1 K anu waa Eraygii Rabbiga oo reer Falastiin ku saabsanaa oo Nebi Yeremyaah u yimid intaan Fircoon Gaasa wax ku dhufan ka hor.
Слово Господнє, що було пророкові Єремії на филистимлян, перше як фараон побив Аззу.
2 R abbigu wuxuu leeyahay, Bal ogaada, xagga woqooyi biyaa ka soo kici doona, oo waxay noqon doonaan webi aad u daadanaya, oo waxay qarqin doonaan dalka iyo waxa ku dhex jira oo dhan, iyo magaalada iyo waxa dhex degganba, oo markaas ayaa raggu qaylin doonaa, oo dadka dalka deggan oo dhammuna way wada ooyi doonaan.
Так говорить Господь: Ось підіймаються води із півночі, і стануть вони за потік заливний, і заллють вони землю та все, що на ній, місто й замешкалих в ньому, і буде кричати людина, і кожен мешканець землі заголосить...
3 G urdanka qoobabka fardihiisa xoogga badan iyo yaacidda gaadhifardoodyadiisa, iyo xiinka giraangirihiisa aawadood ayaa aabbayaashu ayan dib u dhugan doonin carruurtooda, waayo, gacmahoodu cabsi bay la taag gabeen,
Через гук тупотіння копит баских коней його, через гуркіт його колесниць, через скрип його кіл не звернулись батьки до синів, бо зомліли їм руки,
4 w aana maalinta u imanaysa inay reer Falastiin wada baabbi'iso, iyo inay kaalmeeye kasta oo hadhay Turos iyo Siidoon ka baabbi'iso, waayo, Rabbigu wuxuu baabbi'in doonaa reer Falastiin iyo kuwa hadhay ee gasiiradda Kaftoor oo dhan.
бо настав це той день, щоб понищити всіх филистимлян, щоб Тиру й Сидонові вигубити помічну всяку рештку... Бо понищить Господь филистимлян, рештку острова Кафтора,
5 B aroorashaa Gaasa heshay, Ashqeloonna waa lala baabbi'iyey kuwii dooxadooda ku hadhay; ilaa goormaad isgoogooynaysaa?
шолудивою стане Азза, згине Ашкелон, решта долини їхньої... Як довго ти будеш нарізи робити собі у жалобі?
6 R abbiga seeftiisay, ilaa goormaad xasilloonaan la'aanaysaa? Galkaaga gal, naso, oo xasilloonow.
О мечу Господній, аж доки ти не заспокоїшся? Вернися до піхви своєї, заспокойся й замовкни!
7 S idee baad u xasilli kartaa, iyadoo uu Rabbigu ku amray? Ashqeloon iyo badda xeebteedaba ayuu iyada ku amray.
Але як заспокоїться він, коли наказав йому це Сам Господь? До Ашкелону й до берегу моря, туди Він призначив його!...