1 R abbiyow, waxaad tahay Ilaahay. Waan ku sarraysiin doonaa, oo magacaagana waan ammaani doonaa, waayo, waxaad samaysay waxyaalo yaab badan oo ah talooyin aad waa hore aaminnimo iyo run ku talaggashay.
Господи, Ти мій Бог! Я буду Тебе величати, хвалитиму Ймення Твоє, бо Ти чудо вчинив, виконав давні приречення, певную правду!
2 W aayo, waxaad magaalo ka dhigtay meel tuulan, oo magaalo deyr lehna burbur, oo daartii weynayd ee shisheeyahana waxaad ka dhigtay wax aan magaalo ahayn, oo mar dambena lama dhisi doono.
Бо Ти купою каменя місто вчинив, укріплене місто руїною, чужинецький палац перестав бути містом, навіки не буде воно відбудоване!
3 S idaas daraaddeed dadka xoogga badanu way ku ammaani doonaan, oo magaalada quruumaha laga cabsadona way ka cabsan doontaa.
Тому буде хвалити Тебе народ сильний, місто людів насильників буде боятись Тебе,
4 W aayo, waxaad miskiinka u ahayd xoog, oo saboolka baahanna markuu dhibaataysnaa xoog baad u ahayd, waxaadna ahayd meel duufaanka laga dugsado oo kulaylkana laga hadhsado markii kuwa laga cabsado neeftoodu ay ahayd sida duufaan derbi ku dhacaya.
бо твердинею став Ти нужденному, твердинею став для убогого в час його утиску, охороною від хуртовини, тінню від спеки, і дух тих насильників був немов хуртовина на стіну!
5 W axaad hoos u ridi doontaa buuqa shisheeyayaasha sida kulaylka meesha engegan oo kale. Sida hooska daruurtu kulaylka u rida ayaa kuwa laga cabsado gabaygooda hoos loo ridi doonaa.
Як спекоту в пустині, Ти крики чужинців приборкав; як тінню від хмари спекоту, спів насильників так Він приглушить.
6 O o Rabbiga ciidammadu wuxuu dadyowga oo dhan buurtan ugu samayn doonaa diyaafad ah baruur miidhan, iyo khamri raagay, iyo waxyaalo baruur badan oo dhuux ka buuxo, iyo khamri raagay oo aad loo miiray.
І вчинить Господь Саваот на горі цій гостину з страв ситих, гостину із вин молодих, із шпікового товщу, із очищених вин молодих.
7 O o isagu wuxuu buurtan ku baabbi'in doonaa daboolka dadyowga oo dhan la dul saaray iyo indhashareerta quruumaha oo dhan lagu dul fidiyey.
І Він на горі цій понищить заслону, заслону над усіма народами, та покриття, що розтягнене над усіма людами.
8 O o dhimashadana weligeed buu liqay, Sayidka Rabbiga ahuna weji kastaba ilmada wuu ka tirtiri doonaa, oo ceebta dadkiisana dhulka oo dhan wuu ka qaadi doonaa, waayo, sidaasuu Rabbigu ku hadlay.
Смерть знищена буде назавжди, і витре сльозу Господь Бог із обличчя усякого, і ганьбу народу Свого він усуне з усієї землі, бо Господь це сказав.
9 O o waxaa maalintaas la odhan doonaa, Bal eega, waa kan Ilaahayagu. Isagaannu sugaynay, wuuna na badbaadin doonaa. Kanu waa Rabbiga, isagaannu sugaynay, oo waxaannu ku farxi oo ku rayrayn doonnaa badbaadintiisa.
І скажуть в той день: Це наш Бог, що на Нього ми мали надію і Він спас нас! Це Господь, що на Нього ми мали надію, тішмося ж ми та радіймо спасінням Його!
10 W aayo, Rabbiga gacantiisu waxay saarnaan doontaa buurtan, oo Moo'aabna meeshiisaa lagula tuman doonaa sida cawska meesha digada lagula tunto.
Бо Господня рука на горі цій спочине, Моав же на місці своєму потоптаний буде, як солома витоптується у гноївці,
11 O o isna gacmihiisuu ku dhex kala fidin doonaa sida mid dabaalanaya gacmihiisa u kala fidiyo inuu dabaasho aawadeed, laakiinse Rabbigu wuxuu hoos u ridi doonaa kibirkooda iyo shuqulkii gacmahoodaba.
і простягне він руки свої серед неї, немов той пливак простягає, щоб пливати, і принизить пиху його Він разом з підступами його рук.
12 O o qalcadda dheer oo derbiyadaada adagna wuu dumin doonaa, oo hoos buu u ridi doonaa, oo dhulka iyo ilaa ciidda, ayuu ku xoori doonaa.
А високу твердиню цих мурів твоїх Він розвалить, понизить, на землю їх кине, у порох!