Muujintii 21:19 ~ Об'явлення 21:19

picture

O o derbigii magaalada aasaaskiisiina waxaa lagu sharraxay dhagaxyo qaali ah oo cayn kasta ah. Aasaaskii kowaad wuxuu ahaa yasbid, kii labaadna wuxuu ahaa safayr, kii saddexaadna wuxuu ahaa khalkedoon, kii afraadna wuxuu ahaa sumurud,


Підвалини муру міського прикрашені були всяким дорогоцінним камінням. Перша підвалина яспис, друга сапфір, третя халкидон, четверта смарагд,

Continue reading Report error