1 O o haddana Eraygii Rabbiga ayaa ii yimid isagoo leh,
І було мені слово Господнє таке:
2 W iilka Aadamow, waxaad dhex deggan tahay reer caasiyoobay, oo leh indho ay wax ku fiiriyaan laakiinse aan waxba arkin, oo leh dhego ay wax ku dhegaystaanna laakiinse aan waxba maqlin, waayo, waa reer caasiyoobay.
Сину людський, ти живеш серед дому ворохобного, вони мають очі, щоб бачити, та не бачать, мають вуха, щоб слухати, та не чують, бо вони дім ворохобний.
3 S idaas daraaddeed Wiilka Aadamow, alaabtaada inaad guurtid u diyaarso, oo maalin cad guur iyagoo indhaha kugu haya, oo waa inaad meeshaada ka guurtaa oo aad meel kale u guurtaa iyagoo indhaha kugu haya; waxay noqon kartaa inay ka fiirsadaan, in kastoo ay reer caasiyoobay yihiin.
А ти, сину людський, пороби собі речі для мандрівки, і йди на вигнання вдень на їхніх очах, і підеш на вигнання з свого місця до іншого місця на їхніх очах, може побачать вони, що вони дім ворохобности.
4 O o waa inaad alaabtaada maalin cad soo bixisaa sida alaab lala guurayo iyagoo indhaha kugu haya, oo waa inaad makhribkii ambabbaxdaa sida kuwo masaafuris u bixitimaya iyagoo indhaha kugu haya.
І повиносиш свої речі, як речі для мандрівки, удень на їхніх очах, а ти вийдеш увечорі на їхніх очах, як виходять вигнанці.
5 O o iyagoo indhaha kugu haya derbiga dalooli oo alaabta halkaas ka soo bixi.
На їхніх очах пробий собі дірку в стіні, і повиносиш нею.
6 I yagoo indhaha kugu haya waa inaad alaabta garbaha ku qaadataa oo la ambabbaxdaa markay gudcur tahay. Oo wejigaagana waa inaad deddaa si aadan dhulka u arag, waayo, calaamad baan reer binu Israa'iil kaaga dhigay.
На їхніх очах на рамені повиносиш, винесеш потемки, закриєш обличчя своє, і не побачиш землі, бо Я поставив тебе знаком для Ізраїлевого дому.
7 O o aniguna sidii laygu amray ayaan sameeyey, oo alaabtaydii maalin cad baan soo bixiyey, sidii alaab lala guurayo oo kale, oo markay makhribkii ahayd ayaan derbigii gacantayda ku dalooliyey, oo iyadoo gudcur ah ayaan dibadda u soo saaray, oo iyagoo indhaha igu haya ayaan garbaha ku qaatay.
І зробив я так, як наказано мені: речі свої я повиносив удень, а ввечорі пробив собі рукою дірку в стіні, потемки повиносив, на рамені носив на їхніх очах.
8 O o subaxdii dambe ayaa eraygii Rabbigu ii yimid isagoo leh,
А ранком було мені слово Господнє таке:
9 W iilka Aadamow, reerkii caasiyoobay oo reer binu Israa'iil ah sow kuguma ay odhan, War maxaad samaynaysaa?
Сину людський, чи ж не сказав до тебе дім Ізраїлів, дім ворохобности: Що ти робиш?
10 W axaad iyaga ku tidhaahdaa, Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Warkan culusu wuxuu ku saabsan yahay amiirka Yeruusaalem jooga iyo reer binu Israa'iilka dhexdeeda jooga oo dhanba.
Скажи до них: Так сказав Господь Бог: Це пророцтво про начальника Єрусалиму та ввесь Ізраїлів дім, що в ньому вони.
11 W axaad iyaga ku tidhaahdaa, Anigu calaamad baan idiin ahay. Sidaan sameeyey oo kale ayaa iyaga lagu samayn doonaa. Iyagu masaafurisyo bay noqon doonaan oo maxaabiisnimay geli doonaan.
Скажи: Я ваш знак. Як зробив Я, так буде зроблено їм, підуть на вигнання в полон!
12 O o amiirka iyaga dhex joogaana iyadoo gudcur ah ayuu garbaha wax ku qaadan doonaa, wuuna ambabbixi doonaa. Derbigay daloolin doonaan si ay halkaas alaabta ugala baxaan aawadeed, oo isna wejiguu dedan doonaa si uusan indhihiisa dhulka ugu arag.
А той начальник, що серед них, на рамені буде нести потемки й вийде; у стіні проб'ють дірку, щоб вивести його; обличчя своє він закриє, щоб не бачити землі очима.
13 O o weliba aniguna shabaggaygaan ku kor kala bixin doonaa, oo dabinkaygaa lagu soo qaban doonaa, oo waxaan isaga keeni doonaa Baabuloon iyo dalka reer Kaldayiin, oo weliba ma uu arki doono, in kastoo uu halkaas ku dhiman doono.
І розтягну на нього сітку Свою, і він буде схоплений в пастку Мою, і відведу його до Вавилону, до халдейського краю, та його він не побачить, і там помре.
14 O o kuwa hareerihiisa u jooga inay isaga caawiyaan oo dhanna waan u kala firdhin doonaa xagga dabaylaha oo dhan iyaga iyo guutooyinkiisa oo dhanba, oo seef baan ka daba qaadan doonaa.
А все, що навколо нього, його помічники та всі війська його, розпорошу на всі вітри, і витягну за ними меча...
15 O o iyaguna waxay ogaan doonaan inaan anigu Rabbiga ahay, markaan iyaga quruumaha ku kala dhex eryi doono, oo aan waddammada ku kala firdhin doono.
І пізнають вони, що Я Господь, коли розвію їх поміж народами та розпорошу їх по країнах!
16 L aakiinse wuxoogaa yar oo iyaga ka mid ah ayaan ka caymin doonaa seefta, iyo abaarta, iyo belaayada si ay waxyaalahooda karaahiyada ah oo dhan uga dhex sheegaan quruumaha oo dhan meel alla meeshay tagaanba, oo waxay ogaan doonaan inaan anigu Rabbiga ahay.
А нечисленних з них людей збережу від меча, від голоду та від зарази, щоб вони оповідали про свої гидоти серед народів, куди поприходять. І вони пізнають, що Я Господь!
17 O o haddana Eraygii Rabbiga ayaa ii yimid isagoo leh,
І було мені слово Господнє таке:
18 W iilka Aadamow, kibistaada naxdin ku cun, oo biyahaagana gariirid iyo welwel ku cab,
Сину людський, їж свій хліб у дрижанні, а воду свою пий у тремтінні та в журбі.
19 o o dadka dalka degganna waxaad ku tidhaahdaa, Sayidka Rabbiga ahu wuxuu dadka deggan Yeruusaalem iyo dalka reer binu Israa'iilba ka leeyahay, Iyagu kibistooda welwel bay ku cuni doonaan, oo biyahoodana yaab bay ku cabbi doonaan, si uu dalkoodu uga cidloobo waxa dhexdiisa jooga oo dhan, waana dulmiga kuwa dhexdiisa deggan oo dhammu ay sameeyaan aawadiis.
І скажеш до народу цього Краю: Так говорить Господь Бог на мешканців Єрусалиму, на Ізраїлеву землю: Вони хліб свій в журбі будуть їсти, а воду свою будуть пити в остовпінні, бо спустошів їхній Край від своєї повні за насилля всіх, що мешкають у ньому.
20 O o magaalooyinka la deggan yahay way baabbi'i doonaan, oo dalkuna wuu cidloobi doonaa, oo idinkuna waxaad ogaan doontaan inaan anigu Rabbiga ahay.
І поруйнуються населені міста, а Край стане спустошенням, і пізнаєте ви, що Я Господь!
21 O o haddana Eraygii Rabbiga ayaa ii yimid isagoo leh,
І було мені слово Господнє таке:
22 W iilka Aadamow, waa maxay hadalkan aad dalka reer binu Israa'iil ku haysataan, kaasoo leh, Wakhtigii waa sii dheeraaday oo muujin kastaaba way beenowday?
Сину людський, що це в вас за приповістка така в Ізраїлевій землі: Продовжаться дні, і зникне всіляке видіння?
23 O o haddaba waxaad iyaga ku tidhaahdaa, Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Anigu hadalkaas waan joojin doonaa, oo mar dambena dalka reer binu Israa'iil sidaas loogama dhex hadli doono, laakiinse waxaad iyaga ku tidhaahdaa, Wakhtigii waa soo dhow yahay, oo muujin kastaaba way rumoobi doontaa.
Тому скажи їм: Так говорить Господь Бог: Припиню Я цю приповістку, і більше не будуть її приповісткувати в Ізраїлі, але говори їм: Наблизилися оті дні й слово всякого видіння.
24 W aayo, innaba mar dambe reer binu Israa'iil lagama dhex heli doono muujin been ah iyo faal sasab ah.
Бо не буде вже жодного марного видіння та підлесливого чарування в Ізраїлевім домі.
25 M axaa yeelay, anaa Rabbiga ah. Anigu waan hadli doonaa, oo eraygii aan ku hadlaana wuu oofi doonaa. Mar dambena dib looma sii dhigi doono waayo, Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Reerka caasiyoobayow, wakhtigiinna ayaan erayga odhan doonaa, oo weliba waan oofin doonaa.
Бо Я, Господь, буду говорити, а яке слово говоритиму, то буде воно здійснене, не відтягнеться вже, бо за ваших днів, доме ворохобности, буду говорити слово, і його виконаю, говорить Господь Бог.
26 O o haddana Eraygii Rabbiga ayaa ii yimid isagoo leh,
І було мені слово Господнє таке:
27 W iilka Aadamow, bal eeg, kuwa reer binu Israa'iil waxay yidhaahdaan, Muujinta uu arkaa waa mid wakhtiyo badan ka dambaysa, oo isagu wuxuu wax ka sii sheegayaa wakhtiyo fog.
Сину людський, ось говорить Ізраїлів дім: Те видіння, яке він бачить, воно про далекі дні, і про далекі часи він пророкує.
28 S idaas daraaddeed bal waxaad iyaga ku tidhaahdaa, Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Erayadayda midkoodna mar dambe dib looma sii dhigi doono, laakiinse eraygii aan ku hadlaaba wuu oofi doonaa, ayaa Sayidka Rabbiga ahu leeyahay.
Тому їм скажи: Так говорить Господь Бог: Не відтягнуться вже всі слова Мої, яке слово говоритиму, те буде виконане, говорить Господь Бог!