Sabuurradii 70 ~ Псалми 70

picture

1 I laahow, soo dhaqso oo i samatabbixi, Rabbiyow, soo dhaqso oo i caawi.

Для дириґетна хору. Давидів. На пам'ятку. (70-2) Поквапся спасти мене, Боже, Господи, поспішися ж на поміч мені!

2 K uwa doondoonaya inay naftayda iga qaadaan Ha ceeboobeen oo ha wareereen, Oo kuwa waxyeelladayda ku farxaana Dib ha u noqdeen oo ha sharaf beeleen.

(70-3) Нехай посоромлені будуть, і хай застидаються ті, хто шукає моєї душі, щоб схопити її! Нехай подадуться назад, і нехай посоромлені будуть усі, хто бажає для мене лихого!

3 K uwa Ahaa, Ahaa, lahu, Ceebtooda dib ha ula noqdeen.

(70-4) Бодай повернулися з соромом ті, хто говорить на мене: Ага! Ага!

4 K uwa adiga ku doondoona oo dhammu ha reyreeyeen oo ha kugu farxeen, Oo kuwa badbaadintaada jeceluna had iyo goorba ha yidhaahdeen, Ilaah ha la weyneeyo.

(70-5) Нехай тішаться та веселяться Тобою усі, хто шукає Тебе, та хто любить спасіння Твоє, і хай завжди говорять: Хай буде великий Господь!

5 L aakiinse miskiin iyo mid baahan baan ahay, Ilaahow, ii soo dhaqso, Waxaad tahay caawimaaddayda iyo samatabbixiyahayga. Rabbiyow, ha iga raagin.

(70-6) А я вбогий та бідний, поспіши ж Ти до Мене, о Боже: моя поміч і мій оборонець то Ти, Боже мій, не спізняйся!