1 D alka Cuus la yidhaahdo waxaa joogi jiray nin magiciisa Ayuub la odhan jiray, oo ninkaasuna wuxuu ahaa nin qumman oo toosan, wuxuuna ahaa mid Ilaah ka cabsada oo sharka ka fogaada.
Був чоловік у країні Уц, на ім'я йому Йов. І був чоловік цей невинний та праведний, і він Бога боявся, а від злого втікав.
2 O o waxaa isaga u dhashay toddoba wiil iyo saddex gabdhood.
І народилися йому семеро синів та три дочки.
3 O o weliba xoolihiisuna waxay ahaayeen toddoba kun oo ido ah, iyo saddex kun oo geel ah, iyo shan boqol oo dibi oo laba laba ah, iyo shan boqol oo dameerood oo dhaddig ah, oo weliba wuxuu kaloo lahaa addoommo aad u badan, oo sidaas daraaddeed ninkaasu wuxuu ahaa kan ugu wada weyn dadka bariga oo dhan.
А маєток його був: сім тисяч худоби дрібної, і три тисячі верблюдів, і п'ять сотень пар худоби великої, і п'ять сотень ослиць та дуже багато рабів. І був цей чоловік більший від усіх синів сходу.
4 O o wiilashiisii way tegi jireen, oo midkood kastaaba maalintiisa ayuu gurigiisa diyaafad ku samayn jiray, oo waxay u cid direen oo u yeedheen saddexdii gabdhood oo walaalahood ahaa inay wax la cunaan oo wax la cabbaan aawadeed.
А сини його ходили один до одного, і справляли гостину в домі того, чий був день. І посилали вони, і кликали трьох своїх сестер, щоб їсти та пити із ними.
5 O o maalmihii ay diyaafaddii hayn jireen markay dhammaadaan ayaa Ayuub carruurtiisii u cid diri jiray oo daahirin jiray, oo intuu aroor hore kaco ayuu intay ahaayeen oo dhan u bixin jiray qurbaanno la gubo, waayo, Ayuub wuxuu isyidhi, Waaba intaasoo wiilashaydu ay dembaabeen, oo ay qalbigooda Ilaah wax xun kaga sheegeen. Oo Ayuubna sidaasuu yeeli jiray had iyo goorba. Jirrabaaddii Ugu Horraysay Ee Ayuub
І бувало, як миналося коло бенкетних днів, то Йов посилав за дітьми й освячував їх, і вставав він рано вранці, і приносив цілопалення за числом їх усіх, бо Йов казав: Може згрішили сини мої, і зневажили Бога в серці своєму. Так робив Йов по всі дні.
6 H addaba waxaa jirtay maalin ay Ilaah wiilashiisu u yimaadeen inay Rabbiga hortiisa isa soo taagaan, oo weliba Shayddaanna wuu soo dhex galay.
І сталося одного дня, і поприходили Божі сини, щоб стати при Господі. І прийшов поміж ними й сатана.
7 M arkaasaa Rabbigu wuxuu Shayddaan ku yidhi, War xaggee baad ka timid? Oo Shayddaan wuxuu Rabbiga ugu jawaabay, Waxaan ka imid dhulkii aan maray, oo aan hor iyo dibba ugu dhex socday.
І сказав Господь до сатани: Звідки ти йдеш? А сатана відповів Господеві й сказав: Я мандрував по землі та й перейшов її.
8 M arkaasaa Rabbigu wuxuu Shayddaan ku yidhi, Addoonkayga Ayuub ma ka fikirtay? Maxaa yeelay, isaga oo kale dhulka ma joogo, waayo, isagu waa nin qumman oo toosan, oo ah mid Ilaah ka cabsada oo sharka ka fogaada.
І сказав Господь до сатани: Чи звернув ти увагу на раба Мого Йова? Бо немає такого, як він, на землі: муж він невинний та праведний, що Бога боїться, а від злого втікає.
9 M arkaasaa Shayddaan Rabbiga u jawaabay oo wuxuu ku yidhi, Bal Ayuub ma waxtarla'aan buu Ilaah uga cabsadaa?
І відповів сатана Господеві й сказав: Чи ж Йов дармо боїться Бога?
10 S ow deyr kuma aad wareejin isaga, iyo reerkiisa, iyo waxa uu haysto oo dhanba? Shuqulkii gacmihiisaad barakaysay, oo xoolihiisiina dhulkay aad ugu bateen.
Чи ж Ти не забезпечив його, і дім його, і все, що його? Чин його рук Ти поблагословив, а маєток його поширився по краю.
11 L aakiinse haddaba bal gacantaada soo fidi, oo wuxuu haysto oo dhan taabo, oo isna sida runta ah, hortaada wax xun buu kaaga sheegi doonaa.
Але простягни тільки руку Свою, і доторкнися до всього, що його, чи він не зневажить Тебе перед лицем Твоїм?
12 M arkaaasaa Rabbigu wuxuu Shayddaan ku yidhi, Bal eeg, wuxuu haysto oo dhammu gacantaaday ku jiraan, laakiinse isaga nafsaddiisa waa inaadan far saarin. Markaasaa Shayddaan Rabbiga hortiisii ka tegey.
І сказав Господь до сатани: Ось усе, що його, у твоїй руці, тільки на нього самого не простягай своєї руки! І пішов сатана від лиця Господнього.
13 O o maalin ay wiilashiisii iyo gabdhihiisii wax ku cunayeen oo khamri ku cabbayeen gurigii walaalkoodii ugu weynaa ayaa
І сталося одного дня, коли сини його та дочки його їли та вино пили в домі свого первородженого брата,
14 w axaa Ayuub u yimid mid wargeeye ah oo wuxuu ku yidhi, Iyadoo dibidii ay beerta jeexayaan oo dameerihiina ay agtooda daaqayaan
то прибіг до Йова посланець та й сказав: Худоба велика орала, а ослиці паслися при них.
15 a yaa waxaa na soo weeraray reer Shebaa, oo waxay dheceen xoolihii, oo weliba midiidinnadiina seef bay ku laayeen, oo anigoo keliya ayaa ka soo baxsaday inaan warka kuu soo sheego.
Аж тут напали сабеї й позабирали їх, а слуг повбивали вістрям меча. І втік тільки я сам, щоб донести тобі...
16 O o weli intii kaasu sii hadlayay ayuu mid kale yimid, oo wuxuu yidhi, Ilaah dabkiisii ayaa samada ka soo dhacay, oo wuxuu wada gubay oo baabbi'iyey idihii iyo midiidinnadii la jirayba, oo anigoo keliya ayaa ka soo baxsaday inaan warka kuu soo sheego.
Він ще говорив, аж прибігає інший та й каже: З неба спав Божий огонь, і спалив отару та слуг, та й пожер їх... А втік тільки я сам, щоб донести тобі...
17 O o weli intii kaasu sii hadlayay ayuu mid kale yimid, oo wuxuu yidhi, Reer Kaldayiin oo saddex koox ah ayaa geelii soo weeraray, oo dhammaantiisna way dheceen, oo weliba midiidinnadiina seef bay ku laayeen, oo anigoo keliya ayaa ka soo baxsaday inaan warka kuu soo sheego.
Він ще говорив, аж біжить ще інший та й каже: Халдеї поділилися на три відділи, і напали на верблюдів, та й позабирали їх, а слуг повбивали вістрям меча... І втік тільки я сам, щоб донести тобі...
18 O o weli intii kaasu sii hadlayay ayuu mid kale yimid, oo wuxuu yidhi, Wiilashaadii iyo gabdhahaagii waxay wax ku cunayeen oo khamri ku cabbayeen gurigii walaalkooda ugu weyn,
Поки він говорив, аж надбігає ще інший та й каже: Сини твої та дочки твої їли та вино пили в домі свого первородженого брата.
19 o o bal eeg, waxaa cidlada ka timid dabayl weyn, oo gurigii afartiisa rukun bay ku dhufatay, kolkaasuu ku dumay raggii dhallinyarada ahaa, oo dhammaantood way dhinteen, oo anigoo keliya ayaa ka soo baxsaday inaan warka kuu soo sheego.
Аж раптово надійшов великий вітер з боку пустині, та й ударив на чотири роги дому, і він упав на юнаків, і вони повмирали... І втік тільки я сам, щоб донести тобі...
20 M arkaasaa Ayuub sara joogsaday, oo huwiskiisii jeexjeexay, oo madaxiisiina wuu xiiray, oo intuu dhulka ku dhacay ayuu sujuuday,
І встав Йов, і роздер плаща свого, й обстриг свою голову, та й упав на землю, і поклонився,
21 o o wuxuu yidhi, Anigoo qaawan baan uurkii hooyaday ka soo baxay, oo haddana anigoo qaawan baan halkaas ku noqon doonaa. Rabbigaa wax i siiyey, oo haddana Rabbigaa iga qaatay, ammaan waxaa leh magaca Rabbiga.
та й сказав: Я вийшов нагий із утроби матері своєї, і нагий повернусь туди, в землю! Господь дав, і Господь узяв... Нехай буде благословенне Господнє Ім'я!
22 O o waxyaalahaas oo dhan Ayuub innaba kuma uu dembaabin, oo Ilaahna eed kama uu sheegin.
При всьому цьому Йов не згрішив, і не сказав на Бога нічого безумного!