2 Korintos 13 ~ 2 до коринтян 13

picture

1 S ocodkan aan idiin imanayo waa kaygii saddexaad. Laba ama saddex markhaati afkooda ayaa eray walba lagu xaqiiqayn doonaa.

Оце втретє до вас я йду. Кожна справа хай станеться вироком двох чи трьох свідків.

2 M arkii horaan idhi, haddana waan leeyahay; sidaan idinku idhi markii labaad oo aan idinla joogay, ayaan haatanna anoo idinka maqan ku leeyahay kuwii hadda ka hor dembaabay iyo inta kale oo dhanba in haddaan mar kale imaado, aanan u tudhayn iyaga,

Попереджував я й попередую, як у вас був удруге, так тепер неприсутній, отих, що згрішили перед тим, і всіх інших, що коли прийду знову, то я не помилую,

3 w aayo, waxaad doondoonaysaan wax caddeeya in Masiixu iga dhex hadlayo, kan aan xaggiinna ku itaalka yarayn, laakiinse dhexdiinna ku xoogga badan.

через те, що шукаєте доказу, що в мені промовляє Христос, Який не безсилий до вас, але сильний у вас.

4 W aayo, isagoo itaaldaran ayaa iskutallaabta lagu qodbay, laakiin wuxuu ku nool yahay xoogga Ilaah. Annaguba isaga waannu la itaal yar nahay, laakiin isagaannu xaggiinna kula noolaan doonnaa xoogga Ilaah.

Бо хоч Він був і розп'ятий в немочі, та живий із сили Божої. Так і ми, хоча немічні в Нім, та з Ним будемо жити з Божої сили у вас.

5 I sjirraba inaad iimaanka ku jirtaan iyo in kale, oo bal istijaabiya. Oo miyeydnaan is-ogayn in Ciise Masiix idinku jiro haddaydnan ahayn kuwo aan loo bogin?

Випробовуйте самих себе, чи ви в вірі, пізнавайте самих себе. Хіба ви не знаєте самих себе, що Ісус Христос у вас? Хіба тільки, що ви не такі, якими мали б бути.

6 L aakiin waxaan rajaynayaa inaad ogaan doontaan inaannan ahayn kuwo aan loo bogin.

Але маю надію, що пізнаєте ви, що ми такі, якими мали б бути.

7 H adda waxaannu Ilaah ka baryaynaa inaydnaan wax shar ah samayn, mana aha inaannu annagu u muuqanno sidii kuwo loo bogay, laakiinse waa inaad idinku samaysaan waxa wanaagsan, in kastoo aannu nahay sidii kuwo aan loo bogin.

І ми молимо Бога, щоб ви не чинили ніякого лиха, не для того, щоб виявились ми досвідчені, а щоб учинили ви добре, а ми будем немов негідні.

8 W aayo, annagu ma samayn karno wax runta ka gees ah, laakiinse waxaannu samayn karnaa wax runta la jira.

Бо нічого не можемо ми проти правди, а за правду.

9 W aayo, waannu ku faraxnaa markaannu itaal yar nahay, idinkuna aad itaal weyn tihiin. Wax kalena Ilaah baannu ka baryayna oo waa kaamilnimadiinna.

Ми тішимося, коли ми слабі, а ви сильні. Про це й молимось щоб були досконалими ви!

10 S ababtan aawadeed ayaan waxyaalahan u qoray intaan maqnaa, si aanan markaan joogo si adag idiinkula macaamiloon sida amarkii Rabbigu ii siiyey inaan idinku dhiso oo aanan idinku dumin. Dhammaadka

Ось тому то, відсутній, пишу це, щоб прийшовши, не мав я вчинити суворо за владою, якої Господь мені дав на будування, а не на руйнування.

11 U gu dambaysta, walaalayaalow, waxaan idinku leeyahay, Nabadgelyo. Qummanaada, dhiirranaada, isku fikir ahaada, nabad ku jooga, oo Ilaaha jacaylka iyo nabaddu wuu idinla joogi doonaa.

А накінець, браття, радійте, удосконалюйтесь, тіштеся, будьте однодумні, майте мир, і Бог любови та миру буде з вами!

12 D hunkasho quduus ah midkiinba midka kale ha ku salaamo.

Вітайте один одного святим поцілунком!

13 Q uduusiinta oo dhammi way idin soo salaamayaan.

(13-12) Усі святі вас вітають!

14 N imcada Rabbi Ciise Masiix iyo jacaylka Ilaah iyo wehelnimada Ruuxa Quduuska ahu kulligiin ha idinla jireen.

(13-13) Благодать Господа нашого Ісуса Христа, і любов Бога й Отця, і причастя Святого Духа нехай буде зо всіма вами! Амінь.