Rooma 7 ~ До римлян 7

picture

1 M ise ma waydaan ogayn, walaalayaalow, in sharcigu nin u taliyo intuu nool yahay oo keliya? (Waxaan la hadlayaa dadka sharciga yaqaan.)

Чи ви не знаєте, браття, бо говорю тим, хто знає Закона, що Закон панує над людиною, поки вона живе?

2 N aagtii nin luhu sharcigay ugu xidhan tahay ninkeeda intuu nool yahay, laakiinse mar haddii ninku dhinto, way ka furan tahay sharcigii ninka.

Бо заміжня жінка, поки живе чоловік, прив'язана до нього Законом; а коли помре чоловік, вона звільняється від закону чоловіка.

3 S idaas daraaddeed inta ninkeedu nool yahay, hadday nin kale naag u noqoto, waxaa loogu yeedhi doonaa dhillo, laakiinse ninkeedu hadduu dhinto, sharciga way ka furan tahay, oo sidaas daraaddeed dhillo ma aha in kastoo ay nin kale naag u noqoto.

Тому то, поки живе чоловік, вона буде вважатися перелюбницею, якщо стане дружиною іншому чоловікові; коли ж чоловік помре, вона вільна від Закону, і не буде перелюбницею, якщо стане за дружину іншому чоловікові.

4 S idaas daraaddeed, walaalahayow, jidhkii Masiixa baa meyd idinka dhigay xagga sharciga, in mid kale idin lahaado, oo ah kii kuwii dhintay laga sara kiciyey inaynu Ilaah midho u soo bixinno.

Так, мої браття, і ви вмерли для Закону через тіло Христове, щоб належати вам іншому, Воскреслому з мертвих, щоб приносити плід Богові.

5 W aayo, markii aynu jidhka ku dhex jirnay, damacyadii dembiyada ee sharciga ka yimid waxay ka dhex shaqaynayeen xubnaheenna inay midho u soo bixiyaan dhimasho.

Бо коли ми жили за тілом, то пристрасті гріховні, що походять від Закону, діяли в наших членах, щоб приносити плід смерти.

6 L aakiinse haatan sharcigii waa laynaga furay, innagoo ka dhimannay wixii aynu ku hoos xidhnayn, si aynu ugu adeegno cusaybka ruuxa ee aynaan ugu adeegin gabowga qorniinka. Sharciga Iyo Dembiga

А тепер ми звільнились від Закону, умерши для того, чим були зв'язані, щоб служити нам обновленням духа, а не старістю букви.

7 H addaba maxaynu nidhaahnaa? Sharcigu ma dembi baa? Ma suurtowdo! Hase ahaatee, dembi ma aanan garteen, sharcigaan ku gartay mooyaane, damaca xun ma aanan garteen haddaan sharcigu i odhan, Waa inaadan wax damcin.

Що ж скажемо? Чи Закон то гріх? Зовсім ні! Але я не пізнав гріха, як тільки через Закон, бо я не знав би пожадливости, коли б Закон не наказував: Не пожадай.

8 D embigu, isagoo wakhti helay, ayuu amarka dhexdayda kaga falay damac xun oo kasta; waayo, sharciga la'aantiis dembigu waa meyd.

Але гріх, узявши привід від заповіді, зробив у мені всяку пожадливість, бо без Закону гріх мертвий.

9 W aa baan noolaa sharciga la'aantiis, laakiin markii amarku yimid, dembigu waa soo noolaaday, aniguna waan dhintay.

А я колись жив без Закону, але, коли прийшла заповідь, то гріх ожив,

10 A markii nolosha ii geeyn lahaa, waxaan gartay inuu dhimasho ii geeynayo.

а я вмер; і сталася мені та заповідь, що для життя, на смерть,

11 W aayo, dembigu, isagoo wakhti helay, ayuu amarka igu khiyaaneeyey, wuuna igu dilay.

бо гріх, узявши причину від заповіді, звів мене, і нею вмертвив.

12 H addabase sharcigu waa quduus, amarkuna waa quduus, waana xaq, wuuna wanaagsan yahay.

Тому то Закон святий, і заповідь свята, і праведна, і добра.

13 H addaba wixii wanaagsanaa miyey dhimasho ii noqdeen? Ma suurtowdo! Laakiin dembigu, inuu muuqdo inuu dembi yahay, ayuu wax wanaagsan igaga dhex shaqeeyey oo dhimasho ii keenay, in dembigu amarka ku noqdo dembi miidhan. Dadka Labadiisa Dabci

Тож чи добре стало мені смертю? Зовсім ні! Але гріх, щоб стати гріхом, приніс мені смерть добром, щоб гріх став міцно грішний через заповідь.

14 W aayo, waxaynu og nahay in sharcigu ku saabsan yahay ruuxa, laakiinse anigu waxaan ahay mid jidhka raaca oo lagu iibiyey dembiga hoostiisa.

Бо ми знаємо, що Закон духовний, а я тілесний, проданий під гріх.

15 W aayo, waxaan samaynayo garan maayo, maxaa yeelay, ma sameeyo wixii aan doonayo, laakiin waxaan sameeyaa wixii aan necbahay.

Бо що я виконую, не розумію; я бо чиню не те, що хочу, але що ненавиджу, те я роблю.

16 L aakiin haddaan sameeyo waxa aanan doonayn, de markaas waxaan gartay in sharcigu wanaagsan yahay.

А коли роблю те, чого я не хочу, то згоджуюсь із Законом, що він добрий,

17 H addabase haatan ma aha aniga kan waxaas sameeyaa, laakiinse waa dembiga igu dhex jira.

а тому вже не я це виконую, але гріх, що живе в мені.

18 W aayo, waan ogahay inaan wax wanaagsanu igu dhex jirin, taas waxaan ula jeedaa, jidhkayga wax wanaagsanu kuma jiraan, waayo, waan ku talo jiraa inaan waxa wanaagsan sameeyo, laakiin ma sameeyo.

Знаю бо, що не живе в мені, цебто в тілі моїм, добре; бо бажання лежить у мені, але щоб виконати добре, того не знаходжу.

19 W aayo, waxa wanaagsan oo aan doonayo inaan falo, ma sameeyo, laakiinse waxa sharka ah oo aanan doonayn inaan falo, ayaan sameeyaa.

Бо не роблю я доброго, що хочу, але зле, чого не хочу, це чиню.

20 L aakiin haddaan sameeyo wixii aanan doonayn inaan falo, de haatan ma aha aniga kan sameeyaa, laakiinse waa dembiga igu dhex jira.

Коли ж я роблю те, чого не хочу, то вже не я це виконую, але гріх, що живе в мені.

21 H addee waxaan arkaa qaynuunka in shar ila jiro in kastoo aan doonayo inaan waxa wanaagsan sameeyo.

Тож знаходжу закона, коли хочу робити добро, що зло лежить у мені.

22 W aayo, sharciga Ilaah ayaan kaga farxaa ninka gudaha ah.

Бо маю задоволення в Законі Божому за внутрішнім чоловіком,

23 L aakiin waxaan xubnahayga ka arkaa qaynuun kale, isagoo la dagaallamaya qaynuunka maankayga oo maxbuus iiga dhigaya qaynuunka dembiga oo xubnahayga ku jira.

та бачу інший закон у членах своїх, що воює проти закону мого розуму, і полонить мене законом гріховним, що знаходиться в членах моїх.

24 N in belaysan baan ahay. Yaa iga furan doona jidhkan dhimashada leh?

Нещасна я людина! Хто мене визволить від тіла цієї смерти?

25 W axaan Ilaah ugu mahadnaqayaa inuu Rabbigeen Ciise Masiix igu furan doono. Sidaas daraaddeed aniga qudhaydu waxaan maankayga ugu adeegaa sharciga Ilaah; laakiinse waxaan jidhka ugu adeegaa qaynuunka dembiga.

Дякую Богові через Ісуса Христа, Господа нашого. Тому то я сам служу розумом Законові Божому, але тілом закону гріховному...