Muujintii 21 ~ Об'явлення 21

picture

1 O o waxaan arkay samo cusub iyo dhul cusub; waayo, samadii hore iyo dhulkii hore way dhammaadeen; oo baddiina mar dambe ma ay jirin.

І бачив я небо нове й нову землю, перше бо небо та перша земля проминули, і моря вже не було.

2 O o haddana waxaan arkay magaalada quduuska ah, taasoo ah Yeruusaalem cusub oo samada ka soo degaysa xagga Ilaah, iyadoo loo diyaariyey sidii aroosad ninkeedii loo sharraxay.

І я, Іван, бачив місто святе, Новий Єрусалим, що сходив із неба від Бога, що був приготований, як невіста, прикрашена для чоловіка свого.

3 M arkaasaan maqlay cod weyn oo carshiga ka yeedhaya oo leh, Bal eeg, rugta Ilaah waxay la jirtaa dadka, oo isna wuxuu la degganaan doonaa iyaga, oo iyana waxay ahaan doonaan dadkiisa, oo Ilaah qudhiisuna wuxuu la jiri doonaa iyaga, oo wuxuu ahaan doonaa Ilaahood;

І почув я гучний голос із престолу, який кликав: Оце оселя Бога з людьми, і Він житиме з ними! Вони будуть народом Його, і Сам Бог буде з ними,

4 o o isna indhahooda ilmo kastuu ka tirtiri doonaa, oo dhimashona mar dambe ma jiri doonto, oo mar dambena ma jiri doonaan murug iyo oohin iyo xanuun toona, waayo, waxyaalihii hore way dhammaadeen.

і Бог кожну сльозу з очей їхніх зітре, і не буде вже смерти. Ані смутку, ані крику, ані болю вже не буде, бо перше минулося!

5 M arkaasaa kii carshiga ku fadhiyey wuxuu yidhi, Bal eeg, wax kastaba cusayb baan ka dhigayaa. Oo wuxuu igu yidhi, Qor, waayo, erayadanu waa aamin iyo run.

І сказав Той, Хто сидить на престолі: Ось нове все творю! І говорить: Напиши, що слова ці правдиві та вірні!

6 O o wuxuu igu yidhi, Iyagu way ahaadeen. Anigu waxaan ahay Alfa iyo Oomeega, iyo bilowgii iyo dhammaadka. Oo kii harraadsan waxaan hadiyad ahaan uga waraabin doonaa isha biyaha nolosha.

І сказав Він мені: Сталося! Я Альфа й Омега, Початок і Кінець. Хто прагне, тому дармо Я дам від джерела живої води.

7 O o kii guulaystaa wuxuu dhaxli doonaa waxyaalahan, oo anna waxaan isaga u ahaan doonaa Ilaah, isna wuxuu ii ahaan doonaa wiil.

Переможець наслідить усе, і Я буду Богом для нього, а він Мені буде за сина!

8 L aakiinse kuwa fulayaasha ah, iyo kuwa aan rumaysan, iyo kuwa karaahiyada ah, iyo gacankudhiiglayaasha, iyo kuwa sinaysta, iyo saaxiriinta, iyo kuwa sanamyada caabuda, iyo beenlowyada oo dhan waxaa qaybtoodu ku jiri doontaa badda ay dabka iyo baaruuddu ka ololayaan, oo taasuna waa dhimashada labaad. Yeruusaalemta Cusub Oo Samada Ka Soo Degaysa

А лякливим, і невірним, і мерзким, і душогубам, і розпусникам, і чарівникам, і ідолянам, і всім неправдомовцям, їхня частина в озері, що горить огнем та сіркою, а це друга смерть!

9 M arkaasaa waxaa yimid mid ka mid ah toddobadii malaa'igood oo haystay toddobadii fijaan oo ay ka buuxeen toddobadii belaayo ee ugu dambeeyey; oo iyana way ila hadashay, oo waxay igu tidhi, Bal kaalay halkan oo waxaan ku tusayaa aroosadda oo ah Wanka afadiisa.

І прийшов до мене один із семи Анголів, що мають сім чаш, наповнених сімома останніми карами, та й промовив до мене, говорячи: Ходи, покажу я тобі невісту, жону Агнця.

10 O o iyana waxay igu qaadday Ruuxa, oo waxay i geeysay buur weyn oo dheer, oo waxay i tustay magaalada Yeruusaalem oo quduuska ah oo samada ka soo degaysa xagga Ilaah,

І заніс мене духом на гору велику й високу, і місто велике мені показав, святий Єрусалим, що сходив із неба від Бога.

11 o o magaaladii waxay lahayd ammaanta Ilaah; oo nuurkeedu wuxuu u ekaa dhagax aad u qaali ah, oo sidii dhagaxa yasbidka oo u dhalaalaya sidii madarad oo kale;

Славу Божу він має. А світлість його подібна до каменя дорогоцінного, як каменя ясписа, що блищить, як кришталь.

12 o o waxay lahayd derbi weyn oo dheer; oo waxay kaloo lahayd laba iyo toban irdood, oo irdahana waxaa ka taagnaa laba iyo toban malaa'igood; oo waxaa ku qornaa magacyo, kuwaas oo ah magacyadii laba iyo tobanka qabiil oo reer binu Israa'iil;

Мур воно мало великий і високий, мало дванадцять брам, а на брамах дванадцять Анголів та ймення написані, а вони імення дванадцятьох племен синів Ізраїля.

13 o o xagga bari waxay ku lahayd saddex irdood, woqooyina waxay ku lahayd saddex irdood, koonfurna waxay ku lahayd saddex irdood, galbeedna waxay ku lahayd saddex irdood.

Від сходу три брамі, і від півночі три брамі, і від півдня три брамі, і від заходу три брамі.

14 O o derbigii magaaladuna wuxuu lahaa laba iyo toban aasaas, oo dushooda waxaa ku qornaa laba iyo tobankii rasuul ee Wanka laba iyo tobankoodii magac.

І міський мур мав дванадцять підвалин, а на них дванадцять імен дванадцяти апостолів Агнця.

15 O o malaa'igtii ila hadashay waxay haysatay cawsduur qiyaaseed oo dahab ah inay ku qiyaasto magaalada iyo irdaheeda iyo derbigeeda.

А той, хто зо мною говорив, мав міру, золоту тростину, щоб зміряти місто, і брами його і його мур.

16 O o magaaladuna waxay u dhisnayd afar gees, oo dhererkeeduna wuxuu le'ekaa ballaadhkeeda; oo markaasay waxay magaaladii ku qiyaastay cawsduurkii, oo waxay noqotay laba iyo toban kun oo istaadiyon; oo dhererkeeda iyo ballaadhkeeda iyo sarajooggeeduba waa isla ekaayeen.

А місто чотирикутнє, а довжина його така, як і ширина. І він зміряв місто тростиною на дванадцять тисяч стадій; довжина, і ширина, і вишина його рівні.

17 O o waxay qiyaastay derbigeedii, oo wuxuu noqday boqol iyo afar iyo afartan dhudhun, sidii ay ahayd qiyaastii ninku, kaasoo ah malaa'ig.

І зміряв він мура його на сто сорок чотири лікті міри людської, яка й міра Ангола.

18 O o derbigeediina waxaa laga dhisay yasbid, oo magaaladuna waxay ahayd dahab saafi ah oo u eg muraayad saafi ah.

Його мур був збудований з яспису, а місто було щире золото, подібне до чистого скла.

19 O o derbigii magaalada aasaaskiisiina waxaa lagu sharraxay dhagaxyo qaali ah oo cayn kasta ah. Aasaaskii kowaad wuxuu ahaa yasbid, kii labaadna wuxuu ahaa safayr, kii saddexaadna wuxuu ahaa khalkedoon, kii afraadna wuxuu ahaa sumurud,

Підвалини муру міського прикрашені були всяким дорогоцінним камінням. Перша підвалина яспис, друга сапфір, третя халкидон, четверта смарагд,

20 k ii shanaadna wuxuu ahaa sardonug, kii lixaadna wuxuu ahaa sardiyos, kii toddobaadna wuxuu ahaa khirusolitos, kii siddeedaadna wuxuu ahaa berullos, kii sagaalaadna wuxuu ahaa tobasiyos, kii tobnaadna wuxuu ahaa khirusobrasos, kii koob iyo tobnaadna wuxuu ahaa yakintos, kii laba iyo tobnaadna wuxuu ahaa ametustos.

п'ята сардонікс, шоста сардій, сьома хризоліт, восьма берил, дев'ята топаз, десята хрисопрас, одинадцята якинт, дванадцята аметист.

21 O o laba iyo tobankii irdoodna waxay ahaayeen laba iyo toban luul, oo kii kastoo irdihii ka mid ahaaba wuxuu ahaa luul, oo magaaladii jidkeediina wuxuu ahaa dahab saafi ah oo u eg muraayad wax laga dhex arko.

А дванадцять брам то дванадцять перлин, і кожна брама зокрема була з однієї перлини. А вулиці міста щире золото, прозорі, як скло.

22 O o dhexdeedana macbud kuma arag; waayo, Rabbiga ah Ilaaha Qaadirkaa iyo Wanka ayaa waxay yihiin macbudkeeda.

А храму не бачив я в ньому, бо Господь, Бог Вседержитель то йому храм і Агнець.

23 O o magaaladuna uma baahna qorrax iyo dayax toona inay dusheeda ka iftiimaan; waayo, ammaanta Ilaah ayaa iftiin u ahayd, oo laambadeeduna waa Wanka.

І місто не має потреби ні в сонці, ні в місяці, щоб у ньому світили, слава бо Божа його освітила, а світильник для нього Агнець.

24 O o quruumuhuna waxay ku dhex socon doonaan iftiinkeeda, oo boqorrada dhulkuna ammaantooda iyaday soo gelin doonaan.

І народи ходитимуть у світлі його, а земські царі принесуть свою славу до нього.

25 O o irdaheedana sinaba looma xidhi doono maalinta (waayo, halkaas habeen ma jiri doono);

А брами його зачинятись не будуть удень, бо там ночі не буде.

26 o o waxay iyada soo gelin doonaan ammaanta iyo cisada quruumaha;

І принесуть до нього славу й честь народів.

27 o o gudaheedana sinaba uma ay geli doonaan wax nijaas ah amase kii sameeya karaahiyo iyo been; laakiinse waxaa keliyahoo geli doona kuwa ku qoran kitaabka nolosha ee Wanka.

І не ввійде до нього ніщо нечисте, ані той, хто чинить гидоту й неправду, але тільки ті, хто записаний у книзі життя Агнця.