Yoo'eel 1 ~ Йоїл 1

picture

1 K anu waa Eraygii Rabbiga oo u yimid Yoo'eel ina Fetuu'eel. Weerarkii Ayaxa

Слово Господнє, що було до Йоіла, Петуїлового сина.

2 O dayaashow, kan maqla, oo dadka dalka degganow, dhammaantiin dhegta u dhiga. War tanu ma waxay dhacday wakhtigiinnii mase wakhtigii awowayaashiin?

Послухайте це, ви старші, і візьміть до вух, усі мешканці землі: чи бувало таке за днів ваших, або за днів ваших батьків?

3 H addaba idinku carruurtiinna u sheega, oo carruurtiinnuna carruurtooda ha u sii sheegeen, oo carruurtooduna qarni kale ha u sii sheegeen.

Оповідайте про це синам вашим, а ваші сини своїм дітям, а їхні сини поколінню наступному.

4 W ixii koronkorrada ka hadhay ayax baa cunay, oo wixii ayaxa ka hadhayna laddaa baa cunay, oo wixii laddaaga ka hadhayna diir baa cuntay.

Що лишилось по гусені, зжерла те все сарана, що ж зосталося по сарані пожер коник, а решту по конику зжерла черва.

5 K uwiinna sakhraamiinta ahow, toosa, oo ooya, kuwiinna khamriga cabta oo dhammow, khamrigii macaanaa aawadiis u baroorta, waayo, waa idinka go'ay.

Пробудіться, п'яниці, і плачте й ридайте за виноградовим соком усі, хто вина напивається, бо віднятий він від уст ваших!

6 W aayo, dalkaygii waxaa ku soo kacay quruun xoog badan oo aan tiro lahayn, oo ilkahoodu waa sida ilko libaax oo kale, oo waxay leeyihiin miciyo gool libaax oo kale.

Бо на Край Мій прийшов люд міцний й незчисленний, його зуби як лев'ячі зуби, а паща його як в левиці.

7 G eedahaygii canabka ahaa way baabbi'iyeen, oo dhirtaydii berdaha ahaydna way diirteen, wayna mudhxiyeen oo kala tuurtuureen, oo laamahoodiina waa qayax cad.

Виноград Мій зробив він спустошенням, Моє ж фіґове дерево геть поламав, дощенту його оголив та й покинув, галузки його побіліли.

8 H addaba u musannaaba sidii gabadh joonyad xidhatay oo u barooranaysa arooskeedii ka dhintay.

Голоси, як та дівчина, веретою оперезана, за нареченим юнацтва свого.

9 Q urbaankii hadhuudhka iyo qurbaankii cabniinku waa ka go'een gurigii Rabbiga, oo wadaaddada ah Rabbiga midiidinnadiisa way barooranayaan.

Жертва хлібна й жертва лита спинилася в домі Господньому, впали в жалобу священики, слуги Господні.

10 B eertii way ba'day oo dhulkii wuu barooranayaa, waayo, hadhuudhkii wuu baabba'ay, oo khamrigii cusbaana waa engegay, oo saliiddiina way cidlaanaysaa.

Опустошене поле, упала в жалобу земля, бо спустошене збіжжя, вино молоде пересохло, зів'яла оливка.

11 K uwiinna beerreyda ahow, isku naxa, oo kuwiinna beeraha canabka ah ka shaqeeyow, u ooya sarreenka iyo shiciirka aawadood, waayo, beerta midhaheedii way baabbe'een.

Засоромилися рільники, голосили були виноградарі за пшеницю й ячмінь, бо вигинуло жниво поля.

12 C anabkii wuu engegay, oo berdihiina wuu dhaday, oo geedkii rummaanka, iyo geedkii timirta, iyo geedkii tufaaxa, iyo xataa dhirtii berrinka ku tiil oo dhammu way wada engegeen, oo farxaddiina way ka dhammaatay binu-aadmiga. Toobadkeenid Ayaa Loogu Yeeray

Усох виноград, а фіґа зів'яла, гранатове дерево, й пальма та яблуня, і повсихали всі пільні дерева, бо Він висушив радість від людських синів.

13 K uwiinna wadaaddada ahow, joonyado guntada oo ooya, oo kuwiinna meesha allabariga ka adeegow, baroorta. Ilaahayga midiidinnadiisow, kaalaya oo habeenka oo dhan joonyado ku jiifa, waayo, qurbaankii hadhuudhka iyo qurbaankii cabniinkaba waa laga joojiyey gurigii Ilaahiinna.

Опережіться веретою, і ридайте, священики, голосіть, слуги жертівника, входьте, ночуйте в веретах, служителі Бога мого, бо хлібна жертва і жертва та лита затримана буде від дому вашого Бога!

14 H addaba soon naadiya, oo shir ku dhawaaqa, oo soo wada ururiya odayaasha iyo dadka dalka deggan oo dhan, oo waxaad isugu keentaan guriga Rabbiga Ilaahiinna ah, oo markaas Rabbiga u qayshada.

Оголосіть святий піст, скличте збори, позбирайте старших, всіх мешканців землі до дому Господа, вашого Бога, і кличте до Господа.

15 W axaa hoogtay maalintaas! Waayo, maalintii Rabbigu way soo dhow dahay, oo waxay u imanaysaa sida halligaad ka timid xagga Ilaaha Qaadirka ah.

Горе дневі тому! Бо близький день Господній, і прийде він від Всемогутнього, мов те спустошення!

16 W ar cuntadii sow kama go'in indhahayaga hortooda, farxaddii iyo rayrayntiina sow kama baabbi'in gurigii Ilaahayaga?

Чи ж з-перед очей наших не відіймається їжа, з дому нашого Бога веселість та втіха?

17 A buurkii la beeray wuxuu ku qalalay ciidda hoosteeda, oo maqsinnadiina way baabbe'een, oo bakhaarradiina waa la dumiyey, maxaa yeelay, hadhuudhkii baa qalalay.

Покорчились зерна під своїми грудами, спорожніли комори, поруйновані клуні, бо висохло збіжжя.

18 X ayawaanku aad iyo aad bay u cabaadaan, oo sofyada lo'da ahu waxay la welwelsan yihiin daaqla'aan, oo xataa xeryaha idaha ahu waa dhibaataysan yihiin.

Як стогне товар, поголомшені череди, бо немає їм паші, отари спустошені!

19 R abbiyow, adigaan kuu qayshanayaa, waayo, dab baa laastay daaqii cidlada, oo dhirtii duurka ku tiilna olol baa wada gubay.

До тебе я кличу, о Господи, пожер бо огонь пасовища пустині, а жар попалив усі дерева на полі.

20 H addaba xayawaankii duurku biyahay kaa doonayaan, waayo, durdurradii biyuhu way engegeen, oo daaqii cidladana dab baa laastay.

Навіть пільна худоба прагне до Тебе, бо водні джерела посохли, огонь же пожер пасовища пустині!