1 M arkaasaa Ruuxii Ilaah wuxuu ku soo degay Casaryaah oo ahaa ina Codeed,
А Азарія, син Оведів, злинув на нього Дух Божий.
2 o o intuu u soo baxay inuu Aasaa ka hor tago ayuu ku yidhi, Aasaa, iyo dadkii Yahuudah iyo Benyaamiin oo dhammow, i maqla. Rabbigu wuu idinla jiraa intaad isaga la jirtaan, oo haddaad isaga doondoontaanna waad heli doontaan, laakiinse haddaad isaga ka tagtaan, isna wuu idinka tegi doonaa.
І вийшов він перед Асу та й сказав йому: Послухайте мене, Асо та ввесь Юдо й Веніямине! Господь з вами, якщо будете з Ним, і якщо будете Його шукати, дасть вам знайти Себе. А якщо ви полишите Його, полишить Він вас!
3 H addaba intii wakhti dheer ah dadka Israa'iil ma ay haysan Ilaaha runta ah, iyo wadaad iyaga wax bara, iyo sharci toona,
У Ізраїля було багато днів, коли був він без правдивого Бога, і без священика-вчителя та без Закону.
4 l aakiinse markay cidhiidhi galeen ayay u soo jeesteen oo doondooneen Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil, wayna heleen.
І вернувся він в утиску своєму до Господа, Бога Ізраїлевого, і вони шукали Його, і Він дав їм знайти Себе.
5 O o waayahaas oo dhanna nabadu uma jirin kii dibadda u baxa iyo kii gudaha soo gala toona, laakiinse dadka dalalka deggan oo dhan waxaa kor saarnaa dhibaatooyin waaweyn.
А тими часами не було спокою ані тому, хто виходить, ані тому, хто входить, бо були великі неспокої в усіх мешканців Краю.
6 O o iyagii way kala burbureen, oo quruumuba quruun bay ka gees noqotay, magaalona magaalay ka gees noqotay, waayo, Ilaah baa ku dhibay cidhiidhi oo dhan.
І воював народ проти народу та місто проти міста, бо Бог побентежив їх усяким лихом.
7 L aakiinse idinku xoogaysta oo gacmihiinnu yay debcin, waayo, shuqulkiinna waa laydiinka abaalgudi doonaa.
А ви будьте міцні, і нехай не слабнуть ваші руки, бо є нагорода для вашої чинности!
8 O o Aasaana markuu maqlay erayadaas iyo waxsheegiddii Nebi Codeed ayuu sii dhiirranaaday, oo dalka Yahuudah iyo kan Benyaamiin oo dhan iyo magaalooyinkii uu ka qabsaday dalka buuraha leh oo reer Efrayim wuu ka wada fogeeyey karaahiyadii, oo weliba wuxuu cusboonaysiiyey meeshii allabariga ee Rabbiga oo ku hor tiil balbalada Rabbiga.
А коли Аса почув оці слова та пророцтво, яке говорив пророк Азарія, син Оведів, то зміцнився, і повикидав поганські гидоти зо всього краю Юдиного та Веніяминового, та з міст, які він здобув з Єфремових гір, і відновив Господнього жертівника, що перед Господнім притвором.
9 M arkaasuu soo wada shiriyey dadkii Yahuudah iyo dadkii Benyaamiin iyo kuwii iyaga la degganaa oo ka yimid reer Efrayim iyo reer Manaseh iyo reer Simecoonba, waayo, isagay ku soo darmeen iyagoo tiro badan, markay arkeen in Rabbiga Ilaahiisa ahu uu isaga la jiro.
І зібрав він усього Юду й Веніямина та тих, що мешкали часово з ними з Єфрему, і з Манасії, і з Симеона, бо дуже багато поперебігали до нього з Ізраїля, коли побачили, що з ним Господь, його Бог.
10 S idaas daraaddeed waxay ku soo urureen Yeruusaalem sannaddii shan iyo tobnaad oo boqortooyadii Aasaa bisheedii saddexaad.
І вони зібралися до Єрусалиму третього місяця, п'ятнадцятого року царювання Аси.
11 O o maalintaas waxay Rabbiga ugu allabaryeen toddoba boqol oo dibi iyo toddoba kun oo neef oo ido ah oo ka mid ah dhicii ay keeneen.
І принесли вони того дня в жертву для Господа зо здобичі, яку поприводили: худоби великої сім сотень, а худоби дрібної сім тисяч.
12 O o waxay axdi ku galeen inay Rabbiga Ilaaha awowayaashooda ah ku doondoonaan qalbigooda oo dhan iyo naftooda oo dhan,
І ввійшли вони в умову, щоб звертатися до Господа, Бога їхніх батьків, усім своїм серцем та всією своєю душею.
13 i yo in la dilo ku alla kii aan doondoonin Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil, hadduu yar yahay iyo hadduu weyn yahay, ama hadduu nin yahay iyo hadday naag tahayba.
А кожен, хто не буде звертатися до Господа, Бога Ізраїля, буде забитий від малого й аж до великого, від чоловіка й аж до жінки.
14 O o waxay Rabbiga ugu dhaarteen cod weyn iyo qaylo iyo turumbooyin iyo buunan.
І заприсяглися вони Господеві голосом сильним, і окликом, і сурмами, і рогами.
15 O o dadkii Yahuudah oo dhammu way ku reyreeyeen dhaartii, maxaa yeelay, qalbigooda oo dhan ayay ku dhaarteen, oo waxay isaga ku doondooneen xiisahooda oo dhan, wayna heleen, oo Rabbiguna hareerahooda oo dhan wuu ka nasiyey.
І тішився ввесь Юда тією присягою, бо вони заприсяглися всім серцем своїм, і всією своєю волею шукали Його, і Він дав їм знайти Себе. І Господь дав їм мир навколо.
16 O o weliba Macakaah oo ahayd Boqor Aasaa hooyadiis boqoradnimadii wuu ka dejiyey, maxaa yeelay, waxay sanam karaahiya ah u samaysay geed Asheeraah, oo Aasaa sanamkeedii wuu jebiyey oo wuxuu ka dhigay boodh, wuxuuna ku gubay durdurka Qidroon agtiisa.
І навіть Мааху, матір царя Аси, й її він позбавив права бути царицею, бо вона зробила була ідола Астарти. І Аса порубав боввана її, і розтер, і спалив у долині Кедрон.
17 L aakiinse meelihii sarsare dalka Israa'iil lagama baabbi'in, habase yeeshee Aasaa qalbigiisu wuu qummanaa cimrigiisii oo dhan.
Та пагірки не минулися в Ізраїля, але Асине серце було все з Господом по всі його дні.
18 O o gurigii Ilaah wuxuu soo geliyey alaabtii aabbihiis quduuska ka dhigay iyo alaabtii uu isaga qudhiisu quduuska ka dhigay, waxayna ahayd lacag iyo dahab iyo weelal.
І вніс він до Божого дому святі речі свого батька та святі речі свої, срібло, і золото, і посуд.
19 O o dagaal dambena ma jirin ilaa sannaddii shan iyo soddonaad ee Aasaa boqornimadiisii.
А війни не було аж до тридцять й п'ятого року царювання Аси.