Господь Саваот!

4 O o maalintaas sharafta reer Yacquub way daciifi doontaa, oo baruurta jidhkiisuna way macaluuli doontaa.

І станеться в день той, слава Якова знидіє, і вихудне товщ його тіла.

5 O o waxay noqon doontaa sida marka beeragooyuhu balka soo urursho oo gacantiisuna ay sabuullada soo gurato, oo waxay noqon doontaa sida mid sabuullo laga tegey ka guranaya dooxada Refaa'iim.

І буде, немов би жнець збирає збіжжя, а рамено його жне колосся; і буде, немов би збирають колосся в долині Рефаїм.

6 R abbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu leeyahay, Weli canab xaabxaab ah ayaa ku hadhi doona, oo sida geed saytuun ah oo la ruxay ayaa laba ama saddex xabbadood ku hadhi doonaan laanta geedka ugu korraysa dhaladeeda, laamaha ugu shisheeya oo midhaha badanna waxaa ku hadhi doona afar ama shan xabbadood.

І на ньому зостануться залишки з плодів, як при оббиванні оливки: дві-три ягідки на верховітті, чотири-п'ять на галузках плідної деревини, говорить Господь, Бог Ізраїлів.

7 O o maalintaas nin baa wuxuu fiirin doonaa Abuurihiisii, oo indhihiisuna waxay u jeedsan doonaan Kan Quduuska ah oo reer binu Israa'iil.

Того дня зверне людина зір до свого Творця, а очі її на Святого Ізраїлевого дивитися будуть.

8 O o isagu ma uu fiirin doono meelaha allabariga ee uu gacmihiisa ku sameeyey, umana uu jeedsan doono wixii ay farihiisu sameeyeen, kuwaasoo ah geedaha Asheeraah, iyo sanamyada qorraxda.

І не буде звертатись людина до жертівників, чину рук своїх, і не буде дивитись на те, що зробили були її пальці, ні на ашери, ані на стовпи на честь сонця.

9 O o maalintaas magaalooyinkiisa xoogga badanu waxay noqon doonaan sida meelaha ay reer Xiwi iyo reer Amor kaga tageen reer binu Israa'iil hortood, oo waxaa jiri doona baabba'.

Того дня її сильні міста будуть, мов ті опустілі місця лісу та верхів'я гір, що їх позоставлено перед синами Ізраїля, і руїною станеться те.

10 M axaa yeelay, waxaad illowday Ilaaha badbaadadaada, oo kamana aad fikirin Dhagaxa xoogga kuu ah, sidaas daraaddeed waxaad beertaa geedo wacan, waxaadna tallaashaa geedo qalaad oo canab ah.

Бо забула ти, дочко Ізраїля, Бога спасіння свого, і не пам'ятала про Скелю сили своєї. Тому то садиш розсадника приємного, і пересаджуєш туди чужу виноградину.

11 M aalintii aad beerto ayaad xeraysaa, subaxdiina waxaad ubax ka keentaa abuurkaaga, laakiinse beergoosadku wuxuu carari doonaa maalin murug iyo caloolxumo badan.

Того дня, як садила, ти обгородила його, і про посів свій подбала, щоб рано зацвіло. Але жниво минулося в день слабости невигойного болю!...

12 D adka faraha badanu aad bay u buuqayaan, oo waxay u hugmaan sida hugunka badda! Quruumuhu aad bay u bulxamayaan, oo waxay u guuxaan sidii guuxa biyo xoog badan!

Біда, рев численних народів, гуркочуть, як гуркіт морів, і галас племен, вони галасують, як гуркіт міцної води.

13 Q uruumuhu waxay u guuxi doonaan sida guuxa biyo faro badan, laakiinse wuu canaanan doonaa, oo meel fog bay u carari doonaan, oo waxaa loo eryi doonaa sida xaabka buuraha ee dabayshu kaxayso iyo sida boodh cirwareen ah.

Галасують племена, як гуркіт міцної води, та Він їм погрозить, і кожен далеко втече, і буде гнаний, немов та полова на горах за вітром, і мов перед вихром перекотиполе...

14 B al eega, makhribkii cabsi baa jirta, oo aroortii ka horna ma jiraan. Taasu waa waxa ku dhaca kuwa na booba iyo qaybtii kuwa na dhaca.

Як вечір насуне то й жах ось, поки ранок настане не буде його. Це талан наших грабівників, і це доля дерилюдів наших!...