1 O o dadka amiirradiisii waxay degeen Yeruusaalem, oo dadka intiisii kalena waxay saami u riteen inay tobankii qofba mid ka soo bixiyaan inuu dego magaalada quduuska ah oo Yeruusaalem, oo sagaalka qof oo kalena ay degaan magaalooyinka kale.
І сиділи зверхники народу в Єрусалимі, а решта народу кинули жеребки, щоб привести одного з десяти сидіти в Єрусалимі, місті святому, а дев'ять частин зостаються по інших містах.
2 O o dadkiina waxay u duceeyeen dadkii ikhtiyaarkooda isu bixiyey inay Yeruusaalem degganaadaan.
І поблагословив народ усіх тих людей, що пожертвувалися сидіти в Єрусалимі.
3 H addaba kuwanu waa madaxdii gobolka oo Yeruusaalem degay, laakiinse magaalooyinkii dalka Yahuudah mid waluba wuxuu degay meeshii hantidiisii ahayd oo ku tiil magaalooyinkoodii, oo waxay ahaayeen reer binu Israa'iil, iyo wadaaddadii, iyo kuwii reer Laawi, iyo reer Netiiniim, iyo carruurtii addoommadii Sulaymaan.
А оце голови округи, що сиділи в Єрусалимі, а по Юдиних містах сиділи, кожен у своїй посілості, по своїх містах, Ізраїль, священики, і Левити, і храмові підданці, і сини Соломонових рабів.
4 O o Yeruusaalemna waxaa degay kuwo reer Yahuudah ah, iyo kuwo reer Benyaamiin ah. Kuwii reer Yahuudah waxay ahaayeen: Cataayaah, oo ahaa ina Cusiyaah ina Sekaryaah, ina Amaryaah, ina Shefatyaah, ina Mahalaleel, oo ahaa reer Feres,
А в Єрусалимі сиділи оці з синів Юдиних та з синів Веніяминових. Із синів Юдиних: Атая, син Уззійї, сина Захарія, сина Амарії, сина Шефатії, сина Магаліїла, із синів Перецових.
5 i yo Macaseeyaah oo ahaa ina Baaruug, ina Kaalxoseh, ina Xasaayaah, ina Cadaayaah, ina Yooyaariib, ina Sekaryaah oo ahaa kii uu dhalay kii reer Shiilonii.
І Маасея, син Баруха, сина Кол-Хозе, сина Хазаї, сина Адаї, сина Йояріва, сина Захарія, сина Шілоні.
6 R aggii reer Feres oo Yeruusaalem degganaa oo dhammu waxay ahaayeen afar boqol iyo siddeed iyo lixdan nin oo xoog leh.
Усіх синів Перецових, що сиділи в Єрусалимі, було чотири сотні шістдесят і вісім хоробрих людей.
7 O o intanuna waa kuwii reer Benyaamiin: Sallu oo ahaa ina Meshullaam, ina Yooceed, ina Fedaayaah, ina Qoolaayaah, ina Macaseeyaah, ina Iitii'eel, ina Yeshacyaah.
А оце Веніяминові сини: Саллу, син Мешуллама, сина Йоеда, сина Педаї, сина Кадаї, сина Маасеї, сина Ітіїла, сина Ісаї.
8 O o isaga dabadiisna waxaa jiray Gabbay, iyo Sallay, oo waxay ahaayeen sagaal boqol iyo siddeed iyo labaatan.
А по ньому: Ґаббай, Саллай, дев'ять сотень двадцять і вісім.
9 O o waxaa madax u ahaa Yoo'eel oo ahaa ina Sikrii; oo Yahuudah oo ahaa ina Hasenu'aahna wuxuu ahaa kan labaad oo magaalada u taliya.
А Йоїл, син Зіхрі, був провідником над ними, а Юда, син Сенуїн, другий над містом.
10 O o wadaaddadiina waxay ahaayeen Yedacyaah oo ahaa ina Yooyaariib iyo Yaakiin,
Із священиків: Єдая, син Йоярів, Яхін,
11 i yo Seraayaah oo ahaa ina Xilqiyaah, ina Meshullaam, ina Saadooq, ina Meraayood, ina Axiituub oo u talin jiray guriga Ilaah,
Серая, син Хілкійї, сина Мешуллама, сина Садока, сина Мерайота, сина Ахітува, начальник у Божому домі.
12 i yo walaalahoodii ka shaqayn jiray guriga, oo waxay ahaayeen siddeed boqol iyo laba iyo labaatan, iyo Cadaayaah oo ahaa ina Yeroxaam, ina Felaliyaah, ina Amsii, ina Sekaryaah, ina Fashxuur, ina Malkiiyaah,
А їхніх братів, що робили службу для Божого дому, вісім сотень і двадцять і два. І Адая, син Єрохама, сина Пелалії, сина Амці, сина Захарія, сина Пашхура, сина Малкійї,
13 i yo walaalihiis oo ahaa madaxdii qabiilooyinka, oo waxay ahaayeen laba boqol iyo laba iyo afartan, iyo Camashay oo ahaa ina Casareel, ina Axsay, ina Meshilleemood, ina Immeer;
а їхніх братів, голів батьківських родів, двісті сорок і два. І Амашсай, син Азаріїла, сина Ахезая, сина Мешіллемота, сина Іммера,
14 i yo walaalahood oo ahaa rag xoog leh, oo waxay ahaayeen boqol iyo siddeed iyo labaatan; oo madaxooduna wuxuu ahaa Sabdii'eel oo ahaa ina Haggedooliim.
а їхніх братів, хоробрих вояків, сто двадцять і вісім, а провідник над ними Завдіїл, син Ґедоліма.
15 K uwii reer Laawina waxay ahaayeen Shemacyaah oo ahaa ina Xashuub, ina Casriiqaam, ina Xashabyaah, ina Bunnii;
А з Левитів: Шемая, син Хашшува, сина Азрікама, сина Хашавії, сина Бунні.
16 i yo Shabbetay iyo Yoosaabaad oo ka mid ahaa madaxdii reer Laawi, oo hawsha dibadda oo guriga Ilaah dusha ka ilaalin jiray,
А Шаббетай та Йозавад були над зовнішньою службою для Божого дому, з голів Левитів.
17 i yo Matanyaah oo ahaa ina Miikaa, ina Sabdii, ina Aasaaf, oo ahaa madaxda mahadnaqidda tukashada, iyo Baqbuqyaah oo ahaa kan labaad walaalihiis dhexdooda, iyo Cabdaa oo ahaa ina Shammuuca, ina Gaalaal, ina Yeduutuun.
А Матанія, син Міхи, сина Завді, сина Асафового, був головою, що починав славословити при молитві, і Бакбукія, другий з братів його, і Авда, син Шаммуї, сина Ґалала, сина Єдутунового.
18 K uwii reer Laawi oo dhan oo magaalada quduuska ah joogay waxay ahaayeen laba boqol iyo afar iyo siddeetan.
Усіх Левитів у святому місті було двісті вісімдесят і чотири.
19 O o weliba irid-dhawryadii oo ahaa Caquub, iyo Talmon, iyo walaalahood oo irdaha dhawri jiray waxay ahaayeen boqol iyo laba iyo toddobaatan.
А придверні: Аккув, Талмон та їхні брати, що сторожили при брамах, сто сімдесят і два.
20 O o intii ka hadhay reer binu Israa'iil oo ahaa wadaaddadii iyo kuwii reer Laawi waxay joogeen magaalooyinka dalka Yahuudah oo dhan, oo mid waluba wuxuu degganaa dhulkii uu dhaxalka u helay.
А решта Ізраїля, священики, Левити були по всіх Юдиних містах, кожен у наділі своїм.
21 L aakiinse kuwii reer Netiiniim waxay degeen Cofel, oo waxaa reer Netiiniim madax u ahaa Siixaa iyo Gishfaa.
А храмові підданці сиділи в Офелі, а Ціха та Ґішпа були над підданцями.
22 O o kuwii reer Laawi oo Yeruusaalem joogayna waxaa madax u ahaa Cusii oo ahaa ina Baanii, ina Xashabyaah, ina Matanyaah, ina Miikaa, oo ka mid ahaa reer Aasaaf oo ahaa kuwii gabayaaga ahaa, oo u talin jiray hawsha guriga Ilaah.
А провідником Левитів в Єрусалимі був Уззі, син Бані, сина Хашавії, сина Маттанії, сина Міхи, з Асафових синів, співаків при службі Божого дому,
23 W aayo, waxaa jiray amar iyaga ku saabsan oo boqorka ka yimid, oo kuwii gabayaaga ahaa waxaa loo xukumay sooryo rukun ah siday maalin walba ugu baahnaayeen.
бо був царів наказ про них та певна оплата на співаків про кожен день.
24 O o Fetaxyaah oo ahaa ina Mesheysabeel oo ahaa reer Serax, ina Yahuudah, boqorkuu wakiil uga ahaa wax alla wixii dadka xaalkiisa ku saabsan.
А Петахія, син Мешезав'їла, із синів Зераха, сина Юдиного, був при руці царя для всіх справ народу.
25 X agga tuulooyinkii iyo beerahooda qaar reer Yahuudah ah waxay degganaayeen Qiryad Arbac iyo magaalooyinkeedii, iyo Diibon iyo magaalooyinkeedii, iyo Yeqabseel iyo tuulooyinkeedii,
А по дворах на полях своїх з Юдиних синів сиділи: в Кір'ят-Арбі та залежних її містах, і в Дівоні та залежних його містах, і в Єкавцеїлі та залежних його містах,
26 i yo Yeeshuuca, iyo Molaadaah, iyo Beytfeled,
і в Єшуї, і в Моладі, і в Бет-Пелеті,
27 i yo Xasar Shuucaal, iyo Bi'ir Shebac iyo magaalooyinkeedii,
і в Хасар-Шуалі, і в Беер-Шеві та залежних його містах,
28 i yo Siiqlag, iyo Mekonaah iyo magaalooyinkeedii,
і в Ціклаґу, і в Мехоні та в залежних її містах,
29 i yo Ceyn Rimmoon, iyo Sorcaah, iyo Yarmuud,
і в Ен-Ріммоні, і в Цор'ї, і в Ярмуті,
30 i yo Saanoo'ax, iyo Cadullaam, iyo tuulooyinkoodii, iyo Laakiish iyo beeraheedii, iyo Caseeqaah iyo magaalooyinkeedii. Sidaasay u degeen Bi'ir Shebac ilaa dooxadii Xinnom.
Заноаху, Адулламі та дворах її, в Лахішу та полях його, в Азці та залежних її містах. І таборували вони від Беер-Шеви аж до долини Гінном.
31 O o reer Benyaamiinna waxay degeen inta laga bilaabo Gebac, iyo Mikmaash, iyo Cayaa, iyo Beytel iyo magaalooyinkeeda,
А Веніяминові сини, починаючи від Ґеви, заселили оці міста: Міхмаш, і Айя, і Бет-Ел та залежні його міста,
32 i yo Canaatood, iyo Nob, iyo Cananyaah,
Анатот, Нов, Ананія,
33 i yo Xaasoor, iyo Raamaah, iyo Gitayim,
Хацор, Рама, Ґіттаїм,
34 i yo Xaadiid, iyo Seboyim, iyo Neballaad,
Хадід, Цевоїм, Неваллат,
35 i yo Lod, iyo Oonoo oo ahayd dooxadii kuwa sancada badan.
Лод і Оно, долина Харашім.
36 O o kuwii reer Laawi oo reer Yahuudah ku dhex jiray qaybahoodii qaarkood ayaa ku darsamay reer Benyaamiin.
А з Левитів Юдині відділи жили в краю Веніямина.