Nexemyaah 11:1 ~ Неемія 11:1

picture

O o dadka amiirradiisii waxay degeen Yeruusaalem, oo dadka intiisii kalena waxay saami u riteen inay tobankii qofba mid ka soo bixiyaan inuu dego magaalada quduuska ah oo Yeruusaalem, oo sagaalka qof oo kalena ay degaan magaalooyinka kale.


І сиділи зверхники народу в Єрусалимі, а решта народу кинули жеребки, щоб привести одного з десяти сидіти в Єрусалимі, місті святому, а дев'ять частин зостаються по інших містах.

Continue reading Report error